Filmkan oo kale waligay MA arag sida loo matalay filimaanta soomaaalidu si uunbay isku dhex cararayaan filimkan waxa matalaya dad ilbaxa oo deggan oo habaysan masha alla ❤️❤️❤️❤️👌👌👌
Astaaneey aflaamta aad samaysaan duubistoodu waa 10/10, sheekooyinkooduna ma xuma balse waxa aan saluugay oo aan doonayaa in aan idiin sheego maadaama ay mudan tahay in aad ogaatiin meelaha wax ka dhiman yihiin si aad u buuxisaan. Hadalka jilayaasha ayaa wax badan ka khaldan yihiin oo wuxuu ka fog yahay sidii tooska ahayd ee ay u hadlaan soomaalidu, waxa ila quman in dadku sidooda caadiga ah ee nolol maalmoodkooda u hadlaan oo yaan la saarin laxan.
Hibo inta aan Guurka Warsame loo sheegin ayey is badeshay dareen ahaan, Jilliinka Leyla Sidii laga rabay maahan. Intaasna waa Coment yar oo aan filkma ka bixinayo, Inta kale waa Top
Anoo og in yahay film ama madadalo ayan ka xanaqay sida uu sameyey wiilkan, war hooy gabdhaha yanan been loo sheegin, gabdhaha tixgeliya balantooda, Gabdhaha Somaliyeed ha guleystan wana wada jeclahay dhamantood.
Qisadan aniga aniga by igu dhacdy dhab ahaan tii oh sorry mar xala daha qaar in la soo xasuusta ma wanag sano adiga hadii ay qisa dan kugu dhacdy oo ay ru waaya daan meela qaar kaa taa wa nayso like
Mansha Allah wali maan daawan film ka akhlaaq wanagsan waayo waxaan inta badan aragnaa filmaan rag iyo dumar ajaanib kala ah hadana isku dhagdhagayo amaba dumarkuba qaawan yihiin waana film xaqiiqada ka hadalyo iyo khiyaanada unta badan dhacdo
Emotion waxaa la rabay marka uu wiilka warsame aabihii uu ku dhahay gabadh baan rabaa inaan kuGu darO in mrka uu ka yeelaYo uu u soo laabanaYo uu ka YeeLo, isagoo FaKiRaYa mrka uu xabadka galinaYo, yacni wiilka asagoo gabadhii ka fakiraya SaaS cml, camerda gAdal dambe Ee duqa looga qabto wiilka, yacni isaGoo DaReeMaaYo, FeeLing SaD.
walee inu filimyahayba waan iska ilaaway aad iyo aad baan uga xumaaday sidu ukhiyaaneeyay gabadhii uu ubalanqaaday oo hadana gabadhii labada ubad udhashayna saba la aan kufuray inuu tuu lasocday runta usheego iya ku gudboonayad oo dhaho hada xaas baan leeyahay hada laba reer dhaxaad buu dhacay ragow khayaanada ka daaya gabdhaha sidaaso kale lagayaaba inay dhacdo inkastoo filim uu yahay please hablaha hakala qarinina hal naag uun ku ekaada wabillahi tawfiiq commentigan waxaan kasoo qoray Seattle Washington I love my somali people I am mooge yare mother I love you all my somali people 💜💙💐🌷🌹💋muah Allaha idin xifdiyo Allahuma amin☝👏الله یحفظکم اللهم امین ☝👏
Wlhi qisadaan waa cajiib aniga ahaan qisadaan wiligey iguma dhicin ilaheyna iima kaso in aan xaskeyga furo balse waa qiso cajiib ah ee aaway qeebteeda kale si aan usii ogaado hibo waxa ay sameysay kadib aarsashadii foosha xumeeyd ee Warsame
Xaqiiqatan Sheekadani Waa Sheeko Cajiiba Ma Dhihi Karayo Sheeko Qisadani Waa Qiso Jirdha O Dhaba 100%90 Na Dhacda Xaqiiqatan Balse Sawabta Ujeedadu Waxa Ay Tahay Reer Dhisan Looma Dumiyo Reer Kle Dhistitaan Kiisa Waxan Ka Fahmay Short Flim Kani Wax Badan Kana Faiday Keep Forwards I.n Astaan
Masea 😂 ❤mas reuter nashyr Abdllahi hasea sefaabdriba haabseasein the first thing you said about you was a good man and you were very good cabdllahi and I hope you like it I love it you really love me so I love 😍 and I like
Film ka waxa iga qosliyey, markay Hibo si fudud u dhooftay, oo si degdeg ah shaqo wacan oo heer sare ah u heshay, oo ay 1000$ usoo dirtay ...nolosha qurbaha yaan laga been sheegin kkkk
Filmkan Marku soo baxay ayaan Dawaday 1 mar wakhtigas Ka dib waa Daydayay Cawan heley I’m so excited 🥰
Anigana hdaa dawanooyA
Anne 2023 😩😅😍
@@anab2554 2023😂
1m markoo gaaro like ii saar 🤞
Wayahaay
M.zh filimkan daawashadisa kama daalo best film😊❤ 2023 yaa daawanaya😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😅😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Film wanjacel xasus 2019 dawan jire wlh mante 2023 dawan kwrn
Filmkan oo kale waligay MA arag sida loo matalay filimaanta soomaaalidu si uunbay isku dhex cararayaan filimkan waxa matalaya dad ilbaxa oo deggan oo habaysan masha alla ❤️❤️❤️❤️👌👌👌
Mayla aragty wllhi wali film sidaasoo kale iisoo jiitay maan arag lkn filmka inay siiwadaan ahayd
@@zakariyehassan7321 haa wlhi inay noosii wadaan bay ahayd👌
Astaaneey aflaamta aad samaysaan duubistoodu waa 10/10, sheekooyinkooduna ma xuma balse waxa aan saluugay oo aan doonayaa in aan idiin sheego maadaama ay mudan tahay in aad ogaatiin meelaha wax ka dhiman yihiin si aad u buuxisaan. Hadalka jilayaasha ayaa wax badan ka khaldan yihiin oo wuxuu ka fog yahay sidii tooska ahayd ee ay u hadlaan soomaalidu, waxa ila quman in dadku sidooda caadiga ah ee nolol maalmoodkooda u hadlaan oo yaan la saarin laxan.
Filimkaan filim lamid ah waligaay ma arag waa mid aan mar walibaa hi aan ku ceshceshto the best film
Waa umadcelinayaa teamka sameyay riwayadan iyo YouTubkan thank you
Maasha Allah. Waa filin sifiican loo sameeyay. Well done
Hibo inta aan Guurka Warsame loo sheegin ayey is badeshay dareen ahaan, Jilliinka Leyla Sidii laga rabay maahan. Intaasna waa Coment yar oo aan filkma ka bixinayo, Inta kale waa Top
Waan kugu raacsanhy walal hibo inta aanan loo sheegin arimaha warsame waxaa fiicneed in ay iska faraxsanaato balse murugada ayaa wajigeeda kasoo hor martay inta aanay waxba ogaan
Gjvfgjkggyhuhgdfgj👟👞👙👚👚🎒👞🎒🛍👞👞🎒🎒🎒🎒🛍👟👞🎒🛍👝👛👠👡👢👑👒🎩🎓👟👟👞🎒🎒🎒👞
Ykjgfgnilplbyhbggfgdfjjgffghgfhhhfdgjhffghiffhpuffjojgftkufypjgfjkffjjbtvrdhkjggffgjkhghoojhhijuhggjogdgjjgghghiiggh🎒🛍👞👙👒🛍🛍👞👚🛍🐺🐆🐅🐅🐺🐱🐴🐅🐅🐅🐅🐆🐩🐩🐆🐅🐅🐕🐩🐆🐅🐅🐅🐅🐅🐆🐴🐴🐩🐆🐆🐆🐆🐆🐅🐩🐆🐺🐆🐅🐩🐴🐅🐯🐅🐺🐴🐅🐅🐺🐺🐯🐩🐴🐱🐴🐆🐆🐺
Caadi in loola gursdy cml😂
Wlhi filmkan aad ban ujecelahay😓😘❤❤❤❤❤❤❤yaa horay usoo daawaday🙄🙄
Sido kale anba waan jeclahay
Sababne?
Nasiib
Asc
aniga
@@jeylaanimaxamed3231
Wcs
2023yaa ila dawanaya filimkan😂😂
me😍🙌
Anih 😅
Aniga😂
Me
Aniga😂
Naag qurbojoog tan qaran joog baa dhaanta
.🌻🌻🌻🌻
Qurba joogta wy wd jogeen wy aaminty isaga khiymy wyna.ka aarsatt waa esh cala filin
Xasuuus flimkan waxan dawan jirey ango aha markas ardey dhiganayeh Form four 2020.what amemory 😊
Warsame waa ninka qaab jiliinka ugu wanaagsan keep going mudane adiga iyo asxaabtaada aad wada jilaysaan riwaayada😮😮
Anoo og in yahay film ama madadalo ayan ka xanaqay sida uu sameyey wiilkan, war hooy gabdhaha yanan been loo sheegin, gabdhaha tixgeliya balantooda, Gabdhaha Somaliyeed ha guleystan wana wada jeclahay dhamantood.
☑✅☑✅✅✔
🤣🤣🤣🤣🤣 waa iga qaslisay wlhi
FiLimakn ina aniga qisdyda laga sameyaya ayad moda runa ahanti mar waliba wan dawada 😪kaman dalooo💔😪😪
😥😥😥
Sorry samiyey waa iska xaal adunyo iska sabar
Hibo masha Allah waad ka baxsaday horey ayuu Ben ku sheegay jjkk
Heesta yaa qaday wll
Asiya 🌍 ❤️ jaceylkena Allah Nala garab gaalo🥺🤲🤲💫
Amin amiin aalle hanila garab galee hno
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤
Asc 😢😢😢😢😮😮
Aaax 😣😣😣😣😣😣😭😭😭😪 murugo badanaa filimkan qalbiga ayutabtay
2021 yaa ila daawanaya filmkan😎
Anigu 2022 baan daawanaayaa 🤠
2022 abaa dawanayaa hhhhh
@@nasroyuunisxassannasroyuun5424 mar waliba qof replay isoo galo Ayaan dib udaawadaa hadda waanba xifdiyay sidii quranki😀
@@baacsiRADIO hhhhh waalidii oo qof ah😄😁😁
@@nasroyuunisxassannasroyuun5424 mahadsanid bayo😃😃alx
Inta Addis Ababa dhex baraaqda like ta dhac😏😏😏🤸♀️🤸♀️
Wlh waa sheeko aad umacaan
Waa waana qaadasho ku filan war ragow xasaskiina furiinka ka daaya
Haddii kala nabsiga madaaho
In
2023 Still watchinig this film ❤😢
Wn Jecalahy inan malin maalmaha kamida inan noqdo hilaaayad Caanbaxday insha allh 💋💋
From Hargieza ☝️
masha allah allaha kula garab galo baayoh🥰🥰
Down
Aamiin wll mahdzanid
Wlhi meel baa i xanuntay marku dhahy maya xirir malihi 😭
Kaama filwyn waa filinkii iigu horeeywy aan ku samewyo hargeysa paet 2 waan samewynaa goordhow
balanta iyo axdiga ka qaalisan wax walba lkn amarka waalidka in laga hoos baxo waa culays😢😢
Waalidka ha taageeraan jacaylka
Haa walidka aya wax wlba ka muhimsan
Runati midani aniga yayay igu dhacda ada ayaya uxnuna badn tahy😢
Waalidku xaq kuuguma laha qof aanad rabin in aad guursato diintaa kuu ogol wlo duco iyo habaar wax la yidhaa ma jiro
Abaha asiga dhibka ladanbeyay dadka isjecel halesku dayo dad is aqoonin yalesku qasbin somaliyey 😢😢😢😢😢
Qisadan aniga aniga by igu dhacdy dhab ahaan tii oh sorry mar xala daha qaar in la soo xasuusta ma wanag sano adiga hadii ay qisa dan kugu dhacdy oo ay ru waaya daan meela qaar kaa taa wa nayso like
Dhaman Wan salamaya taageyashayda kuwa astaan cable iyo team kii filmkan igala shaqeeyay
🙏Horaan udaawaday filimkaan waa wax dhaca marar badan waana filim qatara😆👍
Filmadiina joogto ma ahan hadane kaa soo dhigtaan waa mid samey Bdn leh oo maskaxda ka go een keep going astaan Tv
waa qiso dhab ah aniga ayeyna midaan caml igu dhacday💔😭
War beenta daa 🤣
Wn kaxumay inanta mgcyga xambarasan wxa hely iyo wx fashybah
Film another level ah astaan films 🤩👍💯
Sanado kadib waa markii labaad een daawanayo😂❤
Heesta uu flimka ku dhamaanaay halayla wadaago fanaanada qaada waa hees macaan.
Me too
@@mrshaji8858 fananada heesta qaadaysa ma taqaanaa ama heesta magaceeda? mahadsanid.
Rahma rose qaday abayo
Bal qofyohow ladaha
Waa film khiyaali ah kulahaa Sweden baan ku gaynayaa xaaskaga soo fur aar naaguhu waa musiibo melay joogaanba
Xaqiiqatan waa film macan kuna saabsan xidhiidhka ka dhaxeeya waalidka iyo ilmihiisa.
Kalsoonida iyo qiimaha aad shakhsi u hayso.
Waxaan Kaloo kabaraneynaa ficilka xun ee ay kafiirso la'aantu keento.
Iyo dagdaguba.
Ku adkow lamaanahaaga wanaajina mustaqbalkaaga xajisoo ixtiraam xaaskaaga.
Balan laaan waa diin laan illaahow kherka nawafaji yarabi
Aad ayaan u jecelhay filimkaan runtii after 1 year ayaan daawanayaah
Labo sano.kadib baan dawanaya anigu 2023😅😅
Malinta dawaneso kadib dawanaya kwrn hee ana 😂😂
@@hidan268 😅😅adkaatey
@@boqorobilan1974 somahin 😂😂😂
Mansha Allah wali maan daawan film ka akhlaaq wanagsan waayo waxaan inta badan aragnaa filmaan rag iyo dumar ajaanib kala ah hadana isku dhagdhagayo amaba dumarkuba qaawan yihiin waana film xaqiiqada ka hadalyo iyo khiyaanada unta badan dhacdo
Sax wllhi wllo
Filimkan horay wn u dawaday hadana wn ku ceshtay lkn wiilkan wuxu ku qaldana inu ka qariyo arinta sxbtisa lkn sidakale wuu saxanyahy wana jcylka awgiis tedakale gabdhana wexey ku qaldanthay iney tirahdo fur xaskaga
Aad iyo aad waan kugu raacsanhay waxay aheyd inuu yiraahdo walal dhibkaasaa i heysto waana duco iyo habaare maxaan yeelaa haku diido ama haka yeeshee.Qaladka labaadna wuxuu ahaay xaaskiisa furo
2024 ya iladawan😂
Aniga😂
❤❤❤❤
Emotion waxaa la rabay marka uu wiilka warsame aabihii uu ku dhahay gabadh baan rabaa inaan kuGu darO in mrka uu ka yeelaYo uu u soo laabanaYo uu ka YeeLo, isagoo FaKiRaYa mrka uu xabadka galinaYo, yacni wiilka asagoo gabadhii ka fakiraya SaaS cml, camerda gAdal dambe Ee duqa looga qabto wiilka, yacni isaGoo DaReeMaaYo, FeeLing SaD.
Film Aad looga shaqeeyay weeyan Wlhi waan ka helay horayna markad soo galiseen waan u daawaday
Oow masha allah ddkn Hormar fcn bey smynyn wlaahi 80,000+ views guul walaahi horu socod wngsn wllyl waa in la"idin taageeraa
"Love is after marriage all the words people talk before is fiction........"
siigaDa and badsatay eratgasi bila qaabki sababta aYupa kaGasopxey
Of course
But u must prepare for a test b4 you take 😮
Aad iyo Aad
no waqti lumis wax walba calafka xukuma
Ririiriejjeyjjerjjeejj
walee inu filimyahayba waan iska ilaaway aad iyo aad baan uga xumaaday sidu ukhiyaaneeyay gabadhii uu ubalanqaaday oo hadana gabadhii labada ubad udhashayna saba la aan kufuray inuu tuu lasocday runta usheego iya ku gudboonayad oo dhaho hada xaas baan leeyahay hada laba reer dhaxaad buu dhacay ragow khayaanada ka daaya gabdhaha sidaaso kale lagayaaba inay dhacdo inkastoo filim uu yahay please hablaha hakala qarinina hal naag uun ku ekaada wabillahi tawfiiq commentigan waxaan kasoo qoray Seattle Washington I love my somali people I am mooge yare mother I love you all my somali people 💜💙💐🌷🌹💋muah Allaha idin xifdiyo Allahuma amin☝👏الله یحفظکم اللهم امین ☝👏
11:36 bda nines 😢❤ naaeb
Inta daawan jirtay 2020 waa film aad u qiimo badan
Nice romantic story
Good performance
Good luck 👍👍
The camera man is very intelligent & made the video good beautiful wlaahi
Heartbreak 😢 who is watching2024
Inta jeran ku celceshaday filmkan tiro maleh💔
Waa film cajiib ah ee qayb kale ka sameeya axsan film 💕💕💕💕🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Eesh calaa riwayaad.
Siwacan uu dhigeen.
Waana riwayad aad u qiimo badan runtii 😭😭😭😭
Balan iyo axdi kabixiidd !!
Iyo Reerkisii ufureey wakaa
Ina rageed aminid malahan 😯😯😯😯😯
The only film I watched more than 10 times
Gabar majecli xirir malihi kulahaaa
,
abdirisq said keep going brotha
Khalad laguma saxo Qalad kale😭😭
sideed sanno ayan isku classmate ahayn min fasalkaygii 1aad ilaa 8aad hore usoco wlshy
XANAAN AHMED (Gabdha Muraayda xidhan ee xaaska warsame matalysay )
Nosobadiyaa musasalka Rabdantaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘
He is a good actor 👏👍❤
Ilaa uulo iLaa 8kii isku Glass aYaanu ahayn abdirisaaq siicid mahamuud
GuulaYso Bro Goorwalba iYo Goob walba💥🌻
Ninkaan waa ninkii turjumay oo u hadlaayay Filimkii ertugrul ee Turkey ahaa Othmaan aabihiis wlaahi asigaa umalaynaa
Wlhi qisadaan waa cajiib aniga ahaan qisadaan wiligey iguma dhicin ilaheyna iima kaso in aan xaskeyga furo balse waa qiso cajiib ah ee aaway qeebteeda kale si aan usii ogaado hibo waxa ay sameysay kadib aarsashadii foosha xumeeyd ee Warsame
Xariir ma lihi mu dhahy 😢💔😭
Xaqiiqatan Sheekadani Waa Sheeko Cajiiba Ma Dhihi Karayo Sheeko Qisadani Waa Qiso Jirdha O Dhaba 100%90 Na Dhacda Xaqiiqatan Balse Sawabta Ujeedadu Waxa Ay Tahay Reer Dhisan Looma Dumiyo Reer Kle Dhistitaan Kiisa Waxan Ka Fahmay Short Flim Kani Wax Badan Kana Faiday Keep Forwards I.n Astaan
Plz hesta udhambe filma magaceeda
Haniyeeta qaaday marbaa garan qiimaheyga la dhahaaa
@@ninmadownaagtiisa1332 tnx quruxey 🥰waan helay
Waa kii wali mid kalaan Mooday Eey soo saareen
Alxm 6/2/2023 hbn talada sacada geeska 19:42 fidnimo dawanooya💞
Masea 😂 ❤mas reuter nashyr Abdllahi hasea sefaabdriba haabseasein the first thing you said about you was a good man and you were very good cabdllahi and I hope you like it I love it you really love me so I love 😍 and I like
Madea hadiraba Masemad adana aheaɓaàjea
Waa film aan inama cadi ahyn waligey ma arkin film lamida qisada uu xanbarsanyahy qof qalbi leh uunba dareemi oo fahmikara 2021/2/26
Hibo quruxley m.a
I Liked This Story And Best Short Film 🎞
Dhilo
T5ut3
Maasha allaah waa asluubaysan
An excellent shot film.
Film ku waa top lkn emotional ahaan ayaa waxkayara si yihin action ka io emotion ku isma laha yakheey🥺🤕
Film ka waxa iga qosliyey, markay Hibo si fudud u dhooftay, oo si degdeg ah shaqo wacan oo heer sare ah u heshay, oo ay 1000$ usoo dirtay ...nolosha qurbaha yaan laga been sheegin kkkk
🤣🤣🤣
Hhhhh ha wlh Anaba yabay 😂🤣😂🤣
Kkkk runtaa wlalkey ani babo kayabay🙄
@@fatumakhalif375 walale lacag wad heysatayr isodir kista 💴💵💶💸💷
Ma Aheyn Gabadha Walaasheed Ah Inay Gurigeeda Dumiso Welibo Ayadoo Ninka Xumeeyey Ka Aarsaneysa🥺
Dee walal filmkan maxa ubixiseen . Kutaabka filmka waa best one I ever watched and I was searching for years to rewatch it.
All Ready Astaan Is Our Family
Hesta ufilimka ku dhamadey iso shega pl
wiilkii cismaan codayn jiray 🤗
malin sabti ah 18/2/2023 ban dawanyaa sacada 3:30 jooga jigjiga
The best film I ever wstch
The best somali film maker samir father
This'd blond thug chu you huge to udttrrtuirriohgtghh👙👘👗👙
Ba mase andran anr andra samrab😮
mannen ljög mycket
Waaa gabdho asturan markii lo fiiriyo riwayadaha wayadan. Allah haku xafido xijabada
Oh! FILM CAJIIPA WLHI😘😍
Keep going ❤❤
Filmkan Waxaan Daaawaday February 2019 Marku Cusbaa Ilaa Hadana Waan Daawada Oo Kama Daalo Markasto Aan Daawada Jaceyl Ayaan Dareema Ma Aqaan Zababta.🥰
Xageen Kala Soo xidhiidha Wanku Bahanahay Sis🥺💔
Aqlaaqda jilitaanka aad baan uga helay , saan cml dhalinta wax jisho ha u jilaan, asturnaanta iyo hab isa siin la'aanta aad bay iisoo jiidatay
Nice man❤❤❤
❤❤❤❤
M .a wanjeclanlahay inay hori usocfan
Farax Always farax waye
😂😂real
Qisada waa 🆗 lkn dialogue-ga ayey wax yar ka liidata inta kale waa 💯💯💯
Ma dhameysan karo qisadaan sababtoo ah wey xanuun badantahay jaceyl adagna waan soo marey oo laba dumara ayaa iiga baxey balanta ilmaa igu soo istaagtay qofkasta oo jaceyl soo mareyna wuu dareemi karaa
dumarka oo kaliya balanta kama baxaan ragg sida oo kale way ka baxaan rabbi qalbiga ha ku qaboojiyo insha allah