Daaci Saalax Dumarka wa AS aan hubeysneen" Dooda Universal TV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 7 місяців тому +257

    Dooda haweenka saxan run ahaanti tusaale ahan
    Aniga aabahey waa noolyahay allha daayo xaasaskale ayuuna qabaa inoo nooshaqeeyo iskadhaafe inaan noolahay ayuusan ogeynba hooyadayba nooshaqeysa sababtuna waa dayaca aabahayasha qaar
    That's the true point sideey maamada sheegtay

    • @user-uw3if6ig3s
      @user-uw3if6ig3s 7 місяців тому +5

      Sax sidokle

    • @shakuurali7193
      @shakuurali7193 7 місяців тому

      duruuftu waa exception. waa la ogol yahay bro. waxa laga hadlayo waa guud ahaan. @@user-uw3if6ig3s

    • @fatimamahad1112
      @fatimamahad1112 7 місяців тому +12

      Wlhi sidoo kle 4 baa nahy warna nagama hayo

    • @KawsarCumar-gz6zi
      @KawsarCumar-gz6zi 7 місяців тому +3

      Aad io aad

    • @nanabobo1167
      @nanabobo1167 7 місяців тому

      😢😢😢😢

  • @AbdirahmanBashir-ii2tc
    @AbdirahmanBashir-ii2tc 7 місяців тому +105

    Waxaa qurux badan dad isku kaabaasati ah in llasoo casumo habluhu waa dad dhisan nimankanna mawduuca xog kama hayaan diiniyan iyo aduunyoba❤

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 7 місяців тому +5

      Wayka hayaan walahi ogaanbay nimankani isla yeelyeelayan waxan maxa muqdisho looga casuumay disgustingka ah😢

    • @cayuushabdisiad8847
      @cayuushabdisiad8847 7 місяців тому +6

      Waa rag raba inee iska indho tiraan waxa jira diin iyo madiba marka dodee qalad fahmenoo meel bey kaga dhagte

    • @AbdirahmanBashir-ii2tc
      @AbdirahmanBashir-ii2tc 7 місяців тому

      @@nimcoibrahim4910 bulshadda dadkan in lahorkeenoba maaha

    • @AbdirahmanBashir-ii2tc
      @AbdirahmanBashir-ii2tc 7 місяців тому

      @@cayuushabdisiad8847 Haa ilaa xad

    • @HayatInspiration
      @HayatInspiration 7 місяців тому

      @@cayuushabdisiad8847ragg mahaa kuwaan oo kale haku tilmaamin Ragga
      Waa Ragg la mood ama ragg ismood ragg u’ekayaal weeyaan balse waa narcisistic dulleyste ah oo mentelly ah magaca daacina uma qalmo qofka muslimka ah waxa illahey xaqliga u’siiyey waa inuu wax ku gartaa uu celiyo caqliga belse kani midh caqli ah kuma jiro hoyadi dhashey wey ku qasaartay

  • @hamze_arap3225
    @hamze_arap3225 7 місяців тому +88

    Ragaan wxaa ku jira wax ladhoho dumar naceeb mar aduu ilaahey xaarantimeen inaa dumar shaqeeyan why waxaa oo dood ah ilaahey wuxuu xaaran ka dhigin biniaadam xunuu xaaro ma xaraatimeen garo dumaroow shaqeysda ❤❤❤

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 7 місяців тому +2

      👍🏼👏

    • @user-jg1uv5ul9y
      @user-jg1uv5ul9y 7 місяців тому +3

      Ilaahey caqligaga hku barakeyo wll

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 7 місяців тому +2

      Nasab baa thy afar dumar raaliyoyin kuku duceeyay ❤❤🎉

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 місяців тому +1

      Sheekadoo dhan waa intaas walaal. Waa dumar naceyb wax kale maha raggan inta badan waxa ka qaylisiinayo oy dadka u marin habaabinayaan waa un intaas. Raggow iska soo dawweya xanuun maskaxeedkan marka hore.

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 7 місяців тому

      ​@@noloshafudud4577sowmaha weliba waxa ugu daran kaa daaciga isku sheegaya xaas but leeyahy horta marka noocyadan hablaha soomaliyeed loodhisayo bal hala tijaabiyo caqligooda

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 7 місяців тому +70

    War niman kan xagay ka yimaaden, ma duur joog ahaayen?
    Diina wax kama yaqaanan
    Dumar na lama hadli yaqaanan.
    Rag na ma matalaan
    Dumar na ma dhiqi karaan
    ee kuwaan oo kale dad ka lama dhex keeno

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 7 місяців тому +4

      Run wlhi gabdhahu waxey uhadleen sificn lkn labadan nin waa cunsuriyiin just naceeb ayaa haya wlhi

    • @Bravootv799
      @Bravootv799 7 місяців тому +2

      Waa niman qurbaha ku fashilmay

    • @Haattuf
      @Haattuf 7 місяців тому +2

      Nigis maydh baad tahay orod dee dhilo fiid meera oo habeen kii suuqa wareegta malintii na rag uun sidaa u dhex boodaysa wax ku fal anaga kuwa yagu guryaha ayay noo fadhi yayaan ooy caruuta noo hayn nayaan halkaana ku biilaynaa wax yahaw haafka ahi

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 7 місяців тому

      @@Haattuf waxaan kugu careenayaa adoo nin iska dhigayah in aad hadalkaa ku ag dhahdud gabar somaaliyeed noocada oo kale gabar in la siiyo iska daaye in gabar ku fiiriso uma qalantid akhlaaqda iska sax marka hore walle hooyada wey kugu khasaartay

    • @quruxwanaag4337
      @quruxwanaag4337 7 місяців тому +5

      @@Haattufjahil xuno bila dhaqana oo diin iyo dumar waxba ka aqoon baa thy nooc guri loo fadhiyana ma astashid naga amus tukafadtyw😏😏

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 7 місяців тому +55

    *Gabdhow aqoonta hala sii jibaaro si diinta nalooga xigsan. Gabdhuhu halkeedey dhigeen❤*

  • @sabriinsiman4881
    @sabriinsiman4881 7 місяців тому +22

    Hadaysan hooyaday ii shaqaysen xilikan nolal qurux badan kuma jiren waligayna inta yara aabe kun jilin oo uu leeyahay ma cunin hooyaday ba intas I soo la egaysiisay booskii aabana ayada ii buuxisay😭🥺

    • @khadijomaxamed9441
      @khadijomaxamed9441 7 місяців тому +2

      M. Ale hakuudaayo hooyadaa mcn wll😢😢😢

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 7 місяців тому +64

    Inta majaajilo ahaan udaawanaysa ee qoslaysa waan salaamayaa.

  • @yuusufmahamedaadan7827
    @yuusufmahamedaadan7827 7 місяців тому +10

    Dooda hawenka aya ah mid saxan kana turjumeysa xiligan an ku jirno aniga 23 sano ayan jira waligeyna abahey wax garab ah kama helin nolosheyda ala ka soke hooyadey ayaa tiir ii aheyd alaha no xafido hooyoyinkena❤❤

  • @nouramahmoud8548
    @nouramahmoud8548 7 місяців тому +26

    Labadan nin meesha waykuso ceebobeen oo dood waaqaca waddanka ka hadlaysa kamay hadal...dood maaha waxay la hor tageen meesha...aadbaan ugu faraxsanay sida quruxda badan ee ay dumarkani ugula doodayen, welibana sheekhadda dhexda fadhida...ma sha Allah tabarakallah! I am so proud of the ladies in this debate wallahi.

    • @scoutpremium5735
      @scoutpremium5735 7 місяців тому

      Absolutely Waaqaca iyo Xalka Boqolaalka dhibaato oo bulshada haysta Ayay ka Hadleen
      Weliba sheekhada ayada ayaa mistake ugu weyn sameenaysa Muxramka ayay sheegtay hadana waxee leedahay 100 nin ayaan dhex boodaya waanan is ilaalinaya wakhtiga shaqada🤷
      Logic ahan iyo diin ahaan waa wax khaldan

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 7 місяців тому

      ​@@scoutpremium5735 wakaa faarax lugo baaste

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 7 місяців тому +36

    2 nin waxba meesha kuma hayan cunsiriyiin bes dumarka waa xikmadeysan yihiin ❤

    • @aamadaahir4077
      @aamadaahir4077 7 місяців тому

      Diinta ma baratay adiga inta aadan wax xukmin

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 7 місяців тому

      @@aamadaahir4077 maxad ka wada diinta ma baratay

    • @hodanjama493
      @hodanjama493 7 місяців тому

      Been baad isu sheegtaay

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet 7 місяців тому +1

      @@aamadaahir4077dintaa nefeew dumarka waay kaarmeeyseey lkn raag isku sheeg ayaa shadh daaci kuu baahdiilyaa

  • @caaliyashuceybchannel
    @caaliyashuceybchannel 7 місяців тому +45

    Aleylehe gabdhaha si qurxoon bay uhadleen oo caqli iyo cilmiba kusalaysan maasha Allah marwaliba oo ladoodaayo waa inaad noqotaa qof degan laakiin wiilasha waxaad moodaa is difaacid iyo liidid dumar iney muujinayan

    • @HananNasirAbdi
      @HananNasirAbdi 7 місяців тому +3

      Absolutely waa in uu qofku si academic u hadlaa doodisana uu u gudbiyaa iasgoo cidna dhaliilayn

    • @yasinmohamed5808
      @yasinmohamed5808 7 місяців тому +5

      Si la yaqaano ayeey gabdhuhu usoo bandhigeen doodooda.

    • @munoomar
      @munoomar 7 місяців тому +3

      Exactly 💯

  • @Kingrashiid
    @Kingrashiid 7 місяців тому +45

    Cabdulaaahi Waxan kaa codsanayaa waqtiga xiga ragaan waxaan ka codsanaa inaad ii balamiso waaa codsi wll isla doodan waa muhiim 🙏🙏

    • @roodaaadan6478
      @roodaaadan6478 7 місяців тому

      kasoo horjeeso ragaa akhlaaqda daran😅

    • @UmoHudo
      @UmoHudo 7 місяців тому +1

      Haiga takin iso qabo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому +24

    Waalidkeen waa in aan u shaqeynaa ilaa inta aan ka dhimaneyno, xaqooda ma gudi karno.. we love our parents ❤️❤❤❤ as a women

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому

      Yaa kugu waajibiyey mida xigta aabaha aaway uyo walalka

    • @Idilos563
      @Idilos563 7 місяців тому

      ​@@papiobashka5401adeero wy kuugu soo tabceen

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 7 місяців тому

      ​@@papiobashka5401 waaka akhyaartii faa5ax lugo baaste intey waalidkood dayaceen baa ay weliba hadlayan war oska aamus 😂

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому

      @@muwahibnasir5733 horta iska hadal maxaa iskaga hadashaan gabar hadey marwo noqoto waajibka kaliya ee saaran waa waajibka seygeeda diinta baro intaad carabka dheer soo taagin

    • @user-nr7gx7lx2d
      @user-nr7gx7lx2d 7 місяців тому +2

      maxaa aniga walidkaa biilkiisa dusha iga saaray , hadaad walidkaa jeceshahay gurigiina ayaad joogi lahayd

  • @Malik3544
    @Malik3544 7 місяців тому +24

    Nin iyo Naagbo waxa uu Alle u abuuray Wa Cibaadadiisa Walalka Daaci layiraah arintaas wu ku qaldanyahy

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 7 місяців тому +21

    Fariid waajibkiisad marisay aqlaaq iyo aqoon ayaa lo hadla eh layskama hantaatoco😱😱💪🏻💪🏻👏👏👌👌

    • @isramohmoud9548
      @isramohmoud9548 7 місяців тому +4

      Yeah waa dumar aaad u cajiiba runtii mshallah

  • @fatimabushrabashiir7345
    @fatimabushrabashiir7345 7 місяців тому +39

    Wiil baa yiri "labadaan soo fadhi wayni inay dumar gacantood ku baxaaan baan ka baqayaa"
    😂😅 waana runtiis

    • @fariida6236
      @fariida6236 7 місяців тому

      😂😂😂

    • @user-nr7gx7lx2d
      @user-nr7gx7lx2d 7 місяців тому +1

      xalimo calool kuus runta ayaa la idin sheegayaa

    • @leyloxusenMaxamed
      @leyloxusenMaxamed 7 місяців тому

      Indhohodaan Arkaa kuwane waxan kabaqaa ku waan in gacan teena eey kubixi tonaan

  • @Hennagermany
    @Hennagermany 7 місяців тому +24

    Masuuliyad baan qaadi karnaa ayay kudoodayaan barnaamijki ayaa masuuliyadeda qaadi la,yahy oo dumarki ayaaba ka akhlaaq fiican sorry raggi somaaliyeed cuquuba dhinac walba uga dhacday wlhi sorry mar labaad😂😂 gabdho saas inoo balana meelkasta kubahdila😂😂

    • @blossom8569
      @blossom8569 7 місяців тому +1

      Point fiiicn baad k aragty😂😂😂

    • @Hennagermany
      @Hennagermany 7 місяців тому

      @@blossom8569 🤣🤣waanba ka naxay wlhi rag waawayno bilaa nidaam ah

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 7 місяців тому +1

      Waa nagu ogtahay

    • @ilwaadabdirahman
      @ilwaadabdirahman 7 місяців тому

      😂😂😂

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 7 місяців тому +43

    Subxaanalaah, Soomali maanta ma joogto waqti la yiraahdo gabadha ama xaas ma shaqeyn karto. Waqtiganaa waa in la midoobaa, bulshadan hoos laga soo dhisaa. Joojiya doodaan Ragg iyo Dumarna waa dhibaato umadaan soo wajahdey.

    • @user-qp9sx7pl7u
      @user-qp9sx7pl7u 7 місяців тому +3

      Maashaa Allaah Tabaarak abayo Waa runtaada. Umadaan Waa burburtey dhismo hoose ayey u baahan yihiin.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 7 місяців тому

      ​@user-qp9sx7pl7u xataa hadaanay burburin dumarka wey shaqaysan karaan masaajidkana RASUUKA SCW ayaaba kadardaarmay oo yidhi adoomada ilaahay masaajida hawdiidina dumarku salaada subax ayay kasoo qaybgalijireen waqtigii NABIGA SCW markaa labadan wiil ujeedo kale ayay wadaan waayo nacayb dumar ayaa kamuuqda shartooda Allah hakuceliyo waliba jahli badan ayaa kamuuqda

    • @umalkhayromar8253
      @umalkhayromar8253 7 місяців тому

      Ccv😊

    • @user-wp7jz5pq8h
      @user-wp7jz5pq8h 2 місяці тому

      Bhhh😊😊😊

  • @sameratime7149
    @sameratime7149 7 місяців тому +27

    Mshaalh dumar aqoon leh ayaa meesha yimi 💯

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 7 місяців тому +1

      Waa aqoon bacaad lagulisay.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 7 місяців тому

      ​@@mohamedomat4028ma ogtahay meesha ninka lagaqiimeeyo ninkuba haduu dumar yaso 1 waa nin fashilmay 2 waa nin garaadkiisu hooseeyo 3 waa bilaa kalsooni waayo aduunkaba mafahansana qofku maaha inuu khiyaali kunoolaado inaad riyooto inaad seexato ayaa kahoraysa

    • @sameratime7149
      @sameratime7149 7 місяців тому

      @@mohamedomat4028 qof kasta aqoontiisu hdla kulama yaabayo 💯

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu 7 місяців тому +1

      @@mohamedomat4028😂😂😂😂 labadan alool ku biir oo sadex alool ku naqo jaahilow

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 7 місяців тому +26

    Ani waxaa isoo korisay hooyo shaqeesato ❤ Ana waa shaqeeyaa alhamdulillah ❤

    • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076
      @drsalmacabdarashiidsaleeba4076 7 місяців тому +2

      Keep going

    • @scoutpremium5735
      @scoutpremium5735 7 місяців тому +3

      Waa duruuf iyo Xaaalad lkn nolosha saxdaa sidaa maaha waana process khaldan oo in laga MaarMo ay fiican tahay

    • @geelaa1000
      @geelaa1000 7 місяців тому

      Qalad qalad lugu saxay ayaa meel walba taagan.

  • @user-mo5km8wb9v
    @user-mo5km8wb9v 7 місяців тому +19

    Asc dhamaan howlwadeenada universal tv wan idin salamay dhamaan sidaad u dhantihiin
    Marka xigta horta wllhi habluhu hadii si loo fiiriya waa ay saxan yihin oo gabadhaha Manta wllhi ad bay u dayaceen ragii somaliyeed wllhi oo waajibka uu alle saarayna way gabeen taana aniga ayaa cadeyni Kara oo wllhi mida hooyadey iga Soo martay wllhi ma qiyasi karaayo alle ha ii daayee hooyo abaalkaaga Jana alle haka yeelo hooyo wllhi waaa aduunyo hooyo wan ku jeclhy ❤❤❤❤❤

  • @cabiirmahamed3860
    @cabiirmahamed3860 7 місяців тому +9

    Waxaaan aad ugu faraxsanahy in lakeynay gabdho aqoon iyo diinba leh oo sa fiican noo matalay raganeh iska celiye gabdhoow ha ogalaanina xaqiina in lagu tunto 💯diin ee ku gambanaayan mana yaaqaanin waxey ku hadlaayaan

  • @caaliyashuceybchannel
    @caaliyashuceybchannel 7 місяців тому +24

    Ixtiraam la,aan dood indha cadeys ah marka hore walaalayaal isdejiya joojiyana dumar naceybka iyo cunsuriyada dhan ka ah gabdhaha waa wax laga xumaado in heerkaas lagaaray runtii waa meel hoose

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 7 місяців тому +44

    MANSHA ALLAH DUMAR AQOON LEH ALLE HAYDIN XAFIDO DHAMANTIN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 PIC RESPECT KEEP GOING GUULEYSTA MAR KASTA INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤ GUUUUUULL IYO GOBANIMO GUULEYSTA

    • @Nalleye
      @Nalleye 7 місяців тому

      fadlan aqoontaada u qaado Nigeria. Xasuusnoow waxa somalia ka dhigaya in aabahaa uu ahaado Somalia. hal habeen ayaad wadankiina ku waayi doontaan... dumarka somaliyeed fadlan meeshaada jooga..tani waa digniin

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 7 місяців тому

      Waa cilmi lamid ah adoo caano bacaad kulisay maxaayeelay waxaay difaacayaan xuquuq uu san rabi siinin oo ah in aay guriyahooda kabaxaan iyada oo aan amar kaqaadan Ragooda.
      Ina Baarqab waxaan isla joogi jirnay wadan qurbo ah will keedii waxaa lagu dilay halkaas odigeesiina sanado badan ayay kala maqanyihii.

  • @user-ec3vo7kj4m
    @user-ec3vo7kj4m 7 місяців тому +10

    Kuwan raga ah hinaasa haya
    Mansha allah gabdhaha hadalkoodu waa dood sax ah

  • @nbrquruxdumar.
    @nbrquruxdumar. 7 місяців тому +35

    Narcissistic personality disorder haadaad maaqashiid wa raagann Maal kaale haarudiniin.

    • @geelaa1000
      @geelaa1000 7 місяців тому

      Waa dumarka meel kale ha u raadin they folk you up and they say it is your foalt

  • @hamdixsan
    @hamdixsan 7 місяців тому +39

    Gabdhaha meeshan jooga si toos ah ayey ii meteleen👏👏

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 місяців тому +7

    Haweenka la qabo way shaqayn karaan hadii ilmaha loo haayo dhaqaalo way u baahan tahay ay waxay rabto ku qabsato hadii ninku waxay rabto siinaayo gurigeeda ha iska joogto🌺

  • @saynabosman5044
    @saynabosman5044 7 місяців тому +9

    Labadan nin wakuwii kusocanbaxay cayda iyo dhalecanta gabdhaha Somaliyeed alaylehe manta ceeb baa karacday anagana namametelan hadanunahay reer Somaliland
    Akhas akhas akhas 😢😢😢😢😢😢

  • @user-nd1gn9zx6n
    @user-nd1gn9zx6n 7 місяців тому +20

    I support 💯 dumarka inay shaqeystaan❤❤❤,

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 7 місяців тому +11

    My name is Nasri Farah waxaan Soo dhaween Gabar kasta in Ayaan qofna isku haleen. Wayo Waa uu Kaa tagi karaa waana la hubaa inoo Kaa tagayo oo naagkale Kaa raacaya

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 7 місяців тому +15

    Subxalah naag sheekhad
    Manoqoto buu yidhi.caasha binto aabuu bakar oo xaas kii nabi muxammed scw xadiis ta ugu badan warisay labadan nin diin iyo maadi tuuna ma yaqaanaan😢😢😢😢😢

  • @azuum8043
    @azuum8043 7 місяців тому +11

    Labadan Nin Waa labo qiqaya oo dumar badan so lumiyay oo fikir qaldan wata kuwan mar danbe yanan laso fadhisin

  • @omosalahal-deen2533
    @omosalahal-deen2533 7 місяців тому +14

    Kuwaan kabo yaryar haloo xiro,waxbarashada iyo quran dib ha looga celiyo.

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 7 місяців тому +108

    Universal dadka aad ishorkeenesan dad isku qalmo hanoqdaan please 🙏 waayo nimankan iyo dumarkan maba isku qalmaan walahi waa niman juhala ah oo xanunsan sorry ladies

    • @YaasmiinAhmet
      @YaasmiinAhmet 7 місяців тому +1

      Beenta mha

    • @asmaahmed4967
      @asmaahmed4967 7 місяців тому +3

      haa iyado dodiba an bilabman ayaa ay gariirayanba

    • @shacabkafariid1827
      @shacabkafariid1827 7 місяців тому

      Waa sax rag iyo dumar ajnabi kala inay islahadlaan waa denbi naagna inay ninka daba hadasho waa ceeb

    • @YaasmiinAhmet
      @YaasmiinAhmet 7 місяців тому +1

      @@shacabkafariid1827 raguna soo ceeb maha iney dumarka qiimahooda ay lumiyan ilen wey dhashy wey la dhalty wuu aroosi waa gabadhiisi marka qiimaheda inuu meel ugu dhacana ma wamgsna

    • @user-kx9jo4jv7y
      @user-kx9jo4jv7y 7 місяців тому +3

      Kuwan waa jahiliin ragga manta joga masidan ayey yihin war madumarow raggi waa idinka masayren meelkasta waad kaga horeysan

  • @SidikAbdilahi
    @SidikAbdilahi 7 місяців тому +29

    Gabadha dhexda ku jirta runtii waa aqoonyahanad waxay ahayd in lala soo fadhiiso horteeda dad ay isku level yihiin.
    Saalax iyo saaxiibkii wlhi waa lagu bahdilay meesha, xataa nidaamka dooda ma ilaalinayaan laf kaa wayn way ku jabisaa ayaan maqli jirey, hadd waxa weeyaan laf kaa aqoon badani cidhiidhi bay ku galisaa

  • @henamohamed9823
    @henamohamed9823 7 місяців тому +13

    Dumar culumo manoqdaan???
    أعوذ بالله من الجهل والظلم؟؟؟
    iisheeg Umu almu'miniin Caa'isha رضي الله عنها waa macalimada ugu weyn macalimiinta Islaamka oo dhan,
    Asxaabta ugu waaweyn markay Cilmi iskuqabsadaan , waxay udirijireen in laweediyo
    ام المؤمنين عائشة رضي الله عنها...
    Professionals of dumar yasid walaaahi daalimiin dumar xaqira inay meel gaareen.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 місяців тому +14

    Labadan wiil bulshada soomaaliyeed waa kudhex ceeboobeen hadanna ma xamar ayay aadee🤔🤔

  • @SAMANE2021
    @SAMANE2021 7 місяців тому +6

    Ragi iyo dumarka gabdhahan tageersan yihiin manshallah ❤

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 7 місяців тому +4

    Narcissistic men bila aqoon ah vs Dumaar iyo maamyun aqoon iyo xikamad leh. Dooda waxa qaatay dumuurka mashallah ♥️

  • @bilanhassan7133
    @bilanhassan7133 7 місяців тому +11

    Kii daaciga sheegan jiray mxaa qac ku dhacaysa💔😂😂😂

  • @maanka_7
    @maanka_7 7 місяців тому +19

    Ragaan dood kaloo HCTV laga tabiyayna waa dhagestay, tana sido kale horta labadoda hal mid bay ka siman yihiin taaso ah in dumarka la liido oo agtoda waxba kama ahan, waxayna ku leeyihiin diinta xaga iska dhig taaso cadenesa in waxoodaba uu yahay kaliya yasid iyo hoos u dhig, aniga dumar maahi lkn hadalkooda ma qurxoona doodna kuma ficna ragan oo kale, mid wuxu dhahay dumarka inan ku raxesano oo carurta ay noo hayan bas baa loo abuuray, kan kalana wuxu leyahay shaqada ay ubax baxsanayan waa qas qas iyo yaanyo in lagado, hooyo walboo manta suuqa yaanyo ku iibisa daruuf iyo dhib baa ukeenay, ragana waxa fican inay survey sameyan oo bal dumarka somaliyed ee shaqeya ay soo warestaan, labadan nin waxan u arkaa dad raba inay dhaqanka dhalin yarada badalaan, ninkan daaciga lagu shegayo dood kalu wuxu ka lahaa gabadha aan gursanayo hadey dhimato ama dhali waydo lacagti meherka iyo arooska aan ka bixiyay yaan uraacanaya oo isiinaya, iyo mar ay lahayen reerka ninka dhistaye idinka maxa kuso kordhisen that means in ragan ay ku heshiyen in dumarka la liido dhalinyarada sokacayana la marin hababiyo ayago dhahaya diinta xaga aan iska dhigno, wax walba diiniyan hadeyba sax aheen in laga dooda qalad ah Allah sw asaga wax walba og oo inoo sheegay marka wixi alle nooshegay inay dhahan taas meel noo dhig oo ayaga ay jeebkoda ka kensadan inay dumarka sidas ula hadlaan, maqan sababta loosi wareesanayo dadkano kale😮

    • @SurprisedBeachCoast-gx4uz
      @SurprisedBeachCoast-gx4uz 7 місяців тому +3

      Kwrn kuwas oo kle baa Niman noo eh
      Ilahoow namooti shartooda

    • @elwadali6646
      @elwadali6646 7 місяців тому

      m.a caqligaga🤴😍

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 місяців тому

      Allah ya cizak hadaad keente dadkan waa dad fikir qaldan wata dumar naceyb ayaa wax walba oga daran. Lil asaf niman ka somaaalida wey ku badanyihiin. Naag maxey sheegi ayaa oga dhab ah sey u yiraahdaan. Diin ma eegaan wax kalaa u cad😢

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 7 місяців тому +28

    Dad hagaagsan ladooda oo aqoon leh dad cuqdad qaba ha keenina bulshada horteeda saalax iyo saaxiibkii murankooda waan ka daalnay.

    • @Haattuf
      @Haattuf 7 місяців тому

      Runtaad ka dhimaynaysaan waa runtood oo ilaahay guriga ayuu yidhi dumarka jooga

    • @omarabdulkadiradawe5718
      @omarabdulkadiradawe5718 7 місяців тому

      ​@@Haattufwey dhibtaa haddii lagu yiraahdo midaas tedakle midda in la fahma ah hadduu ninka shaqeynayo why ay iyd ushaqenesa tedakle inagu waxaynu nahay Islam waxana ku dayaca Ambiyadena waxanba laga helay asxaapiyadii jaliilka ah ee lawada ogsoon yahay iney dhowr san yihin ma aysan eheyn hablo shaqeeyo rag iyo iyaga ay ufoofan iney guriga usoo shaqeesta

  • @AhmedDiini-ik8xg
    @AhmedDiini-ik8xg 7 місяців тому +27

    aniga ahaan fikirkeyga 100% dumarka baa ila saxan halmid aynu isweydiino maxan gabdha ischool ugu dirnaa oo jamacad ugu sii dirnaa iney naftooda anfacan iyo tan ehelkeeda marka hadey raggan leyihin gabdhaha yeey shaqeyn barito na waxey dhihi donaan yeey wax barn.
    xaaskeyga mustaqbalka wey shaqeysan dontaa support badan na wey iga heli dontaa inshallah.

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому

      Kaalay gabadhada waxad wax ubareesa ma inee kuu shaqeesaa rabtaa
      Nin xaaskiisa shaqeynesa waa dayuus gabadheeda waxan wax ubaraaya inee caruurteeda anfacdo ee ma aha inee ani iishaqeeso

    • @AhmedDiini-ik8xg
      @AhmedDiini-ik8xg 7 місяців тому +5

      @@papiobashka5401 gabdha waxey baraty hadeysan ku shaqeysan karin mxey thy waxbarashadaas

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому +1

      @@AhmedDiini-ik8xg awlaadeeda ku anfacee horaa looyiri gabar waxbaratey waa bulsho waxbaratey

    • @AhmedDiini-ik8xg
      @AhmedDiini-ik8xg 7 місяців тому

      @@papiobashka5401 ma ii sheegi kartaa awlaada qaab nucey ah bey ugu anfaacey

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 місяців тому

      @factsorbleach7 heat ka yuusan ku gaarin xaqiiqada ma dabooli kartid

  • @AbdinasiraliRooble
    @AbdinasiraliRooble 7 місяців тому +10

    Dumarka luxury life ee rabaan, adinkana basic Ayaa la wareegeysaan😂

    • @blossom8569
      @blossom8569 7 місяців тому

      Jah nin nool oo na fahmaya😂😂

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 7 місяців тому +10

    Dumarkeena ina guriga iyo ehelkooda daryeel so waxeey ka jecel sha hay ma jiro balse anaga Suuqyada rafaadkeeda u dirnay.

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 7 місяців тому +31

    Nimakaan shalayna waan daawaday hadalka xataa dumarka uma ogala kalsooni maqabaan maxaa qaldan war hadalka dadka siiya laba yahaw ciilan😢

    • @YaasmiinAhmet
      @YaasmiinAhmet 7 місяців тому +1

      Waa jahilin

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 7 місяців тому +3

      Just way ciilanyihiin wlhi waxaad mooda ineyna diinba aqoonin hadal naceyb kujiro unbeyy hayaan

    • @YaasmiinAhmet
      @YaasmiinAhmet 7 місяців тому

      @@HodoKayse beenta maha blse wllhi qalpi adeeg bey moodan iney iska dhigan wllhi nolosha ayeyba moodan raaxo uun

    • @fardusahmed4981
      @fardusahmed4981 7 місяців тому +2

      Waa laba malayacani labada nin 🤮🤮😉😉

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 місяців тому

      @@HodoKaysema ciilanee dumar naceyb ayaa culture ahaan noo caada ah. Raggu wax kaley ku qariyaan u fiirso

  • @atika5785
    @atika5785 7 місяців тому +10

    Dumarka diintaa cisaysay oo maamuustay
    Inanka yar ee bilaa shaqadu ku dhacdey yaa umada ka qabta😊

  • @user-jr5kz7lb8z
    @user-jr5kz7lb8z 7 місяців тому +15

    Hooyo waxed la hadlysan dad jahilnimo +caqli laan + aqoon laan meeshy ku nool yhin ba ma ogaa 30 minute bn dhagysty uma dulqadan Karo universal tv maxa qaldan dad aqoon leh Masha keena please
    And waryaha mee codkisi asada xaq u leh microphone ka

    • @eidleabdirashiidomar9499
      @eidleabdirashiidomar9499 7 місяців тому +3

      Xaqiiq dumarku si cilmiyaysan oo baratakool leh bay u hadleen Allah ha sharfo

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 7 місяців тому +36

    30 years ayaan guri leeyahay alx 14 kii sano ee ugu horeyay ninkeyga ayaa nagu filnaa ilmihii weynoo koreen qaar ayaa university bilaabay kuwii yar yaraa Islamic school noo aado waxaanu isla garanay inaan shaqeeyo si aan ninkeyga biilasha ula bixiyo waxaan kunool nahay western ka hada caruurtii weynookoreen alx nimankaan wey riyoonayaan waa shabaab 😂😂

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 7 місяців тому +2

      Raga africa jooga wa handicap.

    • @adnanmill1111
      @adnanmill1111 7 місяців тому

      Shanaab maxaa meesha keenay 😂

    • @adnanmill1111
      @adnanmill1111 7 місяців тому

      Raga ayaa ila saxsan

    • @user-ye8zm4fr2l
      @user-ye8zm4fr2l 7 місяців тому

      Fiid meer iyaad kolkii horeba ahayd waayo adoo islaan la qabo ah iyaad meesha comment garaynaysa

    • @noloshafudud4577
      @noloshafudud4577 7 місяців тому +2

      @@user-ye8zm4fr2l yacni sheekadiinu waa dumar neceyb iyo yasitaan maha wax kale orda iska cadeysta waana xanuun e iska soo dawee horta markaas qof dumar afka ku taag aan aragno

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 місяців тому +7

    WAXAAN XASUUSTAY MARKAAN YARAA AAN BANOONIGA CIYAARI KORAY 😂😂😂😂😂BALSE GABDHUHU SI CILMIYEYSAN BAY U DOODEEN♥️♥️♥️🤟

  • @khadarclaahicabdi2452
    @khadarclaahicabdi2452 7 місяців тому +12

    Hablahu way ilaalinayaan aadaabta dooda .waayo way dhagaysanayaan markooda

  • @xalaamahamad6658
    @xalaamahamad6658 7 місяців тому +2

    Maamo jawaahir, faadumo iyo deeqo aad baad ugu mahadsan tihiin kuwaani sida aad dhulka ugu jiideen 👏👏👏

  • @abdulrahmanhassan3170
    @abdulrahmanhassan3170 7 місяців тому +18

    Doodan dadkeedi looma qaban bulshadana waxba kama faaiidin majaajilo aye noqoty doodi😂😂

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 7 місяців тому +5

      Waa labadan nin waxa meesha qasey wax xikmadleh kuma hadlayaa naceyb unba haya 😅

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 7 місяців тому +6

    Jawahir inay is bahdisho oo qofkas xanunsan la doodo waaba khalad iyo gaf qofnimadeda dhawacaysa sababto ah qof hufan oo furan oo aqoon leh ayaa lala doodi kara

  • @FaadumoAbgr-fo8qg
    @FaadumoAbgr-fo8qg 7 місяців тому +5

    Mashalah wlhi reer koonfurku waynaga aqoon badan yihiin waan ka helay dumarkaas siday udoodayaan
    Haday s/land ahaan lahayd waa laysla qaylin lahaa
    Landerskow wax barta 😂

  • @Ruun809
    @Ruun809 7 місяців тому +3

    Absolutely mama jawahir , we are not cheap 👏🏼

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 7 місяців тому +9

    Anigu mashaqeeyo manajecli inaan ilmaha katago lakiin niyadaydu waxy ileedahy shaqay ninku waxa uushaqeeyo nagumafilna waxan kabaqaa in guriga nalaka saaro ama ilmaha dugsiga laga soo eryo badana dalac bilaasha baan kariyaa si aan bal dusiga u ururiyo baa nusdolar ama 1dolar kaar dansan ugushubaa marka hadii dawlad schoolada iyo korontada cafinaadka dadka kacaawisa lahelo ragu waxay bixiyaan way deeqilahayd qoyska

    • @aminanur3754
      @aminanur3754 7 місяців тому +1

      Abaayo adoo shaqeyn band wax heli kartaaa iastaqfaarka badso iyo saliga nabiga insha allah

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be 7 місяців тому +13

    Kulaha in lagu raaxaysta lo anuuray meday cibadadi ilhy subxanallh 😢

    • @abokormoh5087
      @abokormoh5087 7 місяців тому +2

      In illahay caabudaan iyo in la idinku raaxaystaa la idiin abuuray

    • @sunitabea-gd3ws
      @sunitabea-gd3ws 7 місяців тому +1

      @@abokormoh5087waxas waa waxa guriga hooyada kaso maaqashe anaga kama maqal in aa shaqsno oo waxa uu bahanhy ilhy mogey qof kale wadisan jahel bathy waxa so baro dinta ilhyna meel kagama qorna waxa dhade 😑

    • @dakeyaalihassan617
      @dakeyaalihassan617 7 місяців тому

      ​@@abokormoh5087 1st wa cibadu Allah then rahadu wa labada dhiinaac wll!! Somali umbay ka dhadhacsantaahay ninka umba rahaysta!!! Dumarky toy ma aha ee ixtiraama qofta hawenee for god sake!! Hishodaaaa

    • @udgooney
      @udgooney 7 місяців тому

      @@abokormoh5087 hadaan ogaaday sababtaa caruurta iyo gabdhaha yaryar aad u kufsataan ilaa alaab aad leedihiin baa moodeen diinta barta hawadoo loo hogaan samo naarta lagu mutaa oo sida isku dhaama

    • @maimunshariif2284
      @maimunshariif2284 7 місяців тому

      @@abokormoh5087 not problem qofkasta in tuu aqoontiisa iyo garadkiisa la egyahay buu ku hadlaaa

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 7 місяців тому +4

    Wale hooyo iyo gabarba waa lafdhbarka Umada Somaliyeet❤❤❤❤

    • @geelaa1000
      @geelaa1000 7 місяців тому

      Sidaa darteet ayey somali laf dhabarka kaga jaban tahay.

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 7 місяців тому +3

    Walee dumarbaa helay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasraAhmeth
    @NasraAhmeth 7 місяців тому +7

    War ragan wn fahanay waxay rabaan inay dumarkooda guriga fadhiisiyaan iyaguna banaanka kuso shukaansadaan 😂😂😂😂 ileen markay baxdo way so arkaysa ama way so maqlaysaye 😂😂😂😂

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 7 місяців тому +57

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    الدنيامتاع وخير متاعها المرءة الصالحة

    • @aniisohareed6958
      @aniisohareed6958 7 місяців тому +9

      Xadiithku ma sheegaayo in naloo abuuray (Raaxo)ee xaaska saalixadaa ayaa raaxada aduunka ugu kheir badan ayuu leeyahay scws. 39:12

    • @dikramohmed94
      @dikramohmed94 7 місяців тому +1

      Marka ma waxaad lee dahay dumarku waa caruusad maalinkasta la waso o lagu raaxeystoo

    • @Bravootv799
      @Bravootv799 7 місяців тому +4

      Diintaada baro aayada sidaad doonto ha u fasiranine midna ogsoonow mawadda wa raxma ayaa layskukeen abuuray midna midka kale cabiid Uma aha tan labaadna biniaadamka oo dhann hal waxbaa loo abuuray iney ilahay caabudaan doqonnimadaada meel la fadiiso

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 7 місяців тому +1

      @@Bravootv799 waaa sax lakin ani xadiith kuu shegay ra yi kama hadlin

    • @DeeqMohamed-yt3co
      @DeeqMohamed-yt3co 7 місяців тому

      Scw

  • @sahraonline
    @sahraonline 7 місяців тому +9

    Adduunka qof jaahila 0o haddana doodaaya. Alleylehe hablahaa reer muqdisho way iga farxiyeen keep up guys.

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 7 місяців тому +12

    war heedhaha maxaa rgii Somaliyeed kalsoonida kaqaaday nikan daaci lagusheegina gabadhii Soo dhibaateysey Hala raadiyo

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 7 місяців тому +9

    maasha allaah wale dumar ba helay

  • @maryanhirsi7723
    @maryanhirsi7723 7 місяців тому +5

    Horta Raggu waarageena lkn Raggayagu nooma roina noocuuyahay..
    Waligaa arki meysid nin Somaali ah oo xitaa taajira oo xaaskiisu ay wax haysato oo in uu siiyo xoolo iskadaaye hadii ay hesho wax yar uu ka qaato.
    Halka Ragga adduunka ku nool hadii uu wax helo naagtiisu wax uu helo buu barkeeda siinayaa oo haddu taayiro way la taajiraysaa.
    Ragoow naga xishooda😢

  • @himilo101
    @himilo101 7 місяців тому +21

    Salah nin mature ah ma ahan. Hadalada qaar uu leyahay kama fiir sanayo gabdhaha walaalaha ixtiraam.

  • @Hennagermany
    @Hennagermany 7 місяців тому +59

    Maxram means bodyguard 😂😂😂 faadumo isn't easy ❤❤❤

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 7 місяців тому +3

      maya saas maaha wll Masalooyinka Diinta Qosol ma Galaan

    • @abdirahmanhusein4747
      @abdirahmanhusein4747 7 місяців тому +2

      yes hhhhhhhhhh

    • @axmed1709
      @axmed1709 7 місяців тому

      😂😂😂

    • @nasruushnado6076
      @nasruushnado6076 7 місяців тому

      Bodyguard bay kawaday

    • @Hennagermany
      @Hennagermany 7 місяців тому

      @@nasruushnado6076 haa anba saasan ula jeeday wll qoraalka telka iga khalday

  • @maryuumahmaanoow
    @maryuumahmaanoow 7 місяців тому +3

    Horta anu meshaan keliya waxaan ku arkay gabdhu mindset ka diyaarsan iyo niman low mindset ah oo la isu balamiyey ee next time dad wada high mindset ah isu balamiya mahadsanidin

  • @halimohirsi3372
    @halimohirsi3372 7 місяців тому +19

    😮😮 NIN WALBA WAXUU NOQON KARAA NIN BUUXA MARKUU HASTO HOOYO GARAB TAAGAN

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Місяць тому

    I like these two brothers. They simply simplified these waayelo.

  • @xamdiodowa3578
    @xamdiodowa3578 7 місяців тому +11

    Waa kuwa qaraarsan sidaan U,arkay 😂

  • @zeytunismail7878
    @zeytunismail7878 7 місяців тому +2

    SubaxnaAllah kaan daaci maahan ee umadha halagapta

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 7 місяців тому +6

    Markii Hore Hctv Hadana Tvga Universal aa Sidan hadaad ku wadaan Idinkaa warbaahin tii ah Labadan Nin idinkaa Caan KA dhigaya oo buunbuuniyey ayaan qabaa ee Umada Fasahaad ha galinina 2dan Nin hala iska Dhex qabto baan Leeyahay.

  • @strawberry4554
    @strawberry4554 7 місяців тому +1

    Masha allah mama jawahir iyo gabdhaha waa dad hdalkooda miisansan wax bdb og oo aqoon u leh waxey sheegeeyaan iyo wayo aragnimo usii dheer❤ ❤allow caqligiina idin siyaadiyo

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 7 місяців тому +6

    Waxan umaleynaa mid inay balan balisay oo strees ku dhacay kan daciga lagu sheegayo

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 7 місяців тому +7

    Kuwan waxa ka daran wariyasha marti galinaya 😢

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y 7 місяців тому +4

    Alla waxan kayabay ragga somaliyed qiyaaliga ay kunoolyihin war dumarka somaliyeed dartood ayaad kubadbadeen ee wada dibjirin wada qayru masuliin ah baatihin dumarka iyago shaqay sanaya oo isbiliya ayey dhaqan layihin alla dumarka somaliyeed dulqaad badana

  • @ismanzakaria8217
    @ismanzakaria8217 7 місяців тому +3

    Gabadhani dhaxda kujirta oogon xoga bayledahay allaha barakeyo

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 7 місяців тому +7

    Kani wax uu ka hadlo ayuu laayhy malinba meel buu soo fadhiya😂😂😂😂

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 7 місяців тому +6

    Doodan universal tv 📺 wey ku fashilantay waayo dad isku mustafa aheyn ayay isku keeneen

  • @nimcuushabdi2310
    @nimcuushabdi2310 7 місяців тому +15

    Aad baan utageersanahay fikradaha hablaha❤

  • @lulmohamud2461
    @lulmohamud2461 Місяць тому

    Subxaana Allah. My girls is very expensive. Yaa Allah kuwaan oo kale egaabadbaadi

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 7 місяців тому +27

    Hadii dood la doodayo aqoon baa lagu doodaaaye wllayaal wax kabedela nidaamka doodaha mida kale saalax maaha qof hagaagsan ba ee bulshada kaqabta ninkan iyo kan cusubuu wato..

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 7 місяців тому +2

      😂😂😂😂apti wlhi anoo raga waan ka yaabahay

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali 7 місяців тому +1

      Fikirkisa ayuu kahadlaya Maqamkisa ayana xaga fadhiisiyay Adiga maad lagu wacdo hadii ad dhantid😂

    • @haboonwardo6645
      @haboonwardo6645 7 місяців тому

      @@Caruurtasomali
      Marka bulsho wax loo sheegayo iyo marka qof keliya wax loo sheegayo aadbay ukala duwantahay. Nidaamka doodani maaha mid cilmi kusalaysan fikir ahaan tayda.

    • @Haattuf
      @Haattuf 7 місяців тому

      Daaciga anagaa wadana runtaad ka gubanaysaa naagtu waa inay gurugeeda joogtaa oy caruurteeda haysataa period

    • @maxamedmaxamuudsabariye8597
      @maxamedmaxamuudsabariye8597 7 місяців тому +2

      AXLAAM NAMASTE 🙏 ♥️ ❤️ 💖

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 7 місяців тому +2

    NIMANKAN DIINTA IYO DUMERKA AYEEY KA SOO HORJEEDAAN. WAX BEEY WATEEN😢😢

  • @suhuurkosaardaahir4699
    @suhuurkosaardaahir4699 7 місяців тому +6

    Ninkan maxaa dodada horta loguyedhaa kolayba waxba lagama faa idee😂

  • @mohamedabdikadir7757
    @mohamedabdikadir7757 7 місяців тому

    Dumarka Doooda Wey iskuso Diyaariyeen Weyna ka Muuuqatta. Qodobadooda sida Caanaha Ayey u Cadyihiin. Halka Ragg isku Sheegan Aysan Halmar aysan soo Qaadan Daliil. Illaaahey Ha Karaameyo Dumarkeeena❤ Bahaladaan O Kalle Rabbi Ha Ka Badbaaadiyo.

  • @hiboismail3951
    @hiboismail3951 7 місяців тому +9

    Salah has insecurities issues
    He is very damaged man 😮😮

    • @fawazfowzi1478
      @fawazfowzi1478 7 місяців тому +2

      Nah he just obsessed with fame

    • @hiboismail3951
      @hiboismail3951 7 місяців тому +1

      @@fawazfowzi1478you are absolutely right he has unsettled issues with women

    • @HenryRawlings
      @HenryRawlings 7 місяців тому

      No he does not. He just does not allow his mindset to be changed by women

    • @HenryRawlings
      @HenryRawlings 7 місяців тому

      @factsorbleach7 so. I respect my mother but just because you give birth doesn’t mean you know everything

  • @honmouse7651
    @honmouse7651 7 місяців тому +5

    Haweenaydu waa inay dhaqaale ahaan isku filaato maaha inay ay waxba udabo fadhiisato ninkeeda walaalkeeda walaa aabaheeda waa inay iyadu iskaafin karto madaama oo ay booskii hooyadeed ayna kujiri oo ay waxbarsho laani jirin waan inay ay ka adagkaan karto nolosheeda iyo tan qoyskeedaba

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 7 місяців тому +7

    Dumarka iyo raga doodaya isku taytal ba ma aha

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s 7 місяців тому +2

    Qofka somaliga ah markuu doodaayo
    Afar shay lagama waayo intooda badan ee maxaa ugu wacan
    1- dulqaad la'aan uusan dad kale dhagaysanayn
    2- dowlado hormaray iyo dalkeena burburay isku bandhigidi aan macquul ahay
    3- Dagaal iyo dadka caqligooda oo lacaayo
    4- doodii.oo dhamaata iyadoon dadkii wax ka faaiidin

  • @user-uy6it4ut8r
    @user-uy6it4ut8r 7 місяців тому +12

    Mashallah bal dumarkaa siday u dodayaan arka qodob kasta o afkoda kaso baxaya waxa ku salaysan caqli cilmi iyo diin mashallah kuwa dhala e koriya raga garanaya qimaha dumarku leyiin wa dumarkan o kale, Alle haydin barakeyo dumarka sharafta iyo qimaha leh ayaan leyahay kan aan garanayn qimaha dumarka e leh wa cheap hoyadii ku dhashay iyo tii ku dhaxdayba iyaga ayaan daran o khasare taagan
    Takale e u leyahay dumarba ka mushahar hoseya raga hadan reer hargeisa nahay meel ay ku jirtaa ma jirto waxba haysku kayo qarinin adiga khaliyaa aminsan fikirkan anigu shakhsiyan waxan ka xumay inad wadankayga ku noshay ado fikirkaa aminsan dooda badan od ku jirtayna wan dhagaystay waxana ii cad inaad xanusanayso maskixiyan e Alle haku cafiyo

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 7 місяців тому

      Sowmaha walhi waxan kaxishooda iney noocan oo kle ay somaliland katirsan yihiin waa wax biladhaqan ah oo isku caynad ah xitaa ka jaahilka afka weyn ee ismoodey daaci mar walba dumarka ayuu aflagaado iyo ixtiraam darro ladaba taagan yahay weliba intaa kudar waa mid xaas leh alla nasiib darana ta ksn xanuusanaya guursatey

    • @zumihotchanozman3996
      @zumihotchanozman3996 7 місяців тому

      Really wllhi ragan waaqica dhabta e dalka ka jira ayey diidayan iyo xaqiiq doda dhabta

  • @haboooon55
    @haboooon55 7 місяців тому +1

    Doood dumarka halkeediii beey dhigeen lkn ragiii😮 cajiiib hablaheenu waaa qaaali mama jawaahir mama faduma iyo sami deka guuleysta ❤❤❤

  • @mohamedcrisaaq1166
    @mohamedcrisaaq1166 7 місяців тому +3

    Nimankaan noloshii bay kufashilmeen wlhi waa jaahiliin gabdhuhu waa mudanyihiin in la ilaaliyo duruufaha qoyska ayaa gabdhaha runtii wlhi rag ayaa gabdhaha dalacay😢

  • @bushrawaaberi289
    @bushrawaaberi289 7 місяців тому +2

    Doodan dumarka saxan si wanaagsan udhigey runti allah ka abaal mariyo hooyooyinken rabi janno abaalkooda haka yeelo Raggan se wax mandiqa ama waqica soomaliya kama hadleyan macal asaf.

  • @sameratime7149
    @sameratime7149 7 місяців тому +10

    Anigu wxn u arkaa ragan mesha la keeny in laso ciilay noloshii by qalad fhmy 😂

    • @Haattuf
      @Haattuf 7 місяців тому

      Alla jeclidaa waxaad ciisho show waxan arkaa inuu midi dibjir ahi qudb sireed kugu daloliyay. Dabeed halkan aad niic la joogto buti

    • @user-sm8uy8lx2z
      @user-sm8uy8lx2z 7 місяців тому

      ​@@Haattuf waa nuucaaga waxa laga hadlaayo cunsiro qudbo siro labada qof is qodbo sireestaa waa isku danbi lkn adi in gadaal taagato u egtahay

  • @saeeddualeh6576
    @saeeddualeh6576 7 місяців тому +2

    Who are this men are they from out of this world? Power to the girls

  • @hiboismail3951
    @hiboismail3951 7 місяців тому +6

    Ninmankani aad bay u edabdaranyihiin hooyo yin badan baa tamato iyo wax kasta ku soo korisey

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 7 місяців тому +1

    Ax ax wlhi dumarka reer muqdisho waa i shaafiyeen wallee ragi is waalaayey wax baa helay gabdhihi reer hargeyso ooy harawsanaayeen beu moodaan