@@sahraismail2230waxas waa habhabla yaal..dowlada laf ku wasi....kuwna xita Darawishta Juoaland bay ka tirsanayen isu dhibay dowlada...kuwa kalana raxan raxan bay usoo goosanayan mesha maxa yaala....indhahaga ku fiirs
Ciidan wax ka qaadi waayay shabaab oo sadex diyaarad waxa ay qaadi karaan aan ognahay xanaan Dhulboob wax ka qaadi maayo ahmed ee wiilasha ha isku lay Kolay doqonimo iyo aqli xumo ama loo joojin maayo meel Somali ma geynayso
Ciidanka raaskayaanbooni ka degay haddii ay yihiin kuwo dagaal ugu socda magaalada kismaayo wax faa"iido ah ma soo kordhinayaan ogaada haddiise ay ahayn sida wax loo sheegayo oo ay yihiin kaliya ciidan FD ah oo xuduudaha ilaalinaya ama haddii kale waxay noqondoonaan ciidan shababka ay xaabo ka dhigdoonaan,
@@beryalex1798 qabyaladi ku qaaday kuma dhigto.qudhune hawiye cid oromo uga dhow ma jirto.odaygini weyna ba ku aasan magala oromo markas cid kala ku caysay oromo.aduu maxa tahay horta oromo somaliyoobday
Xassne wuxuu qorsheeyeye in dibloogunoqdo 91 waayo mooryaane buu ahaa Guryahii xamar ee laga qaxaye 91 waa ka dhamaadeene marka hada wuxuu qaxiyaye shacabkii iyo xabaalihii xisaabta diidaya marka waa in uu burburyaa dowladnimada
Axmad ban soo qabanaya wa riyo soo jeed ah xasanow khibrad dagaal iyo adkeysiba kuma gaartee ciidanka muqdisho ku ilaasho madaxweynihi somaliya loo dorto wuxu waqtigisa ku dhameysta dagaalka axmed madoobe
Ogaadeen wax ma yeeli kartid mujrim caqli xun ogaadeen ma waxaad U malaysay inaad Ku qabsan kartid labadaa boqol ee xamar Laga keenay inaad badhtamaha ogaadeen labo boqol oo wiil intaad keentay 300 km Ku qabsan kartid baad U malaysay ciida kugu dhaqaaqaysa waana godoon kuwaasi ISKA raaskabooniye ma Soo gaadhayaan buula xaaji
Xasan sheydaan beerka belo ku goysay. Beeshii hargeysa hoggaamiye beeleedka goonni u goosadka ah ku doortay wuu u hambalyeeyay , jubbaland oo doorasho xalaal ahi ka dhacdayna malayshiya beeleedkiisii ayuu u diray si ay u arbushaan shacabka soomaaliyeed ee halkaas doorashada ku qabsaday .
Waa bilowga xasuuqa wiilasha soomaaliyeed oo xasan uu ku khamaarayo waxaase uusan ogayn in meesha kenya haysato waana xaqiiq in ciidamada kenya ay dagaalka ku gacan siin doonaan axmed madoobe maadaama ay diidin in dawlada kismaayo ka dagto.
Maxay ahan lahayen Hassan munaafaq qabuure faagte wuxu xoreen wayey o utagi karin tuuladi u ku dhashay o gabdhihini walalihin ah ay khawarij ku hestan kuwan wa kuwo meedkoda laso fogeyey
Deegaanka ay joogaan ayaan aqaanna waxaadan aqoon raaskoimbooni koofur waa Kenya Bari waa badwaynta hindiya waqooyi waa axmed madoobe galbeed afduub bal ii sheeg meesha gurmad Iyo sahay U Soo marayso miyey kalluunaysan doonaan dadka deegaanku Kuma jalsoona oo waa axmed madoobe haddii dagaal dhaco xaggee aadayaan ma badda mise way usdhiibi markay runi run gaadho mise diyaarad baa Lagu celin xitaa xaggay ka Soo adeeganayaan ilayn raaskaambooni labo jiho ayaa adeeg uga. Yimaaddaan waa Kenya Iyo kismaanyo oo dhinaca badda ah
Kuwa aad leedahay waa gumaystaa iyagaad Magan U tahay markaad joogtid Kenya ta kale adiga Iyo kuwa Kenya Ku nool iyagaa Kaa xorriyad roon maanta sababta waxaa weeye madaxwaynihii somaaliya ajnabi ilaaliya halkuu Ku dhashay ma booqan Karo jemes swan ayaa U yeedhiya wuxuu damco markaa kee la gumaystaa hadda safaaraddii itoobiya eegta markuu musqusha gelayo
axmed madobe wa xanun dawladnimo somaliyeed naceeb jubaland hala dhafsho dfs guul 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴❤️😀😀
Irir 😂 abid darood kma guulysan
Xiidanka xooga somalia
Meelkasta oo wadanka ah ayay
Xaq uleeyihiin inay ka hawlgalaan
Maxaad wax cusub
UGA dhigaysaaa
Somalia oo hal hogaanleh .ayaanu rabnaa
Marabno hogaamiyayaal
Qabiil
❤❤❤❤.
Somalia
Xasan shaqo wacan
Somaliweyn oodhan waaye beentiisa ciidanka wax qabil mana lahan Guul dowlada Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
Hala so xira ahmed madoobe
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏻 🇸🇴 🪖 🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🪖🪖🫡🪖🫡🪖🫡🫡🪖🫡🪖🫡🪖🫡🪖🫡🪖🫡🫡🪖🫡🪖
Miiyad hiilmaamtay birjeex darawiishta daameeraley caaac
@@sahraismail2230waxas waa habhabla yaal..dowlada laf ku wasi....kuwna xita Darawishta Juoaland bay ka tirsanayen isu dhibay dowlada...kuwa kalana raxan raxan bay usoo goosanayan mesha maxa yaala....indhahaga ku fiirs
Inay islaayaaan iyo inkale kalama jecli
Guul-Somalia
Doqoni 10 il bay leedahay 9 sookeyah ayay ku eegta 1 shisheyaha.ciidanka waca uga bahane AS iyo itoopiyo siday donane ka yeelaya somalia
Ahmed Madoobe yaan xabsi lagu’Xirin sidii Qadaafi laamiga meedkiisa hala’dhigo aydu hacunaan meeskiisa waa Amxaar uraya Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 dabada ay ku haystaan oo cadowga u adeegaya walahi nacalad ilaahay haku rido isaga iyo intii Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 taageersan ilaahayna umadda Somali ee xalaasha ah haka qabto oo meelbaas rabbi haka’tuuro isaga iyo Alshabaabka Oromada ah ee Xalane laga maalgaliyo rabbi ayaan ka’baryaynaa ha burburiyo oo ha’halaago wixii Cadowga u adeega iyo Ajaanibta Somaliya joogta ilaahay gacanta geesiyada Somali wadkooda hakaga dhigo yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Waxaan Farayaa Dhalinta Mujaahidiinta inay qoryahooda ku’difaacaan qaranka oo Axmed Madoobe uunan maalmahan nolol ku hoyan Kismaayo oo xabadda daaqad walba lagaga soo ridaa oo jidwalba laga xidhaa waxuu wataba oo Kenyatigana laraaciyaaa waana iga talo dhalinta geesiyada ah ee Kismaayo jooga ama gaadhay rabbina kaashada InshaAllah guusha idinkaa leh asxaabtayda 💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼
Xasane xabaalihii waydii shacabkii xamar waydii uu qaxiyaye marka waxba kaqaadimayo Kismaayo Xamze marxuuna waa sasikrkaa
Ciidan wax ka qaadi waayay shabaab oo sadex diyaarad waxa ay qaadi karaan aan ognahay xanaan Dhulboob wax ka qaadi maayo ahmed ee wiilasha ha isku lay
Kolay doqonimo iyo aqli xumo ama loo joojin maayo meel Somali ma geynayso
Waqti yaan lagu lummin x+x ee hore haloo socdo tanni guul ka weyn . Difaaceduna waa diyaar
Ciidanka raaskayaanbooni ka degay haddii ay yihiin kuwo dagaal ugu socda magaalada kismaayo wax faa"iido ah ma soo kordhinayaan ogaada haddiise ay ahayn sida wax loo sheegayo oo ay yihiin kaliya ciidan FD ah oo xuduudaha ilaalinaya ama haddii kale waxay noqondoonaan ciidan shababka ay xaabo ka dhigdoonaan,
Xassan sheikh inuu wadanka dab ka shiduu rabaa lkn waa li isku baabi adeer 😊😊
ma-orom-somali-bartay-tahay?
@@beryalex1798 qabyaladi ku qaaday kuma dhigto.qudhune hawiye cid oromo uga dhow ma jirto.odaygini weyna ba ku aasan magala oromo markas cid kala ku caysay oromo.aduu maxa tahay horta oromo somaliyoobday
Haloo hogaansamo awaamirta dawladda wixii ka soohara waa ijiid aan kujiido iyo gacmodaalin kuwa hadalada xun qorayoow kadigtonada waxad ku hawlantihiin(hiranboy)
Xasan waa dagaal ooge intuu shabaab ladagaalami lahaa buu maamulgoboleedyada burburiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ORAMADI KUSHASHAYWASEE AMUS
Madoobe muu la dagaalo?
Meeqo sano uu meesha joogaa?
shabelley wariyahuuguu makanaaa warkagunaaa makanaaaaa
Wariyahan waxad modaa inuu qof udhaaranaya siduu gacmaha utagtagaya😂😂
Lama tababarin😂
Ubaqi maayo jubaland
Ee waxsan u baqayaa dhaliyarada diyaradaha lasoo saaray
Allaah ha ka qabto wexee dulmi wada
Sirtu dowladnimadu waa is fahaN siyasadeed iyo cadalaad
Dhalin yarada yaanan la isku laaynin wadahadal iyo isku tanaasul halagu xaliyo Rabi talo kufilan
Kii rayaa. Reerka. U haraya. Axmed ayaa ka talin jubalnad. Ama. Taliyahaan la soo qalday. Oo dhinaca. Dowlada ka socda
Hasan dhiiqo, Ahmed madoowe ayaa lo heli agoonsi jubalaand logama baahno
Col xasan ciraaqi. Tan waa yaa ku dhiman laheed
Ninkii dhoof ku yimid bey geerida dhibeysaa wixii kasoo baxo ayaan sugeynaa
Axmed madoobe dhagax buur buu kayimi 😂😂and you
Xassne wuxuu qorsheeyeye in dibloogunoqdo 91 waayo mooryaane buu ahaa Guryahii xamar ee laga qaxaye 91 waa ka dhamaadeene marka hada wuxuu qaxiyaye shacabkii iyo xabaalihii xisaabta diidaya marka waa in uu burburyaa dowladnimada
Shabelle tv qaswadayaal inaa tihiin wa idinla socnaa wa in talaabo la idin ka qadaa
Gurgurto ader anaga waxas ha nolaimanin ma waxad darood hada nahay inu dagal naga dhaheyo war hooy joog walahi waxbo ka faidi meysid walahi ban kudharte inadan waxba
Axmad ban soo qabanaya wa riyo soo jeed ah xasanow khibrad dagaal iyo adkeysiba kuma gaartee ciidanka muqdisho ku ilaasho madaxweynihi somaliya loo dorto wuxu waqtigisa ku dhameysta dagaalka axmed madoobe
Axmed hala soo qabto
Nin la soo kiraystay oo dabaqoodhi ah iyo ciddii soo kiraysatayba iyagaa jabi .
Buufiya Ogaadeen Cagdheer
Ogaadeen wax ma yeeli kartid mujrim caqli xun ogaadeen ma waxaad U malaysay inaad Ku qabsan kartid labadaa boqol ee xamar Laga keenay inaad badhtamaha ogaadeen labo boqol oo wiil intaad keentay 300 km Ku qabsan kartid baad U malaysay ciida kugu dhaqaaqaysa waana godoon kuwaasi ISKA raaskabooniye ma Soo gaadhayaan buula xaaji
Xasan sheydaan beerka belo ku goysay. Beeshii hargeysa hoggaamiye beeleedka goonni u goosadka ah ku doortay wuu u hambalyeeyay , jubbaland oo doorasho xalaal ahi ka dhacdayna malayshiya beeleedkiisii ayuu u diray si ay u arbushaan shacabka soomaaliyeed ee halkaas doorashada ku qabsaday .
Naya amuus
Xasan qabuure faagte wuxuu rabaa inuu sii dhamees tiro intii ka hartay ciidanka GORGOR.
NACALAA CAQLI GARGUURTE KU TAAL
Hawaye wuu ka qaldan yahay ogedeen Nin dorasho qabsanyo waa qalad wax lo doondonta
Halkaa ha gaarsiin sxb
Waa meeshuu ku dhibanlahaa ninka aad sheegayso
Waa bilowga xasuuqa wiilasha soomaaliyeed oo xasan uu ku khamaarayo waxaase uusan ogayn in meesha kenya haysato waana xaqiiq in ciidamada kenya ay dagaalka ku gacan siin doonaan axmed madoobe maadaama ay diidin in dawlada kismaayo ka dagto.
Ciidanka kenya hub intii ay heesatay maanta dowlada federalka waa haysataa hadii aad ogtahay iyo hadii kale. 😂😂😂😂helicopter lee isticmaali jirtay dowlada federalka waxay heesataa ku dhawaad dhowr iyo toban oo iskuugu jiro kuwa agabka iyo Ciidanka lagu qaado iyo kuwa dagaal 😂😂😂😂
Axmed madowe Oramadii ku dhashay wase somali ma tihid caga dheer
Kkkkkkkkk 😂😂 wey wareeren, wey soo dul mareen JILIB iyo BU'AALE. meesha cadowga joogo. ISLA MEEREYSTA. 😂😂.
Marxuumkii xaggee ku dambeeyay
Maxay ahan lahayen Hassan munaafaq qabuure faagte wuxu xoreen wayey o utagi karin tuuladi u ku dhashay o gabdhihini walalihin ah ay khawarij ku hestan kuwan wa kuwo meedkoda laso fogeyey
Xasan shiqow nin adag noqo
Jaajuusinta waalaga qaban dalka
waakuwii ku baabilahaayeen
Geesiyaal ciidanka jubbaland
Waa ciidan Hawiye oo is midamiyay laakiin Darood baa cuni doona
Waxa Taliya u ah Nin Ogaadeen ah
Ciidamada GorGor Qabiil Malaha
Hawiya hadday yihiin, waa nasiib darro
@@aliabdi8347
Hawiye ma Talyaani baa?
Adeer Taliyaha waa Nin Ogadeen ah
@@LST25 taliyaha ka amrayaa haduu hawiye yahay cidankuna ay u badanyihiin hawiye mesha waxa ku diriri dona hawiye iyo daarod
Somaliweyn oodhan waaye beentiisa ciidanka wax qabil mana lahan
Tuuuga halasoo xidhoo
Kuwan dib u noqon maayaan waa la cunayaa
Hal diyaarad, 2 diyaaradood
Dagaalku yuu udaranyahay soo wada ciidanka loogu talk galay cadawga
Kuwaasi waa godoon waxayna geli doonaan xadka kenya
Yaa ku shegay
Deegaanka ay joogaan ayaan aqaanna waxaadan aqoon raaskoimbooni koofur waa Kenya Bari waa badwaynta hindiya waqooyi waa axmed madoobe galbeed afduub bal ii sheeg meesha gurmad Iyo sahay U Soo marayso miyey kalluunaysan doonaan dadka deegaanku Kuma jalsoona oo waa axmed madoobe haddii dagaal dhaco xaggee aadayaan ma badda mise way usdhiibi markay runi run gaadho mise diyaarad baa Lagu celin xitaa xaggay ka Soo adeeganayaan ilayn raaskaambooni labo jiho ayaa adeeg uga. Yimaaddaan waa Kenya Iyo kismaanyo oo dhinaca badda ah
Somalida keynya gumey sato miya tahay adiga
Kuwa aad leedahay waa gumaystaa iyagaad Magan U tahay markaad joogtid Kenya ta kale adiga Iyo kuwa Kenya Ku nool iyagaa Kaa xorriyad roon maanta sababta waxaa weeye madaxwaynihii somaaliya ajnabi ilaaliya halkuu Ku dhashay ma booqan Karo jemes swan ayaa U yeedhiya wuxuu damco markaa kee la gumaystaa hadda safaaraddii itoobiya eegta markuu musqusha gelayo
Uf alqushassh
Xasan dhiigya cab halkuu aakhiro ka gelayaa wiilasha uu rabo in uu isku laayo
What about axmed 15years fadhiyo kismanyo uusan laheen 😮
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏻 AND 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hhhh waa jabhadii xasan DAMEER CAAAAAAC DAMEER CIYAYA TAHAY🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hal diyaaradood 😂😂😂
3 waaye sxb
😂😂waa ku badsanayaaaaan
Allow isku dir calmaaniyiinta o hortaagan shareecada islaamka
Ali deere shareca mahaye wax kale sheeg.
😂😂😂😂ciidamada xooga dalka meeshii larabo ayaa lageeyn karaa axmed madowe waa qabqable diidan dalkaan inuu qof iyo cod ka dhaco 😂
Qof iyo Cod aana Karaan kaxda iyo balcad iyo afgooye ana laga qaban Karin miya kismaayo laga qabanayaa😂😂😂😂 ila qosol iyo riyaad wadaa Haku fikirin qof iyo cod wll
@@qalbidaryeele xasan waa doqon maaaha mufakir😂
@@AyoubOmat-y5b Hassan sheikh baa mufakar ah soma aha😂😂😂😂😂
@@AyoubOmat-y5b ileen Hassan sheikh baa mufakar ah oo qof iyo Cod qaban raba😂😂😂😂😂
Xasane Dameerkii buu dib uwadidoonaa miisaankii uu saarijiraye caruurta iyo haweenka ayuu rabaah ee dowlad marabo in uu dowlade la asntii buurabaa ilaylen xabaslihii iyo shacabkii waa qaxiyaye beesadaase buu rabaa in aan lagulaxisaatamini
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪🏻 AND 🪖🪖🪖🪖🪖🪖💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🪖🇸🇴🪖🇸🇴🇸🇴🪖🇸🇴🪖🇸🇴🪖🇸🇴🪖🪖🇸🇴