Hupki u muse Ka so cararyiyo ragi u cidla Ka so carary ba ski fugatey cirro nin blodh isamaha Ka cxgya gad ayio shabkuna way oghin 180ku o cod ba laga badiye
Dalka io dadkuba M.Muuse Biixi Cabdi way tabi doonan abàal dhacy ku sameeyeena way ka qoomamayn donan M.Muuse dalakan naf ayuu u huray hdana maal ayu u huray imikana maskaxdiisu u huray wa nin Qaranimo meel ka taganthy wlhi Muuse Biixi wxa lagula coloobay wa xalal miirashada io run shegida balse xaga alle waxa layskaga jeclada wa inta duco ayan raacinay M.Muuse wlee waa ii madaxwayne io qofan ku daydo inta dhiig igu jirana wan u hayaa abalkii uu nagashaday❤❤ janooyinka rabi kuwa sarsare ka gal aaduunkana liiban mudane madaxwayne❤
Long live president mbc true patriot the one and only this country will ever see. The true citizen of your country will never forget your unwavering bravery that you have unleashed on horn of Africa .
Niika suun'kusiiya suubag iyo malaab'ba lasiiya ee inadeer heeli'mayno sideey yaguu yeelen because they're our blood brothers & we will work with them insh'Allah
Waxasa mwayne ilahay noga dhigay Swt qadarkisana diidimayno,e rabbi Sharkisa hanaga kafiyo isaga iyo ku wa kadaran ee ku ag urursan io waxa Caaya dawladoda wcn cadawga jsl na amana ee jecel, allah ha sahlo
Gudoomiyaha ururka rejo ayaa xaqiijiyey in wadani ku shubteen codadkii gobolada bari, oo in ka badan 70 sanduuq la tuurey codkoodii!!. Iyada oo taasi jirto ayuu haddana aqbalay natiijadaa, muj, m/ weyne Muuse Biixi. Taas oo ahayd ta Somaliland wax ku ahaanayso!!.
Walaahi madaxweynihii ugu fiicna ee ilaa hada ina so mara buu ahaa dal tudhaale buu ahaa u hiiliyey dadkiisaa maanta khudbad cajiiba buu jeediyey ishallah sland oo dhan guul ban u rajaynayaa
Haduu dalkiisa JECELYAHAY dadkiisa kuma soo oodeen 65 km oo square ah. Kumanaan kun oo dhalinyaro ahna kama dhigeen shaqolaawayaal, kuwa tahriib ku dhinta iyo MILITIA ku dhinta meel ka fog degaanadooda. 40 sano ayuu hortaagnaa dadka Reer Somaliland waxaana ka muuqda poverty iyo insecurity. Waxaa uu KAABIGA usoo saaray CADOW ( Ethiopia) DILAA ah!
❤❤Guul Somaliland ❤❤
Ibrahim caydiidow waa halkeenii uun hawluhu horaa u soconay naaa
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hupki u muse Ka so cararyiyo ragi u cidla Ka so carary ba ski fugatey cirro nin blodh isamaha Ka cxgya gad ayio shabkuna way oghin 180ku o cod ba laga badiye
@mohamedalimohamed5828 muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Isku tariikh maha muse iyo ciiro sand markubjoogo dalka ba wuu ibinayaa oo xirse ayaa kadiilalah waxba haku farxin muse kurse dan kama laha hoorumar garan buu rabay huunta guudaha ayaa lugta haya kurse jacayl farted garxajis baa 30 sandood oo man iyo darood banu nahay baa manta dooroshu ku masd imane lacagtii aduunka ee somaliland ka soo hoor jeeday iyo inaad buuraha fuusho wadanka citirafkii abanka tagayahay baa lagu tanasulay ee hoorumar gaadhsi oo mugdisho iyo jabuuti oo cadawga ah siyasada ha kabiilabin kkkkkkkkk huuwanta guudaha ha noogoon kulmeye ku dhaber jabiin mayo muse ku tanasule waxba falagado hagdhsin dalkan isaga xooraystay ninwaba uuga lexejeclobadan fagash cadwo muse geesi garan @@mohamedalimohamed5828
Mujahid Ibrahim caydid anon arkaaya nin kale warkiisa ma dhagay sanaayo. Al xaqiiqa waa xaqiiqdii oo socota 🎉
Ciro wixii uu ku hadlay doorashadii hore waa in uu raaligelin siiyaa shacabka Somaliland.
Mudane ibraahin caydiid ilaahay waxaanu kaaga bar yay naa cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo fildunyaa wal aakhira aamiin aamiin aamiin ❤❤🎉🎉❤🎉❤
Guuuleso Ibrahim caydiid ❤️❤️❤️❤️❤️ muse qalbiiga iyo quluubta ku jiiran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ somalilaan shaan sano huurdo ah
Ibraahin.guul.dalkaynuleenahay
Maashaa allah guulayso ibraahin caydiid
Ininka ugu ildheerba dadaka ugu ayan daran. Ciisi iyo sharaf kunolow akhirana janatul fardawsa Muse Bixi ❤❤❤ walahay 7 sanadod wadkayga sidan uhubo ayan uhubay inu dalka dacad uyahay! Reera lama ihi
Muuse biixi waa geesi dalka jecel taariikhda ayaa xusi incha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninrageed muj ibraan caydiid
Muuse biixi geesi ❤
Dalka io dadkuba M.Muuse Biixi Cabdi way tabi doonan abàal dhacy ku sameeyeena way ka qoomamayn donan M.Muuse dalakan naf ayuu u huray hdana maal ayu u huray imikana maskaxdiisu u huray wa nin Qaranimo meel ka taganthy wlhi Muuse Biixi wxa lagula coloobay wa xalal miirashada io run shegida balse xaga alle waxa layskaga jeclada wa inta duco ayan raacinay M.Muuse wlee waa ii madaxwayne io qofan ku daydo inta dhiig igu jirana wan u hayaa abalkii uu nagashaday❤❤ janooyinka rabi kuwa sarsare ka gal aaduunkana liiban mudane madaxwayne❤
The is one ☝️ winner this election and thas :Mudane Muuuse Bixii Cabdi!!🫡🫡🫡 my forever president!!!🫡❤️🤍💚❤️🤍💚
MUJAHID MBC WAA HALEY. QARAN❤❤❤❤LION OF AFRICA.... MBC FOR EVER
Well done ibraahim caydiid
مشاء الله، جزاك الله خير
❤❤❤❤❤❤ Ibrahim caydiid taariikhdaa ayaad meelkale galaysaa muuse biixi
Ibrahim caydid dow allow Ku barakeh adun iyo akhiro
Geesi inader guulayso
Biixi was wise man. He shows the world that S/Land can stand alone without the help of the NGO’s . Let’s see Mr Abdirahman and his agenda.
Mansha Allah hawshii aad umada uhaysey halkii kasiiwad, manta ayey Somaliland ku bahanyahay. Hore usoco.
Xayaakallaah Daljire ibraahim caydiid allaah ku xafido
Waa run. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waa Geesi Qaran. Waxaan ka xumahay in aan Geesiga Qaran aan Xisbiga Wadani aanay Fursad siin Dadka iyo Dalka iyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi.
runsheeg baad tahay ibraahim Cirro kursi ubaa u muuqday ee lexejeclada muuse ma laha
Maash Allah Tabarikalahu guuuuuuuuuulesta geeeeeeesi somaliand muse bixe guuuuuuuuuule iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ibaraahon caydiid waa nin run sheega rabi xasanaadka ilaahay ha kaa siiyo hadalka cad eed ku hadalayso
Madaxwayne muuse biixi iyo ibraahim caydiid intakalee kaqabqaataan dhamaanteen guul inshaa Allah
Gesi gesi dhalay Ibrahim caydid iyo mousse bixi. Cabdi
Mujahid Ibrahim caydiid guul iyo gabanimo somaliland insha allah reer somaliland sutigashan goor walba waa diiyaar ilahy hagarab galo guusha inaga leh ❤❤❤❤nolow mujahiid Ibrahim caydiid geesi garan tariikh daa ku sheegi doonta
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay muwaadiniinta dhabta Ah hagarab galo
Maasha allaah odaygu walee oday cadaaliya ayuu ahaa mdne muse bixi cabdi madaxweynehenii hore odayaasha iyo intii wax ka shegysayna rali galin buxda ka bixiyan inta aanay bulshada walaalaha ah nabadayn oo ka raali galyaan wixii shaly ayka sheegayeen muuse biixi iyo bahweynta subeer awal oo uu ka soo jeedo mudane muse bixi cabdi taas oo aany u kala hadhin aanu ka arkynay xuma iyo hadalada deel qaafka ku ah wada dhalasha iyo wada noolaanshaha dadka isla dhashy ee kala dhalay ee isku dhalay een meel kalal jirin waxa aan halkan uga mahad celinayaa ilaahy swt iyo inta wanaaga farta umada somaliyed iyo jamuriyada madaxa banaan ee somaliland ee alle ictraafay aadamaha ka hor waxan hlkan uga mahd celinyaa bahda suti gaashan iyo al xaqiiqa iyo ibrahin caydiidba maasha allaah somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshaallah Manshaallah Ibrahim ilaahey ha ku xafido ❤🎉
Ibraahim caydiid allah ha ku xatido geesi qaran runta u sheeg qaran dimiska isla quman
kkkkkk wallahi waa runtiisa ibrahim caydiid geesi geesi dhalay dheh
Maanshalaah Ibrahim caydiid Alkhiiqa halkeedii ayaad dhigtay, madaxweyne bixi sidii ugu wanaagsan ayuu u habalyeye, madaxweyne cusb, waa taarikh aan la ilaabi karin,Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto Aamiin Aamiin 🎉🎉🎉
.ibraahin.caydiid.waa.geesi
Somaliland Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Noolow wallo weeligaa❣️❣️❣️❣️
Guul iyo gobanimo Somaliland
Mansha allah
We missed musa bixi abdi our president our hero thank you for making somaliland great country 👍👏❤️✌️
Mujaahid Ibrahim noolaw oo guulayso..
Guull Qaranka somaliland inshaa Allah
Waad mahadsantahy geesi qaran ibrahaahim caydiid halkaa ka wad mayd ayaa la doortay ilaahay ayaynu leenahay
Ibrahin Caydiid waa Geesi Qaran. Noolow. Waa nin mar walba run sheega.
Geesi Qaran oo Dalkiisa u daacad ah Cadow Ciile Mudane Madaxweyne Muuse Cabdi Cimridheer iyo Caafimaad Insha Allah
Maanta la ogaandoonaa md muse biixi cabdi wuxuu ahaa waayo waxaynu arki doonaa xukunka md nimo ee maanta lawregen gudida habarjeclo iyo garxajis iyo xirsi siday wax umaamulaan baynu arkidoonaa
LIBAAXA SOMALILAND
Muuse.iyo.Ciro.way.kaLa..raga.Nimo.roonyihiin
Ibraahiim caydiid geesi qaran
Long live president mbc true patriot the one and only this country will ever see. The true citizen of your country will never forget your unwavering bravery that you have unleashed on horn of Africa .
MUJAHID IBRAHIM WAA HAYEL QARAN❤❤❤❤❤❤❤ THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
Niika suun'kusiiya suubag iyo malaab'ba lasiiya ee inadeer heeli'mayno sideey yaguu yeelen because they're our blood brothers & we will work with them insh'Allah
❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯❤️❤️❤️
Muuse bixi nin adag oo cadwga
Somaliland cilley yuu yahay mansha Allah guul guul
Ibraahinow waan ku taageetssnay hadakaaga wadankana waan joognay beena maad sheegin imikana wadanlkaa inaga dhexerya waxi wanaagsan waan ku raacaynaa waxi xun waan ku diidayna
Guul Guul Guul Somali land bithmillahi kareem ❤❤❤
Dalkuu lexejeclaynayay muuse biixi lkn ciro haduu burburo dalku dan kamuu lahayn waa kaaf iyo kala dheeri iyo cir iyo dhul
Baris lagu siyad kula socota iyo luqmad
Waxasa mwayne ilahay noga dhigay
Swt qadarkisana diidimayno,e rabbi
Sharkisa hanaga kafiyo isaga iyo ku
wa kadaran ee ku ag urursan io waxa
Caaya dawladoda wcn cadawga jsl
na amana ee jecel, allah ha sahlo
Ceeb ibrahim caydiidow hore u soco imik iyo sakadeed 😂😂
Waa madaxweynihii ugu taariikhda xumaa ibraahim duuflaw adna waxad tahay kabo qaad
Alla mxd been isku sheegtey cuqdad aya ku haysa madaxweynaha afka noga jeedi tarikhdisa cid gadhaysa maba jirte
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤❤Guul Somaliland ❤❤
Gudoomiyaha ururka rejo ayaa xaqiijiyey in wadani ku shubteen codadkii gobolada bari, oo in ka badan 70 sanduuq la tuurey codkoodii!!. Iyada oo taasi jirto ayuu haddana aqbalay natiijadaa, muj, m/ weyne Muuse Biixi. Taas oo ahayd ta Somaliland wax ku ahaanayso!!.
Walaahi madaxweynihii ugu fiicna ee ilaa hada ina so mara buu ahaa dal tudhaale buu ahaa u hiiliyey dadkiisaa maanta khudbad cajiiba buu jeediyey ishallah sland oo dhan guul ban u rajaynayaa
Geesi ibrahim caydiid guuleyso inadeer cadawgaa jab . Laakin dadkeeni damiirkii baa kuyaraday.
Mujaahid ibrahim cadawgaaga alle ha jebiyo
Ma doorashay galeen way ku shubteene
Doorashadan cirro aad heshey ayey ciyaal codeeyeen oo la daawadey
Waa runtaa Cid la qaaday waayeene maintain madaxwayne muu noqdeen carrot Bari horaa laguna Kala tagine lahaa
Ibrahim caydiid runtii hadduu jiro halyey dalkiisa iyo dadkiisa jecel waa isaga, waqtiga iyo taariikhda ayaa marag u noqon doona. Ibrahinow inaadeer ilaahay ha ku garab galo.
Munaafaqadu waa waxa wadanka dib u dhigay. Dadka reer Somaliland wali may bislaan intay wali tuug afar jeeblayaal ah maankooda bedbedalayaan.
❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂muuse.jaahil dalkan iyo dadkan waa ku fashilmaay oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂
😂😂 xaar caydiid tuug tuugii ciidagale ugu tuugsana xaar mooge bikh cukuse bikh😂😂😂😂
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Ibrahim ceydiid kalmada ciyaal ooyaya marka nacnac lasiiyo qoslaya
Jin Dagaagay indho adagaa weli ma soo taagan yahay
Ibrahim muuse😅ku.dheh.Qabso😅hadda😅marhaadsidaaĺeedhay😅
😢😂😂cadowga kaliye somaliliand ayay leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ina jaabiira naarta illaahaya hakugu fogeeyo oo cudura aa dawa lahayen hakugu keeno
Ina Dhuuni buu kuula joogaa
Wax walba waa la ogyahay Ibraahimow
Laakiin Aduunka maanta Dulmiga ayaa sareeya ilaahay Dulmiga hanaga qabto inta wada 🛑
waxaa.Ceeb.ah.dad.dhintay.baa.Codeeyey
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Waxaas odhan walaahay iyagay ucodeeyen taasu wa cadshay bari burco odhaan 8 7baka codeyey tuug weligibawa tuug
Tolow hadduu ibraahim caydiid amar nasiiyo inta isaga maqasha iyo inta anaga nasii maqasha iyo inta meel ay ku hadho weyday hadii laysu geeyo isagaa ka sharaf iyo kasooni bada wadani viva mujaahid ibraahim caydiid danbigaaga allha hadhaafo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qofka aan markeytaagantey mahad celin qofjira maaha
Yaa uga bashan walaalnimo odayga
Si Dawlada Somaliland u Taaba qaado Waa in Lakala diraa Dawladan 2ad E aynaan dooran e isukeen Cimaamaday .
Giisi ma cuno cad aan uqalmin ninkastoo lacag ku doortay farxad ma dareemayo ninka doortay qofka uu dalka la jeclaaday haduu qofkay wateen badiyay iyo haduu guul daraystayba farxad buu dareemayaa qofkaasi kii lacag ku codeeyay ama gaadhkiisa laga badashayba maanta xunuun buu dareemayaa
Waarun yaqaan ibraahim caydiid runtuna in laga hadalaa way fiicantahay hadan runta la isku sheegin oo aan la kala gar qaadan waxaba ma suurta galaan
muuse uu ku qasban yahay.😂😂😂
Haduu dalkiisa JECELYAHAY dadkiisa kuma soo oodeen 65 km oo square ah. Kumanaan kun oo dhalinyaro ahna kama dhigeen shaqolaawayaal, kuwa tahriib ku dhinta iyo MILITIA ku dhinta meel ka fog degaanadooda. 40 sano ayuu hortaagnaa dadka Reer Somaliland waxaana ka muuqda poverty iyo insecurity. Waxaa uu KAABIGA usoo saaray CADOW ( Ethiopia) DILAA ah!
Guuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Caqil. Janbirnaarta ilahay kugu foge. Ma manta ayu yidhi dawlada wan lashaqayn
Hhhh mujahid waad mahsaantahay
Muuse waa geesi garab waa yay waa geesi geeska afrika oo dhani rideen muuse waa Latabi doonaa goor dhow