Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@@nim5-r1v failure is not the word, it is better to say : take a time to make a retrospection and try to catch where we went wrong. A divorce is not a failure, neither mine nor the ex- partner’s.
First of all Our people need to understand what is marriage? And love For me, if my soul do not connect with the person I want to marry, I won't get married. I prefer to stay alone. And should be same age mentally so I feel sorrow for those women who just marry or just want to be with someone
Waxa lagu yiri wiilka yar koolagiin baad ka helaysaa. Kolagiin wuxuu yahay ma ba garanayso. Isagnana Vitamin D baa laga hela 15jir ayaa lagu yiri. Compition!
Fatxiya walaal waxaan dhageesatay Towards Eternity wareeysi ay Shaykh Fadel Soliman la yeesheen oo ku saabsan khanisnimada. Very interesting. Please Somali u soo gudbi in your expert Af Somali it is important. Nimankan Somaliyeed ayaa inamadooda iyo gabdhahooda khaniisiin ka dhigayya. Waxaa gabdho isku niikanayya isku dhegdhegan iyo inamo isku niikinayya khanisnimada tiktok ka buuxa. Missing Father syndrome ayuu Shaykhu u bixiyey..xitaa arin cajiib ah ayuu sheegay in xitaa Aabaha xumi ama Aabaha caruurtiisaa dayaca u ilmihiisa illahay ku diro. That made me think!! We all know dhaqan xumada Somali ka jirta especially what you shared recently aaba la'aanta ama aabaha masuliyadiisa gabay ayaa sababta among other reasons but that the reason dadkaan cidina uga baqayn waxay tahay abaahaha xun ayaa illahay ku diray so even illahay kama baqayaan. Anyway watch it to see what I mean it is very important waa only 20 min in laga saaro UA-camna way dhici kartaa.
Ninka an isla socona waa 55 years lawa naag qawo waa qof wangsan ilaa xad ana 30 ban hada jira lakin aniga xushmad wan u haya lakin guur hamadisa igama hayso wayo midbaa ad u kulul uu qarsoodi ku qawo wana 50 ayadana 😂😂😂😂 bal ka warama
Fathiya walashay guurkii nimanka magurka oo soo maliyeed waa babay qiimo ma le wiilasha yar yar ninmankii wawaynah baa ka xun oo ka caay badan oo ka ixtiram xuun walahay oo habar baa tahay ka soo horaysah oo sii carayah marka abayba roon yihhin nimanka yar yar aniga labadaba waan soo arkay mana is ku dhawah, marka ilhay ha noo barakeyo waxan haysano ninkayga wuu iga yar yahay ixtramka iyo wanagan naga dhexeeyah kuwii wawaynah ku ma soo arg walahay marka soomaligu ama hayarado ama hawaynaado waa is ku mid xagee nin ka doonan marka cirka may nooga i manayaan 😂😂😂
@@FatxiyaCabsiiyeChannelwalaalo dabayshad riixda marmar Fathia. Waxana kugu wacan Tarikhda dib uma eegtid. Ninka Somaliga ee 44 jira ee gabar 44 jirta ee sport ah u qalmo bal inoo soo fariisi. Weliba raba inu guursado?. Bal meel dagaal ka dhacay adunka ma jirto oo nolosha iyo ecology gu dheeli tiranyahay!. Maxay kula tahay sababta Kahdiijo iyo Nabi Maxamed isku guursadeen?. Europeans ka Afrikanka ugu soo dhow Dagaladi sideeno kale bey ahayeen. Imika xita waay yar joogsanaysa in Nimanka 34 oo kale jira ay hablaha 40 ga jira ka cararaan. Haday is ka ilaliyan fadhi ku diriryada iwm. Ama haday dalki joogan. Walalo gabadha Somalida ee isu roonta ah. Odayga la eg finish buu noqday badankood.
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
Someone tell them to quit relationships right after the divorce then take some time to question your failed marriage and what went wrong.
I wouldn’t say failed is the right word
@@Ma_Dame.Recognizing and accepting own failures is the beginning of healing.
@@nim5-r1v failure is not the word, it is better to say : take a time to make a retrospection and try to catch where we went wrong. A divorce is not a failure, neither mine nor the ex- partner’s.
@@nim5-r1v also, thinking that divorce is a failure is what makes us women want to hold on to unhealthy relationship.
First of all Our people need to understand what is marriage? And love
For me, if my soul do not connect with the person I want to marry, I won't get married. I prefer to stay alone. And should be same age mentally so I feel sorrow for those women who just marry or just want to be with someone
No one told them otherwise.. no real role models out there.
Arimahaad ka hadashay waa wax jira laakiin dadka qaar kumaba socoto micnaha waa maxaa iigu jiro guurka qiimahiisu intaa waa ka sareeyaa habeenka arooska qarash badan lagu bixiyo ma ahee waa meel wanaagsan rarka dhig.❤
Farhia sheekooyinkii jacaylka ahaa ee mahadho oo kale ahaa si weyn baanu tabaynaa❤
dumarki somaliyeed imika dulayste ayay tartan kula jiraan inanmo yar yar ama qaar darsin caruura leh ayuun bay guursanyan
Waxa lagu yiri wiilka yar koolagiin baad ka helaysaa. Kolagiin wuxuu yahay ma ba garanayso. Isagnana Vitamin D baa laga hela 15jir ayaa lagu yiri. Compition!
Salam Alaikum Habo Fathia. Today was my country independence day July 1 🇨🇦🎊🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻♥️♥️♥️♥️.
Alhamdulillah may God bless it and guide it 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻Amin.
masha allah its incredible when u spent time your self 😘amazing and beautifull
Farax raasomaal maleh wa iskasocoda ama uniyeyso waqtidheer ama mid dhow midhaa dumarkani waxay iskabarejaynayan nimanka ilmahodokale guursanaya ama wa iska cosobsanayan kuwayaryar wiilyaro Neefta weylahale hakeenin biila howdirin iskabaar caafimaadkiisa xalalso markuuxiiso dhacana kasoco qofwalbe xubinkiisu leyahay miyukagostay kasoco ilaa duulkaani raasomaal maleh
Fadxiyay anigu shakibaa idilay maxaa lagu daweeyaa kii aanlahadlo xitaa hadaan kahelo hadalkiisaan sii aqriyaya hadii hal eray ila si ahaado waan kacararayaa
aniga sidaa ahaan jiray ,wax yar ahadaan ka arko waan baxsan jiray
Manshallah you look beautiful inabti ❤ absolutely true
Nin iga yar makaan murano haduu I oran lahaa habaryahay iga aamus naftaaba iga baxi laheed 😂
😂😂😂
😂😂😂😂😂
Mash Allah beautiful ❤️❤️😍😍
Please talk about the 10 year old who got pregnant by her father in low in germeny, inallelah Waa inna elyhee rajeoon
Somaliyad miyaa? How could he be her father in law if she is 10?
@@FatxiyaCabsiiyeChannelglad I wasn’t the only one that’s confused 😂😂😂 May Allah guide our people
Step father I think
Allahuma Baarik nuurkaaga ayaa baxaayo Fatxiyaay 😍
Lancaster ma laga helayaa
Waan daawaday inankaas waano wanaagsan buu siiyay raga iyo dumarka ba haddii ay dhago wax ha ku qaataan.
Fatxiya walaal waxaan dhageesatay Towards Eternity wareeysi ay Shaykh Fadel Soliman la yeesheen oo ku saabsan khanisnimada. Very interesting. Please Somali u soo gudbi in your expert Af Somali it is important. Nimankan Somaliyeed ayaa inamadooda iyo gabdhahooda khaniisiin ka dhigayya. Waxaa gabdho isku niikanayya isku dhegdhegan iyo inamo isku niikinayya khanisnimada tiktok ka buuxa. Missing Father syndrome ayuu Shaykhu u bixiyey..xitaa arin cajiib ah ayuu sheegay in xitaa Aabaha xumi ama Aabaha caruurtiisaa dayaca u ilmihiisa illahay ku diro. That made me think!! We all know dhaqan xumada Somali ka jirta especially what you shared recently aaba la'aanta ama aabaha masuliyadiisa gabay ayaa sababta among other reasons but that the reason dadkaan cidina uga baqayn waxay tahay abaahaha xun ayaa illahay ku diray so even illahay kama baqayaan. Anyway watch it to see what I mean it is very important waa only 20 min in laga saaro UA-camna way dhici kartaa.
Baaye I need page aad ka dhagysty iso sheeg please
@@hudoelmi176 Channelku waa Towards Eternity.
@@hudoelmi176 Chanallku waa Towards Eternity.
Kiyaali dumaroww caruurta iyo xaajiyadiin waqti laqaata ka fogaada beenta Aalada iyo kiimikada lala waragayo 😂
Horta Somalidu ma sameeyaan doorasho dookhooda ah! ahahaha heblaayo waa la furay ee guurso mana wanaagsan.
Ninka an isla socona waa 55 years lawa naag qawo waa qof wangsan ilaa xad ana 30 ban hada jira lakin aniga xushmad wan u haya lakin guur hamadisa igama hayso wayo midbaa ad u kulul uu qarsoodi ku qawo wana 50 ayadana 😂😂😂😂 bal ka warama
Australia xageen ka helna
Masha Allah 💖💖
Absolutely ❤❤❤❤
Fathiya walashay guurkii nimanka magurka oo soo maliyeed waa babay qiimo ma le wiilasha yar yar ninmankii wawaynah baa ka xun oo ka caay badan oo ka ixtiram xuun walahay oo habar baa tahay ka soo horaysah oo sii carayah marka abayba roon yihhin nimanka yar yar aniga labadaba waan soo arkay mana is ku dhawah, marka ilhay ha noo barakeyo waxan haysano ninkayga wuu iga yar yahay ixtramka iyo wanagan naga dhexeeyah kuwii wawaynah ku ma soo arg walahay marka soomaligu ama hayarado ama hawaynaado waa is ku mid xagee nin ka doonan marka cirka may nooga i manayaan 😂😂😂
Xagee ka talaa Minneapolis
Muxuu biilayaaa Nin somaliyeed malinba mejoogo wixii lokorinlahaaa ayuu dhibtaaa kasana ladhahaaa waa biil 🤣
masa cagaley 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ileen Oday Somaliya oo Afartan dhaafay lama eegi karo. Foolxumo awgeed. Wa inaynu Oday yar oo Pink ah aynu nafta ku qasabna muyaa😅.
40 Waa marka ay nimanku ugu qurux badanyihiin. Haduu iska sheqeeyoba 60 baa xataa jamjam ah
@@FatxiyaCabsiiyeChannelwalaalo dabayshad riixda marmar Fathia. Waxana kugu wacan Tarikhda dib uma eegtid. Ninka Somaliga ee 44 jira ee gabar 44 jirta ee sport ah u qalmo bal inoo soo fariisi. Weliba raba inu guursado?.
Bal meel dagaal ka dhacay adunka ma jirto oo nolosha iyo ecology gu dheeli tiranyahay!.
Maxay kula tahay sababta Kahdiijo iyo Nabi Maxamed isku guursadeen?.
Europeans ka Afrikanka ugu soo dhow Dagaladi sideeno kale bey ahayeen. Imika xita waay yar joogsanaysa in Nimanka 34 oo kale jira ay hablaha 40 ga jira ka cararaan. Haday is ka ilaliyan fadhi ku diriryada iwm. Ama haday dalki joogan. Walalo gabadha Somalida ee isu roonta ah. Odayga la eg finish buu noqday badankood.
@@FatxiyaCabsiiyeChannel
Waligeygaaba waan ku jeclahay Fadxiyaay, li'anoo run ayaad ku nooshahay waa waxa aad fikirkaaga wanaagsan u daawo walaal.
Da'ada lasoo qoray waa xiliga ey ragu ugu quruxvbadabyihiin
@@mudanibrahim9089Farax aflow ilko bolol aad bu badankii ufolxumada adba baar
Iyada mid kala bixi lahayd haday mid isku dadalay heleyso
Ruux dadkisa neceb ma jiro.
Halo 😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤😂
😂Lol