DEG DEG: DHULBAHANTE & PUNTLAND DAGAAL KULUL BEESHA ISAAK FIRDHIYE MUUSE BIIXI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • DEG DEG: DHULBAHANTE & PUNTLAND DAGAAL KULUL BEESHA ISAAK FIRDHIYE MUUSE BIIXIdhulbahante,dhubahante,#dhulbahante,beesha dhulbahante,garaadada dhulbahante,dhulbahante laascaanood,jaamac siyaad dhulbahante,fashil xasuuqii majeerteen xasuuqay dhulbahante,beesha jaamac siyaad ee dhulbahante oo nabad ku dhawaaqday,puntland,puntland somalia,puntland tv,puntland oil,puntland war,puntland news,puntland tv live,somalia puntland,puntland 1 august,somaliland,somaliland tv,somaliland news,somaliland safe,somaliland aqoonsi,xariir somaliland
    ,To make a UA-cam video about the Dhulbahante go viral, you should focus on using effective tags that will help your content reach a wider audience. Here are some tag suggestions:
    1. *Dhulbahante*
    2. *Somali history*
    3. *Somali clans*
    4. *Somaliland*
    5. *Dhulbahante culture*
    6. *Khatumo State*
    7. *Somali traditional songs*
    8. *Somali diaspora*
    9. *Somali heritage*
    10. *Somali politics*
    11. *Laascaanood*
    12. *Somali clan system*
    13. *Dhulbahante warriors*
    14. *Somali culture*
    15. *Somalia*
    Combine these tags with engaging content, a catchy thumbnail, and a compelling title to increase the chances of your video going viral. If your UA-cam video is about Puntland, here are some effective tags to help it go viral:
    1. *Puntland*
    2. *Somalia*
    3. *Puntland politics*
    4. *Somali regions*
    5. *Bosaso*
    6. *Garowe*
    7. *Puntland development*
    8. *Somali history*
    9. *Somali culture*
    10. *Somali clans*
    11. *Somali diaspora*
    12. *Puntland news*
    13. *Somali economy*
    14. *Puntland security*
    15. *Puntland heritage*
    These tags will help your video appear in searches related to Puntland and attract viewers interested in this topic. For a UA-cam video about Somaliland, consider using the following tags to increase its visibility:
    1. *Somaliland*
    2. *Somaliland politics*
    3. *Hargeisa*
    4. *Somaliland independence*
    5. *Somalia*
    6. *Somali regions*
    7. *Somaliland culture*
    8. *Somali history*
    9. *Somaliland economy*
    10. *Somaliland elections*
    11. *Somaliland news*
    12. *Somali diaspora*
    13. *Somali clans*
    14. *Somaliland development*
    15. *Somali heritage*
    These tags should help your video reach a broader audience interested in Somaliland and related topics.
    Dagaal kululSomali conflictSomalia warSomali politicsSomali clansSomali securitySomali newsDagaal SomaliaSomali historySomali regionsWar in SomaliaSomali armySomali current eventsSomali crisisSomali peace efforts,If your UA-cam video is about cryptocurrency, you can use the following tags to help it go viral:
    1. *Cryptocurrency*
    2. *Bitcoin*
    3. *Crypto trading*
    4. *Blockchain*
    5. *Ethereum*
    6. *Crypto investing*
    7. *Altcoins*
    8. *Crypto news*
    9. *DeFi (Decentralized Finance)*
    10. *Crypto mining*
    11. *NFTs (Non-Fungible Tokens)*
    12. *Crypto market analysis*
    13. *Cryptocurrency 2024*
    14. *Crypto wallet*
    15. *Cryptocurrency guide*
    These tags should help your video attract viewers interested in the latest trends and updates in the cryptocurrency world.
    If your UA-cam video is about how to make money, here are some effective tags to help it gain traction:
    1. *How to make money*
    2. *Make money online*
    3. *Passive income*
    4. *Side hustle*
    5. *Online business*
    6. *Financial freedom*
    7. *Money-making tips*
    8. *Work from home*
    9. *Earn money online*
    10. *Investing for beginners*
    11. *Entrepreneurship*
    12. *Budgeting tips*
    13. *Money management*
    14. *Personal finance*
    15. *Make money fast*
    These tags will help your video reach people searching for ways to increase their income or improve their financial situation.

КОМЕНТАРІ • 184

  • @Xograac1
    @Xograac1  19 днів тому +2

    DEG DEG Qadan Qaran Oo Xabsiga Hargaysa Ladhigay 😭 Daahir Alasow Oo Afka Furtey
    ua-cam.com/video/Gq6bpameoYw/v-deo.htmlsi=3ENHTEu0cWpYQ-Ol ua-cam.com/video/Gq6bpameoYw/v-deo.htmlsi=3ENHTEu0cWpYQ-Ol

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Waa ilmo abti ilmo adeer.ku soco

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 19 днів тому +5

    illaahay idikuma soo celiyo somaaliland balaayada waa ka raysanay majeerteenaw xamila shartooda idinkaa ilmaadeer ah

  • @FutoXar
    @FutoXar 19 днів тому +4

    Puntland intay reerka ka carari karto haka cararto, ha u qarin waa dad waal waalan, Somaliland cilaaji bay inaga hayeen ilaahy ban kudhaartaye

  • @AbshirAbshir-100
    @AbshirAbshir-100 19 днів тому +2

    Kuwaan ilma harti bay rabaan inay ka dhex kaluumaystaan..Allow Alle

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 19 днів тому +4

    walaahi markan runta kusheego soomaliland marabto waxa lagumagacaabo khatomo

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Divide and rule,yes

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Nabadoon ma lihudoo majeerteen dambe oo idin aamin ma jiro,cadaw majeertee waa dhul.bahante.adaa yiri munaafaq.number one

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Madaxda puntland lacagtii oo dhan canshuurta waxaa lagu qamaaray xamar.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 19 днів тому +3

    Waar. Naaga. Haaya. Waanu. Kaaraasaanay. Haadaanu. Nahay. Soomaaliland. Maraabaano. Inay. Naagu. Soo. Nooqodaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    War waa ku dhagaysanay.

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 19 днів тому +2

    Walaalahayga reer puntiland is dejiya ha xumaynina walaalayaal

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 19 днів тому +2

    Majertonow dhulbante waka abaal male waax kasta usameeya weligood iniqidhi mayaan Belo inimarteey Somalilland Ilahaay dhulbante kumaso celiiyo

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    U sheeg anagaa puntlander ahe,u sheeg.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому +1

    U sheeg .

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому +1

    Oo kaalay cabaas madani isaaq ma aha,yes or no.ha la iiga jawaabo.siilaanyo iyo cabaas madani .shid.

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 19 днів тому +1

    Dhulbahantaa lagu tufayaa war naga kala daaya bahasha. SSC waa dawlad.

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 18 днів тому +1

    fadlan majeer teenow furimaha kabaxa bal ssc in ay iska difaacdo 7aad SNM

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 15 днів тому

    Wallaahay idinkaan abaal lahayn caqlina lahayn

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому

    Yes

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 19 днів тому

    Puntiland nabada ku dadaal

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Xataa warsagali waa snm.anagaa naqaan,siyaasi diinba ma haysto.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому

    Run badnidaa, dee u sheeg luqadooda kula hadal,yes

  • @user-ik1hl9vs4q
    @user-ik1hl9vs4q 19 днів тому +1

    Nayabudalanwakuwalatayhaiskudirindakawalalaharerbudlaniyorerkhatumoharweyenbatahayaalekacabsoekabaxasoshalmidiyiyah

  • @_22260
    @_22260 19 днів тому +1

    Puntland ma rabto dhulbahate go aan beey kagaartey dhul bahate waa rag fudud

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому +1

    Oo.kaalaycaas madani isaaq ma aha.yes or no

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 19 днів тому +1

      No Isaaq but Somaliland one nation. ❤😮

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 19 днів тому +1

    Lacagtii bilaashka ahayd ee 30 ka sanno laga biilayey waa laga soo matajinayaa

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 19 днів тому +1

    CALAN. KA SOMALIA 🇸🇴 . MUXUU. GALAB SADAY. SHEEKO RAQIISA IYO NAC. NACDII KANIISADA. TAALAY. BAA. LAGA. WAA. MEESHA

  • @SahraGeele-vc7vh
    @SahraGeele-vc7vh 19 днів тому +1

    isku dirka jooji labadiinan xorbaanahay dhulbahante

  • @alishariif9203
    @alishariif9203 19 днів тому +1

    Isdabir isaqa rac ama hoyada uge Bastar daneste waliga wan okay midgan adonah isdabir hoyada was

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Waa isla dhasheeno waa ilma abti.iyo eedo.jaaw ha lagu kala kaco

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 19 днів тому +1

    Salaad kuma lahoo munafaqad salaad lagama aqbalo umad wllo ah isku diraysa habeen iyo maalin

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Wax walaal la yiraah ma jirto,shisheeye,qabiilsta ah waaye.

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 19 днів тому +1

    Ascwrwb
    Bismillaah
    Waryaadhaheen
    Reer majeerteen warheedhee iska daaya ficilxumada

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 19 днів тому +2

    Waan dhegeystay cabaas wuxuu yiri khaatumo waa khaatumo budlaan waxay iska dhigeysaa iney khaatumo leedahay. Dadku waa tol dhulbahante Majeerteen wuu u dagaalamay harti ha noolaado isku dirka iyo kicinta ha la joojiyo

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o 19 днів тому +1

    Raga mj sow kii hawiye wasi jirey sow ma ahan

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 19 днів тому +1

    Tolow haloo Samro
    Hartiga kolba dhinaca ucararaya

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 19 днів тому +1

    Walee inaan dhulbahante Waji lagahelimaayo
    Soomalilaan
    Waxa xaalufiyey
    Waa Dadkaa Gaajada ah
    Free galastiin😂😂😂

  • @alishariif9203
    @alishariif9203 19 днів тому +1

    Warya buntlan waxkayala maleh gurigaga jog adon isaq

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 19 днів тому +1

    Qabiilku waa waxii aad Soomaali ku baabiseen idinkii ayaa hadda isku jiq ah. Dagaalkii muu dhammaan Puntland ayaa dhufays ka dhigatay Lascanod.

  • @canabmahamed8798
    @canabmahamed8798 19 днів тому +1

    2:54 2:54

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 19 днів тому +1

    Mj waa dad wanaagsan laakiin dad xun wey ku jiraan laakiin wey Iska saaraan laakiin dhulbahante iyo warsan geli ma ogala iney inta xun Iska saaraan

  • @FutoXar
    @FutoXar 19 днів тому +2

    Arintaa waa loo baahnaa siciid Dani inay shacabku ku kacaan baa dhow dhaqaalaha galkacyo laga qaado in buuhoodle lageeyo waa xumaan. Harti Harti yaan laidinku beer laxowsan majeerteenow kaca siyaad barena iyagaa askar uahaa iyo jaajuus

  • @DuaaleKiinducaale
    @DuaaleKiinducaale 19 днів тому +1

    Maxay ahaayeen naagahani

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 18 днів тому +1

    Haday ssc goonideedi dhulkooda u joogi lahayeen oo ay dhihi lahaayeen anaga is maamulayna waa sax lakiin mar haday hoosta kagaleen dalxaraashe . doqonkiisa. iyo ina geele mardanbe yaysan u hiilin majeerteen dhulkoodana ha ugasoobaxaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Waa snm idka taga ,no waa beesha isaaq.somali lande cid kuu baahan ma jirto,wae.mj oo dhan in la titiro naftooda ay ka jecelyihiin

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 19 днів тому +2

    Illaahay dhulbahante naguma soo celiyo dhulbahante dhinacay maraan nabadi uma taalo

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 19 днів тому

      illaahay abaarso iyo ilma kuubar iguma celinayo

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 19 днів тому

      @@user-fr8kw7vy9m abaarso waa tuulo ninkaa aad magaciisa sheegtayna iyo magaalooyinkiisii ayey somali qaxooti ku tahay

  • @SahraGeele-vc7vh
    @SahraGeele-vc7vh 19 днів тому +1

    nadaaya waryaadha xorbaanahay hadaan dhulbahante nahay dhiladani maxay ahayd iyo dhilayga

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому

    Iyo isaaq

  • @maxamedkulle8142
    @maxamedkulle8142 19 днів тому +1

    NA KADHEX BAX BELAHA WALALAH AH WAR YAKUWAKISHAY WA SHEYDAMAD NAAG AH O CADAW DAROOD AH DIIDAN MIDNIMO DAROOD WAR ISKAQABTA

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 19 днів тому +1

    Ilaahow Hanagu Soo celin Kuwaas waa karaysanee Ma dhargaan 😂😂😂😂

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 19 днів тому +2

    Khatiumo cid donsysa majiryo wadad xun oo mangaba.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 19 днів тому +2

    Ssc yaa keeney muuse iyo isaaq sow dhawr nin oo dhulbahante ahi ma keenin sow Sow ciidankii cade dhabarka Kama toogan yaa wallee dhulbahantoow cuqubada aad mj ka gasheen waad ka shalaayin

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 19 днів тому +1

    Diradirooy dab naareed

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 19 днів тому +2

    Dhulbahante runta ma jecla

  • @mussehaybe8134
    @mussehaybe8134 19 днів тому +1

    Dadka walaalaha ee isku dhiga ah
    Wanaagooda ka sheeqeeya midna ogaada putland waa Harti ssc na Harti
    Siyaasad iyo dhiigba waxa kale joojiya

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 19 днів тому +5

    Khatumo stete of somalia ❤❤❤❤👍

  • @raafxero527
    @raafxero527 19 днів тому +1

    Guumeysi ga puntiland khatumo um ad keeysan karto. Dilal jogta ah oo bilaa mag ah.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому

    Waaaaar wada snm

  • @saedulahdilad5422
    @saedulahdilad5422 19 днів тому +1

    Doodiinu waa isku dir labada maamul ee mataanaha u ah difaaca artiga. geejignahay

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    War hadii la yiraah punti land ha la titiro,ma labalabeen.laheenwaa jaa xaqiiqda.waa snm.iyo.labadooda dhagood.

  • @aminahussein7065
    @aminahussein7065 19 днів тому

    Siyaasadda khaatumo xor bay u tahay adigana kuwaydiin mayso waxay samaynayso shaym of you.

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 19 днів тому +1

    Ilmaadeerayaaloow dadku waa tol waxaan joojiya. Khatumona arimeheeda u daaya xaqiraada khaatumo joojiya

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 19 днів тому +1

    Mj iyo dhamaan dadka wanaagsan allow nabad ku noolee

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 19 днів тому +2

    Asc. Isaaqa. Umaada. Ka. Duulqaada. Badaan. Ma. Jiiro. Umaada. Waayo. Reekaan. Waxaa. Laaga. Baadiyey. Kiibir. Waxa. Alllh. Waxaa. Waxii. Shaqaale. Haasat een. Siyey. Ceerigaabo. Iyo. Buraco. Laagu. Dhiisi. Lahaa. Iyagaa. Laasiiyey. Maanat. Waa. Kaa. Bisiinka

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому +1

    In la kala baxo ayaa fiican

  • @muhidinadem3965
    @muhidinadem3965 19 днів тому +1

    Waxaa tihiin moryaan isku diraya Harti.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 19 днів тому +1

    Maxay kurdhinaysa warkii 2012 214 miyaad ka hadlaysa dhilo warkeeda cidina marabto

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Abaakaa sheegaysid maxuu yahay

  • @_22260
    @_22260 19 днів тому

    Dhulbahate ha isku tashateen puntland ma rabto.waaba lagasharey in aaysan kusoonoqon dhulbahate illaahayoow hanagu soocelin

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 18 днів тому

    Reer putland waa masaakiin daacada dhulbahantena MJ caqliga allaha usooceliyo

  • @alishariif9203
    @alishariif9203 19 днів тому +1

    Walahi shekada melxunbey tageysa hoyada iyo dhlbahante anawasa

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 19 днів тому +1

    Shalay xassan maxuu deni ugu codaynayey mantana udiidaya siyasada waa wejiyo badan tiina xalaal weeye sidaad dontaan umada kale waa xaraan ninkii sarayntada diida ana tiisa diiday habartana waa nagu walacday munafaqada ah harti sunta ku dhexjirtaa waa habartaa faiza waa in la iska qabtaa umadan waa isku dirtaa habeen iyo maalin shaqo kale ma qabato miyaa munafaqnimo moyee dharkay dhigatay

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    In la kala baxo.munaafaqnimada diinteena nacaladay.hadla dee waa kuligood qadro xsyd waaye.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 19 днів тому +1

    ADEER. IS. CADEEYA. NAC. NAC.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    U sheeg waa dabinka puntland.loo dhigi.afkooda ma jaro.

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 19 днів тому +1

    Allah faaiza maxaad munafaqad tahay Aakhiro xagaad aadin malin aanad waxba qarin karin aya jirta umada fidnada iyo nacaybka kadaa malaaig aya garbahaga saran Aduunkan waad ka tegaysaa waxana ku sugaya waxad shaqaysato wlahay balfiiri beenta ay ku hadlaysa islaanta ma nin dhulbahante ah ayaa xumeeyey anigu yaabay munafaqnimo warkeeda waa dhafayee

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 19 днів тому +1

    Sax war runta maa diideysaa ama soo ijaaro habro soo ijaaro ama iska dhaaf xaasidnimadiina ayaa isku cadeyseen eedo heshiis waa laga bixi karaa waana la geli karaa naagyehey hadad mj tahey is Cadey ama iska qeyliya haberyahey rufyaante horaa dhulbahente u difaaci jireen meeqa dhulbahente ayaa kuduugan mudug iyo garacad inta ku duugan oo wiil dhulbahente waad ilowdeen miyaa afka aad wax ku cuntaan ayaa ku inkirtaan mj ma xishoodo ee isku xishooda

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Gacan gadaal ka baqayso horay wax kama goyso,war kala baxa.hana isku niqonina. Kuligiim axmaaro afsomali baratay syaad tihiin.allaha somali idinka qabto.

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 19 днів тому +1

    Waa been ssc gooni uma istagi karto buntiland baa masuul ka ah

  • @alishariif9203
    @alishariif9203 19 днів тому +1

    Difaca Naga dhaxeya wamaxay adonyahow isdibir hoyadawas walahi

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 днів тому +1

    Hadii qaiil qabiil.ha loo kala baxo.

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 19 днів тому +1

    Allah faaiza maxaad munafaqad tahay Aakhiro xagaad aadin malin aanad waxba qarin karin aya jirta umada fidnada iyo nacaybka kadaa malaaig aya garbahaga saran Aduunkan waad ka tegaysaa waxana ku sugaya waxad shaqaysato wlahay balfiiri beenta ay ku hadlaysa

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    War labadan qabiil ee fhulbahante iyo majeerteen ha kala guurtaan.ilaa mufug xoog ku qaatuu rabaa.yes waxaana aruytiya wasaarada maaliyada puntland.u sheeg dollar dambe puntland waa lagu qotaa dahabka Bari.puntland dagabkeeda waxa lagu kala gadtaa Dubai.khaatumo daaroodnimadeeda somali land ha la aadaan.

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 19 днів тому +1

    MAJEERTEENAW SAW REER WAALAN OO SIIJEED KOODA IYO SOOJEDDKOODA AAN LAKALA GARANAY IDINKU MAY DAAN DALBAN OO BALAAYO UMAYDAAN SOOMAALI LAND IDINKA HAYSAY U MAYDAAN YEEDHAN SHABEELKAASI AYAANU IDINKA HAYNAYE MADAD BAANU IDINKA HAYNAY WAAKAASE WAX KAGURA SHABEEL WAALAN AYAANU IDINKA HAYNAY GURTA MIDHAHOODA

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 19 днів тому +2

    Yaa rabi Ilaahoow wacalada harti ka dhex saar iyo somali weyn allow 34 sano masiibada aan dhergin ee cadowga hor Galla u ah maatada 5 somali weyn deg deg uga dhex saar yaa rabi dad diin dal wey liqeen yaa rabi waa halis

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 19 днів тому +1

    WAXAYDU ARKI MAJEERTEENAW MAR WAAKUWII SOOMAALI LAND IYAGOO LASOCDA IDINLA DAGAALAMAYAY EE DHULBAHANTE CIIDANKA BUTLAAN DILAYAY SHALAYNA REEKII SIDAA AHAA YAA HARTIYAAY AYAY IDIN YIDHAAHDEEN OO WAAD U HIILISEEN MAANTANA MAJEERTEEN AYAY UGU NECEBYIHIIN IGA QORO NIN ISAAQA AYAAN AHAY WALLAAHI IYAGOO DAWLADA HAWIYE IDIIN SOORAACAY OO IDINLA DAGAALAMAYA WALIBA SIYAADO IDIIN DILAYA OO CIIDANKII XOOGA DALKA SOOMAALIYA AYAANU NAHAY LE MAJIRTO WAX BUTLAAN LAYIDHAA SOOMAALIYA MUQDISHO AYAA LOOGA TALIYAAYE DAWLADA MUQDISHO WAXAY IDIINKU TALISO RAACA MAAMUL GOBALEED BUTLAND LAYIDHAA MAJIREE OO HAWIYE IDINKU GARAACAYO WAXBA HADALKAYGA KAMA JIRAAN MAJEERTEEN WAA REERKA AY ISAAQA KANECEBYIHIIN INTA AY JAANIS IDIIN HELAYAAN AYAA IDIIN HADHAY DHULBANTE WAA REER WAALAN UJEEDANA AAN LAHAYN WAX XUMEEYA MOOYAANE WAA REER CIILAN OO CALOOSHA KABUKA CID AY LAHESHIISYIHIINA MAJIRTO ANAGA HADAANU SOOMAALI LAND NAHAY WALLAAHI MARABNO UF UFUUF UF AYAANU NIDHI WAANU KARAYSANAY DHIBTOODII IYO HUNGURIGOOGII SITA MAJEERTEENAW BALAAYADAA IDINKAA UYEEDHAYE KKKKKKK KKKKKKK KKKKKKK MAJEERTEEN MAXAA KUDHACAY HAYSTA SHABEELKA WAALAN QABIIL INAANU IDINKA HAYSANO AYAAD MOODAYSEENE

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 19 днів тому +1

    Belo inimarteey haddalki baay kuheshiin laayihiin tulli foqool tulli baa tihiin useless

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 19 днів тому +1

    SHEEKO. RAQIISA.

  • @AxmedCade-g6g
    @AxmedCade-g6g 19 днів тому +1

    Hartiga.haiskudirn

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 19 днів тому +1

    War midaan ehlu naarsanaa oo isku dir badanaa walaashiis markay galkacyo kugula dhimanayeen iyo ciidankii c/lahi yusuf xamar ku qabsaday maxay ahaayeen soo tol harti ah mayn ahayn maxaad u aflagaadaynaysaan dadkaas walaalaha ah

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 19 днів тому +1

    Isku Dir Goormaa Laga Tegay kkkkk

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому

    Luqada waa la isla yaqane qabiilkaa.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 19 днів тому +1

    😅😅😅 dee taasi waa qabyaalad uuuun

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 19 днів тому +1

    kkkkkkkk oo puntiland yaa ubaahan iyagaa nadaba socda futadooda ila ilaaliyo ayeey rabaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому +1

    Wax loo hiiliya ma istaahilaan.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 18 днів тому

    Fadhiga ku dirir la aad fadhi ku dirir ma aha.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 19 днів тому +1

    Kkkkkk doqonimo waa tan oo kale
    Hore ayaa loo sheegay in aanay wada noolaan karin majeerteen iyo dhulbahante lk nasiib daro in dadkii laascoonood burburiyey oo ku midoobay isaaq nacayb keliya ayaa hadana sidaas u hadlaya
    Waxaan maqli jiray labadii xaqdaro ku heshiisay xaqa ayay ku coloobaan

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 18 днів тому

    Wadaciif

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 19 днів тому +1

    Puntuland haday ssc khatumo xaafad hoostagta sigaara ula macaamisho waa qaldantahay🎉