Xalka kama Dambaysta Ah Insha Allah | Fandhaal Podcast 112 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 291

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 6 місяців тому +37

    Hadalkas wuu itaaptay wllhy( cid laga xishoodo...) subxanallah🥺
    Xalqadan si bay uga duwantahay xalqadihi hore ee taxanaha caadooyinka xun xun shukran ustaad

  • @Mohanjb51
    @Mohanjb51 6 місяців тому +13

    97 days clean Alxamdulilah 🤲🏼

  • @Mohamed-kornelka
    @Mohamed-kornelka 6 місяців тому +66

    Walalayaal haddii bisha RAMADAAN ku badali weyso ma aqaano xilli aad isbadaleyso
    QAADO qodobadaan
    1:ka fogow cidlada
    2:naftada jaanis ha siin ey ku fakarto
    3:lahow jadwal iyo ruotine
    4: cibadada ku dadaal
    5:ka fogow muuqalada xun xun

    • @Inahebel-w4j
      @Inahebel-w4j 6 місяців тому +3

      Ramadaantii xitaa waa iska dayn kari laahay 😢😢
      Anigoo sooman xitaa😢😢😢😢

    • @AniAdi-jm8hu
      @AniAdi-jm8hu 6 місяців тому

      ​@@Inahebel-w4jsoontu way kaa jabaysaa hadaad malintii samayso ma ogtahay

    • @ApdirashidMohamud
      @ApdirashidMohamud 6 місяців тому

      ​@@Inahebel-w4jzxp hadad Malin sameyo adoo sooman waxa kugu wajibayo 2bil oo xariir ah soon ama sadaqo

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 місяців тому

      ​@@Inahebel-w4jadigoo sooman wxs kumaba fekeri kartid inaad sameyso lkn habeenkii wx wlba ka filo

  • @Jiilkeena-e3r
    @Jiilkeena-e3r 6 місяців тому +55

    Aniga 2023 baan gabagabeyay kadib 8sano xidhiidha 24 Ayan jiraa Wana ka xorobay adna inaad ka xorowdaan ban rajaynaya dhalinyaro❤❤❤❤❤❤❤

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 6 місяців тому

      @@MohamedHassan-d5g muuqaaalada io waxaas jooji salaada tuko jooji maahnee is bedelka waa salaada io inaa nafaqo cunto waayo nafaqo wey kaa soo dhamaatey soo maahan moos io ukumo io waxyyaabo nafaqo ah cun

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 6 місяців тому

      Isbadal sidee ah ayaad rejeynwysay oo aadan weli arag?​@@MohamedHassan-d5g

    • @Danishah3334
      @Danishah3334 6 місяців тому

      Cadadas wa mxey sxp

    • @MohamedHassan-d5g
      @MohamedHassan-d5g 6 місяців тому

      @@Danishah3334 siigada sxp

  • @NorAbdullahiabdi-ef7pm
    @NorAbdullahiabdi-ef7pm 6 місяців тому +15

    Masha Allah bro, Almost 8yrs baan kuugu xiranahay wax badan oo badan baan kaa faaiday, Jazaakalah❤

  • @Zhafinho-2
    @Zhafinho-2 6 місяців тому +41

    Israel allah ha jabiyo
    Falastin guul allah ha siiyo 🤲

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 6 місяців тому +2

    Cashar aan qof illaahay kuu soo diray mooyoo aan cidi klae hoo ku oran Mahadsanid Wall Cumar

  • @abdihirsiomer9469
    @abdihirsiomer9469 6 місяців тому +51

    if you watch this guy you gonna win the battle

    • @daudlegend1055
      @daudlegend1055 6 місяців тому +9

      Afkaga Hooyo adoo wax ku qori kara ilbaxnimo maha inad af kale ku Hadasho

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 6 місяців тому +1

      ​@@daudlegend1055that's right 😂

    • @Storyteller0909-k4q
      @Storyteller0909-k4q 6 місяців тому

      ​@@daudlegend1055wll adigana waxaa kuugu qoran legend oo English ah
      Iga raali ahow wll

    • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
      @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 6 місяців тому

      Waa run zxp 😂

    • @inDiviDuaL_Unknown
      @inDiviDuaL_Unknown 6 місяців тому

      The legend one of the kind 😂😂😂​@daudlegend1055

  • @MaxamedcabdirashiidReermagaal
    @MaxamedcabdirashiidReermagaal 6 місяців тому +17

    Cumarow alle hakubarakeeyo sifooyin xun xun ayaa laga dhaxlaa macaasida lala dhuunto waxaa kamid ah (1)fulaynimo (2)wahsi(3)nacasnimo (4)jaahilnimo (5) iimaan la aaan (6)

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 6 місяців тому +1

      Xaqiiq weeye fulay cigaal shilaad ka daran baan noqday balse waan iska daayay muddo 3 bilood ah gudahood ayaan ku noqday mid aan biqin ba

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 6 місяців тому

      @@mukhtaarciise2585 sii wad wll maskaxdaada ha shaqeeso ha niyad jabin noloshaada wado 💔🥺😭

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 6 місяців тому

      @@NAJO_Films ok

  • @MahrezWizzard
    @MahrezWizzard 6 місяців тому +5

    After 90.days.kadib ban kuso laban dona i.a ilhow cadaadas xuna ika modowe. Dhaliinyarta xta ina dhex galo aaaad bay iku adgtahy😢❤

  • @MucaadAxmed-vf4hc
    @MucaadAxmed-vf4hc 6 місяців тому +46

    Video gan wxa kuso laawan doona 3bil kadib i.a🤍🙌

    • @CraxmaanmahamedSuhaybyar-eb4sn
      @CraxmaanmahamedSuhaybyar-eb4sn 6 місяців тому +1

      Wan soo qatay keep going libaax guul ban kuu rajayinayaa👍🏾

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 6 місяців тому +5

      Aniga xitaa 😊🙏👋👋

    • @AbdirahmanAD-DAAKHIL
      @AbdirahmanAD-DAAKHIL 6 місяців тому +3

      Guul I.A Libaax❤

    • @danraacmedia7123
      @danraacmedia7123 6 місяців тому +12

      Wlh oo bilaahi hadii aad dhameysato 3 bil oo bisha ugu horeyso aad salaada jamaaco ku tukato sidoo kle salaada subx aad usoo kacday waxaad is arki doontaa dadkii aad ka cabsan jirty oo aadan fiirin jirin cabsi darteed in aadan waxba kula aheyn sidoo kle wlh hami aad waligaa yeelan ayaad yeelaneysaa sido kle naxariista inee kuu siyaado hadaa intaas arki weydo beenlow ilaahey ka furty ayaan ahay❤✌️

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 місяці тому +1

      Hye sxb natiijo ma gaaarty😊

  • @Holandess123
    @Holandess123 6 місяців тому +16

    Caadada xun waxan wadaa 7sano weliba si xiriir ah waxan ka dhaxlay Daciifnimo Illahey inuu iga istajiyo iso duceya waa ramadane😢😢

    • @daudlegend1055
      @daudlegend1055 6 місяців тому

      😅 10 sano wadna xal hala keeno

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 6 місяців тому +1

      Ani 2 Sano wadaa aan tijaabino muqalkan

    • @Holandess123
      @Holandess123 6 місяців тому

      @@xasanruxaani7386 insha allah Bro illahey ka bari inuu ka madoweyo waa inoo 3 bil kadib Let's goo

    • @Salaahudiinayuub34
      @Salaahudiinayuub34 6 місяців тому +3

      Aniga trick ayan hayaa aad caadada xun ku joojin kartaan wlalayal🥺😔

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 Місяць тому +1

      ​@@Holandess123😔😭5 bil kadib

  • @AbdiwahabMohamed-sr7dv
    @AbdiwahabMohamed-sr7dv 6 місяців тому +3

    Bismillah alle ayaa mahad iska oo meeshan isku kaaya keeno insha allaaah amuuraheeno dhan alle ayaa haya balse dadaal dhala garabaa insha allaah

  • @mohamedadanabdulahi-d6c
    @mohamedadanabdulahi-d6c 6 місяців тому +8

    Haddii aad rabta inaad joojiso siigada kaliya marwalpo mashquul ahow aad kalinimada iska ilaali intaas kudadaala ilaahayna. Kabari inuu kaa madoobeyo
    Salaadana kudadaal soonkana ku dadaal ❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 6 місяців тому +11

    Muuqaalkan waxad Moodaa inan u baahna, Podcastiyada Ogaansho kuma xidhnayn, Weligayna Hal podcast kama dhegaysan, Lkn Midkan inuu i anfaco ayan rajaynaya,❤

    • @xaawoclaahi84
      @xaawoclaahi84 6 місяців тому +2

      Waan kuso dhwaynayna hadaa nahy team ogaansh🎉❤ waliba gacmo furan ❤

  • @aslammahad
    @aslammahad 6 місяців тому +1

    aad baad u mahasan tahay ustad hadaladada aad bay iitabteen allaha ku barakeeyo

  • @MohanAwil-i6v
    @MohanAwil-i6v 6 місяців тому +4

    Dhalin yaro u smeya naftiina jadwalka badbaadada sidayda oo kle😊❤

  • @Rayaan_ali
    @Rayaan_ali 6 місяців тому +7

    M.a wlky waad ku mahdsnthy wanaga iyo khayrka aad bulshada u so gudbiso keep going 👍

    • @DeorMano
      @DeorMano 6 місяців тому

      Guusheena raga dhalinta ah habluhu qayb ayay ka yihiin hadii ninka wanagsan ee guurka rabo ay u fududeyaan aakhiro iyo aduunba waan guulaysanaaa insha Allah wllo

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 місяці тому +2

    Dunuubul khalawaad walee waa meel Halaaga oo dhanba u sabab ah alle ayaan waydiisanayaa ilaalsanaan iyo dhawrsonaan.

  • @yaxyefarxan4159
    @yaxyefarxan4159 6 місяців тому +26

    Caado xun hada leedahay ilaahay baryadiisa badi alle waydiiso inuu kamadoobeeyo insha allah alle wuu kamadoobeenaya

  • @_Dark_Alone
    @_Dark_Alone 6 місяців тому +4

    Ku sali xabiibkeenii muhamed (SCW)❤❤

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 6 місяців тому +9

    14:40 alx from 15 may 2023 ilaaa manta oo ah 5_april 2024 ilaaa hay ayaa mahad iska leh kasokow ustaaad omar oo markaas vedio oo soo galiyay ayaa sabab u ah muqaaap ahaan isbadalka aan sameeyay mamalayn karaysid from subxana allh to Alxamdullilah 😅😅😅😅😅runtii waa arin lagu farxo si dhiiri galin kugu noqoto like saaar😊

  • @AniAdi-jm8hu
    @AniAdi-jm8hu 6 місяців тому

    Ustaad dhawr isbuuc ayanan samayn waan ciftaa شكرا أستاذ

  • @abdirahimomar111
    @abdirahimomar111 6 місяців тому +6

    "إن الله لا يعير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم"
    Markaad dadaasho ayuu ilaahay ku garab istaagayaa.

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 6 місяців тому +2

    Mahadsanid wll Omar

  • @Aathansalieman
    @Aathansalieman 6 місяців тому +1

    The best teacher ever ❤

  • @CabdiFitaax-pn7rc
    @CabdiFitaax-pn7rc 6 місяців тому

    Mahadsanid bro nin bulshada wax tar uleh aa tahay

  • @MustafAhmedMohamud
    @MustafAhmedMohamud 6 місяців тому +1

    Inalilahi waa Ina ilahey rajicoon 😭
    Saan dhaan Miya uxumahay

  • @cabdifitaaxmaxamuud2868
    @cabdifitaaxmaxamuud2868 6 місяців тому +3

    Alxm wa ka xorobayy nolozhaas mugdiga ah
    Dhalinyaradana ilahayy haka madoobeY0

  • @Safiirka09
    @Safiirka09 5 місяців тому +1

    Only 3 months qabsada❤ insha allah 3_8_2024 insha allah kufitaan majiraayo insha allah 😢❤

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 6 місяців тому +3

    Wlhi blhi tlli waligeey mowduuc ka miisaan culus madhageeysan. Waa mowduuc taabanaya dhammaan dhalinyarada si toos ah alla maxaad run sheegtay. Omar inshaar aduun iyo aaqiro ilaahi cizi iyo sharaf hakugu nooleeyo waan kuu duceeyay wll si niyad ah.
    This sve later ayuu ii ahaan doona waana ku celceshan doonaa insha allah.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 місяців тому

    Xalku Allah ka sokow qof kasta gacantiisa ayuu ku jira.
    Qof kale waxba kuuma qabakaro ❤❤❤from #macalinEnglish

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-Canada 5 місяців тому +1

    Cadooyinka sun allow iga madoobe si noloshayda ugu sameyo route ficaan inta noloshayda ka dhiman. Cibaado wanaagsan iyo shaqo wanaagsan❤🎉#90malin kadib ayaan ku soo noqon insha Allah isbadal cusub iyo ka bax qolka afkartayda cinjinaya marjinaya...

  • @UNIX999-n1m
    @UNIX999-n1m 6 місяців тому +4

    1.cibadada hagaaji
    2.kalinimada ka dherow
    3.is mashquuli
    4.exercise ama gyn aad
    guul wcn🙌💪

  • @khalidofficeal3380
    @khalidofficeal3380 6 місяців тому +4

    Runti mar mar badan wan isku dayey in aan iska daayo caadoyinkan xun balse arinta murigda leh wax weeye in aan markii in mudo aan ka maqnaado aaan Hadne dib ugu soo laabnayo sidii hore iska ka daran in aan madax madax aan kugu galayo caadoyinka xun waxn markaste naftayda isku cananata maxd iskaga Dayn wayday insha markasta waxn ilaahay ka rajeynay in aan mar uun ka xuub siibto musiibadan aan ku dhacay lkn intay nafi igu jirtu waxn isku dayi doona in aan naftayda aan la jihaado insha Allah Arinta kle ee aan ka fikiro marmar badan wax weeye xumantan aad ku jirto bal ka wrn adoo samaynaya fuxshigan oo daawanay wax uu ilaahay kaa xaaramitimeyey uu ilaahay nafta kaa qaado soo maaha musiibo weyn aniga ahaan xiliga aan ku dhaco dabinka caadoyinkas wax weeye in habeenkii aad udhafro Wana xiliga ugu badan tahay ee aan ku dhaco caadoyinkas xun ilaahay haynag madoobeeyo dhamaantena❤ 😢 xalqdan runti wax yaabo badan bay kaga duwan tahay xalqadihii hore insha Allah waxna rajaynay in aan isbadal muuqdo in aan sameeyo oo aan dib usoo ceshdo qiyamkaygi iyo qofnimadydii runtii waan ka daaaly sidan caadoyinka xun kugu jirayy adigu ilaa 3⃣ years ban ku jiray cadooyinka xun intas oo dhan malinkaste. Bilkaste .sanad .kaste waxn qadanayey go.aano intii aan ku jiray musiiboyinkas waa maalin jimce ah oo ramadan ah ilaahay waxn waydiisanay inuu Gabi ahaan ba uu iga bodoobeeyo musiibon yinkas aan dhex kugu jiro waxn markaste uga mahad celinay walaalkena omar inshar sida hufan uu markast dhalinyard ugu digayo wax yaabah mustaqbalkod burburinayo runti ma aqaano sidan kugu mahad celinayo lkn ilaaahay miisanka xasanadka hakugu daro respect
    Apr:
    5/04/2024
    last date
    Friday 👋

    • @apdikhalaqhiz3529
      @apdikhalaqhiz3529 6 місяців тому +2

      Zxp kula mid ahay Lkn Daawo Waan inoo helay 8cisho mobilka iska xareyay wlhi Xata waan ilaway Siigadan waxa inagu sababaya waa mobilka Hada aan kula hadlayo ayan kafaka rayay masamaysa lkn imar inshar iska imi zxp mobilka iska xare muqal kasto oo nagahan raqiiska leyin iska ilali Fikirkan iyo siigadan Waxa sababaya mobilkan xalkuna waa inaynu asi kafogano mudo badan

    • @lightyoutube4929
      @lightyoutube4929 6 місяців тому +1

      Sxb aniga sidaas camal ayaanba ahay lkn waxaan odadayba in aad Iska dhaafto in tahy wax fudud oo aanba u bahneyn in aad murugo is galiso waayo murugada iyo shalayga ayaaba kugu Keena in aad Mar labaad ku laabato kaliya waxaad ubahntahy in sadax Mar oo aad ugu bahato aad naftaada kaceliso oo aad sadaxdaas Mar is adkeyso aniga sadax bil ku dhawaad wan moogahy oo iguma soo dhacdo xitaaa sonkii kahor bil camal Ayaan joojiayay kadinba soonkii Ayaan ku sii daray Dib danbena Uma damcin

  • @ridwaanMohamed-m2u
    @ridwaanMohamed-m2u 6 місяців тому +1

    I.allah wax walba way is badali donan and dream come true 6/m4/2024❤️🏋

  • @Mubaarakmuqdishaawi
    @Mubaarakmuqdishaawi 6 місяців тому +1

    Allaahoow naga saar xaaladaan 😢😢😢

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 6 місяців тому

    Shukran omar inshar

  • @JacfarMohamed-pq2fn
    @JacfarMohamed-pq2fn 6 місяців тому +3

    Bismillah Rahmani Rahiim
    Anigu waxa aan siigada mudo gaaraysa 4sao iyo bar maalinkas go aan ayaa qaata balse marwalba go aan kaaas waa iga bura lkn maantay laaast of siigo
    Walahii iyo bilaahi iyo talaahi
    Maanta ama noloshayda wixii ka danbeya hadaan siigaysto allaha icadaan cadaab daran😢😢
    Wlhi in ay asan kaftan aheen allow waa ijeeda hadaan maanta ka bacdi aan siigaysto ama aan daawado aflaanta xun xun waligay ha cafin allow Adami dhaaf wixii aan sameeyo dhan
    Quraal waxa aan soo qoray in aad marqaati noqotaan insha allaah ilahay haduu igaarsiyo 12 october 2024 waan soo boqon insha allaah 💔😭

    • @RoobleibrahimMaxamed
      @RoobleibrahimMaxamed 6 місяців тому

      Iso qabo whatsapp

    • @CabdiCunaye
      @CabdiCunaye 6 місяців тому

      Wlhi sxp wxn dhihi kraa inad fududatey
      Adigoon wx badan ogaan go,aan lama qaato
      But I wish a good result

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 6 місяців тому +1

      Go?aan saan looma qaato waxaa aminsanahy inay markaaan kasii darayso hadaa samaysana aad shalaynayso dharta awgeed

    • @RoobleibrahimMaxamed
      @RoobleibrahimMaxamed 6 місяців тому

      @@abdirahmaanali24 zxp gorme kgu danbysay

    • @RoobleibrahimMaxamed
      @RoobleibrahimMaxamed 6 місяців тому

      @@WalalSancho-fj7rw hye zxpe adu noo samee 😇🙏

  • @AbdirahmanAD-DAAKHIL
    @AbdirahmanAD-DAAKHIL 6 місяців тому +1

    Omar inshaar Jannatal Firdowsal Aclaa Ayaan ilaahay Kaaga Baryaa Aan isku Soo Duceyno❤❤❤❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 6 місяців тому +2

    ALXM roob baanooda,aayo😊

  • @AhmedAk-uy5jj
    @AhmedAk-uy5jj 6 місяців тому

    Waan ka xoroobay alxamdulilah 🎉

  • @ABTIGA-vb6cd
    @ABTIGA-vb6cd 6 місяців тому

    Mahadsanid mudane omar ❤

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman3409 6 місяців тому +2

    Waxaan ku faraxsanhy xita inan tiktok dhan gelin sidu Ramadan udhashay alxmdllh allow wanaga nagu sug

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 6 місяців тому

    Thanks mudane Omar ❤

  • @AmiinDaacad-yz2rx
    @AmiinDaacad-yz2rx 6 місяців тому +1

    Videogan waxaan ku soo Laban doona 9 September insha Allah😊

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 6 місяців тому +1

    Asc ustaad omar inshaar ❤

  • @Channeltrends-g4c
    @Channeltrends-g4c 6 місяців тому +4

    I’ll come buck this vedio after 3 month like sar san u so xasusto

  • @AbdullahiMohamud-m9e
    @AbdullahiMohamud-m9e 6 місяців тому

    muuqalkan 10 maalin kadib ayuu isooo gaaray 12/04/24 00;11pm
    3:35 subxanallah ilaahow caadoyinka xun naga madobey

  • @Qanciye126
    @Qanciye126 6 місяців тому

    Cumar inshar allaha kubarakeyo

  • @AbdimalikAhmed-i1b
    @AbdimalikAhmed-i1b Місяць тому +1

    Sxb maanta waxa aan mudo badan isticmaalaye ayaad ka hadashaye mnta lagu bilaabo waxan tijaabinayaa 90days sxb adna waad mahada snthye🙏🙏🙏

  • @caadowalboxunkadherow
    @caadowalboxunkadherow 6 місяців тому

    Hdlka😢waa ii tabtay wlhi😢in dadka Ka xishooto hdne alle ma Kama cabsootid😢✅💔meel walbo joogto Alle ku arkayo🙏

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 6 місяців тому +1

    Waan ku salaamay wll mida ayaan kudhihi lahaa video 📹 noo soogali maalinba chanel
    Chanel omer inshar ahna podcast dĥeer dĥeer soo Gali 👌

  • @maslahabdi2968
    @maslahabdi2968 6 місяців тому +4

    Talo Wallnimo
    1 shay keliya samey
    Waxaan kuu damaanad qaadaayaa in aad dib danbe u daawan doonin muqaalada xxx
    Waa in aad Alle dartiisa u baxdaa 4 bilood oo khuruuj ah wllhi adigoo qof kale ah ayaad soo laabanaysaa Alle idin kiisa , tabliiq raac

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 6 місяців тому +1

    Asc cumarow talan kagabahanay ustad marar badan ayana kuso diray farimo lakin kamad hadlin lakin macalin sigudahanedbad wax nogu shegta thank wll qali inshalh talow maxad idhihi lahayd wankgu kalsone wlhi zxb

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 6 місяців тому

    Muuqaalkii aniga ibadalay wuxuu ahaa midkii ogaansho channel aad kasoo galisay ee ugu danbeeyay wlhi malinkaas aad soo galisay kadib ma daawanin go,aan aan qaato nolashadyda kii u muhiimsanaa ayuu ahaa walaal cumar inshaar ilahy cafimaadk iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo ismalihi somali youtuber kaa wanaagsan ba jiro

  • @maxamuudmaxamed1402
    @maxamuudmaxamed1402 6 місяців тому +1

    Muuqaalka dheeree zxp

  • @عبدالقادرربانيحسن-ر6س
    @عبدالقادرربانيحسن-ر6س 6 місяців тому

    Ilaahy khyr ha ku siiyo wllo

  • @norbilmaxamed3888
    @norbilmaxamed3888 6 місяців тому

    Aniga waan ka go'ay rabigay ayana iga madoobeyey alxm❤❤❤

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 6 місяців тому +1

    Jihaadka ugu wayn waa nafta in lalajihaado😊

  • @farhaanabdihamiid1532
    @farhaanabdihamiid1532 6 місяців тому +1

    Allahu akbarr 😢❤

  • @SHANKARINHO
    @SHANKARINHO 6 місяців тому +1

    22/04/2024 waa maalinkii iigu dambeesay ee aan sameeyo cadaadan xun hadadaan aan qoraakan soo qoraayo waxan dareemayaa jawi ka duwan kii hore aan ugu jiray ilaahay naga wada madobeeyo inta ku dhiban caadadan xun amiiiiiiiiin...
    DAY 4.
    ALXAMDULILAAH ILAA 90 BARI HALKAN BAN KA TIRSAN DONAAA. ❤

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 6 місяців тому

      Is adke lpx 🔥

  • @MohaIzak
    @MohaIzak 6 місяців тому +3

    Wll omarow wll somaliyed ay kasoo burqanayaan fikrado wanaagsan

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 6 місяців тому +3

    Asc wll cumar aad ba umahadsan thy sa inuugu diidid dhalinyarada mar walba iny wax naftoda udaran ay ku dhacan, aniga wxan ufahmay mawduca inu ku sabsana dawashada flimada xunxun, so wxa oran laha manta waxy ku marmarsiyodan dhalintena in ay luqada ku baranayan liwaadkaas io qurunkaas marki la ishegay ayan flinki ugu horeyey bal inay wax ku kordhan is iri wan somanahye ano 5 daqiqo garsiin baan arkay waxn la orankarin markasan ba ka tawbad kenay waxn uqasdiyayna ma ahayn, bartasbana ku jojiyay lkn 1 wax ban ka dhaxlay ba oran kara wa inan nacay fikirka ah luqad ba lgu barta ay beenthy sabato ah alle xubnihhii uu ku yiri igu caabud baad macsi io wax nacaladi eebe ku dhacday ku daawan marka allaha dhalinyaradena ka. Madobeyo adna khayr fara badn allaha ku siiyo wllkey👍👍👍👍

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому

    Neva bisha soo socoda 😢
    Go.aan❤

  • @cmc-iskachannel2335
    @cmc-iskachannel2335 6 місяців тому

    Ku Salli Xabiibkeena Muxammed (SCW)

  • @FartunAhmed-yb4lx
    @FartunAhmed-yb4lx 6 місяців тому

    Alle Haku barakeyo wllo

  • @ibnushaafie7419
    @ibnushaafie7419 6 місяців тому +1

    Salamullah ustad🎉❤

  • @Arsenalyahan45
    @Arsenalyahan45 6 місяців тому

    If you obey his news , then will be changed one due to his influency so that , to now you must start a progressive way that lead you the way on your ambition. Good luck.

  • @Ahmed-gb1xm
    @Ahmed-gb1xm 6 місяців тому +4

    29 Malin aya kaso wareegatay alx malinti igu dambeysay alx Illahi iguma ceeliyo

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 6 місяців тому +11

    Ogow haddi aad joogtayso saddex shey caado kasta oo xun waad dayn doonta.
    1. Salaadda ilaali weliba jamacaada ku dadaala (Ragga) Dumarkuna waqtigeeda ilaaliya.
    2. Qur.aanka ka dhigo wehelkaaga maalinkastana aqri oo joogtee si maalin ah intaad doontid ba ka akhri.
    3. Istiqfaarta iyo tasbiixda joogte oo markasta afka ku hay hadaad shaqadaada joogto hadaad wadad marayso iyo hadaad meel kale joogtaba .
    Shayga markasta aad iska ilaalinaysana waa Firaaqada
    Mshadsaanidiin.

  • @Yahyetosane
    @Yahyetosane 6 місяців тому +1

    Mudanw aad Baa u mahadsantahay

  • @CaliAxmed-if6jj
    @CaliAxmed-if6jj 6 місяців тому +3

    Cumar inshaar Aad ban ku salamay zxp abaal raga ragba lehe mrwalpo aan so xasuusto xalad xuno ad igaso saarty qalbiyan bn kugu mahd caliga zxp mudo ku dhaw 2 sano aya kaso wareegaty markan siigda jojiyay Rukunada aanku joojiyayna mid kamida tahy kdip dhirigalin tada iyo ka hadalka cadadan alxmd wnka guulaystay lkn zxp mid bn is dhigtay wxn wda wadi jiray labo cado xun xun sigo iyo dawashada aflanta xunxun alxmd sigada wnka gudbay balse waxn kusi hadhay dwashada muqalada xunxun ano sahshanaya o mrkan sigada jojinayay naftayda ku maweliyay tana wad dayn karaysa hadad sigo jojisid kana kasi fududba se may nqon runti sidan modayay awal bishi ayan mr ama lba dwan jiray lknse hda dalka wanka so tagay wxn imaday qurbaha kli bn noqday wxa isku arkay daren badn o anan lhyn wagi dalka xata wax nafaqo lehe o sida usi bdan ma cuno hdana wda daren noqdy wxn is arkaya anigu muqal xun kusi ordaya wn ka towbad kenaya xita cibadadaydu aad bay uwanagsan thy wlhi quranka wn akhriya o mararka qaar tasbiixda 4 kun. Ban gadhsiya saliga nabiga 1000 ilahay bana sida igu og xata salatul laylka ayn tukada o ilahy barya balse wxan yaqin sanahay inay imtixan tahay wxani muqalo galmo o la daawado heerki udanbeeyay ban manta ka maraya yacni marxalad aan meel ka danbaysayi jirin o ah inan sidan udawanayy dhqan xumada an imika dawanayo muqalo gays ah mrbad adigu ka dhawajisay dad marxalada gadhaba jira balse kumad si nuuxnuxsan ama siwagsan ugamad hadal anigu masameyo ficilada qomu ludka o nin wligay wxkama raadsan hdana cadada aan sahashaday darten wxy igu kaliftay inan dawado gays marwlpa ilahay wn barya inu iga madobeyo wxn qalbigayga kuso dhacaya walina wan ku jira dadalkan ku joojin laha walalkayaw marka xita yado 10ki udanbeysay o ramadan lagu jiro ban mrarka qaar video gays romanctic samaynaya facebook reels igaso hor baxano mrka laba video is dhafiyo ka sadexad wn dwada marka wllo ilahay haynaso wda hanuniyo cudur walpana waxba sababe wxn manta laba qofi isku hayn inay kalinimadu iyo firqaada badani tahay abaha dhaqan xumada iyo dunuubta waawaynba marka wllo cumar wad na wanisa nala dadasha taloyin nasiisa ilahay ubadkaga abaalka haku galiyo o midho wangsan ka guro aad ban ku salamay wllo

    • @6mooro
      @6mooro 6 місяців тому

      Marba hadii aad gay daawaty waad fogaatay ee iska gaar Waxad arki doonta adigo dabada dhiibtay?

    • @WalalSancho-fj7rw
      @WalalSancho-fj7rw 6 місяців тому

      Subaxanallah sxp meshii udanbeysy marosa wax ku harsan ma jiro isqabo waqtiyada ducada la aqbalo duceso Allah naga madobeyo inta sameysa

    • @xasanruxaani7386
      @xasanruxaani7386 23 дні тому

      Hy nio ma iska daysay tdm

  • @abdi85237
    @abdi85237 6 місяців тому

    46 maalmood alxamdulillaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Isaac-m7b8b
    @Isaac-m7b8b 6 місяців тому

    Masha allah ❤❤

  • @Zain17490
    @Zain17490 6 місяців тому +1

    Mansh Allah

  • @Zakariye.2003
    @Zakariye.2003 6 місяців тому +1

    Wllhi haa cidna ma,awoodo xigtaa waxana awoodin vedio caadadan ka hadlaya inaa iyaka ku dhex daawado💔waxan isleeyahay ambay kuu maleeyaan qof daawado oo ka hortagaya

  • @MohamethCusmaan
    @MohamethCusmaan 6 місяців тому

    Asc ramadan mubarak ustaad

  • @munasaradaawe
    @munasaradaawe 6 місяців тому +1

    Omar inshar Walaaloow nin ayaa ii sheegay inuu 30 Sanno sameeynayay kaddib guul ayaan gaaray ayuu yiri sodon Sano oo guuldaraa

  • @AHMEDYACIN-vd7cl
    @AHMEDYACIN-vd7cl 6 місяців тому

    wax i hadhay ma jiro xitaa ramadanka dhexsdiisa waan sameeyey lkn dib baan ubilaabi dagaalka .inshallah (2024/4/3)

    • @Channeltrends-g4c
      @Channeltrends-g4c 6 місяців тому

      Same xaly nafta iga xog badisay lkn ma isdhibyo

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 6 місяців тому +2

    Dhibkaan wuuna heysta ustaad hadan dhalin yar nahy intan ka baxsaneyno sinada😔

  • @Safiirka09
    @Safiirka09 5 місяців тому

    الله أكبر ٣ش❤

  • @Farxaangamer
    @Farxaangamer 2 місяці тому

    Alx 2month without siigo💀🔥

  • @MoMo-kv9oh
    @MoMo-kv9oh 6 місяців тому

    Walhi 💯 waa run waxaa ka hadashay masajidka maba sugi karo quranki waa aqrin la ahy
    Isoduceya inuu ilahy iga madobeyo maantana igu danbeesa😢

  • @mohaalucky4483
    @mohaalucky4483 6 місяців тому

    Ustad cumarow video carabi oo ka hadlaya iska deynta ee xagee kaala soo xariiraa

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 6 місяців тому

    Insha allah an garsino walalken 1 milions😅😮😢❤

  • @sahamiyemedia6174
    @sahamiyemedia6174 6 місяців тому +1

    Mawduucan wuxuu ka hadlayaa caadada xun sidaa isaga dayn lahayd khaasatan siigada
    1.ka soo qaaad adoo intaa soo qaadatay caadadii xumayd oo aabahaa iyo family gaaga hortooda ku samaysid adoo masjid jooga miyay suura gali kartaa waa may bal kwrn allaha ku abuuray inaa ku horsamaynasid

  • @shidiyeshidiye6488
    @shidiyeshidiye6488 6 місяців тому

    Mokey mood kasoo hadal bro🌟

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 6 місяців тому +1

    Apwe waxa raba inad Chanel isaneyso wlhi nolsha ladalodhacayaa Omer inshar xage kalasoxiriraa😢arin baa iheysata

  • @NuuradiinZaxardiid
    @NuuradiinZaxardiid 6 місяців тому

    Muqaalkaan okle xata hadu ahan laha 2. Saaac waan dhagaysan laha wllhy zppto ah mawducan o kle waaa wax aan ubahanay.

  • @ABULLAGRAPHICS
    @ABULLAGRAPHICS 6 місяців тому +3

    qofki rabo inu ka Go' cadadaas xun fadlan mobileka iska xareey niicle isticmaal sabto ah ado mobile ad xuman kadawato hayn waxne masameynesid ama ilmaha kula dhashy udhiib adiga hada laptop hasato wa ok tijabi hal isbuuc xita insha allah waxbadan iskaga badalayo qofki rabo taloyin inta kabadn ha ila so xariiro wlahi wa cawina inta awoodo

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 6 місяців тому

      Telegram, Opera iyo Chrome ka saddex daa haddii uu qofku iska delete gareeyo xumaan dambe maba arkayo

  • @MohamedMohamud-cm8rh
    @MohamedMohamud-cm8rh 6 місяців тому +1

    Ustaad waxan dhegaystay talo aad dhalnyarada uso jedisay wana qatay allaha ba ii wafijiyay marka waxan raba qiso in aan kaga waramo marka xage kala so xiriira si ay ugu faiidaystan dadka cadada iskaga goyn lahayeen

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 6 місяців тому

    Zxb cumarow adiguu wll ilahayban kudharshe masomartay igarali noqo marxaladan kujiro ayad markase tabata ale haku xafido zxb waxa kamida ilahay waqafuro raxim shayga idilay weye

    • @Yahye.ali-
      @Yahye.ali- 6 місяців тому

      Wll saa haulahadlin dee cumer inaga unbuu waxinooshegaya

  • @goobaanleganeey7061
    @goobaanleganeey7061 6 місяців тому +1

    Toofiqda alle hana waafijiyo

  • @User7654suy
    @User7654suy 6 місяців тому

    Fandhaal Pocast ❤💙🤎🖤💚

  • @عبدالقادرربانيحسن-ر6س
    @عبدالقادرربانيحسن-ر6س 6 місяців тому

    Mashaa alaah

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 6 місяців тому

    Wlhi cajiib bahashan sibiq baan ku sameeya lkn go.an ban kagaary

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 6 місяців тому

    إن الذي خلق الظلام يراني😢

  • @NimcoCabdullahi-nu6gj
    @NimcoCabdullahi-nu6gj 6 місяців тому

    ilahaw dhalinyartana ka madoobee

  • @AbdullahiBarre-b6l
    @AbdullahiBarre-b6l 6 місяців тому +1

    Soon isnin iyo qmiskasta, mal maha kale xita cuntada yareey oo waxyar cun hal mar bahi isku dil. Sababto ah kacsiga aya ka yaranayo