Dhulbahante waxan faraya inaysan hartiga kale iyo wallahodba aysan ka xigsan mamulka ssc kh , Sida puntland loo wada leeyahay wa in loo wada yeesha hadi kale waxan u arka inay jirto aragti ina xushan o ah waqooji nimo yacni snm qayb ka mida inaynu nahay
cerigaabo reer ssc wainay udiyaar garooba qurba joogtu biloowdo taageerada dee hadi isaaq kabaxo dhinac ssc na reer ssc iyago calankoda wata oo cizi leh bay gelayan ilaahay idanki
ASC Subhanallaha Allahu Akbar Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 waa ruunteda Adeer SSC KH waa lamatabtan wexi nologeestay hadey wax ku qadanin wali horgaalo aya nagujiira Allaha nagaqabto GUUL Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhulbahante waxan faraya inaysan hartiga kale iyo wallahodba aysan ka xigsan mamulka ssc kh ,
Sida puntland loo wada leeyahay wa in loo wada yeesha hadi kale waxan u arka inay jirto aragti ina xushan o ah waqooji nimo yacni snm qayb ka mida inaynu nahay
Caaqil waad salaman tahy qofkastaaba xaalada indhaha ayaanku Ku haynaa caqligu waa inuu shaqeeya xamar iyo khaatumo dad garaad ayey u afduuban tahy in warka xamar la cadeeyo ayaanku eegaynay weli lama cadayn nbd waa ku salamaya
33 guddi ba lawareegaya jamaahiirtuna difaacay adkayneysa booliskuna wuu dhisanyahay oo xata iyagaba xukunka lawareegaya inta madax fiican laga dooranayo
cerigaabo reer ssc wainay udiyaar garooba qurba joogtu biloowdo taageerada dee hadi isaaq kabaxo dhinac ssc na reer ssc iyago calankoda wata oo cizi leh bay gelayan ilaahay idanki
firdhiye hadu damac gooniya dastuurka kuqoran rabo wa khalad ee hadu katanaasulo khalad oo wixi lagu heshiiyay raaco wuxu yeelan taariikh fiican oo lala wadaanki wana xaqiiq laakin hadu maro kudheg noqdo wuu khasaaraya
No comment🤔🤔🤔🤔🫢👁️🗨️
Maxaad korodhsataa cidlaad gabel kuugu dhacee
Maantana ma cash kaa cerigabo galay, kkkk
Hhhhhh dhuusaaye iska ciye