M.a hno تسلم ايدك,baayoy burka kuskuska Aslkisu waa carabta zalaabia aya la yidha,burka zalaabia markad qasto qamiirka aad ku qasto 10daqiiqo ka badan yuu oolin horay ka dub hadu yaalo sacad ama 30daqiiqo wx laga yaba Salida inuu kaa Cabo,takale sonkortii shiira ama sida malabka ee la sameyo kumad wareejin burka dushiisa mrkad shiishy ka dib,m.a weeyaan.
Abyo ilaahay khayr haku siiyo,ganacsigaga ilaahay ayaa kuu barakeynaya,ilaahay haku caasinin ani walashaa ahay wixii aa naftey la jeclahaa kula jeclahay inaa si fcn isku asturtaa kuu fcn,jikada kaligaa ma joogtid hada ,dhar waxa maku qaban karo ha dhihin naarta ha halmamin,xijaab iska xiro saasa kuu fcn,hooyooyinka suuqa bakaraha ku gadaba dhar bee sitaan maxaa yeelay dad ayey ku dhax jiran marka ilaahay ka baq.
Rise before the sun rises, Pray before the birds fly, Take hold of your prayers, before death takes hold of you!Rise before the sun rises, Pray before the birds fly, Take hold of your prayers, before death takes hold of you!
Walale Gabdha yar u dheeb Qado dheer oo qori ah ama whisk kan dolshada lagu qasto si ay nan libeenida gus gus noqon hadana Gabdha yar gacmaha humaga dabka kaga guwan
Machallah sagal❤
Gabadhena asiyo way so waynaatay ee
Astur timaheeda insha Allaah
Asad miyaa dhaley
وعليكم السلام ورحمت الله وبركاته 👍👍🌹🌹
Mashallh tabarkalha hbo asiya cadey waslmay e abyo gabadha udabol tinta mashallh ❤❤❤❤
Masha Allah walaashay waan ku salamay waa gabadha duriyadii reer shixisaxaaq oo ku leh inaadeer tay qaali❤❤
masha allah 😋😋❤
Masha Allah ❤❤❤❤
Masha allah tabaraka laah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faankiyoo qofaaaa sagaleey masha allah ♥ 🙏
M.a hno تسلم ايدك,baayoy burka kuskuska Aslkisu waa carabta zalaabia aya la yidha,burka zalaabia markad qasto qamiirka aad ku qasto 10daqiiqo ka badan yuu oolin horay ka dub hadu yaalo sacad ama 30daqiiqo wx laga yaba Salida inuu kaa Cabo,takale sonkortii shiira ama sida malabka ee la sameyo kumad wareejin burka dushiisa mrkad shiishy ka dib,m.a weeyaan.
Masha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhana asturo abyo masha allah
Masha Allah tabrikallah
Maasha allhaa sagali
M.a allaha idiin dayo no astur gabadeenpa asiyo qurux sobarbar habo mcn
Abyo ilaahay khayr haku siiyo,ganacsigaga ilaahay ayaa kuu barakeynaya,ilaahay haku caasinin ani walashaa ahay wixii aa naftey la jeclahaa kula jeclahay inaa si fcn isku asturtaa kuu fcn,jikada kaligaa ma joogtid hada ,dhar waxa maku qaban karo ha dhihin naarta ha halmamin,xijaab iska xiro saasa kuu fcn,hooyooyinka suuqa bakaraha ku gadaba dhar bee sitaan maxaa yeelay dad ayey ku dhax jiran marka ilaahay ka baq.
Masha Allah sagal quruxey ilahey haku barakeyo abayo waku jeclahy wlshy mcn ❤🥰💋
Waliba wax yar oo heel aad ushiidan ku dar lawaniyada carafteeda lagama sheekeyn.karo guriga dhan ayey qabsan ee daawo caafimaad ku cun xabiibti♥😘♥
Masha allah cawa igu horeysa an ku dawanoya aniga aqris imtixan kuso daley o yutub firi ku arkey wan kugu daal gooyey abayo allah haku bqrakeya
Keep going famil qurxon masha allah allah idin xafido
Masha allaah huuno❤❤❤❤❤
Masshaa alaah❤❤❤❤
Oo Sagal yutube ma lehet m.a hda le ku arkoya ❤❤❤
Asc sagal,calenta shaah rabaa
M.a family qurxbadan 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
M.a abyo wakahelee intee kaa helaaa m.a allah haku barakeyo waa mahadsantahay
Masha Allah 💕❣🥰🤲🤲🤲🙏🙏💋💗🥳❤💖
😂😂😂 waa iga qoslisay mahadsanid walal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Masha Allah sagal wxanba ka helay wureeca sida lojatayo msha Allah ilahy hakuxafido wll adiyo rerkba
Rise before the sun rises,
Pray before the birds fly,
Take hold of your prayers,
before death takes hold of you!Rise before the sun rises,
Pray before the birds fly,
Take hold of your prayers,
before death takes hold of you!
Masha allah tabarakallah❤😊
First 👆 quen SAGAL💖
Mama habaryarte bad u cod egatay mashallh codkaga iyo wajiga ismalhn
Masha.Allah.thank.you.sagsl.cadey
Masha Allah❤
Masha Allah abayo mise aboweh ilmahana edoyin ama habaryare yaal
Masha Allah walahi waa wax macan walahi sagal adiga dhanka suntada lagama maro
Maasha allah😍😍
Mashaa Allaah wllo qali
Laakiin mawanaagsana in gadhaba oo timahewda qaawan yihiin inaad muuqaalaka soo galiso
Maasha Allaah abaayo mcnto🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💘💘💘💘💖💖💞💞💞💋
Maasa alaah
Masha Allah masha Allah habo
What’s the name of the tea abayo
Masha aallah
sagal.somalilana maad.kunolan jiratyi.wllo.hadlakaga.qar.badanab kadermaya❤❤❤
masha allah😮💨😮💨
Casho macan❤❤🎉🎉
Manshallah..you are a best cook
Mahadsanid qaali ❤❤💯❤❤
Msha allah macalimadeyda horey u soco wan kula socda marwalbo💋🥀
Apaayo soo badi gabadha tinka u qari🥰
Maansha allah hooyo qaliya, reerkeeda iyo iyaduba qurux badan yihiin
Asiya yar mash Allah tinta uqari huuno
Sagal macaanto waankuu imaanaa dhadanaan reer xamar ayaan u nahay
Marsha allaah sagaleey I love ❤ 😍 💖
Abayo markaaa muqaal soo gelineysid is astur mcney
Walale Gabdha yar u dheeb Qado dheer oo qori ah ama whisk kan dolshada lagu qasto si ay nan libeenida gus gus noqon hadana Gabdha yar gacmaha humaga dabka kaga guwan
50sano naag dhafty xee ii shef subxana lah waa waawa waayele
Mnsha allah❤
Adayo ok ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh qurux dumar ❤ gacantaada allh kuu barakeeyo abyo wx badan kaa barty
Msha allh abayo aasiyo asad maa dhalay mise adeer buu u yahay
Warkadaya mashulka gabdha Yar alle ha xafdiyo
Maashaa allaah tabaarakulaah ❤love abaayo sagal aniga oo kale waaye
Mnsha allah sagal
Masha allah wowww
Masha allha
Masha allah 💕💕❤❤💖💖💖💕💕
Waan lasoo dahay laakiin hadan ka dhax sjaqeysanayaaa sagaley horay usco sxb
Maaash allhu❤
ManshAllah..maahsanid wllo
Masha alaah wll isoo boqo ana❤❤❤
Asc Sagal harah maxa lagu jaraa
Manshallah ❤️ abaayo jiskallah qeer ❤️🇸🇴
Abayo qaando bir ah lakuma walaaqo digsika wey xoqdaa
😂😂😂😂😂😂 jini ha idin dar dari waayeee kullahaa
Masha allah gabdheyda aasiyo udgoon gabadheyda ladhahaa 🥰🥰
Sagaleey War cadaadey goormuu dhintay waa lagu jururu haa
Wax harah jarah no soo sheeg Sagal walala iyo meesha laga helo
Mash allh 😘
MASHA ALLH WALAASHEY QALBI
Masha allaag🎉❤😊❤❤❤❤asiyo yar
Lkn aboowo durka maxaa ku qastay adoo qasaya soo gali boyo qaali
MashaAllah xabibti isoboqo
mashaAllah wll sagal qali
sagaley abyo calentaas waraba muqdiaho ayaana jogaa maxan sameya
M.a❤
mansha allah
Sanbuus casho maahan waa casariyo
Goog
M.a ❤ abyo
Sagal caleenta waa meeqa lacga teeda?
M.a saagal ilhy haku xafido
M.a sagal ilhye ha ku dhuwro
maaha allah
Sahal quruxy xbtii wn ku salamy
Sagal jikin soosamay
Bisinka nawaashaye umado dhanba taqaan 😊
Thank
Masha allah abaayo walaahi malab weye
Manshalh
M.a keep going sister
Asiya udgoon magacaygii miyaad Iga xaday haberyar igu salaan gabartaaa😂