FANAAN XUSEEN SHIRE OO KA JAWAABAY SU'AALO XASAASI AH, TALOW MUXUU KU JAWAABAY??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • BARI-SAMAADKII WAXAAN KA QARAABAN JIRNAY GABDHAHA MAKIINADA CAJIINKA LOO SOO DIRO, SHUKAANSIGII UGU FIICNAA BUU AHAA OO NASOO MARA, DAAWASHO WACAN.

КОМЕНТАРІ • 721

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 роки тому +92

    Abdi hafid salan sare abwaan/fanan xuseen shire allah idin dhowr From Balad weyne Bula burte wan dagneyn 2010 G.Hiraan 🙏❤️

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 роки тому +80

    Dhamaan asxaabta soo dhawaada, Daawasho wacan, wixii ra'yi ah nala wadaaga waa mahadsan tihiin.

    • @aliomar7843
      @aliomar7843 3 роки тому +3

      Masha Allah wariye cabdixafid waan kaga mahad celinaa barnamijka quruxda badan ee aad qabate xaqiiq su,aalo badan ee aan is waydinaaye oo aan u helin fursad ayaa ii waydiise fanaanka Rabi haku xafido waxaa ino tahay indho aan ku so hirano mas,uul

    • @aliomar7843
      @aliomar7843 3 роки тому +3

      Rabi ha siiyo cafimad taam ah fanaan joqle shire

    • @aliomar7843
      @aliomar7843 3 роки тому +3

      Waxaan aad kaga sugayaa dad fara badan oo ka mid yahay abwaan farax murtile iyo ilhan xarago waa dad aan aadi u xisenaayo tariqdoda in aan ka ogaado wax badan waana rajenayaa in aad so qaban donta saxib mahadsanid

    • @fadxitorres6148
      @fadxitorres6148 3 роки тому +3

      Wlhi waa barnaamij fiican runtii ee youtubarada caanka ah inoo soo qabo 🙏

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 роки тому +8

      Khalid Kamil Wa Abwaan Wana Heesa Heesihiisa Dadka jecelyihiin Fadlan noso Qabo Fadlan ❤️❤️Abdihafid Legend 🦁💙

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +29

    Jooqle Iyo inta kale oo xanuunsan Ilaahay ha cafiyo Somali oo dhan

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 3 роки тому +38

    ILAHOW ILAMO SHIRE CEYAR JECEL DHAMAAN TOOD XIFDI . Jooqle shire na cafimaad kiisa oo taam u soo celi Amin🙏XUSEEN SHIRE halyey baa tahay huuno horey u soco,noloshuu kuma ciisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

    • @abdullaahihashi5131
      @abdullaahihashi5131 3 роки тому +2

      Allaahuma Aamiin Wllo

    • @istarabdirahman3636
      @istarabdirahman3636 3 роки тому

      Amiin
      Mid macal waxaa jiraa xildhibaana ahaa
      Hda ma ogi inuu weli yahay
      Oo ayaga meel fariista yiri oo Abwaan isnacay ah mnshllah

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 роки тому

      Aamin

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 роки тому

      @@istarabdirahman3636 wali wa xildhiban wa cabdi shire

    • @halimoomar7529
      @halimoomar7529 3 роки тому

      Familkan runtii Waa,famil aad u qeema badan oo wadaniyiin ah.Allaha xafido Amiin

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 роки тому +7

    Maasha Allah Abdixaafid iyo Hussein shire Rag qiimo badan oo wadani yiin ah Allaha idin Xifdiyo 🤲👏💕 Waraysigaan wuu iga qosliyey wuuna isoo jiitay🙏

  • @jamaalqurbaha9242
    @jamaalqurbaha9242 3 роки тому +18

    Legend xusen shire ciyaar jecel wadani waan ku wataa 👏🇸🇴🇸🇴

  • @samaanbadan1163
    @samaanbadan1163 3 роки тому +6

    Abwaaaan fanan xussein shire hore u soco wadani baa tahaye walalkana Allaha caafiyo farmajo iyo xasan sheikh labo bey kala yihin Somali hadey indhaha laeeen wey argaan farmaajo wuxuu qabtay qof kasto oo somalia 🇸🇴 jecel wey u jeeedaaan farmajo markuu xilga ka dago bey argi donaaan wuxuu ahaa Somali intaaad la jogto wanagada ma fahmi karaaan lkn markaa ka tagto ama aad dhimato bey wanagada oganayaan marka farmajo Reer muqdisho hadaa nahay waan jecelnahay Reer qurba joog iyo dadka aan wadanka rabin oo qaxooti iney ku ahaadaan wadan shisheyo baa dowlaada diidan America 🇺🇸 iyo yurub iyo qaxootiyaha kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 Malaysia 🇲🇾 bey moodaan iney ayaga leeyihin markiii badeeena iyo dhulkeeena shisheeeyo kala qeeebsado baan hurdada ka so kaceeeena hada hurdadeena aan ku sii jirno ✋🤙🙏

  • @farhiaabdisaid3456
    @farhiaabdisaid3456 3 роки тому +6

    Waxaan u soo ducceeynaa jooqle Aniga hada ma varan 1980 Ayaan bartay joogle iyo Cabdi Shire ilaaaheey Cafimaaad ha siiyo lugahiisana kii ku istaago Alaah ka dhigo Amiiin

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 3 роки тому +12

    Wariyaha Ugu Saameynta Badan Shanta
    Soomaaliyeed Abdihafid Jama 🤞🙏🤞
    Horay Usocoo Hormarkaaga Hiigso 🙏🤞

  • @anshaxinasandhere4915
    @anshaxinasandhere4915 3 роки тому +13

    Maansha Alaah wadani xuseen shire bro wali waan ku tageraa Abwaan keyga

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 3 роки тому +8

    Nolosha xuseen shire ka sheekaynayo waa taan ku korey alxamdulilaah waana nolol qaaliya qurbe baan noobadaley ✋🏾🇺🇸

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 роки тому +1

      Kulamid baan ahay wll hadana waxan joogaa Europa

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 роки тому +28

    Asc wariyaheena Qaranka Somaliyeed cabdixaafid iyo fanaankeena xuseein shire ciyaar jecel ❤️✌️

  • @omarqaisofficial7821
    @omarqaisofficial7821 3 роки тому +5

    Ciid wanagsan inti Muslim ah like isaro subscribe

  • @zainabmohamud1975
    @zainabmohamud1975 3 роки тому +8

    Allaha caafiyo xanuunkana danbi dhaaf allaha uga dhigo Aaamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +14

    Abdihafid keep going legend 💪🙌

  • @fartundiri9634
    @fartundiri9634 3 роки тому +9

    Allah ha inoo caafiyo fanaanken jooqle aamiin

  • @farxanmohamed5546
    @farxanmohamed5546 3 роки тому +7

    Mahadsanid abdixafid
    Bernamij quruxbadan💕 waye
    Ilkacase qays

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 роки тому +13

    Waa waraysigii ugu xamaasada badanaa oon dhagaystay aniga ra,yigayga waad mahadsantahay cabdixafiid iyo Iyo ina shire ciyaar jecel aalaha idin xifdiyo

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 3 роки тому +10

    Abdihafid wan idiin salamaya inader Adiyo Abtigay Xusen Shiire guulasta 🙏❤👈

  • @xaliimoxuseen7754
    @xaliimoxuseen7754 3 роки тому +8

    Masha allah wariye an taageero aaabe somal sharaf leh

  • @cabdiraxaiimcismaancalial8878
    @cabdiraxaiimcismaancalial8878 3 роки тому +6

    Walhi sax waye badiyo aniga ayaan jooga gaar ahaan Buulaburte iyo jalalaqsi iyo buurweeyn ayaan jooga dhamaan waan idiin salaamay sxbkey xuseen shire iyo cabdihafid maxamuud jama

  • @nimcodahir5317
    @nimcodahir5317 3 роки тому +9

    Mansha alah eebe haku xafido awoow xuseen shire

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 роки тому

      +252634399126
      Number kan igala soo xidhiidh ama instagram ka , wll adoo mahadsan.

    • @nimcodahir5317
      @nimcodahir5317 3 роки тому

      @@sangemohammed2057 sababtan kulaso xidhidhaya maxay tahay

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 роки тому

      @@nimcodahir5317 qaraabaa nahay

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому +17

    Maasha Allah inuu Atoore yahay Xuseen Shire Jaamac Anigaa ka marqaati ah, Abti horey u soco waligaana gadaal ha marin

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 роки тому +6

    Mansh allaah wllkeen xuseen shire allaah haku xafido waxatahay xaqiiqdii hagamaa somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ wllky horay usoco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @ibraahimcabdirashid9387
    @ibraahimcabdirashid9387 3 роки тому +6

    Abwan Husen shire qof àn tagero u ahy waye allah haku dhawro sxp.

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 3 роки тому +16

    m.a marexan dhan waa wadaniyal waryahan su aal walbo oo uu waydiiyay waa looga jawaabay🇸🇴❤

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 роки тому +9

    #Dadka #Badiyo Somaray Shekadotha Lagama Daalo Karti ayaa Laga Qadaaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💪💪Waligaa Hooyadaa mise Abahaa Inaad Hoos fadisatay Miyiga iga Sheekey maku tiri ??? Haa mise Maya

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 3 роки тому +14

    Masha Allaah wariyahena ILAHEEY hakuxafido

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 роки тому +1

      waar kan qabyaalad ayaa madaxmartay waayo 4 sano oo xasan sheekh iyo 4 sano oo shariif madaxwaynayaal ay ahaayeen wuu qaylin jirAY Laakiin 4 sano oo farmaajo uu wadanka uu qaribayey afkiisuu xidhay qabyaalad awgeed kkkk

  • @maxamudmaxamed6577
    @maxamudmaxamed6577 3 роки тому +5

    Xawo kiin soo qawo sirbadan ayey heysaa soo casuun maadaama ay isku koox ahaayeen lol yaa igu raacsan like

  • @md7figs
    @md7figs 3 роки тому +8

    Soomaali asal ah walee abdihafid wuu diiday in looguyeedho Ethiopia soomaali galbeed ileen dhulku waa dhul soomaliyeed

  • @saaficabdi9536
    @saaficabdi9536 3 роки тому +11

    Waxa aan ka codsanayaa legend c/xaafid inad ino kento al fanan guuled simba

  • @bossabaadir1928
    @bossabaadir1928 3 роки тому +5

    Hussein shire jaamac lipaax Umada Somaliyeed qalbiyadooda kuween xili adagna Umada Somaliyeed soo garab istaagay one ❤️

  • @tiptopofficial6999
    @tiptopofficial6999 3 роки тому +8

    Labo qof oo aad agteyda ugu weyn weriye abbdi xafid iyo fanaankeyga Xuseen shire hore u socda waana idiin salaamey.

  • @MohaMoha-vm7nt
    @MohaMoha-vm7nt 3 роки тому +4

    Abdihafid iyo xuseen shire waad salaaman tihiin

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 роки тому +8

    Sax sxb... Waa SOOMAALI. GALBEED, 🇸🇴❤️🇸🇴ma aha ETHOPIA

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 роки тому +4

    Reer shire cayaar jecel waa wadani muqdisho waan xasuustaa ayagoo ciidanka dhiirigelinaayay live Ayaan udaawanaayay guulaysta

  • @AK-vb5of
    @AK-vb5of 3 роки тому +8

    Next hdee macaquul thy guuled simba abdihafid 🙏

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 3 роки тому +9

    MACHA ALLAH. A\HAAFIS HIRAY U SOCO WAA ANI CAAWIYE OO KAA SOO SALAMAYA (AWDAL.BORAMA)

  • @fadumamuse9221
    @fadumamuse9221 3 роки тому +4

    Thnka you xusen shire iyo cabdi xafida madam ada bul burte no amanten

  • @hassansomali6337
    @hassansomali6337 3 роки тому +4

    Salaam sare abwan aad baad u mahadsantah .keep the good work somali dhaba ayaad tahay thank you for the community service 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamdahusseinshire6887
    @hamdahusseinshire6887 3 роки тому +11

    Salaan gobeed ninkii Aabahy la magaca ahaa😂😂😂😂

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 3 роки тому +5

    masha allah baadiye waa meel fiican wanaag oo dhan baa kayimi hidaha iyo dhaqanka xigmada hal abuurka

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 3 роки тому +2

      @@alisaladahmed424 sax walalo dadka qaar miyiga waxay modan cay lakiin mahasas

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 3 роки тому +8

    Mareexaan are very intelligent people mashallah.👍

  • @ciltireboy3177
    @ciltireboy3177 3 роки тому +4

    Reer hiiran wan idin jecelnahy wllhi qasatan reer b/weyn we love uh

  • @xamareyomsalex2037
    @xamareyomsalex2037 3 роки тому +2

    ilaahay ha ku xafido wadani baad tahay hore u soco guul iyo gobanimo soomaaliya hanoolaato xuseen shere

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 3 роки тому +4

    Alle ha cafiyo fananka somaliyed

  • @maxamedahmedcabdullahi4745
    @maxamedahmedcabdullahi4745 3 роки тому +4

    Masha allah abwan fanan xusen shira ana tagero u ah

  • @abdirahmanmahad9840
    @abdirahmanmahad9840 3 роки тому +4

    AL.FANAN HUSEN SHIRE 🥰💥

  • @faizahussein3096
    @faizahussein3096 3 роки тому +8

    Next gulled simba soo qabo plz ❤️🙏

    • @caraabefoofoobey3938
      @caraabefoofoobey3938 3 роки тому

      warkaaku waa xag jir nimo
      hadALKAAKINA
      WAXAA KAMID AH
      FARMAAJO XALIIN
      YAHIISUU KUDAGEY
      X SHIIKH BARYO
      MIYUU KUDAGEY

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 3 роки тому +2

    Allah ha xifdiyo dhmn reer shire ciyaar jecel

    • @maxamedfilacaduur7043
      @maxamedfilacaduur7043 3 роки тому

      WAA HADAY DACAD FANKA U AHAYEN WASAX WAXADSE OGATAA SIDA LO TUHMAY SUMCADNA IYAGA AYAA ISAGA CIYARAY TANKALESE WAXAD OGATAA DAMERKII FARDO LADAQO FARAS AYUU ISMOODAA

  • @raaqiyamohamed5448
    @raaqiyamohamed5448 3 роки тому +1

    Maashaa allah halyey soomaaliyeed baad na horkeentey Wariye Abdihafid Mahadsanid

    • @faizaabdikadir7330
      @faizaabdikadir7330 3 роки тому

      kan hablaha asgoo caynaya codkiisa lahayo miyaad u tilmaantayhaleyey ang agteena doqon dumarka u gefo ayuu ka yahay uf

  • @cashomahamed6445
    @cashomahamed6445 3 роки тому +3

    Asc mansha allah fans ka ad ayan hestisa danaha maraysn iyo rer galbedaka edka ad I cajabisay guul fanaka insha allah mamo

  • @aashamohamed8346
    @aashamohamed8346 3 роки тому +5

    Masha Allah magaladeydi baledweyna ❤ rer hiiran is muujiya

  • @mohamudmoallim1561
    @mohamudmoallim1561 3 роки тому +5

    ilaah ha caafiyo iyo intaa xanuunsan dhamaan somali

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 роки тому +3

    Joqle Allaha caafiyo inshaa allah

  • @emranmeigag2860
    @emranmeigag2860 3 роки тому +2

    Abdihafiid we love U

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 3 роки тому +5

    next dalmar yare so qabo abdulxafidow
    legend sheeko badan waaye 👏

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 3 роки тому +5

    C/xaafid wllhay waa nin nool
    Gobolka Ugaadeeniya uma uu ogola in ladhaho Eithopia
    Soomaali galbeed buu lasoo booday, nin raggeed dhiiga idhaqaaqay illahow adaa Soonali naga dhigay 😰😰

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 роки тому +1

      somalida Eithopia Iyo Ogadenia
      Wa Qalad 2daas magacan waxa bixiyay Gumaysi iyo Dadka Qabyaladu madax martay
      Somali-galbeed waaye
      Magaca sax daa

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 3 роки тому +9

    Ilaahay ha uu Caafiyo Jooqle 😥😥😥😥

  • @nawaalinamcln1117
    @nawaalinamcln1117 3 роки тому +12

    masha allah inti aqli leh wey fahmeesaa kooxda kheyla dhaan in aysan meel gaara u xaglineyn mida kale reer shire ciyaar jcl maaha in lagu qabsado maxaad u heesi weyseen waayo garabkoodi ugu weynaa ayaa ka xanuun sanayo meeshi looga damqan lahaa ee la garab istaagi lahaa maaha in la eedeeyo Allah inoo caafiyo fanaankeena jooqle hana loo duceeyo.

    • @hanimahi6389
      @hanimahi6389 3 роки тому +2

      Msha allah aaqilad

    • @fadumofaarax6371
      @fadumofaarax6371 3 роки тому

      Masha alh nin culus xusen iyo ilma shire ale haydin xiftiyo wadani dhaba hacishon abid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 3 роки тому +4

    Legend ba kente Abdihafidow👍

  • @omarabdulle6044
    @omarabdulle6044 3 роки тому +3

    Keep it up the good work legend 👏🏼👏🏼👏🏼

  • @raaxoshaacir6515
    @raaxoshaacir6515 3 роки тому +3

    Ilaahay ha caafiyo jooqle in tuu bukayna dambi dhaaf Rabbi ha uga dhigo aamiin

  • @habiboaliali8842
    @habiboaliali8842 3 роки тому +2

    mashallah miga waa meel quruxbadan alxamdulilah wiliba miga dhulka somaliya cadi mahiin ♥️🇸🇴♥️

  • @nalkainahajjimohamed1944
    @nalkainahajjimohamed1944 3 роки тому +1

    Abdihafid io al fanan xusen shire Salan sare

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 3 роки тому +13

    Dadka Xanuunsan Ee Xussein Shire Mareexanimo Ku cunayo ilaahay ha caafiyo uf

    • @mohamedjr2341
      @mohamedjr2341 3 роки тому +1

      UF IYO AQASBA ADIGA AYAA AH SHALAY SHEGATU AHAA. MANTA A ILKO YAR. ADIGA ALLAHA KU CAFIYO

  • @Qaalisaalonchannel
    @Qaalisaalonchannel 3 роки тому +2

    Masha Allaah waadku mahadsantihiin sida aad bula barde ubarteen inta aan aqoon

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 роки тому +1

    Allaha Caafiyo Juuqle, walaalaha Somaali weyn u mara Walaalkiin Juuqle Fataxada si Alle u Caaafiyo.

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 3 роки тому +1

    Xuseen shire waddani weeye taageere khaas ah baan u ahay❤️

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 3 роки тому +2

    Wlee waraysi xiso badan weyaan
    Sxp c xafiid keep going

  • @amranali1259
    @amranali1259 3 роки тому

    Guul ayaan kuu rajnayaa Xusen shire

  • @waabarimania2216
    @waabarimania2216 3 роки тому +6

    Waad mhd snthy abdi haafid

  • @naajiahmed9658
    @naajiahmed9658 3 роки тому +7

    Abdihafid hormar wcn ApTih mcn Keep Going 💘💘👑👑💯💯

  • @kiineeykiin7357
    @kiineeykiin7357 3 роки тому +7

    Wa waraysigii ugu kulula abid alla maxaa nasab tahay codkada wa deqsisay Waxii damiir leh waxi cudur marexaan qabana udhinta keep going abwaane🇸🇴♥️🇸🇴

  • @elossmania
    @elossmania 3 роки тому +5

    Xoog Baan idiin SaLLamayaa SomaaLinimadu Ha inaku waynaato

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 3 роки тому +1

    Rer galaaadi love dagmadedi

  • @khadroabdulahihassan7809
    @khadroabdulahihassan7809 3 роки тому +2

    Masha allah abdihid aniga waxan ku dhashay buloburte kaarahaan Xafada indhadheel Mhadsanid in bdn Aniga waan jeclahay buloburte

    • @saidoahmed1238
      @saidoahmed1238 3 роки тому

      Mashaalaah hadal reer galguduud oo kale ayaad ku hadlee

  • @farahmacalin5950
    @farahmacalin5950 3 роки тому +8

    Alla been badana warya ciyar jecel nin ku yaqan ba ku dhageysanaya ee xisho meel labo malmod lo socdo ayad 6/sac ku tagtay adigo 7/jir ah tas waxan ka leyahay anigo6/jira oo geela la joogo aya hal iga dhuntay dabaded qoorta waxa ii suran xarig an xolaha ku dabro aya dhinaceyga bidix iga so galay bahal libax ah mana heysto hub an isku difaco libaxi marku iso aday ban dhabarka ka fulay xarigi an heystay ban afka u galiyay ka dibna libaxi liijanka afka ugu jiro ayan ku radsaday hashii iga dhuntay aniga iyo ciyar jecel ya caqli badan oo geesi ah runtana sheegaya

    • @israa.040
      @israa.040 3 роки тому

      😂😂😂😂😂

  • @sacdiamohamod9358
    @sacdiamohamod9358 3 роки тому +3

    Buula barde my home😍❤️

  • @shaahidabdull4071
    @shaahidabdull4071 3 роки тому +3

    Abdihafid nolaw Legend

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 7 місяців тому

    Legend xuseen shire 👏👏👏❤️❤️❤️❤️😍❤️🙌🙌

  • @saynabhassan9664
    @saynabhassan9664 3 роки тому

    Masha allah Husseen shire waa wadani cadawga allaha ka qabta

  • @cashomahamed6445
    @cashomahamed6445 3 роки тому

    Farmajo guul fanaka guul

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 3 роки тому

    Ilaahaye cafimad siiyo jooqale aamiin yaarabe

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali5155 3 роки тому +3

    Ilahay ha cafiyo wa nin wadani ah wana ninka kaliya e eg koxdu ku tirsaned cafimada tam ah alah siyo

  • @misripak3344
    @misripak3344 3 роки тому +1

    Maasha.. Allaah... Weriye.. Culus.. Fanaan.. Culus

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 3 роки тому +2

    Abdihafidow wll dar alle ayan ku jeclahay wllhi waxana kugu jeclahay hankaga sare ee somalinadu ka dhabta tahay hoos halka ha uga dagin waxad noo tahay tusaale fiican haddan nahay dhalinta hadda ka caysa hankagu saa ha u sareeyo markasta
    Wariye abdihafid 😍

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 3 роки тому +1

    Abdihafid Su aal fiican ayaad waydiisey xusein shire balse Qabyaalad Cad waaye mr hassan sheik maxamuud waa. Cayjireen. Farmaajo dheeman no heeso. Waa. Lais bartey

  • @faqidamohammed7753
    @faqidamohammed7753 3 роки тому +1

    Masha Allah keep going Abdihafid👍

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 3 роки тому +1

    ❤❤❤❤we love husen shire

  • @abdisom1545
    @abdisom1545 3 роки тому +1

    Baladweeyn Gang❤️

  • @halimaaden759
    @halimaaden759 3 роки тому

    Ciyaar jecel viva, wadani qaran Maash alaah

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 роки тому +1

    Fanaanka Weyn ee Jooqle, Allaha Caafiyo.

  • @xanaancumar5436
    @xanaancumar5436 3 роки тому

    Jooqle shire Alle cafimaad taam Alle ha siiyo

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 3 роки тому +17

    Xusen wan waa la idin bartay bilaash u dam dam leedahaay heestaan ayaa isku ski qeexdeen ee ka soco

    • @abdullaahihashi5131
      @abdullaahihashi5131 3 роки тому +1

      Wuxuu isku qeexay in u yahay wadani Dhul kiisa iyo Dadkiisa u Dan Qanayo yahay kana xun inta u sheegay Ee Adigu waxaad ku qanacsan Tahay miyaa kuwa u tilmaamay ileen inta gubaneysa oo iska dhax aragto wuu sheegay
      (Kuwaa Duminayaa Dagalkii u dhashay Damiirkii ka guuray dubay iyo dooxa Dinaarka ka qaata )”
      Xaqiiqdii kuwaan Ayuu Wadankii Ka Dagi la yahay umada Allaah swt haka Qabto Allaahuma Aamiin

    • @QASAAID
      @QASAAID 3 роки тому +3

      Ninkaan WA qabiliste waqtigi Hassan Shikh Shikh sharif qaraxa heeso u qadi jire Lkn nin kureer ah Marko imade soobe kama hesin 😡

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 роки тому +1

    Mashallah Xuseen Shire sax waxgarad Daacad ah oo run sheeg eh Somaalida hada jirta waa ku yaryihiin Dadkan oo kalle.

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 3 роки тому +2

    Legend ❤️ huseen Shire Jaamac

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 3 роки тому

    Reer Balad weyne Viva waa meesha aan ku dhashay kuna barbaray

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 роки тому +1

    Waaw xussen alle haa ku barakayo

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 роки тому

    Xuseen waa qabyaaladi oo qof ah