ISKILAAJI l HEESTA TIMO DHEER l (OFFICIAL VIDEO) 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 776

  • @halaaduale5633
    @halaaduale5633 7 років тому +1066

    Islaaan hadaa tihiin Liketa ha ila dhaafin 😭😭😭

    • @zamatarresta4193
      @zamatarresta4193 7 років тому +6

      mzz Hala kkkkk

    • @shuaibabdi2184
      @shuaibabdi2184 7 років тому +4

      mzz Hala sxb like wad iga heysa subscribe anka helo

    • @halaaduale5633
      @halaaduale5633 7 років тому +3

      Cilmi Mahomed Hhhhh Subscribe igu qabo pro 😀😀😀

    • @halaaduale5633
      @halaaduale5633 7 років тому +1

      shuaib abdi kugu qabty pro 😁😁

    • @shuaibabdi2184
      @shuaibabdi2184 7 років тому +1

      Cilmi Mahomed hhhhhhh like wuxu noqdey shqo qarsoon

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 років тому +197

    Timo Udgoon Tix Gelinteedu #Taash Weeye
    Taladeeda San In La Qaato #Tusmo Weeye
    #Yaasalaam #TimoDheer & Hobolka Qarniga
    King #Iskalaaji - Another excellent piece of highest
    Quality From #Tusmofilms #irresistible!

    • @hormarwacantube8636
      @hormarwacantube8636 7 років тому +1

      ABDI ASKARI TUBE 😍
      We Love You Brother
      You are Also Amazing Brother
      From JIGJIGA Adey 😍

    • @ifrahomar925
      @ifrahomar925 7 років тому

      Mohamed Inshaar kkmmbkwsz#××●○\○@#÷/engz3dds1wadsssy
      Jckljdww11kll

    • @ifrahomar925
      @ifrahomar925 7 років тому

      Mohamed Inshaar kicking mlllmmmmmmmmlkmklkmkk

    • @ifrahomar925
      @ifrahomar925 7 років тому

      Mohamed Inshaar mkh

    • @ifrahomar925
      @ifrahomar925 7 років тому

      Mohamed Inshaar ohhaw3jwaajsse5trr45

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 роки тому +20

    Quruxda hablaha soomaaliyed iyo udgoonkoda cid leh ma jirto waxa dumar aduunka guudsaaran. Sharaf iyo qima ayuu Alle ku hagoogay 🥀❤️🙏🏾👑

  • @baashehetiye8795
    @baashehetiye8795 7 років тому +36

    Hablaheena taayadodu tirmi mayso
    Tuugwalban quruxdoda ka tilmaamay
    Kama Tagine dhaqankoda
    Timo udoogon tiixgalintedu taash weyi
    Taladeda Saan in la Qato Tusmo weyi
    Gabdhahena tariikhdodu tagi mayso
    Tiidcano quruxdodu taaayaysan
    kama tiire qalbigaygay wan ku tiirshay
    #One_Love_Gabdhaha_Somaliyeed😍😍😍

  • @fuadadan8808
    @fuadadan8808 7 років тому +72

    fanaaanka klia aaan u aqoonsanhy inu leeyahy hibadi fanaaninti hore ❤❤💪💪💪

  • @najmaali1067
    @najmaali1067 7 років тому +88

    Waaah manta heesba idhaafi gaadhay anoo hadana joogee aryada iskalaaji waku haystaa heestan waba iga maraysaa tlhi ila mida ✋✋halataago 😂😂😂😍😍😍😍

    • @sagalhassan6736
      @sagalhassan6736 7 років тому +1

      Alle ha Ku so hanuuniyo wll rag iyo dumarbaa amiiiiiiiiiiiiin

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 років тому +1

      Sagal Hassan wll qaliyey aamin lkn ma meel xunaa jooga aalle hakusoo hanuuniyo se cml ani maheesayee😕😕😕

    • @mmtaze
      @mmtaze 7 років тому +1

      Najma Ali 9

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 років тому +1

      Montas Ahmed 24😂😂😂

    • @aliwaakujeclahymcne9646
      @aliwaakujeclahymcne9646 6 років тому

      ☝🏼

  • @Sactuush
    @Sactuush Рік тому +13

    Heestan waxan dhagysanaya anigoo qalpi jabsan oo dareemaya cidlo iyo xanuun markaan ku khasaray jacaylkaygii waan soo radiyay hestan madama ay thy tii laygu khiyamay wxuuna soo saray gabar kle oo la socday ax qalpiga saaid I xanuunaya ilaahow I qabooji kaasna iga reeb😭😭💔

    • @A_yash77
      @A_yash77 9 місяців тому +1

      Hada sidee thy ?

    • @Sactuush
      @Sactuush 9 місяців тому +1

      @@A_yash77 Kamaan Bogsan wali💔😊

    • @A_yash77
      @A_yash77 9 місяців тому +1

      @@Sactuush oh sorry wllo but 10m ayaa kasoo waree gty

    • @Sactuush
      @Sactuush 9 місяців тому +1

      @@A_yash77 Haa lkn waxyabaha adon filanayn kugu dhaca lama ilaawi karo 😫

    • @A_yash77
      @A_yash77 9 місяців тому +1

      @@Sactuush qiso jcel miyaa

  • @haniabdi1477
    @haniabdi1477 7 років тому +70

    Ilahaa igu oog Ana ka tima dheer taaan agaah aniga maxy iso radiin waye Ana la jili lahaye lol like ta iska baxsha somalinimo hady idinku jirto

  • @hasanarab8351
    @hasanarab8351 7 років тому +20

    Iskalaji wixi ka tima dheerba waa tima dheer yihiin 😜 hhhh hees iyo badh ❤💯✔🔥

  • @saylicisaid3982
    @saylicisaid3982 7 років тому +178

    Waa uun la heesa lkn heestani qiimo weyn ayey leeyahay viva gab dhaha somaliyed gob naladhashay baa tihin idimana hurno

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 років тому +11

      Saylici Said 😍😍😍😍so kale wilasheena somaliyeed viva somali boys 😍😍💯💯💯⭐⭐

    • @najmafarah6696
      @najmafarah6696 7 років тому +4

      Saylici Said. Thankx walalo

    • @saylicisaid3982
      @saylicisaid3982 7 років тому +4

      Najma Ali 😍😍thanks sis

    • @saylicisaid3982
      @saylicisaid3982 7 років тому +3

      NAJMA ali u wlcm sis 😍😍

    • @dheelitirakeligeed3967
      @dheelitirakeligeed3967 7 років тому +2

      Saylici Said thbkz wllky qli

  • @abdiweliukun5160
    @abdiweliukun5160 7 років тому +1

    Caadi ma aha iskilaaji way iga gadan tahay heesta teegero bn kuu haya heesta aad soo sartay darteed well done
    cod ereyo laxan music style in tuba way u dhameys tiran tahay heestani woow

  • @somalieviva7610
    @somalieviva7610 4 роки тому +2

    Tol hadaad tihiin gabadhan meel kusheega waan ulugaynayaa meesha ay joogto hoos iigu reeba war bixinteeda 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zhakibxidig8486
    @zhakibxidig8486 7 років тому +5

    wooow heestan way iga gadan tahay runti well done xita actionka loo wada ciyaaraya idilay waa fanan misaan leh go forword

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 6 років тому +4

    Fanaanka Kaliya Haplaha Somaliyeeed Amaaana Weeeye Izkalaaaji Jir Ooo Jooog Ma FanaankaH😍😍😍 Viiva Haplheeeena❤

  • @zakariaismail5670
    @zakariaismail5670 6 років тому +4

    waaaaw eshqiyazka yaaa fanaan iskalaji wlhi dadkygii tagero mug iyo miizan leh anaaa kula garabjoog

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 роки тому +5

    Gabdhaha ugu qorxoon dunida ayey kaalmaha ugu horeeya kaga jiraan hablaha Soomaaliyeed. 🥰

  • @abdirahmanahmed714
    @abdirahmanahmed714 7 років тому +2

    Ala yacizak fanaan aad uqima badan
    ilahy cod iyo Hanan siyay wa fanan jira
    Cabdi casis iskalaji Zxb nolow
    Waliga jir oo jog💯✅👍best song

  • @A_yash77
    @A_yash77 9 місяців тому +18

    Who listen 2024 ?

  • @abronesenior
    @abronesenior 6 років тому +44

    Remember Iskalaji is not only a great singer he is also a great Dancer, wonderful lyrics.

  • @abdirahman322
    @abdirahman322 6 років тому +1

    Jecliya amanta gabdhaha somaliyed Wale qurux waadka sidatin gabdhahena somaliyed Allah idin dhowro

  • @qeysqurbo524
    @qeysqurbo524 7 років тому +62

    iskalaji wlhi dhisayan cusub lasobaxey waw iga dheh inta aminsan iskalaji like isra

  • @naimamohamed9306
    @naimamohamed9306 7 років тому +5

    Manshalllah iga daba geeeya iskalaji manta heesti way shidan tahay walee iskalaji kam dalo dhagaysiga heesihiisa waleee

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Cajiib Erayo is haysta Laxan cajiib ah cod toolmoon Legend iskalaaji

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 років тому +5

    Boqorka codka #iskalaaji 💯💯✔✔👌
    Iyo waliga atariisho cusub oo
    Wada style ah 👌👌✌✌

  • @caluula2
    @caluula2 7 років тому +1

    Wiilkaan Madaxa Xiiran Heestaaan Waa Iga Gaday Wlaahi.
    @Hablaheenuna Waa u qalmaan in la amaano Xayaa kallaaah Bro👌

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 6 років тому +32

    QoF kA iSaGo JiiiFa DaWaNiyA LikE 😍

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 7 років тому +2

    Cdi maha wan ku haysta ila markay so baxdy timo dheer timo udgoon ❤

  • @Abdi-hn8vn
    @Abdi-hn8vn 6 років тому +15

    Waar niyow iskalaaji honestly ma dhagaysan jirin heesihiisa lkn hada waan ku haystaa heestan ,waar niyaw aduunku waa caynkaa qof baad iska diidaysaa adoon ogayn wuxuu yahay hadhow markaad la kulantana aad yaabaysaa wanaagiisa

    • @saammu8231
      @saammu8231 6 років тому

      Aniga xita walal awal ma dhagrysan jirin hada lkn wa kahelay cml

    • @ruuxichannel9750
      @ruuxichannel9750 6 років тому +1

      Abdi 6926 ani xitaa heesta kama dhoofo ayaan SNP ka joogi waaye ninkan baa qaday markan UA-cam ka so donay

  • @Sen_Mursal
    @Sen_Mursal 11 місяців тому +1

    Laxankaas wax aan ku timaamo ama ku qiimeeyo garan maayo, 22 nov 2023🎧, ini cali ciise ownerka fanka somaliyed ee casriga ah.❤️

  • @khalilshurkigaas6078
    @khalilshurkigaas6078 7 років тому +5

    Gabdhaheeha Taaariikhdoodu ma tirmayso Run 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 #likeeeeeeeeee👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @soomaliproduction3891
    @soomaliproduction3891 7 років тому +3

    Arido music holac saran wlh like igu qabta ana😃

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 7 років тому +4

    Fadlan heesta magaceeda timo dheer ka badil tabashada qalbiga ka dhiig!!!

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 7 років тому +6

    iskalaji nolw fanankyga sidad magacyga ugu heestayaba waku jacaladey😍😍😍😚

  • @feyfeyofficialchannel2495
    @feyfeyofficialchannel2495 7 років тому +1

    The legend iskalaaa
    Ji fanaan la iskama noqdee waakan fanaan mmm like igu qabta inta taageerta fanaankan

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 років тому +10

    Musicga heestan waxaan ku tilmaamo garan mayo - JUST MAGIC 🔥
    Gabadhu malaha waa shaydaan war wuxu qurux badanaa Balo ku ciyaadhay 😂

  • @fadumoqaali1738
    @fadumoqaali1738 7 років тому +15

    Aaar gabadha qurux badnaaa allow gabdhaheena nooo xafid

    • @suldansharci3726
      @suldansharci3726 7 років тому

      Fadumo Qaali Masha alla aamiin wllo 💶💝💝😍😍😍

    • @ibrahimtoreye6636
      @ibrahimtoreye6636 6 років тому +1

      Fadumo Qaali / wow ma ila Aragtay
      Noocaas hadii ay madax Daboolan
      Lahyd oy laamiga Hareertiisa mari lahyd.
      Gawaariidu in ay isku dhaacn iska
      Daaye .Dadkaa isku Dhici lahaa.
      Midba sidda uu u eegaayo.
      Unna sii eegaayo.

    • @feyrusmohamed1770
      @feyrusmohamed1770 6 років тому

      Ibrahim Toreye kkkkk

  • @puntlander10
    @puntlander10 7 років тому +7

    Outstanding performance. Yaa tumay Music-ga?

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 6 років тому

      puntlander10 ARIDO boowe

    • @biriiyefilms8728
      @biriiyefilms8728 3 роки тому

      @@wiilkaReerCigalle hhhhhhhh waaa djiboutian aboowee qaladka naga dhaaf noooh

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 роки тому

      @@biriiyefilms8728 😂😂😂 Adigaa khalad fahmay bro
      wiilka aan u jawaabay ayay puntlander ugu qoran tahay loolz
      waan aqaan ARIDO waa jabuutiyaan Canada dagan

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 6 років тому

    wow heestaan waxaa ladhihi karaa waa heesti ugu shidneed heesa sanada dambe laqaado mid hablaheena soomaliyeed waaa maskiino wlhi wey mudan yihiin in la aamo amaanta waxaa u sii dheer quruxda iyo aqlaaqda iyo xishoodka allah ha dhooro gabdhaheena taaqirdooda tagimeyso anoo gabar somali u jeedo walee naaag kale aana guursan

  • @TheArrivederci2009
    @TheArrivederci2009 7 років тому +4

    Ar Geberta leen fiirsanaa.. qofta xaa kaa qurux eh!
    Heesta dhan Geberta laa ka fiican

  • @yaazhlovexamarcadeey1955
    @yaazhlovexamarcadeey1955 7 років тому +36

    iskalaaji tima dheerow😍😍
    xppih tima shanleeeestow😉😉
    ku jclya tima jilcoow
    jareer ma tihid anaa kuu qry
    luv uh my iskalaaji
    Tinta barbier geee ku soo
    jarataaa alpiii😚😚😚😚😂😍😍😍😍

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 років тому +1

      Ýãâzøh Love Xamar Čădēəy 😂😂😂 bilahi iga qoslisay

    • @fartun4992
      @fartun4992 7 років тому

      Ýãâzøh Love Xamar Čădēəy astaqfulullah😂😂miyadaaba ku tulaal mise anaa indhool ah tolw

    • @suhurhassan5840
      @suhurhassan5840 6 років тому

      Ýãâzøh lõvé xâmâŕ cädeêý kkkkkkkk, balse waxaa sixoogan uheystaa odayga layiraahdo bidaar sidaasi darteedna marwalbo uu udoortay iskalaaji inuu timihiisa xiiro.

    • @yaazhlovexamarcadeey1955
      @yaazhlovexamarcadeey1955 6 років тому

      +Najma Ali najmadayda naftah😍😍

    • @yaazhlovexamarcadeey1955
      @yaazhlovexamarcadeey1955 6 років тому

      +fartuuna_elifkhan u qir yqy ha xasidine😂😂

  • @aliiid4305
    @aliiid4305 6 років тому +1

    inan quruxbadan weyan masha alah inay heeso iyo waxa jisho may ahayn kkkk in la iska gursado oo ay nin naagtii ahato ayay ku wacnayd aniga inantaban ku haysta

  • @hamdadjiboutiangirl8895
    @hamdadjiboutiangirl8895 7 років тому +263

    aniga aya ka timo dheer gabadhan like isaara 😍💋

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 4 роки тому +1

    Waxa wada dhagysan jirnay aniga iyo xaaskayga 2017 inta aan dhagaystay 100 jeer ka badan waxan ka helay musica mucalim ariido🥰

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 7 років тому +2

    Hestan music macanaa cadimahan arido wuu ku farayarestay

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 7 років тому +1

    Ariido waa musician buuxo xitaa reggaega wuu tumaa!

  • @itsamina5844
    @itsamina5844 7 років тому +19

    Timo dheer inta ka tima dheer yartaan like ha iisaarto ilaa anagaa ka horeenee

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 7 років тому +5

    Anuu Music Ayaan Ku Haystaa Ariido
    Ariido Ii Geeya Ariido Ii Geeya Yaa Ii eeyaa Ariido Ariido The Best Wlhi Weeyi Abti

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 7 років тому +5

    Xaliimo iska shidan ahaa qoftaan waah waah tan o kale igu duceeya asxaabeey 😂😂👌

    • @ciiseneshvil2057
      @ciiseneshvil2057 5 років тому

      Qoftaan mid ka shidan ilhy hku sahlo wll oona diin leh dabecad leh raaliyo eh

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 2 роки тому +1

    Allaw kuxifdi laakiin waa cod macantahaya ee quraanka akhriso oo jooji jeeska

  • @amaalabdullah9566
    @amaalabdullah9566 7 років тому +122

    Dhakad iskalaaji ita jecel iney mar walbo daawadaan like ta ha igu caawiyaan dee ina adeerayaalow

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 7 років тому +1

      Amaal Abdullah adi ma jecashahay inaad salaaxdo mar kasta

    • @amaalabdullah9566
      @amaalabdullah9566 7 років тому

      Darwiish sscAad iyo aad muyaaradna kasaaro sidaan u arko indhahiisa

    • @qaaliahmed331
      @qaaliahmed331 7 років тому +1

      Amaal Abdullah wllo waad iga qabtaa like

    • @abdirahmanyare271
      @abdirahmanyare271 7 років тому +2

      abyo waan kusaaray but micno weyn miyey kugu fadhidaaaa

    • @afro79bile45
      @afro79bile45 6 років тому +2

      😂barakalah timodheerey

  • @moali6299
    @moali6299 10 місяців тому

    Timo udgooney dumar baan kuu jecalahay qalbiyey.♥️

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 6 років тому

    hadaad arki lahayd my love tayda timaha ay leedahay naagtaan ma sheekteen nabeee

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 6 років тому +4

    Music ARRIDO ❤ ku ahay haaaaaaakah

  • @hiboabdinasir8494
    @hiboabdinasir8494 7 років тому

    Am the first maanta 👐👐👐👐

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 6 років тому +4

    Walee Arido waa wax kale.. Music ayaa iga gadmay wlhi

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 років тому +1

    wwww iskalaaji iskalaaji iskalaaji fanan fira nolow Cod faseex ah eebe kugu galaday rabi raali ka noqay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @haaruunmiraad320
    @haaruunmiraad320 6 років тому +1

    waaw iskalaji yartu dheera sxb yaasalam taashwaaye

  • @tuush1438
    @tuush1438 7 років тому +317

    muslim hada tihin like taa ha ila dhafin

  • @faysalakram7630
    @faysalakram7630 7 років тому

    waaaaaw King iskaalaji wle fanan iyo badh iga dhe niyow like hakala bakhylin amanta gadhehena f ever inta samha jecel

  • @ZHI777
    @ZHI777 7 років тому

    Inantu qurux badanaa ma qurashtaa arabtay kasoo jeeda wooow macha allah

  • @queeninaabdi2431
    @queeninaabdi2431 7 років тому

    Wixii calooshaas yar dhuluc dhuluc dhageyso naftaa ubahan 😂😍😚 luuqa isogalaa

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 років тому +17

    Iskalaaji ku ogoliyaa bidaar love
    Xidigi North America aheyd .hada Canada oo awale atoora ka yahaad uguurtay .😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @macowcade9985
      @macowcade9985 7 років тому +1

      Asma Curada cida ma nooshahy salaama boqortoyo ✋✋✋✋

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +2

      Macow Cade wan noolahay aboowe
      I miss you wlhi wallkey

    • @waraabehargaysa
      @waraabehargaysa 6 років тому +1

      Asma curada cida, wali north america buu joogaaa. canaada waa north america

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 6 років тому +2

      Literally No-one wan ogahay walaalkey
      Lkn waa labo dal ogoow aan passport la,aan laga kala dagan karin
      Iskalaaji wajigiisa xiiso uma qabi wan aqaan
      Lkn awale waaye ninkaa aragtidiisa ka jeclahay tan farmaajo
      Ilove awale

    • @waraabehargaysa
      @waraabehargaysa 6 років тому +1

      Asma Curada cida huuno asma ana xabadaa dhexda yar baan ku haystaa

  • @abdirahmandiri4203
    @abdirahmandiri4203 7 років тому +1

    timo udoog tixgalin teedu taash weyi nice song iskalaji

  • @abeerhassan480
    @abeerhassan480 6 років тому +3

    Cod Macaana iskalaji iyo gurux badanaa labadooda . Boqorka codka somalia. Guul iyo horimarka ayaa kuu rajeynayaa. Vivo iskalaji

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 6 років тому +1

    Tabashada qalbigayga ku tarmaysa adaa tubay laabtoo
    Kutalaalay tabantaabi naftan awgaa utasawday heesta intaas ayaan ka qaatay

  • @st.gallen_boyqam4272
    @st.gallen_boyqam4272 6 років тому +1

    Waa hees aad iyo aad uqima badan the best beat war tv 📺 bareska 🔌 gali heesta caadi ma ahaan 🎧🎸🎼🎷👍🏼

  • @Enjoy_With_Me2022
    @Enjoy_With_Me2022 5 років тому +1

    Tabantaabi nafdan awgaa u tusowday ... !! Best song ❤️❤️💯💯👌👌

  • @hamzailyasismail3601
    @hamzailyasismail3601 4 роки тому

    Wwww hablaheena soomaliyeed waa kuwa ugu sharafta badan uguna quruxda badan in la'amaano waa waajib😘😘😘

  • @Shushire
    @Shushire 7 років тому +3

    Oooow 😳😳 first ahay malaha

  • @hamdimacow6439
    @hamdimacow6439 7 років тому +3

    caadi maaho qalanjo heestan ti ma dheer fanaan qaali😚

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees8539 Місяць тому

    Heestan 2018 baan aad u jeclaa sidii baan ilaa imika u jecelahay xusuus gaaray igu leedahay

  • @alishamanka7137
    @alishamanka7137 6 років тому +3

    mantadhan hadan dhageysnyo kama daalo dhegey sigeda iskalji alpo horay usoco

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 7 років тому +1

    Maasha Aalh ganadhu aad bay u quruxbadantahay

  • @steezy8172
    @steezy8172 7 років тому +5

    Hpleheena tayadoodu tirmi mayso
    Tubwalboon walboon katilmaamay
    Quruxdooda Kama tagine way tixraaceen dhaqankiiye
    🐰👏👏👏🙌👍👍👍👉👈👈💪💪

  • @waxwaalan6026
    @waxwaalan6026 6 років тому

    Inantaa iman aw abdi ayaa la yidhaa waana reer burco waa habaryoonis calisiciid ah waliba waxa la kaxeeyay iyadoo yar

  • @asaldhalad3042
    @asaldhalad3042 7 років тому +2

    Qoftan mAtimo dheera anywys hees shidan iskilaaji✅✅✅

  • @gureeyadde4657
    @gureeyadde4657 7 років тому

    Axsan hees wlhi iskalaji nin culus Horay U SOCO My Bro
    Ku Heesta Heeskan

  • @iqriinahassan7274
    @iqriinahassan7274 7 років тому +59

    Codkaa igu dishy wlhi iskalaji lke igu qbo

  • @BOSSFILMS
    @BOSSFILMS 7 років тому +28

    Nice work Tusmo Films

    • @Tusmofilms
      @Tusmofilms  7 років тому

      BOSS FILMS thanks boss🙌💯

    • @aragti6060
      @aragti6060 7 років тому +1

      really great music/video.welldone tusmo.

    • @khadarqays5453
      @khadarqays5453 7 років тому +1

      Nice cod musik muuqaal wacan iyo gabar shidan inanti hablaha weeye

    • @cabdicumar4067
      @cabdicumar4067 6 років тому

      ì

    • @ahmedkadar3640
      @ahmedkadar3640 6 років тому

      BOSS FILMS

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    Hableheena tayadodu tirmi mayso 2021❤

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 7 років тому +2

    sxb islaaji midhanyar ee daaadaxda ah xagaaad ka keentayna wayaabe waa noocaygiye

  • @najkavlogs6845
    @najkavlogs6845 7 років тому +8

    Somali singers tartib tartib aye uso shidmayana clips koda cdi ma aha nice video intu igu racsana like ta wa xagina

  • @drmaansammohamed450
    @drmaansammohamed450 6 років тому +1

    Style kaaa iskalaaji ku haystaa

  • @wiilkacaanahageelashuba4487
    @wiilkacaanahageelashuba4487 7 років тому +4

    Xidigaha Geeska Xidig Kamida Inuu Noqdo .. Ayuu Ujirsaday Alfanan Iskalaaji

    • @barotech4015
      @barotech4015 7 років тому +5

      brother waxba Uma Oga Xidigaha Geska Fanan iyo Fanan LA an ayay Kala yihin iskalaaji dadkii ka horeyay ayaa U Qiray ciyaalkan aad Xerada Ku ooden ha Garab Dhigin fananka

    • @wiilkacaanahageelashuba4487
      @wiilkacaanahageelashuba4487 7 років тому

      Moha hukun kkkkkkkkkk Kani marku hargeisa Yimi ayuu fanan Noqde Uu hargeisa Uheese Hlkaa laga yaqanay Xidiguhu Calamko dhan ayaa Jecel Mala Ciyaala Xamar Ayaad tahay Alfanan bk bakal Abdihani Allah yacizak Ha wareerin Inbty

    • @barotech4015
      @barotech4015 7 років тому

      +Wiilka Caanaha Geela Shuba My Brother Ma ahi Reer Xamar lkn Xidigaha Geeska Iyo ninkan walhy Isku Mel dadka Uma Saarna Wa Fanan abwa.n Mu laxamayste

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 6 років тому +1

      Wiilka Caanaha Geela Shuba xidigaha Geeska miyaadan arag ayagoo leh USTAAD Abdiaziiz iskalaaji ?

  • @sacdiyoduuni682
    @sacdiyoduuni682 7 місяців тому +1

    Best song iskilaaji 2.3.2024❤😊

  • @BushraQanii
    @BushraQanii Рік тому +2

    Heestan waa ii xasuus❤Aug 8/11/2023 10:35 😢❤

    • @moali6299
      @moali6299 10 місяців тому

      7 days to go 2024.😂♥️

  • @barotech4015
    @barotech4015 7 років тому +2

    Top Waaye Iskalaaaji eebow adiga hamynka hees Mad Diyaarisa kaa yaabe Subax walba oo aan sii Sexanayo hees aad so Qaaday arka ilaaahy Qadartiis

  • @FaraxKayse-lm8bv
    @FaraxKayse-lm8bv 5 місяців тому

    Waa waa heesii xulka ahiid iskalaaji❤❤❤❤❤

  • @yusufabdirahman920
    @yusufabdirahman920 5 років тому +2

    Iskalaji somali legend number 1
    Arido gacantu kuma godo🔥🙏

  • @huudhanaano5245
    @huudhanaano5245 7 років тому

    Hees iyo badh axsan fanaan
    Qalanjo hableedna waad ka wada taa

  • @shiineakhyaar3922
    @shiineakhyaar3922 4 роки тому +1

    🎶Maqalka Hestan Wan Heystay lkn 2sano Kadib Caaawa Ayan Dawaday Kal Iyo Laaap Yaqee

  • @mohamedkhadarabdiazizdaguu529
    @mohamedkhadarabdiazizdaguu529 2 роки тому +1

    4/1/2022 Arbaca ah big Support Legend Iskalaaji

  • @puntlandwomen3116
    @puntlandwomen3116 7 років тому +1

    La isma xasdee gabdhani waa qurux badan tahay tolow maana dhalay 😀

  • @siimoodichannel7667
    @siimoodichannel7667 7 років тому +6

    best song iskalaji inta commentiga ku mawhquusha Like igu qabta

  • @anwarmahamed1291
    @anwarmahamed1291 2 роки тому

    Walee hees bay ahayd iskaalaaji fanaan cod dahabiya leh 2022

  • @mazlahnur6392
    @mazlahnur6392 6 років тому +3

    iskalaaji wooooow timo dheer 😘😘😘😘😍

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 5 років тому +1

    Fanan buuxa anida ku jecl sax 😍😍lama garo top

  • @xamdiguled5974
    @xamdiguled5974 6 років тому +32

    Hadan ahay Somali timo dheer carfoon. Like isaar limo adeeryaal

  • @ruunaytadowllah7785
    @ruunaytadowllah7785 7 років тому +3

    Hogaa geedaan timaha caruurra laba jirka ah dhinac nooga wareeji ish
    Iskalaaji wlee hadoo beensheegay

  • @cabdiqani8355
    @cabdiqani8355 4 роки тому

    Al fanaan iskalaaji fananka qarniga aan laga daba hadal