it makes no sense in محمد بن سلمان uu Falkaasi liita kukaco, LAYAAB ma aha oo رياض وجدة AYUU si GAAR AH ugu MARQAATI Qaadaa Madaxda wadamada xasuuqa MUSLIMIINTA GAAR AHAAN israel oo uu kayiri Deris Manihin ee hashiiyaan hadey DOONAAN. sidoo kale Bandhigan Jennifer Lopez oo ah Naag Niiko iyo DANCE kugaartay 50sano kabadan ayuu kumartiqaaday Bandhigey iyada oo Is Org Rogeysa.
Laaxoowla walaaquwat ilaabilaah
Sacuudigu xaguu kayimid muxuu ahaa yaa keenay maxaa sameeyay ?? Sacuudigu waa yahuud dhab ah intaan qudus lala wareegin xaramka ayaa kuwani ladhigtay carabaha oo dhan xukuumadahoodu waa yahuud dhammaan faraj allah mooyee war kalle ma jirto gaaladu ayagaaba leh ee kama xannaaqayaan waaba wakiiladooda dhabta 😊😊😊😊
Haa wa yahud réer ah lu sacud
مهزلة والله لاحول ولاقوة الابالله😢
Rasolkanoshegey inkasobahayo qarnasheydan wanakosobahay wamahamed binsalman
WAX LAGU QOSLO MAHAA.WAA WAX LAGA OOYO.MAXAA KEENAY TAAS.TANI WAA DIINTA OO MEEL LAGAGA DHACAY.MAXAA KEENAY XATAA INAY KU WAREEGAAN SIDII KACBADA.WLHI WAXAAN NUKUU JIIRNA DHAMAAD KEE ADUUNKA.
it makes no sense in محمد بن سلمان uu Falkaasi liita kukaco, LAYAAB ma aha oo رياض وجدة AYUU si GAAR AH ugu MARQAATI Qaadaa Madaxda wadamada xasuuqa MUSLIMIINTA GAAR AHAAN israel oo uu kayiri Deris Manihin ee hashiiyaan hadey DOONAAN. sidoo kale Bandhigan Jennifer Lopez oo ah Naag Niiko iyo DANCE kugaartay 50sano kabadan ayuu kumartiqaaday Bandhigey iyada oo Is Org Rogeysa.
Tuug tuug dhale oo aqlaq xun ada ah cawanyahow cawanku dhale madax weynahena noka dhamaw wax yahow walan nucan ayaa dad wax ushekayo 😂😂😂😂😂 uf meshan maisbidalkii walida umalesa😂😂😂😂😂
Bal imika maxaad ninkan kucayday ee uu kuu qabtay xasan sh.maxamuud
Subhanallah whay are you laughing for this you should cry
Mxaa uga qosli wll wlahi wa wax laga naxooo...alow no gar gaar
Qosolka denbi ma ahn ka hadl wax caloshda ku jiro
Adiga aa ka muu ku xadaye mes gurikaak buu kugu yimid waa jirantahye