Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alle ha barakeeyo cid kastoo ka soo shaqaysay Maadadan waa Dhaxal Suugaantu, Hiddaha iyo Dhaqanku.
Allah ha u naxariisto Sayid M.C.X🤲🏼🇸🇴 gabayaaga ugu weyn luuqada 🇸🇴
Sollas is back Masha Allah.
Hindi iyo Bangaal ,wale.legend ahaa sayidka
Gabay gale oo iga maqnaa ayaan caawa helay. Thanks for uploading. Gudban, Dardaaran1 iyo Dardaaran2, Warka Badaha iyo gabayo kale oo aan aad u jeclahay baa jira. Eebboow kuu naxariiso Sayid Maxammad. Wallee Carro Seed Magan nin bay dhashay.
Carro Seed Magan miyaad garan kadhaa waxa ay u tahay Cali Khaliif reer abtigii, Reer Cabdi Xiirey oo Cali-Gari ah?
Ma noo soo dhammaystiran kartaan wareysigii BBC da ee Diiriye Baalbaal Allaha u naxariistee qabtii 2aad.
Haye inshalaah yagoo badan baan hayaa waan eegayaa.
Alle ha barakeeyo cid kastoo ka soo shaqaysay Maadadan waa Dhaxal Suugaantu, Hiddaha iyo Dhaqanku.
Allah ha u naxariisto Sayid M.C.X🤲🏼🇸🇴 gabayaaga ugu weyn luuqada 🇸🇴
Sollas is back Masha Allah.
Hindi iyo Bangaal ,wale.legend ahaa sayidka
Gabay gale oo iga maqnaa ayaan caawa helay. Thanks for uploading.
Gudban, Dardaaran1 iyo Dardaaran2, Warka Badaha iyo gabayo kale oo aan aad u jeclahay baa jira.
Eebboow kuu naxariiso Sayid Maxammad. Wallee Carro Seed Magan nin bay dhashay.