Dayax & Farxiya, Geeri Miyaa Goor Hore Kala Kaxaysay? 🥲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Waa Aduunyo, Ileen aayo malahee. Wax laysa siiyo maaha noloshu. Allah SWT qabriga ha waasiciyo Farxiya oo hadana nuuro. Samir iyo Iimaan balaadhana haka siiyo qoyskeedii, ehelkeedii iyo asxaanteediiba. Dayax iyo Hodan Allah qalbigooda ha qaboojiyo. Allahuma Aameen
    #dayaxdalnuurshe #somalitiktok #somali 😭😭😭

КОМЕНТАРІ • 209