xallinta khilaafaadka ka dhashay is-afgaradkii Soomaliland iyo Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Fidan ayaa sheegay in wada-hadallada Ankara ay ku gaareen horumarro la taaban karo, isla markaana wareeggii labaad ee wadahadallada uu bisha September mar kale ka dhici doono dalka Turkiga

КОМЕНТАРІ • 56

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o 3 місяці тому +2

    SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC IYO ETHIOPIA FEDERAL TIGDAAM TIGDAAM & VIVA VIVA !

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 місяці тому +4

    Maxa naga dhexeyo xabashida wadanka halaga saaro hada xoog ku jogaan wa cadow somaliyed.

  • @abbdll
    @abbdll 3 місяці тому +4

    Wax heshiis ah ma dhicin. Laakiin in la isku yimaado ayaa qalad ah. Shaar kaaga nin kugu heysta.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 місяці тому +1

    Somaliland Walaahi ciyaar maaha 😂

  • @AbdiWarsame-gw7oq
    @AbdiWarsame-gw7oq 3 місяці тому +2

    Waar qoladii qadaad wayn labadii dekadood maka socon waayen 😂😂😂😂😂hobyo qaata baraawe qaata 😂😂😂😂
    Laydh waynaa Viva itobia and somaland

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 3 місяці тому +1

    Xasan xaarwayne waa laba wajiile mis wuxuu tusayaa somalida oo leeyahay dalkaan itoobiyaan ka difaacayaa, mid na turkiga intuu u suguuday oo caga qabsaday buu ku yidhi waxaan rabaa itoobiya kulan la iiga qabto saacad ha ahaadee na wada hadal siiya

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 місяці тому +1

    Fiqi waa hubaa, markaan oo kale❤

  • @abdis70
    @abdis70 3 місяці тому

    Waxba kama Duwana Heshiiskii Siyad Barre la galay Mengistu 88kii, Ku xumee Hebel mise Dan Somaliyeed !?
    Failed govt. Can't win diplomatic dialogue.

  • @SharmaDeckabi
    @SharmaDeckabi 3 місяці тому

    Jabkii ugu weynaa taariikhda soomaliya 😢😢😢😢

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 3 місяці тому +2

    Shirka. Waxa. Dalbaday. Qadaadweynta. Iyagaa. Turkiga. La. Hadlay. Kana. Dalbaday. Intay. Dhexdhexaadiso. Ethobiya.
    Sida. Warku. Nagu. Soo. Gaadhayo. Ethobiya. Waa. Diiday. Badihoi. Ay. U. Soo. Ban dhigeen. Ee. Yirsahdeen. Qaado. Hobyo. Iyo. Garacad
    Waxay. Ku tiri. Ma. Rabo. Uf.uf. Qurunkiinna. Waxan. Rabaa. Somaliland. Dhulka. Barakaysan. Ee. Ay. Ku. Nool. Tihiin. Dadka. Xalaasha ah

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 місяці тому

      Somali ayan daran mid na axmar hadhsexin mayo somaliland taad shegaysana wala arki dona halkay ku dambayso haday axmar qudhmuni soogalo badeeda iyo barigeda hadii uu somaliyada kale dakad ka qatana walamid somali ayan daran dhibta jirta ah ragbaanan haysan hadunu haysan lahyn ma itobiyanba nagula murmilaha dhulkayaga iyo khayradkisa wamaya ragi codkarka aha ee gesiyada aha ee somaleyed wa wax dhintay iyo wax gaboobay manta kuwa cado qatayasha ee wadankoda xarashaya illahyow naga qabo wadna aragta yarabi wadankayaga axmar uraya hanaga keenin rabiyow adanukulenahy 🤲😭😭😭😭😭

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 місяці тому

      Walahi bilahi adunka waxa saran biniadmi itobiyan ban ugu necbahay

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 місяці тому

      ​@@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      Anigu. Aduunka. Waxa. Jooga. Waxan. Ugu. Necbahay
      Yamyam iyo qadaadweyn. Iyo waxay. Cago. Ku. Jiitaan

    • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
      @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 місяці тому

      @@AAAbdi-eb2of wlalo tariikhdi hore ee laynagu sameyay iyo xasidnimada ay inagu hayan dadkaa aad sheegtay maxaynu ku siyad sana 120milyan oo hargaysa iyo barbara iyo de somaliland oo dhanba kusoo fataha oo sida falastiin aynu ku dambayno layna xasuqo adunkaba magacena laga tiro ileen waa axmar oo wayuhuuda Africa ee madow oo walahi inaanu kuunaxayne maxa xala

    • @salithasiad3511
      @salithasiad3511 3 місяці тому

      Qadaadka kajab oo qandhohakukalagooyso Doofar Yahey Doofar kudhalay ee qaraarkuhaya😮

  • @fardosahassan5815
    @fardosahassan5815 3 місяці тому

    Soomaaaliyeey tan qiilaaf ma ahan ee waa werar ay Ethiopia nagu soo qaaday waana kuqabso ku qadimeside,badeenay xoog kurabtaa ee aan meel ooga soo wada jeedsano,waliba waxaan dhihi lahaa yaanan lala hadlin ilaa ay waxay wado joojiso.Soomaaliya guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 3 місяці тому +1

    Fiqi fadhaan fadh🦖🦖🦖 ciida la cunsiiyay😏😏😏😏

  • @MohamedIlias-iy5hk
    @MohamedIlias-iy5hk 3 місяці тому

    Nin naagtaada kugu heeysto oo kuleh aan kawada hadalno kawarama

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 місяці тому

    Qowdhanow marna ingiriisbaa ku gumeystey , maantana axmaar ayaad rabtaa in aad kabaha u qaado..ingiriis waxbaabad ka faa idiye axmaar dhaqan xumo umbaad ka dhaxleysaa...yaa miskiin

  • @alinaste895
    @alinaste895 3 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 bananka ayey kusoo tanasu shay sababto ah marba hadii wadahal la ogoladay micnahedu waa inuu tanasul yimaday Ethiopia kama tanasulin rabitan kedii bada ⛵🌊💦

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 3 місяці тому

    War dhalin yaraden wad jifitan ee wadanken difaca bari qabil waxab mataridono yaa somali ahy bey garidon tahay ee in dhehina fuura dhalinyaradaayag wadankuda u kaca waa markini

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 3 місяці тому

    Waa ka queysray somalia 🇸🇴

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 3 місяці тому

    Nikan mw lusheyo an wadajiri uku hoor takano qaburihi hadan badi birin dadki somali hay aqon yahano ey ledahay xassan way naga qaban lahyen sorry shalan badi kismayo bey ahed Mantan tan war qolokasate bada iyo dhuul keda ah ilasato

  • @osoblemahad
    @osoblemahad 3 місяці тому

    nin naagtada rabo kuma qancaayo inaa siisid gabartaada . Ethopia sababta nagu qasbeyso inaa la hishiino maxay tahay mise waxaan kala gorgortanaa dhulkeena ,

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 3 місяці тому +2

    Heshiiskan waa qiyaano qaran waayo Ethiopia maxan kala heshiina oo isku heesana? 😮
    Teeda kale badeena anaga iska leh xagee lagu arkay qof waxiisa inta lagu qabsado hada neh igalaa xaajow laa leyahay 🙄

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 місяці тому

    somaaliya way kuguul daraysatay itobiya inay hortagto Mahan taagdaradaa sababuah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому +4

    CADOWGA GIIII WAAAAAN KA AD KAAAAANAY GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL

    • @asxaabi
      @asxaabi 3 місяці тому

      kkk cadowgee shirka fashilmay luuqada english ma taqaanid,

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 місяці тому +1

      ​@@asxaabi😂😂😂😂 maskiin...AF ingris Magaranayo...... Ethiopia has no interest in Somali ports... It's not safe and it's far from Addis Ababa.... plus Ethiopia wants access to the red sea not India ocean

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 3 місяці тому

    SAAAAXIIIIIIB NOOOOO JAMUURIYADAA OF TURKEY 🇹🇷 JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 місяці тому

    Xasan labada sano oo uharey waxuu gedi doonaa Bad iyo Beri. WAX NOO HARIDOONA MA JIRAAN ASAGANOO WAXUU U CARIRIDOONA TANZANIY AME TURKI

  • @abbdll
    @abbdll 3 місяці тому

    Turkiga waxaa muuqato in turkiga uu aad saaxiib ula yhy markasta magacooda ayuu ku bilaabayaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 місяці тому

    Xasan Maxuu siiyey Ethiopia? Hasan iyo Muse ayaa ku tartamayey ken siindoona bada Soomaaliya Ethiopia

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 3 місяці тому

    Fiqiyoow cagaha yuu Xasan Cage ku xaare kuu gelin Xaarkiisa Utoobiya heshiis ma gasho oo waa cadoow awoowayaashaana weligood gumaysi uma shaqayn dhuuni raacna ma noqon ee ka fiirso waxaad saxiixi hadii kale markii lagu guul daraysto Xasan adiguu dusha kaa saari hasii la dhaho waa wax wanaagsan isagaa qaadan wanaagaas xasuuso Shariif Biijoole oo MD sheeganayay bada C.C.Shakuur iyo C.C/ rashiud ayaa saxiixay oo waxba Kama ogayn markii la yiri badii saxiixaas baa bad baadshayna wuxuu yiri waan ogaa oo anaa MD ahaa.
    Axdi malaha Itoobiya lagu aaminaayee diktoonoow Ina Fiqiyoow

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    Eshcallah samalia ku qabso ku qadimayside

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 місяці тому

    Hasan Cagligiisa waa waxkasta waa beec

  • @asxaabi
    @asxaabi 3 місяці тому

    waa natiijo la aan iyo in eithiopia shirka kaga kacday mar danbe ayaan is arki doonaa,

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    wataa natijadii waa layska kacsanayay !!! saylac ayaa inay dakadeeda lamaalgashado hobyo ay ku badasheen !!!!

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 3 місяці тому

    Turki masin kara itobiya dakad somaliya ku tal
    mise walo wakishay
    Oo wa wakil somaliya
    Adegsatay?.!!!.

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o 3 місяці тому +1

    SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC IYO ETHIOPIA FEDERAL TIGDAAM TIGDAAM & VIVA VIVA !

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 3 місяці тому

    GUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v 3 місяці тому +1

    We ar not accepted ethopian 🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌

  • @hassanilyas3249
    @hassanilyas3249 3 місяці тому

    Haķan speak good English

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 3 місяці тому

    Ilaahay heshiisyada Itoobiya la galayso Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo kuwa doowlad goboleedyada wareersan Rabigay ha ka dhigo mid faadhiid ah oo aan miro dhalin mid ay Itoobiya ku aalin oo ay ku helin bad ay isticmaasho iyo merl ay ku nasato badweyntan Ilaahay Soomaali ugu deeqay xijaab ha ka saaro in Itoobiyo manaafacaadsato Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 3 місяці тому

      Akhascaleek afnooli wuu hadlaa ayna wuu ciyaa bada somalilan faqash male somalilan baa leh ciday dontana way ka kiraynaysaa no more faqash