war nimankan marqan maysan Arag anigu malin Ba waxan cunay sadex lugod anigo o an laba sano cunin ka Dibna Habenki la Garay Bn Damcay an Ado Gurigi waxan Galay God weyno suli Bn ku dhacay la Qodayey Hadi an qayliyana layma maqlayo Halki Bn Habenki ku Baryey subaxi Hore Hal sac Ba layga so saray wagasan qad jojiyey waxa iga so mara qisada Godka o an Habenki ku Baryey alle ima jabin lkn Gacmaha iyo lugaha i Diir may lkn wanba jojiyey qad waxan amin sanahay wa musibo weyn o dhalinta hysata aniga marqan kasa iga so maray
Qaadku waa maandooriye sida xashiishka iyo qamriga. War bal eega ninkan weyn ee rida/ariga libaax ama maroodi moodey. Qaadka/jaadka cuduro badan ayuu sabab u yahay. Maandooriyaha calaamadaha lagu garto waxaa kamid ah 1- cabsi ama baqdin (fear),2- shaki (suspicion) iyo 3- welwel (disturbance).
Kuwan wax may arag Nin lug la ayaa nala qayilay kadib marku kacay ayuu yidhi kabtii kle yaa arkay hbnki dhn ba la badhayey hda wiu adin ama lug go anyey
I just see people talk about just xamar and hargeysa that is funny I think the other place in Somali is good to live 😏 my opinion cuz I see that everyday 🤣
Daqiiqada 10.18 ninkaasi miyaanu ahyn kii video gii ku jiray carabi ku hadal I’m not carabi I’m not Somali ma waxagi baad bilowday hahah Ayan ka xasuusta Wuu burnaday hada 🤣🤣🤣🤣
Reer burco maxan uxiisay one love 🥰🥰🥰
Salaan Boqran from Reer Burco🙏🤣
war nimankan marqan maysan Arag anigu malin Ba waxan cunay sadex lugod anigo o an laba sano cunin ka Dibna Habenki la Garay Bn Damcay an Ado Gurigi waxan Galay God weyno suli Bn ku dhacay la Qodayey Hadi an qayliyana layma maqlayo Halki Bn Habenki ku Baryey subaxi Hore Hal sac Ba layga so saray wagasan qad jojiyey waxa iga so mara qisada Godka o an Habenki ku Baryey alle ima jabin lkn Gacmaha iyo lugaha i Diir may lkn wanba jojiyey qad waxan amin sanahay wa musibo weyn o dhalinta hysata aniga marqan kasa iga so maray
Walhi si niyada uqoslay 🤣
Kkkkkkkkk kal iyo laab baan qoslay wallahi. De was ALLE mahadii hadii sad joojisay murqaanka.
❤
Nin ayaa habeen intuu meel tuulo ah kusoo mirqaamay deedna is yidhi iska hurda tag ka dib reerkiisiiba wuu dhaafay oo reer u dhawaa ayuu habartii reerkaas oo uur 9bilood ah oo ninkeedii dibada hurdo ayuu lagga ugalay ka dib subixii ayay hurdadii la tagtay markaasuu ninkii reerku fahmay inuu xalay soo murqamay islantii ayuu yidhi quraacda ugeeya ka dib ayuu soo baraarugay kuwii yar yaraa ee xaafada oo kolba soo qooraansanaya oo qoslaya ayuu yidhi waaryee socda baastariinyahay xoolihiina doonta maxaa idinka qaldan saaka🤣
Markii dambe ayuu arkay guriguba inaanuu kuusii ahayn dee intuu maryihii xidhay oo aqalka isku gudbay ayuu cagta cagta saaray ugug🤣 nin xaafada lahaa ayaa uyeedhay isagoo sii oradaya markaasuu yidhi waar hebelow dee iska quraaco waar maya maya ayaa ka dhacday🤣🤣 ragu taasoo kale hadaanay qabsan jabba may arag
🤣🤣🤣🤣 Ma nooli
Qaadku waa daroogo! Waali aanu ilaahay kuu keenin maxaad u raadsan?
Keeep going pro
Keep going pro 👍 💪 👏
SakariYe JakarTa Horumar balaadhan🖤👋
Keep GoinG bro
Dadka reer burco waa dad aad iyo aad u wanaagsan,,
Burco 🔥🔥🔥
Sakariye jakarta nin adag keep going libax
Warka Cad ugu Kaalay Burco
Sakariye Bro hore u soco
qofaan qayilinba majoogo somaliland miya ilaahow nafuro
Qaadku waa maandooriye sida xashiishka iyo qamriga. War bal eega ninkan weyn ee rida/ariga libaax ama maroodi moodey. Qaadka/jaadka cuduro badan ayuu sabab u yahay.
Maandooriyaha calaamadaha lagu garto waxaa kamid ah 1- cabsi ama baqdin (fear),2- shaki (suspicion) iyo 3- welwel (disturbance).
Snm
Qaad
Waawalaalo
Qalbiqooqan
Qoodeaanwaxtarin
Qadawadigaale
Keep forwarding pro
Qaadku wa masiipo umada lagu imtaxamay Allow nga jooji
Amiin
war Rer Hargaysa Aad Uqayila Ee Soo Qabo Rer Hargaysa😂😂
Jakarta su aalaha diiniga islaamka baddi
So funny you guys never disappointed
Kulaaha libaax bac ku rita😀😀
Jikarta horay usoco lpx
Reer burco madaxa qosolka🤣🤣
Ilka casaa ku jira
Inuu qaad ku maandooriyey yahay waxay sheegayaan ayaa cadayn u ah la yaab ma leh in uu kufsigu batay .
Iyo sinaduba sinadii imika burco sida lay sheegay Lacag baa dumarka la siiyaa dabadeedna waa la wasaa
@@naasirfaarax903 gudaafad yahay gudaafada kale aanay jirin Waad U Hadal Eegtahay Kuwii Gidaarada Lagusoo Tuuray Eenay Cidna Dhalin Uskag Fooqal Uskag
Laba nin oo is caayaya Yaa arka 😆
Jakarta legend
Murqanku waxu macan yahay markad guuri ku qeylayso wlhi nafiis weyan aad mobile iyo internet haysato strees kuma galayo xata
Md qayzha zhpp
Kkkk waa wax yaableh marqaanka
hormar wacan
Ninka Somaliga ah ee meesha aad soo dhigtay haku dilo
Shegada Katabanka Wu Ka dhacay Ninku😅😅
Waa niyow katabanka maxaad ku ogtahy bilaa basaryow
Keep Going broT zakaire ❣you are soo funy
🤣🤣🤣🤣😅
Ax wallahi qaad ku ragi rajaal ka ahaa diinti iyo noloshi bu segiyey itoobiya wallahi way utashatay nimanka somalida
Waa naga qoslisaaa sxp markasta Horay usoco
😇😆🤣🤣😂❤❤❤
Wlhi Sakariye markaan ku arkaaban qoslaa😅
Balo ku cayaadhay marqaanku waa waali😂
Shhyd
4:17 😂😂😂😂😂😆😆😂😂
Sakaraiyaw zxp hayna ceebayn waxni waa wax laga xishoodo faana maaha waaxa baabi iyay qosaskeena
Maaha inaad sharafta gobolka iyo karaamaduu laha gobolku waxkle oo faniya zoo duup.
Hahahahah
Camerada iska bedel wallow aad iPhone iyo itel ba ku duupto
Waa murugo dhalinyrdan qayilya
Dadka dhan waa wada qayilaan bisika waan yabay wlh
Part two soo sameey
🙊🙊🙊😊😊😊
❤
Soo badi zhp
Ala beerka 🤣🤣🤣
Gabdha msn untid u saaran wxa ladhaha shayaadiinul xumaraa' gacan baan kuu taagay anna boqortooyadaan taageeraa real madrid
Path 2 nosamey zakaria
Xariifkan waxan ku xasuusta I'm Somali I'm not Arabic qofki maqlaa xasuustaaye
Marqaan ayuuu gabdh kuwasey warkle ahaa
Ypppp 2 minutes
#Katabaanbu sudhay maryihii😂😂😂
Ninkaa uu ka lumay ayaa ugu darnaa kkk
Ree burco Garaczanaa😂😂
Carur click u gaajootay!
Jakarta adaa qosol kasamaysanba
War waa naf pixi weyday mirqaanka dhac
Mehrad xaalaga wadaa
Waxaa laga wadaa maqaaxi ama dukan labadaabey u yaqaanaan 😅😂
Reer burco yaryarkoda xitaa qaad miyry cunaan
reer laasku qaawanaanta ayey ku qayilaan show
Raga qayilaa waa wax laga xaraa baysto sow
Bisinka Ree gargesa daman miyey wada qayilan xolohodi daman qaad lee qaba yaab
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗶𝗲𝘀𝗮 𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗲𝘇𝗵𝘂
Kuwan wax may arag
Nin lug la ayaa nala qayilay kadib marku kacay ayuu yidhi kabtii kle yaa arkay hbnki dhn ba la badhayey hda wiu adin ama lug go anyey
Kkkkkkkkk istaaqfurullaah.
222
Reer xamarkuna xashiishada wixi ka soo maray ha ka sheekayn ee indr mar Xamar tag ka soo duub please!!!
Maxaa maseerkan ma inaanu idin garab taagnaanad rabtay hahahha waar bal ilahay amarkiisa
Ree xamar xashiish ma cunaan inta qaadka cuntana wey yartahay
@@beautiful8698. Qaadka la idiin qaatay, lol, xashiiish iyo tanbuuk ayaa xitaa hablihiinu cabaan.
I just see people talk about just xamar and hargeysa that is funny I think the other place in Somali is good to live 😏 my opinion cuz I see that everyday 🤣
Ikn sakariye waxad tidhaahdaa mirqaan
Isaaqland wallahi wa dadka ugu marqanka jiicel somalia 🇸🇴😂🤣
Idinkuna Xagaa Khamriga Iyo Shiishadaaf Ku Dheeraysan😅
Qabiilka culimiyo caamaba waa leeyihiina ka laabo warkaas hoooy!! Allaha ku hanuuniyee
What is mean isaaqland?😑
Xabadka ugu dambeeyo. Markaas uu hadlqyo ayuuba saarnaa😁 maqayilo kulahaa😂🤣
War anigu yaabaye mir aanan mirqaamin ma arag wamxy 😂😂
waar way iska leeyen qaar ban qayilin wlhi
Hhhhhhhhh
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkkkk
😄😄😄😄😄😄😄
Wllhy intaan qoslay kulahaa waar miirooga iska daa waa lagu waashaaye Kulhaa waalidaan Doonayaaba" wuxuu iyidhi suuligaan galayaa Ka Dib Nin kii Oo qaawan igu soo Noqday" Alla marqaankaa markaan maqlo maxaan Qoslaa Balo kugu Dhacday 🤣🤣🤣🤣
hoogaa
Reer burco cadi maha kkk
Waxar habarqabta ayaa kuhabeysatay
😂😂😂😂😂😂
2
111
Kkkk
Mawduucani waxuu xayaysiinayaa qaadka iyo mauqaankiisa. Weydii dadka su,aalo wixii xun oo dhan ku lidi ah. Way caawinaysaa dadka e
Maha maha 🤣😂
Niyahow horata maxad ila googodana mirqankaygii waad reebte
Waxay sheekooyinkaasi tusayaan in qaadku drugs yahay
Hhhh
Daqiiqada 10.18 ninkaasi miyaanu ahyn kii video gii ku jiray carabi ku hadal I’m not carabi I’m not Somali ma waxagi baad bilowday hahah Ayan ka xasuusta Wuu burnaday hada 🤣🤣🤣🤣
Huray uzoco
Wan ku tageraaa sakariye ree burco dadkaygii
Laascaanood gobolkii raga
Gobolka raggu waa burco ee beenta jooji
Sheeko xumo
Adigu mid wacan inoo soo daa
😂😂😂