SOMALILAND WAA MAAMUL GOBOLEED SIDAA WAXA TIDHI JABUUTI SALAMAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 176

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 13 годин тому +12

    Man shalha. Waridad TV mahdsanid. Saxiib.

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 12 годин тому +9

    Guul iyo Gobonimo Somaliand ❤️

  • @sahrafarah8164
    @sahrafarah8164 12 годин тому +8

    Viva Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 13 годин тому +9

    Subxallah wadani waa laa teer soomaaliland muuse Bixi cabdi isago xilwerelin ayay dalkii iyo dadkiiba tabeen ❤

  • @NimcoXaashi-d4d
    @NimcoXaashi-d4d 13 годин тому +7

    Wasidaasi xaqiiiiq weyan reer Somaliland geesiyaashii guuuuuuuul insha Allah 💚🤍❤️💪💪💪💪

  • @abshir1974
    @abshir1974 11 годин тому +3

    Walaahi geesi baad tahay qaranka u dhiigshibtay guul 👏👏👏👍

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 6 годин тому

    Guul soomaalilan guul ciidanka Qaranka guulayso SSB GUUl Guul 💚🤍❤️💪💪💪🇬🇫🇬🇫

  • @hindanasirshdahir1299
    @hindanasirshdahir1299 12 годин тому +4

    Insha allah waan ka qaadayna talabada sharciga waafaqsan waan ka qaadnay sln taasna wridad guul

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 12 годин тому +3

    ❤ Guul Somaliland ❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 12 годин тому +8

    WARIDAAD WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL CIDANKA QARANKA SOMAILAND

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 13 годин тому +4

    ❤❤Guuul Somaliland ❤❤❤❤
    Sxb waan ku salamay

  • @Abz_146
    @Abz_146 11 годин тому +2

    Waridad guulayso cadow kuma arko mansha Allah ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 11 годин тому +2

    Allah SW created Somaliland no one shall put asunder ❤ you from Kenya 🎉

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 13 годин тому +7

    WAXAY. UTAGEEN. XAASIDNIMO IYO INAY BAASAABOR. DOONTAAN.

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 6 годин тому

    Geesi qaran habo waridaad Guul soomaalilan guul ciidanka Qaranka 💚🤍❤️

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 11 годин тому +2

    Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤❤❤❤🎉

  • @BuraciSomali
    @BuraciSomali 11 годин тому +1

    Somalia waa walaalo cunsuriyadii ha dhamaato

  • @numcomacalidada9305
    @numcomacalidada9305 8 годин тому +1

    Allhayo noo gargaar oo wixi noo cadac ah nagaqabo yaa
    Aallaah

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 12 годин тому +2

    MashaAllah

  • @Moi20137
    @Moi20137 9 годин тому

    Mashallah well done for the support Somaliland patriotism

  • @yurub5288
    @yurub5288 12 годин тому +1

    Guul somalilaan Adiguna guuleyso ✊❤❤❤

  • @HodanAhmed-rj2ig
    @HodanAhmed-rj2ig 13 годин тому +3

    Well said

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 11 годин тому +3

    Rer somaliland cadibay utaaganyihiin wlhi balsida loogu dulcayayu eega qadyadoodi subxanalaah waxaasina cirro naloogama horayn wlhi somaliland dad iyo rabiba waylerdahay guul somaliland Insha allaah ❤❤❤❤

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 8 годин тому

      Ma taagne hunguribay cadawga dalka ka raaceen

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 7 годин тому

      Adeerka marku tagi jiray dowlad ba lagu sheegi jiray miya kk wlhi inad dowlad noqoneyn muuse isago bahdilan japuti kaso noqon jiray

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 6 годин тому

    Hilaah waxa aw inuugu gargaaray nimcada amniga iyo roob
    الحمد الله

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 7 годин тому

    Asc. Inaadeer. Wadani. Iyo. Jabuuti. Dabadhilifka. Jabuuti. Iyo Muuuqadisho. Loo. Joojin. Maayo. Danta. Umada. Reer. Soomaaliland. Ayaa. La. Ga. Horeysiinayaa. Dekedaha. Saliida. In. Umada. Reer. Soomaaliland. Dhalinyada. Umada. Reer. Soomaaliland. Ayaa. Waxalba. Laga. Horeysiinayaa. , cashuurta. Umada. Reer. Soomaaliland. Laba. Jeer. Ayey. Diyaaradii. Shabeley. Muuuqadisho. Heyen jirtey. Waa. Cashuurta. Umada. Reer. Soomaaliland. ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @RaxmaMaxamed124
    @RaxmaMaxamed124 8 годин тому

    Salaamaad ilaahoow hana doorin ee nadil
    War idaad walaahi waaxad u taagantay hawl inyari qabanayso
    Alle haku xafido

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 12 годин тому +2

    dimuq radiyada somalind waa sunta dilaysa geelaha jabuti iyo xasan dhiqo vilo war dheglay ma matalan xayraminta joga jabuti xilibanadan waxq la qorsheyay xi'l ka qadis

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 7 годин тому

    Lamaanu yaabine waa xaqiiqo adeero ama waalo ama wareer dadka iyo dalkuba waa soomaalia❤❤❤

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 6 годин тому

      HURDADA. AAD. SOCODKA. KURIYOONAYSAAN. WAA WAXA AAD. 35 YEARS. AAD. DAWLAD. UNOQON. WAYDEEN. EED. ISLA. CUNAYSAAN. CAWANYAHAY. CAWAANTU. DHASHAY. ADIGIIBAA. FUTADAADA. LA. ILAALINAYAA. MARKAASAAD. MAGAC. FASHILMAY. OO. SOOMAALIYA. QADHMUUNA. AAD. LAWAREEGAYSAA OOD. DADKA SANKA. KAMAR MARINAYSAA. DULUFYOHOW. BAKHTIYAY ADEER. MADHACAYSO. HADAAD WAALATAANA WAADNA. SUGI KARTAAN. INTA. NOLOSHIINA. KADHIMAN. WAAD. MURXAYSAAN. WALE

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 13 годин тому +3

    Jabuuti waa cadowga koobad somaliland
    Marka laga iimado xamar xaara

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 13 годин тому +1

    Asc waan layabay nimanka jooga jabuuti waa cadagatayaal waa ciilgabaya ka kun SNM waa dhashi ka hadhay faqashdii ladagalamas SNM guul SNM guul Somaliland

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 11 годин тому

    Kuwa tagay ee hadana ku sugan jabuti Naagaha Naagu dhalay Anago Ah shacabka Reer Somaliland
    madaxanu ka toganayna wlhy iyo cidii qaranimada jamuriyada Somaliland kaso Hor jesataba Anaga madaxa ka toganayna wlhy ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassancabdilahifaraxhassan6292
    @hassancabdilahifaraxhassan6292 12 годин тому +1

    Halaxidhxidho ragaa hadikale dagaal banukaxigna

  • @AbdinasirAbdella
    @AbdinasirAbdella 8 годин тому

    2025 ka jabuuti way rogman doonta. 40 sanadood dhibataday noo gaysatay ayuu Ilaahay kajari doona Inshaa allaah.

  • @hassancabdilahifaraxhassan6292
    @hassancabdilahifaraxhassan6292 12 годин тому +2

    Layskumahayo muuse biixi ninraged inuhaa wanay adagtayay inlahelo nilamida wakhti yadandhaw

  • @Faysal-v5y
    @Faysal-v5y 11 годин тому +1

    💫💫💫💫💥

  • @munajax822
    @munajax822 7 годин тому

    Asc war idaad wllo reer sland
    Ragii ficilka laahaabaadhamaadey
    Waayo ku waasi meyhadleen
    Maanta😮😮😮😮😮😮😮

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 13 годин тому +4

    Viva waddani iyo jamhuriyada somaliland ❤🤍💚✨️

  • @MuniiraAlahi2233
    @MuniiraAlahi2233 8 годин тому +1

    Waxn u malaynayaa inaan muuse tan ka dambaynayn 😢😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 годин тому +8

    Haa waa huwantaa huwante xirisi faqasha xaarmajo xaarmajo xaarmajo Cirro huwanta yaashi xirisi faqasha xaarmajo

    • @IsraIsmaciil-h9n
      @IsraIsmaciil-h9n 13 годин тому

      @@AyaanWaano kalsonida makalalaabanaa

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 13 годин тому

      Hhhh naag madhan baad tahay🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @IsraIsmaciil-h9n
      @IsraIsmaciil-h9n 13 годин тому

      @awiladen7814 adafuula wax gf aaruqana lashiryimid

  • @Abdirahiimyaasiin
    @Abdirahiimyaasiin 13 годин тому +1

    Inan gumeed

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 11 годин тому

    Haa ku riyoonina somali land inayi somaliya ayi la midoodo. Waa habeenkii xalayi aha oo tagayi marka daadka ku merayisanaya s land wa gobol ka midaha qaranimada wa lama tabtaan😢❤❤😢😢

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 13 годин тому +4

    Ooyaaye miyuu uso halgamay lafududaa somaliland ragedi wa waridad Oo midhan

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 11 годин тому

      Soomaliland Dusha ku qaado somaliland is part of Somalia 🇸🇴

  • @sammie1163
    @sammie1163 11 годин тому

    Waa sida ay inala rabaan jabuuti ha laga qabto. Aan ka fogaano

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 12 годин тому +1

    Mou maalintii mw Muse bixi Iyo dr Abiye Ahmed saxeexen maamulka jabuuti maalin madaw unoqoty allah maalin madaw Allah kamasaaro jabuuti maamulka jabuuti iyo Somalia waa cawga kowad ee Somaliland wlee Ethiopia waa nasteexa Somaliland sidasi waridadaw Ethiopia baadka ayey Somaliland kuhysaa wlee

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 13 годин тому +1

    Afka kamuy odhan ee waa fuutokahadl kuwa lajoogana waa dhedig liita yaal ah

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 13 годин тому +2

    Waridaad Waxaan Ku ogtahay inuu madax weyne mouse biixi wareejon doono 100 milyan oo dollor oo khasnada dawlada Ku jirto oo sanad mushaarka shaqaalaha ah halkay dayn Ka wareejon jireen dawladihi hore

  • @IsraIsmaciil-h9n
    @IsraIsmaciil-h9n 13 годин тому +2

    Ragii lagabiqijiray baynu kacodaynay

  • @shukriyey1590
    @shukriyey1590 11 годин тому

    Waridaad inagu markasta waxaynu utaagan nahay ninkii inaga soo horjeesta waar hadaba ogaada haduu noqdo ciro xataa dhagta ayaanu dhiiga udaraynaa ciro waxaanu kula xisaabtami donaa halkuu dhigo qadoyada soomaalind

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 годин тому

    Baarlamaankan waxa samaystay huwan iyo faramaajo waa ciyaala suuqiin wadanka ku ciyaaray

  • @GuurayShabeel
    @GuurayShabeel 13 годин тому +1

    🟩⬜🟥💪💪💪💪💪🤝 waar nin kaa war idaad tiifii kama kaftamo qadiyada qaranka waanin go aanle

  • @waxtar4376
    @waxtar4376 12 годин тому +3

    Mar askari jabuutiyan ah igu qabtay xadka waxuu ii geeyay taliyihiis
    Askarigii : taliye labdan baan soo qabtay, een taliye dharka ma ku maydhanaa?
    Taliyihii : waxba ku dhaqan maynee waryaa " waa taas soomaaliya"
    Gala.
    Waan fajacay waxay ila noqotay in somalia xadkeedi la soo jiiday.
    Waan ka soo baxay isla lowyocado ayaan ku soo noqday.
    Suaal wakhtigaas goor ma ayay ahayd.
    Waa 2006

    • @waxtar4376
      @waxtar4376 12 годин тому

      Ra'yigaaga ka dhiibo

    • @BalqiisaMuuse
      @BalqiisaMuuse 12 годин тому

      Ma run baa

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 11 годин тому

      Faqash bal waxaad noo camirayso day kkkkkkkkkk beentii oo kabihii xidhan dhaqano maba yidhaah daar reer jabuuti iyo reer Somaliland

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 11 годин тому

      faqash bal waxaad noo camirayso day dhaqano reer Jabuuti iyo reer Somalina ma yidhaah daan

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 13 годин тому +1

    Geesi waridaad.

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 12 годин тому

    Walee Muuse Biixi waa geesi geesi dhalay waa mujaahid u soo halgamay wadankiisa lkn kuwani waa coloooshood u shaqaystayaal

  • @FarxanFrxanadan
    @FarxanFrxanadan 11 годин тому

    War.nimanka.samroone.jabuti.taagaya.walhi.dib.ayaan.nogu.soonoqoni

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 11 годин тому

    Qaranimada S.land iyo goni isoo tageda geeda wa lama tabtan ee taa hala ogado iinka oo hanqal tagayouw diib oo naqosho male S.land ee sanihiina ka race S.land horayi ayayi oo socotaye guul insha Allah 😢😢😢😢😮😮❤❤

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 13 годин тому

    Waa Cadaqaate iyo Cadawga Somaliland kuwa Jabuti Jooga. Dadka Reer Somaliland Weligoodba Cadawga way Reeban. Inyar Hala Sugo Cadawgi oo dhan waa lasoo Qaawiyay.

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 8 годин тому

    KUWA WA IN LA DILA

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 12 годин тому

    7 sano oo iswaayida

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k 11 годин тому

    Jabuutiyanku ma wada aha cadaw ee shaqsiyaad wax i na necebi do not worry 😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 11 годин тому

    xisbiga wadani somaliland ma aaminsana

  • @mustafafarah1414
    @mustafafarah1414 11 годин тому

    SOMALIWAYN BAALA DOORTAY.

  • @Hooda36
    @Hooda36 13 годин тому +1

    Awood Baan Jirin Dhankaayga Afkii Baajuqa Gabaayee i Really Don't Know What To Say Anymore I'm Very Disappointed Xusbigan Wadan Waxay Inagu Wadan failed somalia 🤔 😏

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 13 годин тому

    Djbouti dadba kuma noola maanta Canfarna waa la gumeystaa dad nool maaha

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 13 годин тому

    Waa Dankali Adoon Ah

  • @Faysal-v5y
    @Faysal-v5y 11 годин тому

    🤝🤝🤝🙏👊✊️✊️✊️

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 12 годин тому

    Raggii NACAB IYO NASTEEX KALA YAQAANAY KUWII KA CODEEYEY ARKA DHEH HALKAAD DHIGTEEN DALKII SOW XAMAR MAAHA

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 12 годин тому

    sidani maxay ahayd tolow🤔 ilaahow khayr ka dhig xirsi aragtayaaba balaayo iyo somalia 🇸🇴 wada hadalkeeda aragtay😮

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 12 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrafarah8164
    @sahrafarah8164 12 годин тому +4

    kkkkkkkkkkk you are dreaming. Somaliland gul gul gul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 годин тому

    Muuse dawlad aan dawarsanin ayuu hogaaminayay

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 13 годин тому

    sacabkay tumayaan kuwa sland ka tagay nimankaasi waa dambiilayaal qaran

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 7 годин тому

    Kun uu hoosta ay kaga jiraan
    Ee ragaadiyay jabuuti
    Yaa ka cunsirisan

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 13 годин тому +1

    Wa in xiilka laga qada raaga xalka tagay wa in la bireyo hadi kale wa in wax laga qabta wayo warkodu u cadyahay nimankan away maxkamadi iyo barlamanki somaliland ragan wey ina xaqiren o mamul goboled aye inaga dhigen

  • @naasircabdi007
    @naasircabdi007 13 годин тому +1

    Facebook maxaa ku dhacay sxb

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 годин тому

    Jabuuti layaab male waxa layaable cirro iyo waxa daba ambuulan iyo dadka doortay ee iska dhoohan

  • @ismael_ayoun-HNR
    @ismael_ayoun-HNR 11 годин тому

    😂 so funny wlhi

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 7 годин тому

    Waa in nimanka mudaharad lagaga hor taga si aanay wadanka uba soo galin 'Adeer Ragg baa dhigoda u shubay dalkan laga yeeli maayo jiirarkan bararay ee umada cashurtoda ku macalaystay' shaqo shacabku haka qabtaan

  • @Khalidfaarax-t2i
    @Khalidfaarax-t2i 12 годин тому

    Waxba ka dhacay

  • @djimalehdaheer3128
    @djimalehdaheer3128 11 годин тому

    gessi

  • @CawkealiyusufCawketimo-l8q
    @CawkealiyusufCawketimo-l8q 11 годин тому

    Ka hor dhici mayno inta madaxweynuhu xafiiska la waregayo isaga ka hadli dona goni isutagana wa mid shacabka somaliland ka timi

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 13 годин тому

    Xisbiga wadani ayaa waxaa noo dhalay dee waredid tv yoow

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 годин тому

    Dee waa sidaynu isbadalka u dooranay

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 12 годин тому

    jabuti waa meherad mamuli ka yahay xafafa geele

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 13 годин тому

    Xildhbaan ha odhane waxaa tidhahda kalab abiib

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 13 годин тому

    Jabuti kaligay baa dhulka la goynkara

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi 13 годин тому

    Madaxweyne ciro waxa Madaxweyne u ah umar gele Djibouti ba xukunta somaliland wakuwa wasiradi ciro kugulgulaya Djibouti in a amaro kaso gatan umar gele ciro wa rubber stamp a very big mistake the people of somaliland have made they have elected umar gele as the president of somaliland ciro takes all the commands from Djibouti its an fortunate

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 13 годин тому

    Gobolka waqooyi waaa somaalia meel kamid ah ohinta daaya wax somaaliland la yirahdo majirto kuseexda taas

    • @NimcoSagal-d3m
      @NimcoSagal-d3m 12 годин тому +1

      Lascaano iyo cerigaabo waadhul somaliand taas ķubiyo 😅caba

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 13 годин тому

    Djibouti enemies

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 13 годин тому

    oo-maxaa-ku-jaban?

  • @Abdirahiimyaasiin
    @Abdirahiimyaasiin 13 годин тому

    Weeye ooyaaye

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 9 годин тому

    Abiib waxan u arkaa qof xanuun hayo waana cadowga somaliland haduu somali wayn doonayo maxaa golaha somaliland dhex dhigay

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 11 годин тому

    Kkkkk war ninyahow bayahan qaraar ka yaan laga dareemin !!!!!!!!

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 8 годин тому

    Oo inaga Djpouti maxaa inaga so gala?

  • @CumarCabdi-q3n
    @CumarCabdi-q3n 13 годин тому

    Maya waxba ismabadalin huno

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 13 годин тому

    Cukuse tug iyo inta kalaba. Wa cawaan😂su subxanalaa wadani durtaba waka hos no dhigay su

  • @idirismohamed-ps4qw
    @idirismohamed-ps4qw 13 годин тому

    Dadka lacagaha somaliland ka qaada ee xildhibaanada ah waliba cadawga somaliland meeshay ku shirayaan sidii somaliland loo dumainayo alle waxan ka baryayaa inaanay nabad dalka ugu soo noqon ee maydkooda lagu soo celiyo anakay mushaarka naga qaataan hadana duminta somaliland iyo cadwga ayay soo raacayaan nabad inshaa allaah haku soo noqonina

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 13 годин тому

    Ralli ayaa kaayihin

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 13 годин тому

    Oo maxay ahad awal

  • @Khalidahmed01
    @Khalidahmed01 12 годин тому

    Waxa is ka kaa badalay waridaadow sharubihii snapka ahaa ma lahid 😂😂

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 12 годин тому

    Tooshka qaranimada Somaliland. Halyeey qaran waridaad.