Deg Deg Canfartii Oo Saaka Markale Lagu Waabariistay Iyo Saldhiggii Garbociise Oo Laga Xoreeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • This video is about Deg Deg Canfartii Oo Saaka Markale Lagu Waabariistay Iyo Saldhiggii Garbociise Oo Laga Xoreeyay

КОМЕНТАРІ • 28

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 3 місяці тому +5

    somaalida dhamaan haasoo deegaan sitti wa dhuulkogi waa lagamaa marmaan in dadka somaliyeed soo deegaan sitti

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 місяці тому +3

    Mashaa Allah guulesta guulesta inshaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 3 місяці тому +3

    Asc somali. Liyuu boolis Macawslayda ree siti ❤

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 3 місяці тому +1

    Ikacasow ninkale sidi wariye Ama sida jamac galadow gesiga kudayo kadheh wanad mahadsanthin

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir 3 місяці тому +1

    guul guul guul guul guul ilyuuga iyo maliishiyada iyo shacabka somalida ee siti ilah idam kiisa

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 3 місяці тому +2

    haa laasoo raaroo somalida islayiinaisa wallahi waa loo baahanyahay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому +1

    Djamabouh noo diyaari dhul aan dhisto insha alaah waan soo degeynaa Ilaahoow guuleey Soomaali galbeed Guuleysta

  • @safiaalim240
    @safiaalim240 3 місяці тому

    برنامجكم حلو وشيقه بس بليز وقفوا الضحك الكثيره

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 3 місяці тому +1

    ❤❤🎉🎉

  • @yamays
    @yamays 3 місяці тому

    Dhulka iyo dadku haday kala badanyihiin sida ugu fiican oo loo xaliyo waa in dhulka gudaha ah oo aad muranku ku jirin laga sameeyo Seerayaal Xayawaan,Ethiopiana waa ogoshahay oo oromadu Seerayaal badan bay leeyihiin sida kan buuraha baali ku yaal

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 місяці тому

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdilahi8941
    @ahmedabdilahi8941 3 місяці тому

    War noyow qosolka been beenta ah iskadaa ninka waraysiga qaadayoo
    Barnaamijkiiba bilaa micno ayaad kadhigtay waan kaa dhagaysankari waynay

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 3 місяці тому

    Warye kkkkkkkkkk baraha bulshada kadaya qosolka kkkkkkk

  • @NewGenaration17
    @NewGenaration17 3 місяці тому

    Sheekada dhan Qosol Qosol Ka Dhigteen

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 3 місяці тому

    Walaahi anoo kali ah baad iga qosliseen

  • @xasanalimohamud5431
    @xasanalimohamud5431 3 місяці тому

    ASC QOSOLKA KA DHAFA WORKA FAH FAHIYA

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 місяці тому

    ❤Soomaaliya guul guul guul ❤

  • @abdimowlidmowlid454
    @abdimowlidmowlid454 3 місяці тому +1

    Guuul dds

  • @maden7818
    @maden7818 3 місяці тому

    Warkiina waa ishaafiyay.

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m 3 місяці тому

    Kurid nijaasta ❤❤❤❤

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 місяці тому

    Guul iyo gobanimo

  • @MaxamedDaahir-pe4lv
    @MaxamedDaahir-pe4lv 3 місяці тому

    CANFARTA MAKUJIRAA HORGAL
    MAHAD CANBAASHE

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 місяці тому

      Maya kuma jira xakee joogaa mahad malaha canbaashe burco dusheeda ayuu joogaa 😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому

    Canfar iyo oroma xabashi kuli waa buufineynaa insha alaah

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 3 місяці тому

    Saldhig awood dagmo leh waaba hadal awoodiisa leh 😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 місяці тому

    Soomaali galbeed guuleysta

  • @naajiahmed7860
    @naajiahmed7860 3 місяці тому

    Guul