WAREYSI #1- XUSEEN MACALIN- FARMAAJO WAA SHAQSI NOOCEE AH ? -

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Xuseen Macalin Maxamuud waa lataliyihii hore ee ammniga MW Farmaajo, waa agaasimaha hay'adda Hiraal ee daraasaadka Ammniga ee saldhigeedu yahay caasimadda Muqdisho.

КОМЕНТАРІ • 348

  • @mcisomalia3469
    @mcisomalia3469 2 роки тому +7

    Qofkii ugu fcna uguna kheyrka badna uguna aqonta fcna uguna naxarista badna uguna udgoona rabi intu aburay Wa Nebi Mohammed SCW❤️😭

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 3 роки тому +14

    Ayaanle keep going bro shaqadada wan la dhacnay hadi aan nahay somali wayn

    • @daryeelran8007
      @daryeelran8007 3 роки тому

      Hanoolato maahee waa hurgumo somaliyeed

    • @ayub_king2885
      @ayub_king2885 3 роки тому

      Hanoolaato maahane waa hooga soomaali ee la sovdags Ayaanle waa jaajuusiinta Ay soo direkt cadawga isagoo xiriir la leh dhamaan cadawga soomaaliyeed TPLF Imaaraad iyo Israail marka haka sirmina ninkaan camanka weyn waa cadawga dalka ku soo duulay

    • @ramla.abdi.5451
      @ramla.abdi.5451 2 роки тому

      Ayanle Allaha ku xafido

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 3 роки тому +10

    Xuseen macalin, madaxweyne halaga dhigo, Waa nin dagan aqoon fogna u leh amniga

    • @daryeelran8007
      @daryeelran8007 3 роки тому

      Majaajuuska??
      Necbidaa dalkiyo dadkeena

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 роки тому +8

    Ninkaan hadalkiisa xaqiiq weeye waana xog ogaal

  • @amiram132
    @amiram132 3 роки тому +13

    Alxamdulillah farmajo, CBB iyo masakintii la qalday waka guleysanay.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому +1

      Amiir Ahmed mohamed
      Naftaada ayaad ka guulaysatay

  • @cabdiwaligaas1353
    @cabdiwaligaas1353 3 роки тому +13

    Xuseen macalin waa nin wax badan oo xaqiiqo ah og, wuxu bixiyey wareysi aad u xiiso badan runtii.

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 3 роки тому +9

    Xuseen waan kaaga mahadcelinaynaa inaad nala wadaagto warbixintaada. Waxaan kaa codsanaynaa inaad buug noo qortid ku saabsan Madaxweyne Farmaajo iyo wakhtigiinii. Sidii John Boulton's book.

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +8

    Walee inta uushaegay somali maxamed way wada aragtay Xusen Macalin waxaba iigu yaabka badan markuu dhahaaye inteena aan wax ku heshiino barlamanka neh wax kale aan usheegno inaa fajacnaa wa argagaxnaa ma kaasaa madaxweyne inoo ahaaa😭😭😭😭😭😭

    • @fnw8688
      @fnw8688 3 роки тому

      Jajus Farmajo iyo Fahad itopiyan fahad yasin wa laba jajus oo is qarin ma hadalan lkn dadka laa so shaqey aya garan karo waxey yahiin

  • @aidarusmohamed877
    @aidarusmohamed877 3 роки тому +4

    Ayaanle Waa Afaaro Qabiiliste Wayn dadkuu Waraystana Wax Prove Ah Ma Haayaan Malahooda iyo waxey iska yiraahdeen mooyaane

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +7

    Wareysi qiimo badan sxb MASHAA allaah

  • @abdimohamed6319
    @abdimohamed6319 3 роки тому +2

    ORAAHDII AHEED FARMAAJO WAXAA KA RUN AH MAGACAA
    OO KUJAWAABO M CABDULLAHI FARMAAJO.
    INTA KALE WAA ISMAAHIYAA
    WAXAA KUUGU FILAN SUAASHII SOOL IYO SANAAG DADKOODA WIIDIIYEEN
    JAWAABTA UU BIXIYAY OO AHEED JAWAAB UMA HAYO

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 роки тому +8

    Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, hal qabsi miyay noqatay? Ujeedku waa sharci daruu ku joogaa. Haddayna ahayn, miyaa la sheego, qaab sharciyeedka u ku joogo, Villa Somalia? Ta kale, ninkani ma mac'had cilmi baaris ayuu matalayaa mise waa mucaarid qiiqa isu qarinaya?

    • @safiesalah9062
      @safiesalah9062 3 роки тому

      Kkkkkkkkk

    • @alimire2
      @alimire2 3 роки тому

      Waa tuug raba in uu isku qariyo Ciryaamo qabiileysan ,😂😂🤗🤗

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 роки тому +10

    MaashaAllah walaahi waa laga soo shaqeyey wadanka , hadii hada la fiiriyo farmaajo ayaa dibdhac ka dhigey wadanka. Alahayow naga badbaadi farmaajo oo wadanka inuu xoog ku qabsado waana tan hada taagan uu farmaajo bur bur ku socdo wadanka.

  • @barrebinmeheri242
    @barrebinmeheri242 3 роки тому +7

    HADII SHAQO LAYGA ERYO WAA CAYTAMAYAA
    UNBAAD USOO FARIISATAY HALKAN

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

      miyu u caaytamyaa mis e run buu sheegyaa taariikhda waa lama huran dhageyso waxii dhacey

    • @barrebinmeheri242
      @barrebinmeheri242 3 роки тому

      Alxmdulilah ilaahay caqliga isiiyay

  • @mohamedomarali1164
    @mohamedomarali1164 3 роки тому +6

    Warkaan waaxaa lagaa rabay marka aad shaqadda ku jirtay hadda waa dantaada ayaad ka waasay .
    Before yes ✅
    After no..❌

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 роки тому

      He can only write book about it! He couldn’t have open his mouth or it would have never ended. And his title could lead you to some enlightenments

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +9

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰❤❤❤🥰🥰

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 3 роки тому +3

    Somalia 🇸🇴 waxaa laga dilay ciidamadii ama dadkii runta ogaaa Ethiopia in wax saaxiib Nimo ah naga dhaxey, qalbi dhax ragii la mid ka ahaa waaba la dhilay waxaa ugu danbeey General lagu dilay Muqdisho. In la isla xisaab tamo waa fiicnaaan la ahayd

  • @sacdiyahassan6498
    @sacdiyahassan6498 3 роки тому +3

    Illaahay somaliya ha ka badbaadiyo m farmaajo iyo shabaab iyo wixi shar wado aamiin

  • @axmadxassan3239
    @axmadxassan3239 3 роки тому +10

    Ma jecli inaan comment oo cid lagu taageeraayo ama looga soo horjeedo inaan qoro lkn Ayaanle barnamijyo badan ayaan ka fiirsaday waxaana ka marqaati ahay oo Allaah ila og yahay inuu yahay nin aan daacad ka aheyn xagga mucaaeadnimadana u janjeera
    taasna waxay ku tahay CEEB.
    AYAANLE DON'T TRY TO INSULT OUR INTELECT.

    • @fiindarajiin8058
      @fiindarajiin8058 3 роки тому +2

      Wardh, Ayaanle wa Damu-jadiid

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 3 роки тому +2

      Farmaajp in laga hor imaado danta dalka, diinta iyo dadka ayaa ku jirto sxb marka ayaanle shaqo fiican ayuu hayaa marka dalkaada uu qof ciyaarayo waa inaad u is taagtaa difaaciisa.

    • @axmadxassan3239
      @axmadxassan3239 3 роки тому +1

      @@wiilwaal4224 Waxaa fiican in la fahmo waxa aan ka hadleyno, Ayaanle ma cadeysan inuu mucaarad yahay umana maleynayo inuu kugu waafaqsan yahay in faramaajo laga badbadiyo dalka, dulucda mowduca waa inaan fahamnaa haddii kale wax ay soo kordhineyse ma leh laab la kaca ka muuqda dad badan oo ama muxafid ah ama mucaarad ah.

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 3 роки тому +2

    Markaad tihiin labo isma dhaanto ah oo isu salaxaya maxay micno samaynaysaa in leen su´aalahaagu iyo jiibintaaadu wariye macluumaad doona maahane.

  • @fiindarajiin8058
    @fiindarajiin8058 3 роки тому +6

    Damu Jadiid iyo Wariyahoodi

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 3 роки тому +6

    Waa Oday Xog Ogaal ah! Aniga oon Farmajo la macaamilin ayay ii muuqataa dhamaan inta uu sheegay. Ilaahay Farmajo iyo Somalia hakala keeno.

  • @adnan4188
    @adnan4188 3 роки тому +3

    Are he qualified?

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 роки тому +1

    Waraysigo waa in uusan noqon,in qof qudbad dheer iska jeediyo,mida kale waa in lago koob naado mowduuca ah.
    War hebel noo warayso kuwa ayaa soo qoraya.
    Waa in ka waraysto dad aqoon iyo waayo arganimo u leh waxa laga hadlayo,oo ka fayow cudurka qabyaalada iyo kala qoqob dalka Soomaaliya.

  • @abdirashid8197
    @abdirashid8197 3 роки тому +1

    Dadka mx ka qalden waaba layaabey qofka aqoonta leh cilmiga ama diinta yaaqano isma qariyo ninkan waaba ignorent wlhi mida kale ayaan anaga tageero ayaan ku ahay lkn wxd ii lamaqata inaad isdhamin
    100,000 iska dheh ayeyba ha saxiixan ma ari ayey noorayan
    18 kun
    Wlhi somali wx noqden caada qaataya dhmnt
    Allow no naxariiso dhmnt
    Somalia guul iyo gobonimo
    Ayan don't forget where u from
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mustafayare5546
      @mustafayare5546 3 роки тому +1

      Mutacalimkiiyow muxuu ku yahay jaahil ku yahay muxuuse ka yahay inoo sharax jzk allah.

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 3 роки тому +2

    Barasho wanaagsan

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 3 роки тому +2

    Subxanalaah subxanalaah

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 3 роки тому +2

    Wuxuu rabo in uu naga dhaadhiciyo bal arka. Kulaahaa askarigu 5 sano kaliya buu shaqayn karaa..Career askari ma uusan maqlin miyaa? Huuhaa buu hayaa..

  • @abdihassan3335
    @abdihassan3335 3 роки тому +1

    Nin xumaan radinaayo wayay. Waxaan baa amni qaran kasoo shaqeeyay

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 роки тому

      Noo sharax Meeshaa qaladka ka’aragtay maxaad kataqaan qaabkuu ushaqeeyay

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 роки тому +1

    Qalbidhagax maalintuu dhibey baaan farmaajo ka samrey

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 3 роки тому +2

    Ilaahay baa u maqan somaliya yaan nina lagu edeen ee wadanka siyaasasiisa suuqa ayuu yalaa ee nin weliba oo kursiga laga qaado idaacada ayuu imaan waxaay aheed inuu kolkii uu kursiga ku fadhiyey u hadli waayey oo uu isaga casili waayey

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 3 роки тому +4

    Kkkkk warkii oo lasoo goobay waa mucaarad. Ani waxaan layaabay ninkasto marka uu xilka waayo muxuu uhadlaa?

    • @mustafayare5546
      @mustafayare5546 3 роки тому +1

      Eedo shaqsigan istaqaalad ayuu gudbiyay xil laga qaaday ma jirin shaqa ka ceyrin iyo ruqsad gudbin kala faham. Tan kale xil ma uusan u heyn dowlada kaliya waxa uu ahaa la taliye shaqsi dowlad shaqa kuma lahan.

    • @MTVSomaliChannel
      @MTVSomaliChannel 3 роки тому +1

      Farmaajo wa la wada fahmay nooco yahay iyo wixi taagero in ee yahin dad maskaxda ka haleysan

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 роки тому +2

    Ayaanle Alla Yacisak Mujaahid, wax badan baad Umadda ugu Iftiimisa si wax ku ool ah Barnaamijkaaga Qaaliga ah ee Ha NOOLAATO. Thanks

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 Рік тому

    Nacuudu Billaah waa SHEYDAAN waana doqonimo inaad tiraahdo sheydaanku waa noocee !

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 3 роки тому +1

    Waxan filayaa in la gaadhay gabagabadii ha noolaato, waaya dad aad u liita oo siyaasadda ka dhacay buu intaa waraysanayaa.

    • @saidabdigoodsong6162
      @saidabdigoodsong6162 3 роки тому

      Kkkkk marka u farmaajo LA jiro waa halyeey markii ka tago waa qaran dumis iyo dabo dhilif ayaa inka dhagaysanaya cbb!

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Рік тому

    Jaajus 🇰🇪

  • @ashirwa6446
    @ashirwa6446 3 роки тому +1

    MEMBER OF TPLF

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +8

    Xuseen inta xil soo marey markaan eego waa nin ka warmi karaa somalida koonfur wax ka jiraa

  • @alimire2
    @alimire2 3 роки тому +2

    Hanoolaato sorry ninkaan ma dhegeeysankaro, wuxuu ku hadlayo waa yaqyaqsi.
    Fadlan Hanoolaato waa in aad ka fiirsataan qofka aad qaadeeysaan wararka.🤗🤔

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 роки тому

      Awal ba qalad baad meeshan ugu soo dhex dhacday ee Farmaajo shido oo niyada ku dajiso. Runta ma qaadi kartid e

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah4332 3 роки тому +1

    Thanks

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +3

    Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxb

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 3 роки тому +1

    Warysigaan waa wareysi aad u qiima badan.

  • @rooblechannel6379
    @rooblechannel6379 3 роки тому +3

    Qofkasta markuu xilka katago ayuu wax sheegaa. Hhh.

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 3 роки тому +3

      Sharciga sidaas, ah dowlad aad xil ka heyso, ma edeyn kartid, Waa inaa shaqada ka tagta marka hore,

    • @xaawaxassan9593
      @xaawaxassan9593 3 роки тому +1

      waa waxaan la yaabo ¡¡

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 роки тому

      Ninkaan farmajo 3 bil ayuu lashaqeeyay intuu sharciga kujoogayna muusan kahadlin markuu dictator uxuub siibtay ayuu kahadlay wadanka nin iskama laha lacagta qarankaaleh

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 роки тому +2

    XUSSEN MACALIN.
    Waa nin aan ka rumsysan karin, waxa ka muuqda nacayb iyo in shaqadii kaga eryey uu Farmaajo eedeeyn dusha ka saarayo.
    Farmaajo waa wadani dadka Soomaaliyeed oo dhan ay yaqaan,guul madaxwaynaha Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhan.

  • @khadroahmed7873
    @khadroahmed7873 3 роки тому +1

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Allaha badbaadiyo

  • @ashamohamed8720
    @ashamohamed8720 3 роки тому +1

    Waxaan ninkan qaabkuu u waramay u fahmey inuu yahey mucaarad,jaajus iyo calooshii ushaqeyste. Weli ma arag Ayan Hanoolato soo wareystey shaqsi dowlada wanaag,wadaniyad, difaac qaran kawaramaya. Hanoolato waxaan u fahmey inuu yahey mucaarad iyo shisheeye kaal kaal.

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 роки тому +1

      Qalbi dhagax dhiibidiisu ma shisheeye la dirir baa mise waa shisheeye kalkaal Asha yareey?

    • @ashamohamed8720
      @ashamohamed8720 3 роки тому

      Qalbi dhagax dhiibidiisu waxey aheyd shirqool loo dhigey dowlada,waxaana ka dambeeyey TPLF iyo siyaasiyiin kaba qaad ah.

    • @daryeelran8007
      @daryeelran8007 3 роки тому

      Waa saad ufahantey

  • @abdulkadirabdullahihassan5750
    @abdulkadirabdullahihassan5750 3 роки тому +3

    Ayaale aad baan u la dhacsanahay wareysiyada aat noo soo ban dhigto ee tayada leh waxaan ku leeyahay horay u soco

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 роки тому +1

    Kkk gabraa waardiye u ahayd sida aan maqly gabra markii la racddeyayna Waa baxday aqoon aad lataliye abni kunaqoto mlhayn waligaa xira cidan xataa matagin ceelbuur ayaad dugsi quraan kaga furnaa markaas kacarartay war wax aad raadinayso diintaa kaga qeer badan ee ciyaalka diinka bar aduunka Waa wax yare ingariiska wallkey igee yay wax lagu ma raadsado kunoqo ceel buur ina adeerow faramaajo waxa u qabtey adiga maqarin kartit

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 роки тому +1

    War xishooda qof walba wuxuu ku leeyahay aqoon yahan baan ahay aqoon yahan waa kii dadkiisa dalkiisa & diintiisa badbaadiya weriyaha iyo kan uu wareysanaayo waa waa daniista yaal umada waxa xun iyo niyad jebinta shacabka usoo gudbiya farmaajo wuxuu qabtay indhaha yaan layska tirin sadar muuqda su,aal ka dhan

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 роки тому +1

    Ayaale Hanoolaato ma meel Farmaajo lagu weeraraa?. Waxaa fiican inaadan ku caan bixin inaad lid ku noqotid Farmaajo. Doorashadu waa shaman doontaa ee wax iskula hara. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Waa la doogiye, yaan la dacaroon" tasso micnaheedu yahay " dhibka waa laga bixi doonaaye yaan la isku xaarin".

  • @sscboy3547
    @sscboy3547 3 роки тому +2

    Federal somali ma dooran waa loo keenay hadaynu dooranay federal ka an qaadanay noociisa noo sheeg waa kee?wadankana wax dana uguma jirto

    • @abdinuurfarah1311
      @abdinuurfarah1311 3 роки тому +1

      Yaad qol ku xiran rabtaa

    • @sscboy3547
      @sscboy3547 3 роки тому +2

      @@abdinuurfarah1311 federal somali ma anfacayo hadad dood adag hayso soo bandhig

    • @hormuudkadhalinta5379
      @hormuudkadhalinta5379 3 роки тому +3

      Wax kasta xamar inay ku soo aruuran miya rabta oo uu wadanka madax ka nool cml noqdo

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 роки тому

      Xamar maadaama aan la’aaminin maamul ugaara iyagana maxaa udiiday waa lawada leeyahay hadii ladhoho maa lawada dago hadiikale iyakana maamul dhistaan

  • @tmmohamed1920
    @tmmohamed1920 3 роки тому +1

    Ayaanle qaran dumis ayuu isubadalay

  • @mubarikahmed1194
    @mubarikahmed1194 3 роки тому +9

    Xog-ogaal xin iyo been ka badhax la’ weeye Xuseen, Hal kelmad oo uu sheegayna ma beenaysanayo.

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 роки тому +2

    Farmaajo waa ninka asagoo xilka si sharaf leh loogu wareejiyay yiri dalkaan dowlad ma lahayn 27 sannadood taasi macnaheeda waa aniga iyo adeerkay Maxamed Siyad Barre cidna nooma dhaxayn. Waa xaqqiraad iyo meel ka dhac dowladihi dalka soo maray 2000 ilaa 8 Febraayo 2017.

  • @modaud3858
    @modaud3858 3 роки тому +1

    anaga waxan rabnaa qof xil hayo oo saan u hadla qof markii xil lagaqaday mise xilka katago nac nacdisa micno masameyneyso ee ayankale qof muxafid ah noo keen !!!!!

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 3 роки тому +1

    Arintaa wax la shego ma ahayn ceebta qofka waa la qariyaa si uu allha awooda leh ceebtaadu u qariyo

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 роки тому +1

      Ceebta qofkii kadhex baxaa looqariyaa qof wali dhextaagan waa lasheegaa maahanee waliba waa liiska celinaa

  • @takarabshir3730
    @takarabshir3730 3 роки тому +4

    ayaanlow arimahaaga waa qurxoon yihiin lkn su'al in qofka aad wareysaneyso asaga ayaa mucaarad ah adiguna waxaad kasii daran tahay mucaarad ka marka sidee ayaa lagugu aamini karaa mahadsanid

    • @hawaali5313
      @hawaali5313 2 роки тому

      Ayaanle asagu waxa uu ka mid yahay dadka aan Rabin in qaranka soomaaliyeed dhismo hadaba haan gorof gacanta galisaye yaan abris kaa qaniin qof kasta oo shacabka soomaaliya qayaano waxaan lagu garan waayin waa wareer isma oga waa Isla qumanyahay yaahuu hoostsad ka hel

    • @BarreAffiliateMarketing
      @BarreAffiliateMarketing 2 роки тому

      CBB, cbb waxba laga maqaban karo faraha ayey kabaxdey ee iska ooy

    • @hawaali5313
      @hawaali5313 2 роки тому

      @@BarreAffiliateMarketing maxaad ka wadaa CBB,cbb

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 роки тому +1

    waa nin wadani ah oo qalbi fiican waana run waxa u shegayo waayo 20qof in ka badan ba fadhido markhaati ka dhigtay

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 3 роки тому +2

    Qiyaanole in u yahay farmajo wa iska cadahay lakin isaga kubaxaa insha allah

    • @ahmedyahye1019
      @ahmedyahye1019 2 роки тому

      Tuug tuug dhalay markaad xilwayday inaad saas uhadasho waa gartaa wadanku wuxuu kadagi wayay waa ado kale cagaqaate inlagugu aamino amniga qaranka khaladbay ahayd somalidu fahantay waxwalba adoo kalena xil waa kaxaaran mana istahishid

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 роки тому +3

    Qofkaan oo kale ayaan sir towlo ama lahu aaminaayo lataliye dawlad amni hadduu run sheegaayo muxuu u sheegi waayey intuu villada joogay oo uu isu casili waayey markuu shaqadii waayey ayuu dacar daacayaa

  • @husseinhirsi1339
    @husseinhirsi1339 2 роки тому

    HA NOOLAATO WAA QABIILISTE MUCAADKA KALIYA WAREYSTA

  • @abdirahmanmohamud1744
    @abdirahmanmohamud1744 3 роки тому +3

    Waa runtii barlamaanka waxaa ku jira jaajuusiinta cadowga Somalia iyo Somalida, sidaa dardeed amniga qaranka laguma aaminikaro. Waa layaabteen, lakiin, Farmaajo waxbadan buu ogaa.

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 3 роки тому +3

    FROM A TO Z THE GUY IS TELLING US FARMAJO WANTS TO HELP GROW SOMALIA AND WE ALL HAD JOBS TO KEEP SOMALIA WHERE IT IS OR TAKE IT BACK. SO FARMAJO IS CRAZY. YOU ARE CRAZY AND NEED MENTAL HEALTH CHECK UP.

  • @ashirwa6446
    @ashirwa6446 3 роки тому +3

    HE IS A CAB DRIVER AND TPLF MEMBER.

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 2 роки тому

      Cab driving is a occupation not a diss and there is nothing wrong with working you are typical Somali who ain’t never worked a day in your life collecting welfare somewhere in the west… some cab drivers make 1thousand dollars a night which is almost 30 thousand dollars a month you do the math you dissing someone for hustling and am not saying this what this guy does

  • @abuubakarali5480
    @abuubakarali5480 3 роки тому

    18k oo ethiopia ay diris yihin ilama ahan in ay meel gaarayan ee dowlada tabarteeda ayey ka hadashay

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 3 роки тому +1

    Makhbiirbaa mise waa mucaarad wuxuu ku bilabay madaxweyna waqtigisa dhamadey wuxu bixinayaa sir wadan wax kasta waa jawabayaa wuxu u waramayaa hadhimato london iska joog

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 3 роки тому

      Ma sir qaran baa waxa Beesha Caalamka loo bixiyay ayaa ka soo shaqaysaye

  • @shakiib68
    @shakiib68 3 роки тому +1

    Saxiix

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 роки тому +1

    This guy just have hatred for Farmajo, why as researcher can they not be neutral. Its just waste of research.

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc 3 роки тому

    Farmaajo inoow gacan ku dhiigle yahay ma cidbaa diidan

  • @moanour3350
    @moanour3350 3 роки тому +3

    Wariye ku sheegan iyo dadka uu waraystaaba waa Mucaarad qiiqa isku qarinaaya

  • @duniyayusuf5746
    @duniyayusuf5746 3 роки тому +2

    Been sheeg been run u eg sheeg baan maqli jiray anyway nin xanaaqsan weeye

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 2 роки тому

      Adna? Caadifaysan mise cabudhan

  • @calimashaqeyste7422
    @calimashaqeyste7422 3 роки тому +1

    Ayaanle sumcadaada haku luminin iyo waqtigaaga

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 роки тому

    Aad iyo Aad

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому +1

    Fahad yasiin is shabaab whou difeet shababa when head of intelegent

  • @qaalidcabdi1409
    @qaalidcabdi1409 3 роки тому

    Guul

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 роки тому +3

    war kani wa mid an u qalmin wadan abnigisa lagu aamino wayo xilka uu qabtay iyo sida u Ad layo is ma leh Dadka nocana Somalia u shaqeyan wa nasib Daro

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 роки тому

    Xaarmaajo waa in la maxkamadeeyo

  • @sahrahassan3770
    @sahrahassan3770 2 роки тому

    Ilaahay Ka baq farmaajo ayaa ku waalatey. Tuugada maad ka hadishid mar kasta waxaad wareysane quf farmaajo wax ka sheegayo balaayo feero weyn orod jiim aad

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah4332 3 роки тому +1

    Ayanle iyo xusen macalin waadku mahadsantihiin wareysigan qaaliga ah ood aad noogu iftiimiseen wajiga dhabta ah ee farmaajo thanks

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 3 роки тому

    Hussein Macalin Maxamud just looks like his dad

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому

    What's dawlada gobe haduu jiro soomaali

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому +4

    He was double face and to day he is same

  • @mohamedsharifhassan7524
    @mohamedsharifhassan7524 3 роки тому +1

    HANOOLAATO IYO AYAANLE AAD AYAAD U MAHADSANTIHIIN.

  • @cabeeytaakow7640
    @cabeeytaakow7640 3 роки тому

    Haddalka xuseen macalin marqaati yaal nool ayuu marqaati u qabsaday sidaas awgeed mala heli karaa dadkaas?
    Si loo yirrahdo waa run ama been

  • @tmmohamed1920
    @tmmohamed1920 3 роки тому +1

    Midkaan waabeenloow markii waxlaqabto ama waxladhiso been iyo burburin ayaa lagashaqeeyaa somali dad urey qasin qaranimadooda cadow kuah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 роки тому +3

    Viva farmaajo

  • @thesomalipeninsulagayigaso3912
    @thesomalipeninsulagayigaso3912 2 роки тому

    Ha Noolaato. Waraysigan iyo kuwo kale oo ka dambeeyay wax badan ayuu ii iftiimiyay. Habeen mugdi badan haddaad taagan tahay, iftiin ayaad u baahan tahay.

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому

    Be proud

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 3 роки тому +3

    Arrinka federalism-ka horta inaad ka dhigto arrin la wada ogolyahay waa qalad maadaama afti loo qaadin. 800 shaqsi oo hogaamiyo kooxeed, maamulo, qabaa'ilo, dalal shisheeye iyo jaajuusiin ku heshiiyeen weeye.
    Labo Federalism maba jiro. Waxa taagan waa con-federalism. Arrinka ciidamada taas buu xoojin lahaa oo sharciyeen lahaa in maamul walba ciidan ka xoog badan kan qaranka lahaan lahaa. Balse arinkaasi waa fashilmay.

  • @mohamedcarrabey6906
    @mohamedcarrabey6906 2 роки тому

    Somalidu waxey kuxuntahay markey xilka hayaan qaladka way qariyaan waana ugu sacab tumaan marki la eryo ayey inuu xunyahay kuusheegayaan munaafiqiin waaye

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 роки тому +1

    Wareysi dagan farmajo walahi wan layabanahay sidan kafilayay iyo sida hada uyahay

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому

    Shugran ♥️👈

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому

    Who decided this

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Subxaana allaah walahi waa arin fajicisa ah wlahi seems farmaajo has no plan to lead governor

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 3 роки тому +1

    War ninkani miyuusan soo Marin Ma’uuliyad hannaan dawladeed taad oo aan u fasaxayn in uu wax kasta sir Aran noqon karta uu dibadda soo dhigo ???!!
    Mise Somalfubsir ba Quran ba male miyaa??!!
    Laakiinse Gabraba waa u soo taliyay - Somaliduna waxay marti u noqdeen Gabre. T

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 роки тому

    Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, aqoon badanaa idinkugu dhiman.

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 3 роки тому +1

    si wax loo dhiso waa la khayaami kraa mahadaaa khiyaano noo yartahy

  • @Glydh
    @Glydh 3 роки тому +1

    Ilaahey ma ogola in lagu. Mashquulo qof adiga oo kale ah wanaaga waa la is faraa xumahana waa la nahyeeyaa

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 роки тому +1

      Qof dalka kufadhiyo iyo shaqsi 2 ayee kalayihiin

  • @mohamedabdi7652
    @mohamedabdi7652 3 роки тому

    Wallow way al shababa loola hesheeynn la.ahynn topics kusoo qaado

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому

    Waan u baahanahay 100000⁰ ciidan