Gabadha Hereri Waraystay Sheekadeeda & Sida Ay I Khusayso?😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 435

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 місяців тому +34

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @bamiiman8891
      @bamiiman8891 5 місяців тому

      Farxiyo denmark soo garsi producs

    • @IsmahanAbdi-j5n
      @IsmahanAbdi-j5n 5 місяців тому

      Fatxiya cabsiiya habo waaxan waa samun

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 5 місяців тому +26

    I went to high school with Hana. I briefly knew her before we no longer saw her. She was a kind soul. It was heartbreaking to hear what she went through.

    • @marwamohammednour8787
      @marwamohammednour8787 5 місяців тому +1

      It is really sad

    • @11naa44
      @11naa44 5 місяців тому

      Somalida minesota isma cawiyan back in the day there were no homelesssness n drug issues

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 місяців тому +16

    I notice hablaha reer Djibouti 🇩🇯 they have the original somali colour naturally beautiful MASHALLAH 🎉 dua for all of our people who are suffering with substance abuse that they over come the horror of addiction.

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 4 місяці тому

      Kkkk 5ta somali weye djabuti oo gumeystaha qeybiyey ee reer djabuti wa somali ee uma eka wbt.

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 4 місяці тому

      @@hawayassin7172 ha ee kala daruuf ba lagu korey so maha, hablaha reer jabuuti they are confident with their colour, just look at any weddings or videos from all the somali regions, they have lost the beautiful mariin somali colour they are 80% bleached.

  • @wingspiker1005
    @wingspiker1005 5 місяців тому +6

    Illahay ubadka hayno ilaaliyo inta shaydanku duufsadayna allow soo hadde cafimadsan sii aameen yaa rabbi

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 5 місяців тому +22

    This is such a sad story! Somalis need to pay attention to their children. 😢😢

  • @FreakyMan-q3t
    @FreakyMan-q3t 4 місяці тому +1

    Fathiyay i wish our people could understand where you coming from mashaallah very open minded person I admire your mindset abaayo. Keep telling if not today inshaallah one day.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 4 місяці тому +1

    Fatxiya maasha allah, maskax furan qalbi nadiif ah ,fikir ,talo waano farxad ,tusaalo .niyad dhis , horumar farxad joota ah ur chanel all.

  • @bilaneey6325
    @bilaneey6325 5 місяців тому +69

    I’m glad that you didn’t show the picture of your sister. There are bunch of psychopaths out there. May Allah guide this sister, your sister and to all of us to the right path.

  • @Sahra881
    @Sahra881 5 місяців тому +33

    Waxaan ku ogaaday ineey familj fiican dhaleen markeey tidhi" Caruurata aan dhalay qoyskeeygaa ii hayo, nin Ajnabi ah u dhalay"
    ❤❤❤❤❤

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 5 місяців тому +2

      Haa family fiican ba dhalay wan aqaan isku meelbanj deganahay familigeeda. Ilmeheda xita wan aqaan. Illahay swt haso hanuuniya😭😭😭😭😭

    • @Sahra881
      @Sahra881 5 місяців тому

      @@safiyanuura2954
      Haa, maansha alaah qoys fiican weeyaan, qeyr allaha ka siiyo.

    • @Sahra881
      @Sahra881 5 місяців тому

      @@safiyanuura2954
      Aamin Aamiin

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 4 місяці тому

      @@safiyanuura2954 walaahi caruurtu ma fiican yihiin talow ayeeydood iyo awoowgood ma wadi karaan talow. Miskiinta kolay in dalkii la geeyo ayey u fiican iyada oo la quraan saaro

  • @hebasaid3172
    @hebasaid3172 5 місяців тому +55

    Please 40qof ducadooda wa la aqbalaa igu duceeya walalkey in allah balwada iga masaxo ifka ugu jecelahe🙏

    • @fdjklfalkdjfld
      @fdjklfalkdjfld 5 місяців тому

      Ilaaha ha ka madoobeeyo oo ha hadiin soo celiyo a healthy and vibrant brother

    • @henamohamed9823
      @henamohamed9823 5 місяців тому

      Aamin yaa Allaah towfiiq sii , salaax iyo caafimaad taam

    • @groep8lolgroep824
      @groep8lolgroep824 5 місяців тому +3

      Walaalo Ilaahay ha ka badoobeeyo anigana walaalkay ayaa sidaas ah oo maraykan jooga iiygu duceeeya

    • @ubahali783
      @ubahali783 5 місяців тому

      Allow ka masax

    • @nusaybamaxamed3693
      @nusaybamaxamed3693 5 місяців тому +1

      alle haka madoobeeyo aamiin

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 5 місяців тому +24

    Allaha ka madooweeyo iyada iyo intii la mid ah inta ka lena Allaha badbaadiyo.

  • @ajabtv336
    @ajabtv336 5 місяців тому +10

    Masha Allah farxiya you are so honest

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 5 місяців тому +10

    Ilaahay ha caafiyo adeer dhibkana ha ka dulqaado idinkana kurbada ha idinka qaado amiin

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 5 місяців тому +13

    Ha Tusin Walal, Arrimahaha qoyska Hadaad u sheegtay Ku dhaaf intaaa, Allahayaw soo hadde oo caawi dhamaantood😭😭

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 5 місяців тому +4

    Wallahi in canada toronto aya igu daran wad yabeysaa wxa gabdho somaliyed oo carurtoda abahod kaseyniin . Gabdaha addiction dartiis jamaican fransiis iyo taliyani caruur uga dhaleen . Edadeey wxey so korsataay 3 gabadood hoyadood somali tahaay abahod cadaan waye lkn lama aqanoo. 3 inamod guur ayeey gareen lkn😢😢 markey ogadan ineey abo laheyn. Wallahi wan kanaxaa gabdahas maliin dhawed tan weyn waxa laga qabtaay iyado is dili rabto😢😢. Wa gabdho alkhlaq diin leeh lkn gurka wa loga baxa bcz of they dont have biological father

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 5 місяців тому +12

    There are so many Somali young girls on the streets especially in my neighborhood, I wonder why their parents are not looking for them.I cried when I watched that little girl's story! Such a sad tragedy!

    • @fdjklfalkdjfld
      @fdjklfalkdjfld 5 місяців тому

      Is it in Columbus?

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 5 місяців тому

      ​@@fdjklfalkdjfldcolumbus is still good.

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 5 місяців тому

      In kas looga dhigi ciyaalada Somalida Baan u maleenayaa. Target baa laga dhugtaa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 місяців тому

      Because they will not accept help. You can't force people in this country.

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 5 місяців тому +9

    Aqligaaga badan jecliyaa meel fog baad habaryar wax ka eegtaa ha tusin dulaystaa sii dhibaatayn habo ax ax alaha inaad garatay midhaas mahadi ha gaadho❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inaNoor-
    @inaNoor- 5 місяців тому +5

    Aww Farhiya Ilahay haka madoobeyo walal iyada iyo kuwa kaleba. I am glad you didn't show your sister's picture to many evil people around walal ❤❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 5 місяців тому +2

    Please don’t show it your sister picture they can took it off the screen shot so tomorrow duleyste adiguu kuu tuma raaci oo ciil ay kuu qabaan ayay adiga dartiis u caayayaan please ha soo dhigin and so happy for you and said ma soo dhigayo so proud sister

  • @bardacad
    @bardacad 4 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤
    Mahadsanid daacadnimadaada

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 4 місяці тому

    Waaruntaaa abaayo wax lagu naxo iyo iscadayn waa labo fooolxun quruxay u maleeyaaan war fatamiiida cuna seexda biyo badan caba qudaaarta faaa kihada cuna beenta dhaaafa cuqdada ka leexda waa qurux bad naaanaaaysaaan is jec laaada wax na jec laaada nolosh😍😍😍😍

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 5 місяців тому +9

    Walaal gacaliso waan fiirsaday wareeysigii Abdisalan Hareri uu layeeshay gabdha wax uu ahaa wareeysi xanuun badan.

  • @muna2769
    @muna2769 5 місяців тому +6

    Hbo wlhi in the summer our skin shines like a gold mxy garanayan maskaxda Laga gumaystay dadkas

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 4 місяці тому

    Allah hasoo hadeeyo inta lumtay inta allah soo hadeyeyna allah ha ugu wado waa imtixaan qofba meelbaa laga imtixaama allah ha inoo xafido alaada

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 місяців тому

    Maasha allaah farxiya cabsiiyaay rabi wuxuu na siiyey kalar qurux badan waa in aan rabi ugu mahad naqno dhalinyarada soomaaliyeed ee qurbaha ku duloobayna rani ha soo hadeeyo kuwa kalena rabi hanoo xafido anagaa keenay qurbaha

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 5 місяців тому

    U duceeyay Hablahaa in Allah (swt)ka soo badbaadsho waxay ku jiraan.Aamiin

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 5 місяців тому +2

    Alxamdulillaah inaadan tusin sawirkeeda intey qaataan ayey kugu caayayaan waa dad aad u xun somaali dhibaatadey isku caayaan

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 5 місяців тому +7

    Masiibadaba waxay daftaa midka qoyska ugu wanaagsan allaah hasoo hadeyo walasha iyo Hana biixi nolosha waa imtixaan allaah imtixaan ka naguma adkeyo

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 5 місяців тому +1

    Please don't share your family internal affairs on social media.. your sister deserves privacy

  • @user-bilanzara
    @user-bilanzara 5 місяців тому +4

    Somalidenu waxay dhibatada iskugu cayayaan magaranyo lkn Alle haka madoobeyo dhaman inta qabatintey balwadahas

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 5 місяців тому +2

    Only wonderful person go through that way bcz of their own emotional issues

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 5 місяців тому +7

    Wllhi Naaagaha Iscadeeeya Maraaarka Markuu Kafiiqmo. Aad bay usooo Uraaan. Naa iska Daaya is cadayska plzzz. Cuduro Badan Baaa idinku dhacaya😢

  • @okidoki2124
    @okidoki2124 5 місяців тому +22

    Always dadka balwada ka adkaato waa dadka dadka ugu wanaagsan.

    • @Daganhajji2022
      @Daganhajji2022 5 місяців тому +1

      Walah inaanay beentaa ahayn wiil aan daris ahaan jirnay wadanki oo marku qurbaha soo galay reerkoodi horumar wada gaarsiiyey, kadib baa depression ku dhuftay kadib ayuu addicted noqday.

  • @Angla113
    @Angla113 5 місяців тому +1

    Farxiya walahi wa naxay marka tidhi wa idin tus. Thanks to Allah, you changed your mind.

  • @Ramla22
    @Ramla22 5 місяців тому +14

    I can relate to this story as well with my brother may Allah guide them and all of us amiin ❤❤❤

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 5 місяців тому +2

    Allaha soo hadeeyo, waa runtaa kuligood school kaa lagasoo raacay,waana nawada saameysay way yartahay Cid kabadbaaday Allaha soo wada hadeeyo.mida kale Caruurta Soomaaliyeed iyagaa isku talaala Xumaanta

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 5 місяців тому +5

    Alxamdulalaah liveka kadib baan dawaday ala hana tusin sidan u lahaa ayaad tidhi idinma tusayo i was relived markad na tusi wayday

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 5 місяців тому +1

    Wax kasta in laysku qaso ayay jecelyihiin hda scrup shirkad so sameysay mxa mid kale uga qasee

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj 5 місяців тому +3

    fadxiyay arimaha qosakaga haka hadlin wllshay dad xun oo kugu xanuuninaya baajiree alle ha soo hadeeyo wllo iyo inta halawsanba

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 5 місяців тому

      Waarun walahi anba sidaasaan rabay inaan idhaa inaanay ka hadlin arimaha nolosheeda lkn si guud uun ay u hadasho. Soomalidii imika cadow aan iyaga ahaynba maniraan

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj 5 місяців тому

      @@samiraige4360 haa walhi dadkeeni wuu xamaday oo dhaqan xun cay unbaa ka soo hadhay inantan sida Kaley uhaystaanba alle hayna soo hadeeyo dhamaanteen ❤️

  • @khassan6449
    @khassan6449 5 місяців тому +4

    Ilhaa baa jacela kamadowey gabdha hal gacan qabato oo halagarab istaago ilmah makuu dhibka ku dhaco waa inaa la dhagesto waalidka waa ina ayay ilmah dhageestan abaay walaah allaha soo harey wax kasto waqti leeyihin idanka haka harin gabdha garbey u baahan tahay ilmah baalay dibada u fadhiga

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 5 місяців тому +6

    Farxiya waa runteed wlhy way uraan dumarka wax is mariyaa anigaaba mid ku kala tagnay markaan sariirtii la seexan kariwaayay

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 5 місяців тому +2

    Turkiga mar aan deganaa nagaha turkida waxeey idhihi jireen midabkaaga camal baa jeclaan leheen inaa ahaado markasey 2 gacmaheyga fiirfiiriyaan waaba keey amaanaa markasaa ana farxaa alx

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 5 місяців тому +5

    cadaan ayeey qalad ka fah meen naagaha soomaaliyeed subxaan allah uf

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 5 місяців тому +5

    Maqaarka kore ee biyaha seyra ayeey fiiqayaan
    Maqaarka hoose biyihii ayuu nuugaa markaa sida sponji biyo nuugay u uro ayeey u uraan.
    Dhowr nin ayaa ku furay qurmuun naagahoodii.😭

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 місяців тому +1

    True soo Sad, May Allah help our kids in this life and after, ameen yaarabi🤲💔😪

  • @theps4pro49
    @theps4pro49 5 місяців тому +1

    Allah swt caafimaad ha wada siiyo inta innaga xanuusanaysa

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 5 місяців тому +6

    May Allah swt heal your sister and guide her to the right path. My brother was an addict, as a family we were devastated particularly our mother. It is a disease and our somali culture doesn't understand that. Wish the best for your sister and your family, I know how it feels.

  • @khadracali4640
    @khadracali4640 5 місяців тому +1

    Fadxiya wll allaha kukeeno walaashaa iyada oo fiican gabadhana ubadkeeda allaha ugeeyo allaha soohadeeyo ubadka muslimka

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 5 місяців тому +1

    Waa xaasid kuwaa nidaam fiican maha qofka marku xanun bilow kuyahay malaso kaxeyn karo miyaaa si loo dabiibo aderkey waa la daweyn jiray aderkey baa hayn jiray dhimirku la,aa xaskiisa waa la joogtay 3carura ayuu dhalay asago xanunsanayo waa lagu kici jiray lkn inta badan wuu degenaa alxamdulilaah asagoo degen cibadeysto caruurtiisa haystu geeryooday markii dambe maalinta inan buu dhaqtar ka keenay ayaa xanun koma la galay qabtay wuuna ugeeryooday inta xanuunsan allaah ha caafiyo

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 5 місяців тому +1

    Eedo fadxyay wan kusalamey eedo mreykanka waxa idin ku badan dadka bila aqontaah eedo aqotada ka celineysa isku lebelba mathidin. Eedo cadawga hajaabo amin❤❤❤❤❤

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 5 місяців тому +4

    Markaa walaashaa wali mamaqantahay ilaahay ha Soo hanuuniyo kuwiina iyo kuwayagaba

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur 5 місяців тому +1

    Sc,
    Walaal, Alaha ku xifdiyo.
    Waa dhib ina wada haysta,.hadii aynu Somali nahay.
    Waxaan ahay Aabe, iyo weliba awoow.
    Waan dareemayaa, addiction ka waa jiraa.
    Aniga wiil aan dhalay yaa saas iga ah.
    Waynu ka bixi, inshallah.
    Always remember salaada iyo quraanka

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 5 місяців тому +5

    Miskiinta dhan waa la duufsada❤❤❤ wan ka xumahay qoys walba soomaaliyed dhib ayaa haysta

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 5 місяців тому +20

    Soomalida wadankii Jooga aadbay u daawo jecelyihi xittaaa haddii daawo lagu so qoro an kula cuna ayey ku leyihiin

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 5 місяців тому

      😂😂😂 ma ila aragtey

    • @hamdimohamadmohamad1385
      @hamdimohamadmohamad1385 5 місяців тому +1

      @@deeqaabdullahi5777
      Waan yaabi jiray aniga laftigay dawada waaridkay wan u dhuman jiray lol 😆

    • @MubarikHaybe555
      @MubarikHaybe555 5 місяців тому +1

      Dadka wadankii jooga Waa dad qalbi wanaagsan balse ma garanayaan Daawoyinku side affects ay sababaan 😂😂

    • @Mahapremium
      @Mahapremium 5 місяців тому +1

      Aan kula cuno😂😂😂 dadki stress baa haya isma oga

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 5 місяців тому +3

    Jimce mubaarik gabadhii walaashay habaryar qaaali waan ku salaamay queen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @affio6916
    @affio6916 5 місяців тому +6

    Ya allah Protect this innocent 😢

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 5 місяців тому +1

    Allah ka madoobeeya dhamaan inta dhunsan Allah noo hanuuniyo Yaa Rabi

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 5 місяців тому +4

    Alla wa gabdh qurux badan ilahay ha ka madoobeyo inta balwada baratay

  • @gelehassan-ek1eo
    @gelehassan-ek1eo 5 місяців тому

    Ilaahay hasoo hanoonsho. Chance kale sii gabadha walaal Waa intaas oo ilaahay soo hanoonshaaye

  • @ummnaima1976
    @ummnaima1976 5 місяців тому +7

    sister walasha ma ogatey mesha ay joogto.Qaybkaan uga duceeya allah ha xifdiyo

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 5 місяців тому +3

    خالة فتحية نستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 5 місяців тому

    Gabdhaha masakiinta ugu daran Allaah . Allaah caruurta nooxafid

  • @zahrasaid1888
    @zahrasaid1888 5 місяців тому +2

    Walaleey miyaanay hada dacwayn karin ninkii fara xumeeyey iyada iyo walaasheed?

  • @Strawberryloveromg
    @Strawberryloveromg Місяць тому

    Allah ha hanuuniyo ciyalkoo dhan iyo walashaa Allahu Ma amiin

  • @lailaahmed1733
    @lailaahmed1733 5 місяців тому +1

    Fatxiya walaal waan ku salaamay. Waxaan aad iyo aad uga xumahay dhaqan xumada dadkeenu ay dhaqanka ka dhigteen, ee ah in nin aan maxram ahayn guriga la keeno oo hablaha lala soo dajiyo. Diinteenu way inooga digtay is dhexgalka. Markay hablihii dhibaato ka soo gaadhana cidi dhagaysan mayso ee iyadaa daalac loo raacayaa. Illaahay xaqa ha ina tuso.
    Arinta is cadaynta waa diin la'aan iyo dhaqan xumo. Waxaan xasuustaa dhaqr sano ka hor mar aan dalkii ku noqday hablahaan wax wada dhigan jirnay oo aan kaga imi midav maariin dhalaalaya ayaa waxay badankoodi noqdeen wax aan la garanayn. Markaasay igu yodhaahdeen maxaa kugu dhacay ee aad la madoobaatay? Maan madoobaane midabkaygii ayaan haystaa.
    Illaahay iimaanka ha inoo hagaajiyo.
    Fadxiya habo ha tusin walaalo, Illaahay haka soo badbaadiyo dhbaatada ay ku jirto iyada iyo dhamaan ummada muslimiinta ah inta ku jirta hawshaa.

  • @sarahincredable
    @sarahincredable 5 місяців тому +2

    Naa fafxiyay somali ha isku daalin Waabad gabowday sidaad u muraaaradilacsamayd wll ka hadh dadkan waa dad hoogay Somalidu

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 5 місяців тому +1

    Alx inaa jirkeyga jeclahey inaan ilaashado kiimiko waa Ka duceystaa

  • @ashalul565
    @ashalul565 5 місяців тому +2

    Maasha dulayste ka carar qarmuun wayn urkeeda naagrabta in ay iscadayso midab kii ilaahay siiyey kacararaysa, yey unixin naagahaasi

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 5 місяців тому

    Waa dad dhintay dowlad ka mamnuucda ma haystaan subxaanallah war waxan balayo isku qasa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 місяців тому

    Ilaahay SWT ha cafiyo oo haka madoobeeyo hana bixi iyo walalaha la mid ah, Alle ha xifdiyo dhamaantood, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 5 місяців тому +3

    Ilaahey ha hanuuniyo dhamaantood binu aadanka wuu danbaabaa dhamaantood kuwa towbad keena ayaa u khayr badan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 місяців тому +17

    Addiction and mental health come hand in hand

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 5 місяців тому +3

    This is a big problem that is recking the youth. It needs to be addressed a lot

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 5 місяців тому

    Mamaa masha alalh idin tusi mayao marka dhahdy waxa daremeey jecel u qabto walsha xumanta somalida ku ogtahy 😢😢😢😢

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 5 місяців тому +1

    Gabadhan ina cabsiye saxiibaded waxan ugu baaqaya inay quran saraan,
    Si ay mustaqbalkedu ugu badbaado ,

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 5 місяців тому +1

    Aamiin

  • @Caasha739
    @Caasha739 5 місяців тому +5

    Dadkan jirkooda sidan u galaya xanuun baa haya kaas oo nacaybsiiyey midan koodii xitaa diinta ma yaqaanan waa cudur socda wadanka soomaaliya oodhan naagaha boqolkiiba 80% waxay qabaan skin diseases subxanallah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 місяців тому +1

    Walasha gabadhii la raafay miyaa eed u dacwootay bari hore diyaradii soo celisay?
    Inshalah ALLE qalbigeda haka maydho walal

  • @Haashimhassanhh
    @Haashimhassanhh 5 місяців тому +2

    Hadii guurkooda la joojin lahaa waxba is badali lahaa lkn rag go,aanka leh mama jiraaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 місяців тому +3

    Allaha soo hadeeyo ilmaha oo dhan

  • @nimosaalah8785
    @nimosaalah8785 5 місяців тому +2

    Waxay isku daraysaa kiimikooyinka khatarta ah iyada oo aan aqoon u lahayn cawaaqibka

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 5 місяців тому +4

    Farhiya ka joog Somalidaan family history gaaga ha oga sheekeen.

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 5 місяців тому +3

    Soomaali ma ahan waa nin cunsuri Cadaan ah oo cunsuri ah dhoor jeer ayuu soo weeraray ayaan ka daawaday Fox 9.

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 місяців тому +2

    Dumarkaan iscadeeya waxaa kudhacay kalsonidaro waabilaa caqli

  • @M3ad45
    @M3ad45 5 місяців тому +1

    Wll waxan u malaynaya adeerka inu ku dhacay bipolar disorder..hadu dawooyinki qato normal bu ku soo noqon insha Allah

  • @nasramoon8268
    @nasramoon8268 5 місяців тому +3

    Alle awlada ha noo xafido amiin yarabi fatxiyo wan ku salaamay wllo❤❤❤

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 5 місяців тому

    Rabi haso hadeeyo walaasha iyo dhaman dhalinta islaamka o dhalinyarnimadu qaaday

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 5 місяців тому

    Maahayn walaal inaad uga sheekeyso cadowga social media dadkaaga inaad ignore gareysey ahayd ilaahayna hawada xafido caruurta somaaliyeed yaa allaaah khasab maahan inaad ka sheekeyso dan ha u galin warkooda

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 місяців тому +2

      Arinkani Waa masiibo Somali Wada haysata intooda badan. Addiction waa cudur wax lala xishoodona maaha. Wixii maqaadiir ku caaya dadke, iyaka u yeedhanaya. Somali caqlixumada ayaa ku badan.

  • @farhiahussein7905
    @farhiahussein7905 5 місяців тому +2

    Baga! Qari wanba naxay markad tidhi wan idin tusayaa, lkn dub bad go’aan fcn ka qaadatat👍🏽

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 5 місяців тому +2

    When I saw that video I swear I felt pain qofku inuu gubtay ban modayey

  • @wardamohamed7257
    @wardamohamed7257 5 місяців тому

    Habo ilove you when we’ve a see face i feel happy 😃 a😊😊😊😊😊 like your topic habo keep going and don’t eve listen to someone

  • @zahram3122
    @zahram3122 5 місяців тому +1

    Amiin yaa allah ❤

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 5 місяців тому

    Ilaahay hacaafiyo waa run qofku markuu sidaa noqdo reeruhuu ladagaa

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 5 місяців тому +1

    Inaalilaah jidhkoodii bay ku ciyaareen hbo waa naago dhintay akhas

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 5 місяців тому +1

    Gabadhaa ayadaa kaa wanaagsan wax badan ilmada beentaaa umada kala tag naaya

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t 5 місяців тому +1

    Allah ha ka madobeyo inshallah wll

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 5 місяців тому +1

    My teacher keep going❤❤my sister

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 5 місяців тому +6

    Caay malaha hablaha intaa la dhibaateyay oo loo hiilin waayay in la sii caayo maha waana masiibo ruuxkasto ku dhici kara marka waxba yey ku xagxagan Allaah hasoo hadeyo dhaman inta dhibaateysan

  • @SuccessfulCelebrity9
    @SuccessfulCelebrity9 5 місяців тому +1

    Walaalkay baa 5 sano la layahay inta habowsan allah ha soo hadeeyo

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 5 місяців тому +1

    Ilaahay cariurteemna iyo kuwa islamka ahba ha asturo