Kani muyuna ahayn kii meelwalba soomaliland ka dacweyney ma maanta ayuu soomaliland tagerya, mida kale soomaliland ma bedeli karto hanaanka shaqo bxixnta beesha Muse Dhariyo wa ay shaqada ku helen waa hanaan dowlada soomaliland u dejisey Gobol walba sida loogu kala badan yahay, mida kale Muse Bixi iyo Faysel waxay ahayn kuwi ku raacay wadani in Hargeysa Barkhad loo xidho isla marka Muse Bixi ka bixiyey kharshada doorashada Barkhad, arrinta miyaan garab lagu siin Madhibaanka halkee lagu diidey in madhibaan wax la siiyo, beesha Muuse Dhariyo xaq ayay ku leedahay Wadani rag badan ayaa ku jira xisbiga wadan oo Hargeysa iyo Burco iyo Saaxil degen marka arrinta Cabdirahman waa ogyahay wuxuu bixineyan ma noqon doonto in nin meel haysta in dadkaas uu hor istaago wixi la siineyo ee reer Muuse Dhariyo ah. Ninkan sida u hadleya waa ku gabada Gabooye ee khilafka kula dhex jira qaba'ila reer Soomaaliland qaba'ilka oo lagu wareeriyey wax an jirin oo ay ula baxeen Gabooye oo ah wax an jirin
لم افهم. ما هذه العقلية ؟ هل الوزير او المسؤل ليمثل ويخدم جماعة معينة او مسؤل يخدم الشعب بكافة فئاته. وكيف يعقل انه حتى الحرفيين يريدون ان يكون لهم وزراء .....
Kursiga goolaha barlamaanka waxa fadhiyi doonaa Barkhad jaamac batuun Si kursigaasi meesha uga bixin beeshu leedahay Wasiiradana xaq bey u leeyihiin in dad kale loo magaaco sidaas ayay u dhacaysaa insha Allah
Madhibaan bakee baa dhegan somaliland war putland baad degantihiin ee somaliland waxaa degan majooratin ka ha muuse dheriyo waxa Soo raacaa waa tumaalada
Thanks waad noo kordhisay waqtiga aad noo waranto
Muuse walahaai waa Geesi Huwantii gudaha Qadar jabuuti somalia ayaa isugu tagay,walaahi wadani inaanu muuse ka badin keligood way luudin waayeen ilaa ay cadowgii xataa dadkii muuse xatoodyada hantida ummada ka qabtay ay isa soo wada raaceen.Muuse walaahi waa geesi geesi dhalay.
Horta liiska wasiirada habeen walba waad sheegtaaye xageedkakeentaa iskahagaaji warka
Cabdle arab ma hilyan
🎉
In ay wax is bedel ahi dhacayo waxba kama jiraan
Habenkasta liska wasirada unbu ku soo celceliya qofkani bisinka😂😂😂😊😊😊
Cabdulahi ha odhan cabdillahi dheh sidii faqashta qadaad weyn ha ugu dhawaaqin.
Sheikh isaaq sanadkan waa lagu dul kaajayaa eh ceergaabo iskeen cabdow
@@isseyare837hadii laguu samaxo in ay buuryo kugusii taalo kukaadii baa lkn wabaa lagaa jarayaa intaan lagaadhinba ilay adigu qabriba malihid iyo awoow toonaa qaxooti baadtihiin
Barkhad batuun waa lagu khasaaraye ninkaa halagu bedelo.
Tacabkii hadraawina allaah yarxamo wuu ku xaaray
ADEER CIRO HADUU SANAD DHAMAYSTO NASIIBUU LEEYAHAY
Kamalkaa waa kiiaomaliland
Melkasta kasocayijiray mamantu
Somaliland iskadhigaya
Kani muyuna ahayn kii meelwalba soomaliland ka dacweyney ma maanta ayuu soomaliland tagerya, mida kale soomaliland ma bedeli karto hanaanka shaqo bxixnta beesha Muse Dhariyo wa ay shaqada ku helen waa hanaan dowlada soomaliland u dejisey Gobol walba sida loogu kala badan yahay, mida kale Muse Bixi iyo Faysel waxay ahayn kuwi ku raacay wadani in Hargeysa Barkhad loo xidho isla marka Muse Bixi ka bixiyey kharshada doorashada Barkhad, arrinta miyaan garab lagu siin Madhibaanka halkee lagu diidey in madhibaan wax la siiyo, beesha Muuse Dhariyo xaq ayay ku leedahay Wadani rag badan ayaa ku jira xisbiga wadan oo Hargeysa iyo Burco iyo Saaxil degen marka arrinta Cabdirahman waa ogyahay wuxuu bixineyan ma noqon doonto in nin meel haysta in dadkaas uu hor istaago wixi la siineyo ee reer Muuse Dhariyo ah. Ninkan sida u hadleya waa ku gabada Gabooye ee khilafka kula dhex jira qaba'ila reer Soomaaliland qaba'ilka oo lagu wareeriyey wax an jirin oo ay ula baxeen Gabooye oo ah wax an jirin
Wasiir Reer wax u qabtay xagee lagu arkay? War dadka caaqilkooda ayaa deeqa ee dadku ha shaqo tageen
Waxaa laga filaayaa khayr beelaha aan Ka dhax muuqan jirin
لم افهم. ما هذه العقلية ؟ هل الوزير او المسؤل ليمثل ويخدم جماعة معينة او مسؤل يخدم الشعب بكافة فئاته. وكيف يعقل انه حتى الحرفيين يريدون ان يكون لهم وزراء .....
عنجد والله حتى انا الوزير هو يمثل القبائل ولا يمثل الحكومه 😢😢😢
Isbadalkou waa innan hoose nimandnou cadowga SOMALILAND aa djibouti iyo Somalia
Hambalyo maxaa u diidaaya in xataa ay madax weyne noqdaan beellaha gabooye anigu waxa aan ku jecllaaday wey boqoro iyo cuqaal wanaag sanyihiin
Liiska wasiiraday naftiiyaraydba kaga baxday kkkk
Ciro aad hawsoo dhaweeyp m dhibaan
Ustaadi ta wasiiradi Ciro ayaynu ka sugaynaa war cusub ma keentid miyaa , hantida la boobayo kama hadlaysid
Midgan bila assal
Qaranka Somali land beelo maaha
No meeqaamsare
Sharciga somaliland madhigayo xildhiban wasir noqda wainu iskacasilo xildhibanka
Waleee besha ma dhibaan anaka.madaxay no saranyiin wana jarwanag 😂😂😂😂 wanu idinku faraxsany wasiro fican oo A ah baad yelanaysan
You have not cut your hair so cut your hair because you are tv presenters , so you don’t look tv presenters.
Ninkan hadlaya sowkan leh Gudoomiyaha Gabooye ahay hadana waa maxay waxanu kala qaadayo kkkkk
Kursiga goolaha barlamaanka waxa fadhiyi doonaa Barkhad jaamac batuun
Si kursigaasi meesha uga bixin beeshu leedahay
Wasiiradana xaq bey u leeyihiin in dad kale loo magaaco sidaas ayay u dhacaysaa insha Allah
Waad kaa bakaatan WADANI marki maydkini madax kaaga jogsadaan
Ala waa heego yaroobe
Dadka Somaliland 3 sano waa inaa Sugataan waya seexanayasa. 2 sano ee u hadhaye xamar buu qaranka geeyanaya ku quusta idinka doortaye
Kalaa barkhad waa lamahadiyay
Madhibaan bakee baa dhegan somaliland war putland baad degantihiin ee somaliland waxaa degan majooratin ka ha muuse dheriyo waxa Soo raacaa waa tumaalada
H
Xogogaal weligaa faqaash iyo cadowga gudaaha ayaad ahed