HALISTA SOO FOOD SAARTAY SOOMAALIDA KENYA | MARKHAATIGA NOOL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • #subscribe
    'BOOLIOSKA KENYA OO GAADIIDKOODII TOOS LA BILILIQAYSTAY' IYO CABSIDA LAGA QABO IN AY DIBAD BAXYADU AY GAARAAN XAAFADA CAANKA AH EE SOOMAALIDA ISLII • HALISTA SOO FOOD SAART...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Trump says bullet pierced upper part of his right ear
    The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
    “Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
    “I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
    'I'm not going anywhere,' Biden says as campaign struggles
    Seeking to revive his struggling reelection campaign, President Joe Biden held a rare rally in Detroit on Friday, telling a cheering crowd he wasn't going to leave the race and warning that Republican Donald Trump poses a serious threat.
    Biden, 81, is trying to shift the conversation from his mental sharpness and a growing number of Democratic defections to the impact of another Trump presidency, as he tries to reboot his campaign after a shaky debate performance on June 27.
    "I am running and we're going to win," he said to a crowd that carried "Motown is Joetown" signs and chanted: "Don't you quit."
    SOURCE: • Video
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

КОМЕНТАРІ • 65

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Місяць тому +4

    Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto Ilaheyow muslimiinta oodhan meel walbo eey joogaan allaha caafiyo allaha irsaaqo allaha barakeyo allaha ku amaansado amiin yaarabi

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Місяць тому +10

    Waligeedba ha cabaado. Soomaalidu abaallkoodii iyo nabsi ay dhulkooda ka galeen ayuun baa helay. Kola Addis ababa u yaaca kola Nairobi iyo meel baas. Dhulkiina nabadeeya oo dhista oo jooga ayaa loogu taag waayay. Kolba wadan dad kale leeyahay ayaa laysku maqiiqaya oo laysku dhanjinayaa oo hantidooda iyo lacagtooda ku shubayan.

    • @kingmohaa5256
      @kingmohaa5256 Місяць тому

      Xagee lajogaa somalia waad ogtahee dhibka kajira😢

    • @Barlin-qd5wd
      @Barlin-qd5wd Місяць тому

      SomLiyey Ada nothwstan NFS Ada odaga Hadi kale WAlahi dawlada qayanada lagubwado haday hirgashob. Waxad weyn dontan melad kabaxdan

    • @nasiradan8170
      @nasiradan8170 Місяць тому

      Soomalidu dhulkeeda ha imaansato

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 Місяць тому +4

    Reer qaxaaaye
    Ka eryada waxa meesha dhaha
    Faarax macalin kii adoonka ahaana soo qabta

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Місяць тому +2

    Keniyan ka madow waxay u yaqaaniin soo galooti dhamaan dadka kale ee keniyanka ah ,sida yamanta ,hindida ,Ethiopian ,Somali , igagoo isku hirdiyaya siyaasada gudahooda hadana hal mar waxay wada eegayaan so galootiga,Edeb darada Faarax macalin iyo tookha iyo faanka aan meel jirin in ay galaafanayso somalidaa masaakiinta ah waa muuqatay ,wasiirka gaashan dhiga ,taliyaha Amniga waa boos ay ishu qabanayso kan u dhiibay ujeedo ayuu ugu dhiibtay ,in ay aad uga fekeraan bay ahayd oo meelaha aanay ku dagdagin ee wasaaradaha shacabka wax u taraya sida caafimaadka ,beeraha ee shacabka somaliga keniyanka ah isku soo dhawaynaya ,
    laakiin caqliga daarood waa ka halkaa dhigay somali meel ay joogtoba ,waa kii dagaalkii 77-78 uu ku halaagay dadka siyaad bare tiiyoonu ka fiirsan waxa ka dhalan kara ,

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Місяць тому +1

    Subxanalaah

  • @abduldakane5471
    @abduldakane5471 Місяць тому +6

    Waax Kenyan ladha majiraan oo somali aah somali waa somali ayaka isdigii meysha jogaan

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Місяць тому

    Allaha nagu amansado dhamanten melkasto an Aduunka ku nolnahay yaa Rabi illaheyow naxafid dhamantena Noloshena iyo malkena dhaman yaa Rabi yaa Allah

  • @ummu3116
    @ummu3116 Місяць тому +2

    Wadankaaga wax kafiican majirto dal andan lahayn waa dareen kujoog

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Місяць тому +9

    somalian in kenya must move into somali. they put their money in wrong place

  • @k.j214
    @k.j214 Місяць тому

    Somalida wadankiina maal gashada waa diideen dal aan dalkaa eheen dareen ku joog waaye Somalida allaha badbaadiyo

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso Місяць тому +1

    somalidu wa bila abaal wa dad xun waa tuugo wa jaaaajuuusin sida adiga adixafid jaaaajuuuus

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Місяць тому +1

    Ahafidow xaladda kajirta waa mid kafoog Arrimaha dhaqalaha,ama waxii kooxdaan lasoo Abaabulay waa kuwa malgalin shisheye iyo kuwa gudahaba eey kadambeyaan,Maanta waxa lagu biliqeystay meharado Dad Somalida eey lahayen,Hussein Xalku ma'aha in dalka labur buriyo Sharciga kacanta lagu qaato Amnigi iyo xarumo dawladeyd kuwa Shacab aan lawada beegsado,waad maqleysa in qori kaxoogay Askari uu kulaayay shacab,waxaa kale oo lahelay in dad mati dumar u badan wada layay hilibkoodi jar jarary jawaan kuguray haddana kuwi mucaraddka ahayeeyn ee mdx hore uu malgalinayo.saxafada oo iyadana qeyb ka'ah hurinta eey wadahadal iyo.Danta dalka eey diideyn,Allaha dajiyo xaladda balse kuwi Sudaan yemen konfurta sudaan iyo Qalalasa reer Galbeyd Mareykan Immaradka oo isaga dhiiga oo ladadiyo loo igmaday ayaa kadambeyaan,waa run In Mdx lagu eedeyay dadka Somalidaha ayaa uu dalki u dhiibay,Mdx Hore Wazirki Arrimaha dibeda ee kasartay Cunaqabateynti reer Galbeydka Mareykan waxa eey ahayd Gabar Somaliyeyd,Mdx kasii horeyay waa kibaki waxa dalka Amnigisa sugay iyadoo xaladd tan adag uu galay Taliye Guud ee poliska major General Cali oo maxkamadii Heeg lageyay,balse wax dambi ah lagu soo waayay,Somalida Tan iyo Afgambigii Mdx MOI.waxaa eey noqdeyn kuwa kaliya ee lagu kalsoinan karo iyaga kuwa kuwa dariska ah ee 3da Gobol ee Gumeystaha ingriska uu hos geyay kenya wada dega,Tusale Abdi Hafid Kuwa Mucaradka duminta mooye aan dalka wax kusoo gordhin Xisbigooda ayaa Somalida Iyo Qomiyada Boranta eey soo wada dooryeyn waa Azimo,Ninka kilonzo Raila dadkooda oo dhan waxa eey kashaqeystan Gudaha Somaliya Gobollada NFD horey loogu yiqin shacabkooda Ganacsi baaburta xamulka qaata ee Cidamada ATMiS kuwa Qaxotiyada 35sano zaadka u geeya madaxda Hayada hostaga QMidoobay dhamaan waa iyaga Cid wax yesha malaha.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Місяць тому +1

    Abdifatah kulahaaa wixiibu iskaga bixiyey lol😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    KENYA RAGIII LAHAABA UTASHADAY HALA BOOBO SOMALIDA WAA DAGAL OOGE YAALL

  • @user-vg3pp5qp7q
    @user-vg3pp5qp7q Місяць тому

    Abdifataax😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Місяць тому

    Dr C/Xaafìd si sira u Somali in maalkoodo in ay maalkoodo kala bar hoose u wareeiyaan.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    Wcs warriye sarre

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 Місяць тому

    Abdifatah

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Місяць тому

    Dadkii dalkooda dhisan waayey ee dhistey dalkale waa qasab iney cabsadaan

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Місяць тому

    Faarax macalin waa laba wajiile iska dhigaya kenyan laakiin somalidii uu ceynjirey ayuu uso qaxayaa

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Місяць тому

    Cajiib

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Місяць тому

    Kenya inay burburto ayey qarka u saaran tahay sidii Ethiopia ay ka darto

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Місяць тому

    Abdixafiid is kadaa erayga Somali sujuu ma haboono sujuu waa ku aan af Somali soorogan ee boran turkana iyo Somali iska dhaleen
    Waxaad dhah daa Somalida Kenya ama somalida waqooyi bari kenaya

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 Місяць тому

    Kenya wax badan bey ku digatey somaliya

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 Місяць тому

    Sujuu inaad tiraahdo Ma aheen

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Місяць тому

    MASIIBO WEEYO GANACSATO KOW BAY GAAJADA IYO.KICI TA.KA.YIHIIN WAX WALBA BAY QAALI KA DHIGIN

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Місяць тому

    Somalida islii degan taxadara maalkina baa loodan leeyahay weeyna niiga baqayaan aa maaalkiina iyo naftiina bad baadiya hub iyo.baagadba aruursada isdifaaca

  • @Geeworld211
    @Geeworld211 Місяць тому

    ASC nio abdi hafidaw waxan gacanta ku dhigay documentiyo qliya oo kusabsan CIA da America markaa waxan diyaar u ahay interview mahadsanid ☠️💯☑️☠️

  • @mohamedyusuf1587
    @mohamedyusuf1587 Місяць тому

    Mandamano. Wa. Mudaharadka

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Місяць тому

    Somalidii Somalia soo boobay haddaa tihiin somalida kenya ku
    Gaajeysan iney idin boobaan
    Ayeey ka seexdeen !!!.

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abbdll
    @abbdll Місяць тому

    Abdi-fataax maxaad sheegi adi kk

  • @abshirabdi7517
    @abshirabdi7517 Місяць тому

    Dhexdhexaad kama aha banaan baxa Kenya ,ama isagaaba kamida dadka kadanbeeya ayaan leeyahay, ninkaad waraysanaysey, aragtidayda

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Місяць тому

    Hoyadaa siilkeeda miyaa biritisha

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Місяць тому

    Cabdi xaafid magaciisa cusub cabdi fatax😅

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Місяць тому

    Marka lagu leyahay somalidu
    Wa dad malin la nool ah wa Dhab wayo ?
    Hadan somali nahay Mustaqbal waxa la idhah shaqo kuma lihin!
    Wadankeenii aragti xumadas Aya inaga so barakicisey!
    Hantideenii an wadamada kale
    Laso adnay na wataa manta
    Wa mati mar walbana wxy
    Halis u tahay iny cawantasi
    Dhacaan ????

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂 boobo somalida waa dulye lacagta may galiyaan dhulkoogi

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 Місяць тому

    Uuraysatee Kenya maxay dhali?

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому

    Hantibad Ka hadlayan lakin waxa lawayn Dona dad nol nol sida carurta gabdhaha wilasha ceba kaso soxota Kenya e ya tirahdan kataga hada intay wadoyinka furan yihin

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Місяць тому

    Iyada oo horay dibka uu jiray aya ninka afka dheer ee la yirahdho farah macalin aya somalidi ku so jedhiye dalinti mudahara dhesay !!!

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 Місяць тому

      Markuu laha somaliyey xoolahina lo socda inu fidno soo wado waan oga meelkasto wuu isku soo dhex turaa

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Місяць тому

    Soomaali habaaran soo qurbe ma nacaan hada nairobi maxey ku jecladeen mey dhulkooda dhistaan

  • @cabdiqoslaaye
    @cabdiqoslaaye Місяць тому

    Asc

  • @BashirPlan
    @BashirPlan Місяць тому

    Ciwaanka banaan baxaan hala ii sheego soo lama joojin canshurtii 🇰🇪

    • @Nop753
      @Nop753 Місяць тому

      Runti hadii aad rabtit,banaan bah qabiileysan, waayo Kenya hal qolo ayaa jecel in ay kataliso OO waligeed katalin jirte waa gikuyu, moi oo qolada kalajine oo ahaa madax kuxigeen ah ayaa nasiib mar kuguuleyste markii madaxweynihi kahoreye uu dhinte, waqti ayuu talinaye, wuu wayele gambarkana wuu kadege, intii dambeyse waxaa katalineyse hal cid waxaa watanka qasi hayaan waa cida, yaa shekadha meelkale losaarin

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому

    Ninkan wuxua lagu haysta somali bi melwalbo udhibay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Waxaan jeclaa in kuwii somalida ka dhistay in laga bililiqeeystp lacagtii laga soo dhacay masaakiinta

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 Місяць тому

    Asal soomaali dheh

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Місяць тому

    Abdi xaafid wiilka maxaad ugu sheegi waysay magacaaga mise anagana Cabdi fataax baan kuniraa

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      Dabcan horre loo duubay maaha live
      Inuu usage ahayd
      Ama wuu so qaatay ma aqaan

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  Місяць тому

      Waa ku mashadsantahay ra'yigaaga walaashay iyo daawashadaadaba waxaa tahay qayb wayn oo kamid ah BSTV hasayeeshee muhiimada barnaamijka waxay ahayd xaalad ka taagan Dalka Kenya gaarahaa Nairobi inaan wax ka ogaan marka magacaygu muhiim ma ahayn ha u bixin way dhacdaaye
      Guulayso hahaha

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 Місяць тому

      @@BRITSOMALITV waa mahadsantahay walaalkey wallahi muhiim buu ii ahaa barnaamijka qof adiga kaa horeeya oo kahadlaaya maarag waxaan ka mid ahay qurba joogti Nairobi uyaacday waa kula kaftamaayay waliba aniga oo qalbiga iska leh meeshad mahadcelin iyo bogaadin qori lahayd baad kaftami mahadsanid inbadan

  • @abdulganinoor
    @abdulganinoor Місяць тому

    Waa nin shaqadiisa tahay wararka xun. Somali jabkeeda ka'shaqeeyaan. Police shaqadooda wataan ,dalkana Somali shaqo Kuma laha. Dhalinyaradan waxa ay damacsan yihiin in ay dakaan dhib u geestaan.

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h Місяць тому

    Waxay Ahayd Dowlada Kiiniya Inay Adeegsato Ciidamada Milatiriga Waayo Dadkani Waxay Doonayaan Inayboobaan Hantida Shacabka Waxayna Kusocdaan Dalku Inuu Burburo

  • @abbdll
    @abbdll Місяць тому

    Kenya tartarka dowladaha burburay waad ka soohaahday. Dhaqso nasoo gaara. Kkkkkkk reer galbeed muddo waa idiin badbaadiyeen

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Місяць тому

    Waa in ay Guryaha iyo maciishadana ku dhawaaqaan in ay raqiisinayaan

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Місяць тому

    Kenya waa dal Somali dag to ma aha meel eey wax ba ku la heen dal ka ilaah nabad ha dhigo ilaah ha sakhiro

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y Місяць тому

    Garam garam

  • @jamacjamac7457
    @jamacjamac7457 Місяць тому

    Asc.waxan.afasomali.mayaqanwaxa.hadayaqano.keen

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Місяць тому

    DHAADHAAMADAAN GANACSATO ISKU SHEEGAA OO IIMAANKA LA BAA DADKA ISKU DIRAYA AYANA DAN UMA AHA DADKANA.WAY ISNACSIIN WAX BADSO WAX BEEL BAY KA QAADAAN GURYIHII QAALI BAY KA DHIGEEN MACIISHADII QAALI HADDII WAXU.RAQIIS YIHIIN DHAQAALAHAA BATA AYAKU.QAALIGAY U QABAAN IN DHAQAALO LAGA HELO