السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxan ku waafaqsanahay Wariyaha aragtid ah haddaan soomaaliya loo dhan yahay jirin hala sugo inta dawlad umadu leedahay ka dhalanayso kuwan xilkoodu dhammaanayo horayna HALOO socdo Reer SSC-Khaatumo guulaysta idan Alle 🎉
Xasan sheikh banadiir ma xukumo oo gacan ugu ma jirto Xamse na war daa, manta Somali xalkeedu waa reer walba tuuladaada maamulo. SSC khaatumo state of Somalia cidina uma baahna ilahay aya idin ka taxadaray ku socda 🐎 🇸🇴
Wadanka waa dhamaaday sida aan ujeedno maraka waa sidii uu usheegay Marxuukii Cali khaliif Ilaahey ha unaxariistee Xamar baa laga kalajarayaa, SSC khaatumo ha tashato oo ha isaaminaan, Qurba joogtuna Fahdiga ha ka kacaan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Nimanka indhaheenoo 5 ah xabaalihii qotay ee lafaha dadka cashuuray ee badda itoobiya intay ka gateen haddana ay baryootamayan oo riwayyad u liyaan dadka soomaaliyeed qofka wax ka suga ayaa ka ayaan daran wlhy waa dad meesha la keensaday
waa in laga hor istaagaa xaraashka safaaradaha in layirahdo kan gadanayaa maa aad ku gadan sharci ee bari waa lagaa daba IMAANAYAA OGOW DIGDEETAR BAA BEECINAYA
Aad iyo aad, meel aan lagaa rabin indhaha lalama sii raaco. Hadday dawladdaa fadhiid ahi na arki-weydey, waa in aynu ka tashanaa bal ninkay u darnaato!
Waxaan ahay oday hartiya Lkn waxaan raabaa dhulbahante in aan runta u sheego 1. Guushu mahan in aad cadawgaa jirkiisa dhaawacdo Ee waa in aad qalbigiisa dhaawacdaa Guushu maahan in aad cadawgaa qofka uu yahay aad taqaan Ee waa inaad saaxiibkaaga Qofka uu yahay aad taqaan Guushu mahan in aad dawlad dhisto ee waa inaad siyaasad cad oo qeexan aad gun dhig Uga dhigtaa go aamadaada masiirigaa Guushu maahan in lagud aqoonsado dawlad ama maamul Ee waa in aad maamusho Deegaan isku filan dhaqaale ahaan siyaasad ciidan iyo Shacab intaba Sida PL tusaale JL waa kismaayo oo kaliya Axmed madoobe dhul harti Un buu dawlad u yahay Waa kismaayo land Marka dhulbahante siyaasadu Qaylo iyo callaacal maahan Ee intaadan wax falling kafiirso Xasan shiikh idinkaa isu dhiibay ee liga kharaarkiisa
Waxaan kula talin lahaa reer ssc in lagu mashquulo sidii shidaalka iyo macdanta ku jirto aad loogu mashquulo halkii xamar lagu mashquuli lahaa qolada xamar 2 sano ayaa u harsan iyagoo duleeysan beey tagayaan horumarkiina ku mashquula walaahi maanta xamza isagaa idiin baahan waayo waa nin aan xor aheeyn inaad xoreeysaan ayaa la idinka baahan yahay shidaalka ka sokoow sool iyo Sanaag dahab badan baa ku jiro gaar ahaan dhulka dhulbahantuhu dago wabilaahi towfiiq diintana kor hallo qaado
Marxuunka maxbuuska ah war SSC khatumo aqoonsi cidna Wlhi kama rabtee iyada loo Bahan yahay guuull SSc khatumo❤😮💪💪💪
Si wacan baad u dhigtay ee SSC KH. ha isku tashato. Somaali ninkii quraac heysto ayey qado oogu dartaa. Hormarkiina ku mashquula.👍💙
Manshal Allah tabarak Allah kaxafi inshalla gulleys iyo midnimo umada somalied iyo gobanimo inshallah
MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤🎉🎉🎉
Guuuuuul SSC VIVA KHAATUMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciiihi Guul ssc guul ciihi khatumo guul ciihi
ماشاء الله ، ما أفصح لسانك يا ابن عمي ! ، بارك الله فيك و فينا وأطال الله عمرك وعمرنا وختم لك ولنا بالحسنى وهو راض عنا.
VIVA SSC Khatumo waa niman Darawiish oo lamatabtan ah Allaha ha noxafido insha Allah
Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🤲🙏💯❤💯👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Absolutely you correct
Anoo Ogaadeen Ah Nama Matalo Ninkaasi Hanoo Qabanina Tolkayoow SSC-KhaaTumo State Uumabaahna Xasan Munaafaq & Xamse Baraf, Hadii Ay Isgaashadaan Puntland & SSC-KhaaTumo Walaaahi Rabi Mooyee Ineyna Ubaahneyn Xamse & Xasan Munaafaq 👈🏾
Puntland & SSC-KhaaTumo Guulleysta Cadowgiinu Maciilbaxo Aamiiiiiiiin Yaarabi☝️
Waanu ognahay sharafeey idinka na hanoo qabanina maangaabta xamse darti Ogaadeen u caaya ❤️😘😘😘
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waxan ku waafaqsanahay Wariyaha aragtid ah haddaan soomaaliya loo dhan yahay jirin hala sugo inta dawlad umadu leedahay ka dhalanayso kuwan xilkoodu dhammaanayo horayna HALOO socdo Reer SSC-Khaatumo guulaysta idan Alle 🎉
Maashaa Allaah, hadal cad oo qeexan iyo maskax fayyow.
Inaad riyooto inaad seexataa kahoraysa bariiskaagana xalaalkuraadso,,,,,,,,,,,,,
Absolutely 💯❤❤❤❤
Xasan sheikh banadiir ma xukumo oo gacan ugu ma jirto Xamse na war daa, manta Somali xalkeedu waa reer walba tuuladaada maamulo. SSC khaatumo state of Somalia cidina uma baahna ilahay aya idin ka taxadaray ku socda 🐎 🇸🇴
Wadanka waa dhamaaday sida aan ujeedno maraka waa sidii uu usheegay Marxuukii Cali khaliif Ilaahey ha unaxariistee Xamar baa laga kalajarayaa, SSC khaatumo ha tashato oo ha isaaminaan, Qurba joogtuna Fahdiga ha ka kacaan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
ilahay namah badoh xamar iyo villa family isku tashadah xamar khyr lagumah shegin
Masha Allaah nin. Rag yakhan ah mahad sanid
Ssc khatumo iyadu haysku xisaabtano full stop ✋️ marxuum xamse shurun shuur baa meesha dhigtay
Somaaliya.marabto.ssc.
Beesha.dhexe.ayaala.doonaya.
Ssc.waa.asal.madooriye
Tuulada aad hayesata
Wax baa kuu jarii mayso
Miskiinow
Xamze doqon xun oo dulliya guruub qawleysato ahina ay ku qadhaabtaan weeyaane toloow yaan naloo qaban in lala hadlana maba uu mudna ee yaan qiime aanu lahayn looyeelin maafiyo iyo magafe xasan dhiiqo ayaa kuguuraye digtor qaasim ina adeer mahadsanid 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴💯🍇☂️
Xagey xukuman wardhiigleyayay xukuman in xitaadaynile maxukuman
Waruntii.wiilkas.waxnkugona.4.5.butlan.aynukudambaynana.hargaysa.waxbanoomayalan
No one can Stop SSC Hamsa wa Marxuun SSC waxba kama hadli karoo Hamsa is a walking dead
Nimanka indhaheenoo 5 ah xabaalihii qotay ee lafaha dadka cashuuray ee badda itoobiya intay ka gateen haddana ay baryootamayan oo riwayyad u liyaan dadka soomaaliyeed qofka wax ka suga ayaa ka ayaan daran wlhy waa dad meesha la keensaday
waa in laga hor istaagaa xaraashka safaaradaha
in layirahdo kan gadanayaa maa aad ku gadan sharci ee bari waa lagaa daba IMAANAYAA OGOW DIGDEETAR BAA BEECINAYA
Sideed uga hor istaagi 😂😂
Dadka ssc waa isku filanyihiin
Waxanad lahayn ha sheegan easy 😂
Aad iyo aad, meel aan lagaa rabin indhaha lalama sii raaco.
Hadday dawladdaa fadhiid ahi na arki-weydey, waa in aynu ka tashanaa bal ninkay u darnaato!
Xasansomalimaahawukuqadhaabsadaa
Waxaan ahay oday hartiya
Lkn waxaan raabaa
dhulbahante in aan runta
u sheego
1. Guushu mahan in aad
cadawgaa jirkiisa dhaawacdo
Ee waa in aad qalbigiisa dhaawacdaa
Guushu maahan in aad
cadawgaa qofka uu yahay aad taqaan
Ee waa inaad saaxiibkaaga
Qofka uu yahay aad taqaan
Guushu mahan in aad dawlad
dhisto
ee waa inaad siyaasad cad oo qeexan aad gun dhig
Uga dhigtaa go aamadaada
masiirigaa
Guushu maahan in lagud
aqoonsado dawlad
ama maamul
Ee waa in aad maamusho
Deegaan isku filan dhaqaale
ahaan siyaasad ciidan iyo
Shacab intaba
Sida PL tusaale JL waa kismaayo oo kaliya
Axmed madoobe dhul harti
Un buu dawlad u yahay
Waa kismaayo land
Marka dhulbahante siyaasadu
Qaylo iyo callaacal maahan
Ee intaadan wax falling kafiirso
Xasan shiikh idinkaa isu dhiibay ee liga kharaarkiisa
Afku kuma go’o baan ku leeyahay
Waxaan kula talin lahaa reer ssc in lagu mashquulo sidii shidaalka iyo macdanta ku jirto aad loogu mashquulo halkii xamar lagu mashquuli lahaa qolada xamar 2 sano ayaa u harsan iyagoo duleeysan beey tagayaan horumarkiina ku mashquula walaahi maanta xamza isagaa idiin baahan waayo waa nin aan xor aheeyn inaad xoreeysaan ayaa la idinka baahan yahay shidaalka ka sokoow sool iyo Sanaag dahab badan baa ku jiro gaar ahaan dhulka dhulbahantuhu dago wabilaahi towfiiq diintana kor hallo qaado
Ssc khaatomo deganada ay ka taliso iyo dalada xamar kee baa nabad galyo fiican oo wanaagsan
Xamar ayaa nabad galyo fiican 😂
Degmada yar ee joogto waxba kuu go,eyn mayso ,bal maxaa yaal oo laga helayaa Tuulada yar ee aad u doodayso .
ssc cid aqoon saneysa areey malaha xaad isu daaleysan maamuladii kale aa laburburinaa
Dhulbahante waxa uu Somali Republic waxay ku leeyihiin Laascaanood waana haystaan ,waxay u goyso ,ha nasiibsadeen ,somaliland waa goosatay oo adoo maqan bay goosatay oo jiidi kari wayday ,Dibna ugu soo noqon maysid ee garbahaaray ku darsada,
Meel aan laga rabin layskuma khasbo 😂😂😂
Sido kale Idinka baryada iyo niicda nagala dul taga dhulbahante tagyay oo tashay
laba gobol madhama ssc garoomo caalamiya malaha dakado malaha sidee maamul unoqon kartaan walina dagaalo baa idin ku socda sheeko qayilaadka joojiya
galmudug malabo gabolbaa ssc khaatumo waykawentahay kana taariikh waantahay xinjiro ragna ssc baa lagudhisay
Beenaale. Beenaale. Somaliland. Waad. Ku. Khasban. Tihiin. Dugaag. Baa tihiin. Aan. Rabaysmaynin
ALEELEH IDOOR WADAWACO DAWACADU MESHAY MACAL KUCUNTAY BAY MACALUUL UGUBAKHTIDAA
Meshan wax is dhama maleh hargaysa garowe iyo xamer hadi xamer marhore laysku layay maxa dib logu noqday xamer maxase qar badan o dhulbante hargaysa iyo mamulkeda ag dhigay ilen badi kugu ragtay inad ledahay bad moda