Qaladaadka Foundation ka sida loo saxo baro || somali makeup

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • I'm Fathia ku so dhawow my channel
    Hadafka channelkeyga waa inay Gabadh kasto Somali ah ay awoodo inay marsato makeup yada ku Haboon.
    waxan kuu sharxi doona waxkaste oo ku saabsan Makeup
    qaabka iyo noocyada ..........
    & waxa ku habboon qof kasta.
    #Somali
    #SomaliMakeup
    #TouhaBella
    Facebook page : Touha Bella
    My instagram :fathiaumkarim

КОМЕНТАРІ • 106

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 Рік тому +5

    habibti mahadsnid sidaa nogu dadalayso markasta waxan dremaa alle kasokow inan wajigeyga kashaqeyo inad sababtay sidkle products fican nokeentaywaliba fursad uhelay inan fahmo jazakallah
    1full coverageka side hydrating coverage loga soo saraa foundationkaga waxa gacanta kula qasee light moisturizer sida POND'S ama simple midka heysato kadib wajigago diyarsan mari.
    2. Foundationkaga maxaa Cakey u ekeysiya skinka oo diyaarsaney, Primer la''anta sidikale layers badan ama Too Thick inaad isticmasho iyo skin typeka.
    hablo aniga xagaan le kabartay waligey mantagin mel lagu barto video firsada wana isku dayaa

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому +1

      Xbbti ❤️Nima ❤️ exactly waa sida u shegtay 👌👌❤️

  • @asmaabubakar6081
    @asmaabubakar6081 Рік тому +2

    Qaali hanaga niyad jabin hdan awoodo 1million wanku gaarsiin lahaa inta yar ee ubaahan inay kaa faa'ideystan ban kamid ahay wana ku jecelanahay.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Рік тому +2

    Aslaamu Alaykuma first one thanks

  • @Fatia
    @Fatia  Рік тому +6

    *ASC hablo*
    *Alabta makeupka sheglam iyo foundation ka istcmaly waxa ka helysam*
    *0610847118* .. *ilhan axmed ( What's up )*
    *FB page Touha Bella*
    facebook.com/Touha-Bella-102687538549311
    *Iyo instagramka FathiaUmKarim*
    instagram.com/fathiaumkarim/

    • @fadumoabdullahi1124
      @fadumoabdullahi1124 Рік тому

      Abyo farhiya Marka hore mahad sanid hablaha xamar joogaa busy badan wey jaclatin ineey make Up kaga bartaa waxaa tahay gabar fiican waxaa taqaan ka hagraneenin xabibti aniga ka know ah maaaljn kasta training inaa ka soo qeeb galo Wan jaclhy lkn jaaaniska idiiday abyo lkn just wn ku imaada foundation Wan rabaa sidda loo marsado iyo xooga sharxaad isii so aan rabaa insha allah isliinta Jaani maleedahay

  • @moonlightmoon5277
    @moonlightmoon5277 Рік тому

    #wonderful as always

  • @hoodo7801
    @hoodo7801 Рік тому +1

    Mahadsanid wllo dadalkaga hana naga niyad jabin waad ku mahdsantahay inaad ii kodhisay wax badan❤️❤️❤️

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Рік тому

    Huuno thnks waN ku bahanahee noo soo daaa 👸❤️🙏🏻

  • @caaishoxirsi4900
    @caaishoxirsi4900 Рік тому

    Mahdsind wll

  • @Izelseok
    @Izelseok Рік тому

    Mahad sanid qaali wax ugu muhiimsanaa yad kahadashay❤❤ mek upka in uu kugu go go waxa keeno ayan u bahanahay

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh Рік тому

    Wlhi quruux weyeeh anaa kaheelay❤🎉

  • @bushracadeey4355
    @bushracadeey4355 Рік тому

    Masha allah abyo ❤❤

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️

  • @wiillowiillo2395
    @wiillowiillo2395 Рік тому

    Maansha alaah walaalo anigu aad buu iiga qaldan yahay seen kula soo xariiraa❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому

    Make up ano kaniyad jabay aya igu dhiri galisay video yadada wuu isacidaa haniyad jabin abyo❣️❤️♥️👍👍

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Рік тому

    Mahadsanid touha wan ku xirtaa dharkeyga iskusoo baxa oo aad nabartay waxbadan baan kaa faiday

  • @cashomuqtar7248
    @cashomuqtar7248 Рік тому

    Touha qurx qisooyinkii u xiisey wlhi iyo qaabka uga shekeyn jirtay bls no so laabo

  • @deeqodaahir7732
    @deeqodaahir7732 Рік тому

    Mcnto mahadsanid.lkin.waxaan rabaa meek ❤Abka dadka intee ku bartaa

  • @istareexomar4786
    @istareexomar4786 Рік тому

    Mansha allah sis Jazaakallah si fiiacan ayad u sharaxday

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 Рік тому

    Mahdsanid huno muhiim buu noyahay casharkaga makeup

  • @sacdiasiman3621
    @sacdiasiman3621 Рік тому

    Mashaa tabarakallah hno illahay haku xiftiyo

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 Рік тому

    💯 Mahadsanid qaali waa macluumaadka muhiimado jazaaka allah

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 Рік тому

    Waa mahad santhy wll xagee ku barta dadka makeupka ma online ba wll❤❤

  • @xikmaaxmed9232
    @xikmaaxmed9232 Рік тому

    masha alh fadxiya aadba ku tageera waanka faaiday waan jeclaa inaan ka gato full makeup lkn duruufta i saacidi waday insha alh wllshy horumarkaga hablaha haka caajisin waanku jeclahay wllshyda ❤❤

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 Рік тому

    Thanks wll

  • @deqanasir219
    @deqanasir219 Рік тому

    Abaayo cc cream faidadiisa kasohadal kaligiisa malamarsada mana fican yahay jwp walashee plz

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 Рік тому

    Wan kaxumahay wlhi ina kafaa'idesan fursadan dahabiga e naso martay,
    Wax bdn ka faa'idnay o kabarana aaba iska tiro yarane, bis hanaga rajo dhigin xbbti waku jecelnahay vedeoyadada bil dhalaneso cml usugna, noso badi siiba kuwa makeupka io labiska horay usoco xbbti🥀😘❤️

  • @asmamohamud6117
    @asmamohamud6117 Рік тому

    Qali thanks

  • @sisiliya7479
    @sisiliya7479 Рік тому

    Masha Allaha walal Allaha kuxifdiyo Allaha kubarakeeyo

  • @hudaadam7626
    @hudaadam7626 Рік тому

    Qli ha naģa xiiso dhici anaaga si fiicn ku taagera ku daawanah wax badan kaa faaidnah allah ha kaa jasaai siìyo qli sidaad wax wanagsan oo qurx badan noola jecshay allah ha ka abaal mariyo nolo wacn oo barakaysah ku rajaynaayaaa
    Kaa xiiso dhici mayeee hanaga siixo dhicin anaah wax kaa baranh from hargeisa 🤍💯💯💯💕❤️

  • @Mohamedxamze
    @Mohamedxamze Рік тому

    Mashaalah

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zaynabhussain1577
    @zaynabhussain1577 Рік тому

    Cisikunolow my sister ❤❤❤❤

  • @rihaamrigaax1910
    @rihaamrigaax1910 Рік тому

    thnkz abaayo

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasiixamaxamuud8277
    @nasiixamaxamuud8277 Рік тому

    Happtiy dharkan wad ku qurxan taht m.a🥰🤗

  • @user-hv1eu6nh5c
    @user-hv1eu6nh5c 9 місяців тому

    Xbbti wllhi aniga ihysatta wannkubwareery malinti imaka igu danbtsay wa laggu haysta ee noso badi alllh ka ja sa isiiye sodan vdshn midabkaga u eeg ubarankaraaa

  • @yasminhuseen5805
    @yasminhuseen5805 Рік тому

    Mansha Allaah qurux ayd umarstay😍

  • @samaramoha-se5vq
    @samaramoha-se5vq Рік тому +1

    Abyo labo foundation oo islaheyn ma isku dari karo miyaa?

  • @samiyayusuf913
    @samiyayusuf913 Рік тому

    Masha Allah wax badan kaa faaiday ilaa mAlinkan chanelkaaga arkay wllo jasaakalaah kheyr ee noo wad wllo

  • @sowdamustaf7839
    @sowdamustaf7839 11 місяців тому

    Soo badi casharada fondheshanka

    • @Fatia
      @Fatia  11 місяців тому

      Inshalh xbbti

  • @hiboomar6701
    @hiboomar6701 Рік тому

    Wll ma fahmin warm sidii❤wajiga❤u noqon karaa

  • @bilancabdi8071
    @bilancabdi8071 Рік тому

    Waxbadan ayan ka faiday run ahantiin wana kaga mahadcelinaya jazaka allah.
    Waxan qaba sual, foundation shade ka i nasiba wa caramel iyo cappuccino markan isku daro marka concealer ka ku haboon siden ku dorta

  • @nasiixamaxamuud8277
    @nasiixamaxamuud8277 Рік тому

    Macaney wlllhi halga gabar oo samali ah sifcn utaqana adi waye hanga niyada japin plz😥

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Рік тому

    Qiso please

  • @deeqaismailali3021
    @deeqaismailali3021 Рік тому

    Thanks touha so badi 💖💖💖💖

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 Рік тому

    Dhibka ugu badan foundation bay iga hysata mana aqan midkan igu fican

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Рік тому

    Asc Abaayo mahad sanid haniyad jabin Macalinku maniyad jabo wad guilayiisan doontaa in shaa Allaah

  • @Ileyaali
    @Ileyaali Рік тому

    Ahlen wasalhen Touha 🇩🇯 ✌

  • @fowziaabdullahi3006
    @fowziaabdullahi3006 Рік тому

    Aniga waxan raba cashar fcn wan jeclahy inan isku filnado lkn kalsoni daro ihayso
    Midkale abyo hdi ad xmr jogtid cashar miya bixisa plz jweb

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Рік тому

    Mash allah hore u soco sis ❤❤

  • @qalicadey348
    @qalicadey348 Рік тому

    Abaayoo makeupka rabaa inna barta rabaa wey ika ko.antahay ma.isaaciti gartaa plz❤❤❤❤

  • @nimcoismaelhassan8357
    @nimcoismaelhassan8357 Рік тому

    Thank sister noso badi Maykaup adbuu ii dhibaa

  • @riimacusman2547
    @riimacusman2547 11 місяців тому

    Abaayo waan jeclahay in aan barto lkn hadalka sogaaaabi abyo si aan ugu caajisin

  • @suadahmed41
    @suadahmed41 Рік тому

    Mansha Allah

  • @sucaadcabdiraxman3810
    @sucaadcabdiraxman3810 Рік тому

    qali no so samee cabyad sida khamrka lagu xidho sida carbta blz

  • @ramlaaliaalim3267
    @ramlaaliaalim3267 Рік тому

    I love you xbbty❤️ mahadsanid

  • @kaifaden5886
    @kaifaden5886 Рік тому

    Sis qisooyinkii ma noo galisid

  • @amalcabdi2828
    @amalcabdi2828 Рік тому

    Xabiibti horey usoco aad baan kuu tageerna

  • @khadrakeyf4285
    @khadrakeyf4285 Рік тому

    Shukrn qlii❤

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodaniidcige9875
    @hodaniidcige9875 Рік тому

    Xpipty barashada wan ku cusubahy mekapka wanad mahadsantahy sad nocawinysid ❤😊

  • @habsaali8921
    @habsaali8921 Рік тому

    Omg i need your help. Black dira make up ku soo baxay rabaa

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Рік тому

    Xppti wlhi ani waan rabaa inaan Barto ha Ka miyaad jabin ee noo soo badi noo bilow

  • @Hawenay
    @Hawenay Рік тому

    Ma yarin meel kasta 4.5 miyaa hadaba na daba socon please ani diyar waan dhaafay seen yela

  • @queenrayfan
    @queenrayfan Рік тому

    Wll pls ha jojin hrgysa ma imnysa

  • @zamzamabdi2967
    @zamzamabdi2967 Рік тому

    Qali ha tagin ee nala joog please

  • @munobashirosmanmunobashiro6513

    Qli concealer ka sidee uhelaa wabsedka shein kumajiree

  • @maryanibraahim848
    @maryanibraahim848 Рік тому

    Masha allah abaayo

  • @boqoradanantes7483
    @boqoradanantes7483 Рік тому

    Fondheshinka maxa gugoga abayo I am dry skin u iga xumada huno ❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Рік тому

    ❤❤

  • @KifaaxHonest-cc4py
    @KifaaxHonest-cc4py Рік тому

    Xbbti anuu igagogo AA

  • @shukriabdullahi6110
    @shukriabdullahi6110 Рік тому

    Aad ayan kaga mahad celinaya xabibti mushkilo bdn aya naga xalisay markale video noso samey kalarada imunasibayo qabkan ku ogan lahay plz shukrn ❤

  • @asiaabdulhakim3879
    @asiaabdulhakim3879 Рік тому

    Hhh

  • @najahindho2461
    @najahindho2461 Рік тому

    Thank you qalbi ❤️

  • @dhooresadiyoabshir960
    @dhooresadiyoabshir960 Рік тому

    Masha allaah wlhi adigaa sabab u ah in aan Makeup 💄 ha waysto oo isku mariyo yaw iisaxnaanin wali lkn wan ku bixi karaa intaan kaa faaiday xataa kamiskayga wuu iga qaldanaan jiray dharkaan xiranaayo adigaa I baray mahadsanid qaali

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️Sadiyo ❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘

  • @lifestyle8856
    @lifestyle8856 Рік тому

    Thanks😊 abaayo

  • @hafsiinaabdirhmaan1420
    @hafsiinaabdirhmaan1420 Рік тому

    THANKS hanaga jojin

  • @radwame4403
    @radwame4403 Рік тому

    Wll wad mahadsantahy sidad nosacidaysid ❤❤❤

  • @najmaabdilaahiali6056
    @najmaabdilaahiali6056 Рік тому

    Touha bella asc xbbti
    Makeup anuu man jeclayn manan aqoon sida lo marsado adiga chanalkaga markan arkay ayan jecladay wana ku mahadsanthay sida degan e ad nogu sharaxdo
    Lkn dhib ayaa iga haysta aniga
    Makala aqano makeupka markan dukanka tako wan khalkhala 😭

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 Рік тому

    Abyo wan ubaxanahy nosobadi blz muqalada makeup ka

  • @wardamohamed
    @wardamohamed Рік тому

    Manshalh

  • @abibhassanahmed8035
    @abibhassanahmed8035 Рік тому

    Wali wxn kaa sugayay sida wajiga loogu naaxiyo make up

  • @atisar3246
    @atisar3246 Рік тому

    Sis comeback 🥲

  • @safiyogoon2820
    @safiyogoon2820 Рік тому

    Abayo xagee jogtaa

  • @abibhassanahmed8035
    @abibhassanahmed8035 Рік тому

    Waan u baahanahay ee noo wad wll

  • @samiyaabdulle4700
    @samiyaabdulle4700 Рік тому

    Intanan marsan maxan Marsanaya wajigayga waa qalay quruxay

  • @user-mo9ee5cd8x
    @user-mo9ee5cd8x Рік тому

    Houno mekeup made hayesa

  • @dekaismail2210
    @dekaismail2210 Рік тому

    Plz ha joojin walhi anaga ubahan abyo 😢

  • @saynabmohamed6745
    @saynabmohamed6745 Рік тому

    Abayo xage.lagalaso.xidhidhaya

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      Instgram FathiaUmKarim

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Рік тому

    Abyo aad ban ubahanahay koorso wan kugu tageraa

  • @maryamaabdirahman1802
    @maryamaabdirahman1802 Рік тому

    Asc wllo qaali ha naga niyad jabis
    Sidaa inoogu dadaasho aadban kuugu heyna abaal buuxa ❤️💯🤎💯

    • @Fatia
      @Fatia  Рік тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 Рік тому

    Maxa ujoojise Ani diyaar u ahaaa wlh wuu igabuuxsame marki uguhoreeye 😭😭😭

  • @bahja2964
    @bahja2964 Рік тому

    Wll hargeisa maxd nogu iman weydey yacni master class kii

  • @abdishire4678
    @abdishire4678 Рік тому

    War kanalka dumarka kaliya ma leh mise waa loo simayahy

  • @boqoradanantes7483
    @boqoradanantes7483 Рік тому

    ❤❤❤❤