Wlh gabdho badan Xiriir jaceyl wan ka soo sameyay waliba qaar baa aad ii jclaa Oo aan u balanqaaday inan guursanayo ka dibna aan uga baxay marmarka qaarmarkan xususto aad ban uga xumaadaa sidey wax waliba ila fududayen iyo Dhalinyarada nimadu sidey ii qaaday Lkn Alx imika Xaas wngsan iyo Laba Caruur ban Leyahy Nolol farxad lehna wan ku Nolahy Dhalinyrada wllaheyga ahna wxan leyahy Dumarka Yan lagu Ciyarin Jaceyl been ahna yaan Lagu Abuurin Dhalintena Somaliyedna Ilahey Noloshodu Ha Qurxiyo Dad Is jeclna Alle haka Wada Dhigo
Fartuun geedi abaayo wax kasta waa la moodaa insha allah ,walsamaru jamiil ayuuw allaah yiri qofkii sabraa sad ma waayo ii soo duceeyo in illaahay mid ka qeeyr badan i sahlo mahadsanidiin
Heestani u qadayo Fanaankeena Wadaniga Xuseen Shire Ciyaar Jecel ,, Waa Heesaha dhiiga dhaqajinaysa wada ka baxsataye Heesta iyo Qabka ada u Jiishene Ogoo iga Danbeyoo Waxaa iga Dar Daraan ah ama kaga Digayaa Ruuxii Ku Doorta Dadka ka Dhaweesto ah ku Digan waligaa Doqiisa aad tahay S ,3
Walle saadaashu baa soo socotaaa modaaa danbiga aad shegayso hadaaa gashay awal ma a aadan galin cafiskaaa dhiman u inaaa gasho hada iyo wixii ka danbeeyo
Asc....waxaan arkay Comments'ka Sawda Hassan.....waxaan udirayaa (VISA)....Waaba igadhab.... Xattaa haddey joogto Europe....or UK 🇬🇧 or Austaralia,Newzealand...even if you're in Israel 🇮🇱....Maantay waa (July/07/2019)....Fii'amaanillaah.
waa nin indha adag wuxuu sameeyay haduuba ka heesaayo xabadaa fasax day hadii la aroosay finalkaan u fadhiyaa naag la furay hees lo qaaday waa naag rag ah
heestan inta badan waan dhageystaa in kastaanan weli xaas noqon balse micnaha ay sameynayso waa micne aad u weyn dabcana hees loo riyaaqi karo in badan weli
Heestani waxa qisooyinka ku dhaca qoysaska somalida waliba qurubaha wan uso joogay wiil intu reerkisi dayacay hadana dib u xasuusta wuxu sameeyay Meel anuu ka noqon Karina joogo marka ilahay ha ino xiftiyo qoysaskeena
Wlh gabdho badan Xiriir jaceyl wan ka soo sameyay waliba qaar baa aad ii jclaa Oo aan u balanqaaday inan guursanayo ka dibna aan uga baxay marmarka qaarmarkan xususto aad ban uga xumaadaa sidey wax waliba ila fududayen iyo Dhalinyarada nimadu sidey ii qaaday Lkn Alx imika Xaas wngsan iyo Laba Caruur ban Leyahy Nolol farxad lehna wan ku Nolahy Dhalinyrada wllaheyga ahna wxan leyahy Dumarka Yan lagu Ciyarin Jaceyl been ahna yaan Lagu Abuurin Dhalintena Somaliyedna Ilahey Noloshodu Ha Qurxiyo Dad Is jeclna Alle haka Wada Dhigo
Xussein shire jamac noolow wllal I like xussein shire jamac I love his voice
My best fanaan and abwaan Xuseen Shire ciyaaar jecel noolaaw walee caadi maahan heestu waad ka bax sateen adiga iyo xanaan
I Naba caadi mahan
Xuseen shire waa dumaashugay xaaskiisa waa luul Mahamad Kaahiye wuu qabaa balse wuxuu heesta kawadaa nimanka gabdhaha ku cayaaraya we asga kuma dhcin soomaali wayneey thanks
Mashaallah
Kkkkkkkkkkkkkkkk xusen muuna ahayn ki hablaha yar yar ka qarabta north London 😂😂😂
Mama luul wa ka dhamaatay duqdasi 🤣🤣🤣
Sowdo hasan wlahi qisadaada wey iga ilmeeysey ilahey haduu kaa bixiyey waa alhamdulilah macaanto aduunyadu waa wareegto
Fartun...Sawda Hassan invitation ayaan udiray
Ina aderkiz ciroole cigaal u ekaa
Xuseen shire
Fartuun geedi abaayo wax kasta waa la moodaa insha allah ,walsamaru jamiil ayuuw allaah yiri qofkii sabraa sad ma waayo ii soo duceeyo in illaahay mid ka qeeyr badan i sahlo mahadsanidiin
Xaakjaaga wll
Runti nabzigu wa haliz ee hala iska ilaaliyo fanaan xuseen shire wuxuu ka hadlayaa dareenka dadka jooqlana allaha cafiyo
Way igu dhacday sidan ila hada iskabulo u ahay lkn wax wlb waa calaf 💯💯🙏🙏
nin raga dheh wadaniga soomaaliyeed guuleeyso xusein
Ninkaan xaaskiisa aad iyo aad buu u jecelyahaan maqlay😍
Saa'id iyagoo yaryar bey isguur sadeen
Sawka naag yar qabo hada wll ma furay tii hore
Heestani u qadayo Fanaankeena Wadaniga Xuseen Shire Ciyaar Jecel ,, Waa heesaha dhiiga dhaqajinaysa wada ka baxsataye heesta iyo qabka ada u jiishene
Heestani u qadayo Fanaankeena Wadaniga Xuseen Shire Ciyaar Jecel ,, Waa Heesaha dhiiga dhaqajinaysa wada ka baxsataye Heesta iyo Qabka ada u Jiishene
Ogoo iga Danbeyoo Waxaa iga Dar Daraan ah ama kaga Digayaa Ruuxii Ku Doorta Dadka ka Dhaweesto ah ku Digan waligaa Doqiisa aad tahay S ,3
Heestaan waan ilmeeyaa wey ii cusubtahay markasta
Hestaan aniga ayee aad iitabanee wayo qiso xanunbadan aya igu dhacday hestaan ayana Ka fasiran kartan miraha. Dhan .waxe Ka hadlesa wadadii aan maray .tariiqda jacelka dunida ugu jeclaay.
Ax wlhy kula midan ahay day iitaaban runtii
@@umaymachannel328 ❤😥
heesta aaan ugu jeclahay heesaha xuseen jecel
Wa arin waano qaadasho mudan al fanaan xuseen shire noolaw viiv wa wax jiro heesta qofki fiirsado qalad hadow ku jiro wa isa saxa akiid
Wll hadda ayey i heysataa sidani 23/ 2/2021
Walle saadaashu baa soo socotaaa modaaa danbiga aad shegayso hadaaa gashay awal ma a aadan galin cafiskaaa dhiman u inaaa gasho hada iyo wixii ka danbeeyo
Xuseen shire lagend
Hees aad u macaan, laakiin in la cafiyo ma istaahilo nin ubixii gabada u keentay darbiga uga tagay.
wwww ciyaar jecel hees iyo badh isha baxarka dheh fartuun geedi dont worry huuno kaas asi uun baa dhiban adigana mid kafiican rabi hakuku hagaajiyo asna allaha wanaaga baro we love you abwankeyna fanankeyna
Deeqadan jeclayee ma markan ku dayrshaad adigu idaysooh danahagaii raacdooh aqal daahyo wayn iyo ubad daadahysoo oo hada ma ku sugi lahayd 💔😭😭
Soomali oo dhan ayaa ku jcl walal sare noolow
Asc....waxaan arkay Comments'ka Sawda Hassan.....waxaan udirayaa (VISA)....Waaba igadhab.... Xattaa haddey joogto Europe....or UK 🇬🇧 or Austaralia,Newzealand...even if you're in Israel 🇮🇱....Maantay waa (July/07/2019)....Fii'amaanillaah.
THANKZ FANAANKEENA AAN JECEL NAHAY
Libaaax soo jabaay.....❤
Legend cayaar jecel
Xusen shire Fanaan wacan Noolow inbadan
waa nin indha adag wuxuu sameeyay haduuba ka heesaayo xabadaa fasax day hadii la aroosay finalkaan u fadhiyaa naag la furay hees lo qaaday waa naag rag ah
jaamac mohamed Ha oran sidaa, Gabdhaha somalida marka lafuro ninka xataa ilmuhuu nacaa badidood. Rafaad ayey lamartaa. Banaanka wax uga soo shaqeynaayo malaha, ayadana ma ilmey korisaa mise wey quudisaa. Ilahey rageena hasoo hanuuniyo. Ayada dhib iyo cinqaab wey maree lakiin farxad ayaa udanbeyso. Kan furana aan xaqa lagu leeyahey kazoo baxin oo iska seexdo nabsiga maraago baryahaan. Allow yaa yiraahda wiilasha gabdhahiina markey xanaqaan hadal macaan kula hadla oo dajiya. ayadaa raaliya kuu noqoneysee
heestan inta badan waan dhageystaa
in kastaanan weli xaas noqon
balse micnaha ay sameynayso waa micne aad u weyn dabcana hees loo riyaaqi karo in badan weli
Wow heestaan ma,aqaano waxaan ku tilmaamo balse why at veiwska u yaryihiin ayadoo maalayacniga LA dhageysto
Waa midda kaliya aan layaabey runtii
Waaa dardaran hestuuyeee mashallah wll
Ninki kiibraba laama cafinayo😊
Ishcalaa hees dardaaran dhab ah
M, a Husein shire
I like his songs because it carries message absolutely its superb
igadameyo waxa ka ga digaya ruxigu doorto huseen viva
Heestani waxa qisooyinka ku dhaca qoysaska somalida waliba qurubaha wan uso joogay wiil intu reerkisi dayacay hadana dib u xasuusta wuxu sameeyay Meel anuu ka noqon Karina joogo marka ilahay ha ino xiftiyo qoysaskeena
waah waah waxasa hees
Dayaratna wa cudur
Heestaan waxay xambaarsan tahay murti iyo xikmad aad uweyn taas oo fariin udireyso raga deyriyo ubadkoda
hestan cadi ma ahan xasuus ey i galisay
nice song 💟💞💞💗💔💓💛💝👍👍👍👍💝💝💘💞
HEESTAN CAADI MAAHA
qiso igu dhacday ayey heestani xasuusinaysaaa xuseen shire afkaaga caano lagu qabay
1999
Who's watching 2018
2023❤😂
Sowdo. Xasan. Sory. Abaayo. Iskasabar. Qofkii. Sabra allah. Ayaalajiro
xuseen shire waa heestii labaad oo aad naag la qabo usoo qaado iyo heestii liibaan jigjiga oo aad adiga miraheeda lahayd ma qiso dhab ah baa adiga kugu dhacday ? ,, anigaba naagtaan aduunka ugu jeclahay ninbaa ilmo ka dhaldhalo sanad walba macnaha qisada i haysata miyaa ku hayso ?
caruurnimadu waa cudur micneheeda maxawaye
caruur nimadu waxa weye micnaha waxad rabto aya samene oo aad ogoyn waxe noqondonto so wacudur laga koro . ani sa ufahansanhy
Ahmedr
aar
aduunkanaaa.. sidaasaha. anigaaaah. Gianna. qaadanlah. qofkaaan. jeclaadaya. baaaah. ewe. warwareegayaha. slow. Sahara. jceylaka. Nikki. garanbaaaa. garan
calaf
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhi caadi maha xanuuuuuuuuuun cadiiiya
0614
Araweelooyin cid idinka dhib badaniba ma jirto 😂😂😂😂😂
Ishcalaa hees dardaaaran dhab ah
xusaan shire noolow fanan jira tahay heesta aad bay itabanaysaa xasuus horan galay caaafi baan dalbanaaayaaaaa