Somaliland la wada leeyahay hadaan la helin maalinba reer ayaa sidii Sool Bari goosan doona hadaba kuwii shan iyo toban sano xeedhada salkeeda duuqayey haday sidan u hadlayaan maxaa la sugayaa
@@KhadarXasankhayareMuse cumaamad uskaga ayuu Hargeysa la soo galay maantan kuwa ugu hantida badan Somaliland ayuu ka mid yahay ka waran meeshuu ka keenay hantidaa?
Af suber Awal iyo suxufi sar suldan ka rabay inu qaranka buubo marak Maya dhacin laa kiin suldankaso waa iska hadalay in oo suber Awal ku dir karin waxan nahay mid qodha waxan ha daalin guul Somaliland guul suber Awal ❤
Sorry Mr awil.arrinta aad leedahay hgsa club waxaa bixiyay xirsi iyo maxamuud xaashi,waxba kama jiraan ee ka Hor ayaa LA bixiyay.waxaana la bixiyay xiligii dahir riyaale xukunka hayay ee sidaa ogaw.
I wonder how such People Pray, Fast or perform their religious obligations as Muslims at the same time indulge in such unreligious acts like illegally taking/ stealing public properties. You'll for sure leave all that here and go Infront of Your God tongue tied and weak then pay so painfully for all those crimes Insha'Allah.
Sulasn uma qalmo oday siciid dhiig ma leh dareen ma, ma damqado jidhkiodun, waa calooshiisa u shaqayste cadowga daba nashleeya oo damiirkiisa iibsaday, dul weeye xooli aj, malay huwan u baban weeye
Horta aqoon xumada la idiin sheego waa tan oo kale Qof ka sidan u hadlaya ee hadana leh afhayeen reer baan ahay waxaa fiicnaan lahayd dadka aqoontoodu hoosayso inaan xil qabiil loo dooran Waxyaabaha qoladan laga badeyey aad kula yaabayso ee ay ku haystaan habar jeclo Kelmadahan ayaa ka mid ah Habar jeclo ayaa habar awal jebisay Iyo waanu idiin aaminay Waxaad moodaa inay bakhaar ama dukaan u dhiibteen Habar jeclo Waa garaad xumo Waxaa la yidhi siyaasadu malaha saaxiib joogto ah lk waxay leedahay Dan joogto ah Qodobka kale ragg haday siyaasada ku kala tagtaan ama xil la hayo la iskugu xoog sheegto oo hanti lagu kala qaato Habar awaleey hadaad xal keeni weydey ma waxaad rabteen dhaqan ka habar jeclo inay muuse biixi u qoor dhiibtaan Dadku haduu siyaasad isku qabto waa la heshiisiiiyaa oo xal baa la keenaa muuse xalna ka keeni weyde ragii iska dhiciyey sidaad dukaano u dhiibateen ayaad maanta muusnow wadaan Habar awal ayaa ilbax ahna hanaga hadho
Masha allah afhayeenka suweer awall ninka u hanjabaya ma afar xininyodbuu leeyahay adeer xasanad beell ayu huwaan yahay nin baxayunban u arka ka u hanjabay suweer awal midnimo hamujisoo maantay jawab iyo fiiciilba horyala raga cadawga garabsiyayna ee beesha kamida talabo halaga qaado shirwaynana hayskugu yimadan
Hahahahaha Reerku ma xoolo ay laaheeyn ayaa laga boobay ? Mise kursiga in aanay Sland wada lahayn ayay u haystaan Adhaxdaa nalaga jebiyay ayay maraysaa !!
Suldaan maahee waa Tuugii foosha Xumaa ee iimanka la AA ee Hargaysa Club ku dilyay Madaxwayne Muse Biixi wali dadka masoo horjoogsanayaa , laakiin yaa dhagaysanaya imaanka beele .
Geeeeeeesi be iyo gobanimo you are the best true teller and reporter good luck
Mr hore wad salamtay .doorashada waa lakala
Hela waana lagaa helay ilyn boqotoyo mahee😊
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك
Maansha allah, waa malintii lagu baahna maanta ayey bilaabantay
Somaliland la wada leeyahay hadaan la helin maalinba reer ayaa sidii Sool Bari goosan doona hadaba kuwii shan iyo toban sano xeedhada salkeeda duuqayey haday sidan u hadlayaan maxaa la sugayaa
Kula yabi maynoo waxad tihiin kuwo dhaqan kogii ka xishoon wayayna
Fulay😂😂😂😂😂😂
Saxiib muse si sharaf leh ayuu uga degay...ee adigu program samayso
Aqoon Yahan Cawil Cilmi Rooble (Af Hayeen C C R SUBEER AWAL)❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Well said afhayan Cawil Cilmi Rooble🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Afgebi H.awal lagu sameeyay majirto musa bixi ayaa sababay
Xagee lagu arkay nin sheeganaya af-hayeenka-subeer-awal oo hadana ka soo horjeeda suldaankiisii-guud ee subeer-awal, waa duni madaxii-mija-loo-rogay.
U diyaar-garoow in liintii laguugu bedalayo dacar-qadhaadh oo aad ku cabto madheera.
DEE BEESHADU MA DALJAYISKA LEEDAHY
Adbad u mhdsnthay afhayen wad
Dhirbaxday suldan kushega marn
Ee ixtisamka basaska u ah somlia
qudhun, e xolaha umada xaranta
Xirsifircon kusiyay e mwaynuhu
Sida warabaha xolaha loga rido
Uga riday, taladada wcna qadanay
Reer suldankoda diida caaqilada reeraha kala kala gosta waa reer saxane lasaftay omg
HA dhinaca aad ujeedisu ayey udhaqaaqaysa
Difaacii Goojacadde, ma waxaa lagu bedelay kii reerka. Xagguu joogaa, ma buurta ayuu fuulayaa
NEEF DALKA MA KALIGA BA ISKALE MISE DHAXAL BAAD U HESHY
WAAR IWAXAN LA YAABAY
JEEGANTUU MIYAY KUU JIRAYSA
NACAS TIMIR CUN WAYN
Hargeysa unukaa leh HJ joogi meyso caqli xumada Subeer Awal
KUWA KUU HAJABAYAA HALKAY KUUSOO MAREEN MAXAYSE KA HADLAYAN
MIDA KALE KUWA KUU HAJABAYAA HALKAY HAYSTAAN
KUMA DHACAAN INAY WAX KU YEELAAN
Khaayin af hayeen oo xiqdi iyo munaafaqad iyo reero Lakeland qaado kashaqeeya daalin somaalind isasiiyey lacagtii qoomuluudnimada ayaa kaa go,dey ee aad kaqzadan jirtey
Sheeko xaarood
Suldaan siciid, alif Alif alif waryaa ileen waa haaweydii dalka boobay waa Mr.suldaan Hargeisaclub .
❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Mansh Allah
Afganbigaad sheegtay ma vote kiibaa? waxaa cad in vote kii lagaga badiyey muuse dadka ma qasaabaad ku lahaydeen mise Baryo muuse isagaa umada iska eryey oo xoolahoodii ku qabsaday fly Dubai Xabagtii Barkhad iyo ina jabuutaawi qaadkiisii
Caqli xumadood waxay u haystaan inay wadankaba keligood leeyihiin midda kale isma qabtaan
ZULDAAAN DICIID WUXUUU SUGAYAY BA WUUU SEEEGI OOO WALAHIYA .
Kkkkk ragga aad tuugta ku sheegeysaa madaxdii dawladdii Kulmiye ayay ahaayeen maantana waxaad leedahay hantida ummadda ilaaliya oo maxaa ka tagteen?
oo heedhee boobkii uu muuse iyo ubadkiisu boobeen ma xalaal bay ahayd
Muse ma hanti garxajisbu cunaya wa maya takele nin wxisa cunaya weyi sxb😂😂😂😂 oya ilma tarikh gacan ku samays
@@KhadarXasankhayareMuse cumaamad uskaga ayuu Hargeysa la soo galay maantan kuwa ugu hantida badan Somaliland ayuu ka mid yahay ka waran meeshuu ka keenay hantidaa?
Af suber Awal iyo suxufi sar suldan ka rabay inu qaranka buubo marak Maya dhacin laa kiin suldankaso waa iska hadalay in oo suber Awal ku dir karin waxan nahay mid qodha waxan ha daalin guul Somaliland guul suber Awal ❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
MAXAQUUQ AAN DADKAKALE LAHAYN AYAY BEESHUUNNU LEEDAHAY?
Hargaisa club waxa siyaay mdx daahir riyaale markaas maa been baa mise war ama aqoon la'an ba ku haysa
Ader tuugonimo iyo boob wala idinka xidhai tugyahai yusra harti iyo maxbus harti
Kani ma sidan ayuu dad afhayeen ugu yahay
Maha
WAARYAA JUU GARO SHEEG CIDDA KU HANJABTAY, ADEER WAXAAD DADKA U SHEEGTAY INAAD FULE TAHAY CID KUU HANJABTAYNE MA JIRTO.
Muuse geesi cidbadhi karta may iman mana imanayso waxba yaanay hadlin dadka nacnaclihi
Hadaa maxaad ka donaysay ma inuu markale ku caleemo saaro
War ninyaw afhayeenkani waa nin hadal jilicsaan wa in beesha sharaftaleh wa inay nin adag kubedesho
Sorry Mr awil.arrinta aad leedahay hgsa club waxaa bixiyay xirsi iyo maxamuud xaashi,waxba kama jiraan ee ka Hor ayaa LA bixiyay.waxaana la bixiyay xiligii dahir riyaale xukunka hayay ee sidaa ogaw.
Habarjlo waa khaamal wadan
Mansha Allah Cawil Cilmi Geesi qaran hore usoco, Allah yaxfidag.
Bacaaaac kani wallahi wuu madhan yahay
Reerka Saca Gabiley ayaa ku badan ee ha la yaabin
I wonder how such People Pray, Fast or perform their religious obligations as Muslims at the same time indulge in such unreligious acts like illegally taking/ stealing public properties. You'll for sure leave all that here and go Infront of Your God tongue tied and weak then pay so painfully for all those crimes Insha'Allah.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Waar ma adigoo Cawil tubeec ah oo Sakura an ah ma khajila ah oo aan waxba iska celinayn ayaa hadlaaya waan Kula joognaa oo waan kaa warhayn
Sulasn uma qalmo oday siciid dhiig ma leh dareen ma, ma damqado jidhkiodun, waa calooshiisa u shaqayste cadowga daba nashleeya oo damiirkiisa iibsaday, dul weeye xooli aj, malay huwan u baban weeye
Sidee laguu hanjabaa miyaanay aqoone cidaad tahay Nika doonaya hantigii qaranka bal Cirro ha siiyo habar awal a waa inay shirto
War ilaa waqoyiga burco ilaa wajale waa guri Sumer awal lasobaxa qoryihina iyo hubkina ino dhiga kantarolo inona dhisa dawlad gar ino ah cida aynu kabaqayna ee aynu kahamranayna xagee jogta mise dadba gurigoga khasab logu çağa juleyaa xagey degan dadkan inaxukumaya mayse hastan oo igula shurakeynayan waxaba yan lasugin oo an lanaxin qaxotigan dhulbahanteba iska so eri inaguna an iska erino oo kanadifino dhulkena waxba iskuguma kenjiran
Indhahaago shana ayuu qaadanayaa miyuu ka duwan yahay kuwa reerkiinu qaatay
WAAD. EDEB. DARANTSHAY. REERKSYAGU. WAXKAAMA. QAADAN. NACDALYAY. NACDASHU. DHAY. WAXA. KALION. KUU. SHEEGAYAA. INUU. DHUL. SUBEER. AWALIHI. XAARAAN. IDINKAYAHAY. TUUGAYSHAY. TUUGACU. DHASHAY. BAL. CAR. INYAR. OODEGAAMADAYADA. AH. SOOEEGA. INTAAN. SUGAYNAABA. WAA. INTAAS. SIDAAN. UDHANAHAY. HALMARBAAN. GACANTA. IDIN WADA. SAARIDOONAA. ADEER. HADEER. WAAN. SOOJEEDNAA. ANAGA. ODAYTUUGA. IYO. WAXSIILKA. HOOYADOOD. WASAY. TOONA. MANAQAAN. CAR. ODAY. QADHMUUN. IYO. AY. AY. DHASHAY. OO. DHINACAYAGA. YIMAADA. AAN. ARAGNO. HADAAN. OLOLIN. WAYNO. DIB. HANOO. RUMAYSAN
Adeer naftaada ha hafrin cid wax kugu fali mayso
Markii horena iyagaa ku saaray iminkana iyagaa ku yidhi way kaa dhamaatay
Anaguu afhayeen noo yahey wuxuu sheego un baa run ah
Saladiinta habarjeclo baa dhabaarka naga toogtay baad ku walateen idiinku maxaad tihiin mee suldankiini waa kii muse daadka ku dirayay ee laha riida muse idinku isuma muqataan miyaa wlhyi hadaad kibiirka joojin waydan waanu idiinla rogaynaaye dhiniciina kaso roga anana dhankayaganu kaso rogayna buqa noga yareeya saladiinta mee suldankiini mee ganacsadahad ku fani jirteen waar isla yaba
Waar waa beenta riyaala bixiyey
Masha allah fariiiiid batahai jazakallahu khair
HADDAAN DAR ILAAHAY IDIINKU GARQAADO HADDII XIRSI AFARTAN MILYAN DHACAY IDINKUNA WAXAA DHACDEEN AFARTAN BILYAN ,MANIMANKA WADDANKA SHISHEEYE KUWAREEJIYAY AYAA HADLAYA
Anagu eaxban dhisna maxbus hartiyow
Horta aqoon xumada la idiin sheego waa tan oo kale
Qof ka sidan u hadlaya ee hadana leh afhayeen reer baan ahay waxaa fiicnaan lahayd dadka aqoontoodu hoosayso inaan xil qabiil loo dooran
Waxyaabaha qoladan laga badeyey aad kula yaabayso ee ay ku haystaan habar jeclo
Kelmadahan ayaa ka mid ah
Habar jeclo ayaa habar awal jebisay
Iyo waanu idiin aaminay
Waxaad moodaa inay bakhaar ama dukaan u dhiibteen Habar jeclo
Waa garaad xumo
Waxaa la yidhi siyaasadu malaha saaxiib joogto ah lk waxay leedahay Dan joogto ah
Qodobka kale ragg haday siyaasada ku kala tagtaan ama xil la hayo la iskugu xoog sheegto oo hanti lagu kala qaato Habar awaleey hadaad xal keeni weydey ma waxaad rabteen dhaqan ka habar jeclo inay muuse biixi u qoor dhiibtaan
Dadku haduu siyaasad isku qabto waa la heshiisiiiyaa oo xal baa la keenaa muuse xalna ka keeni weyde ragii iska dhiciyey sidaad dukaano u dhiibateen ayaad maanta muusnow wadaan
Habar awal ayaa ilbax ahna hanaga hadho
Muse markii horeba Jeegaan ayaa kursiga saartay maantay Isbaheysi ayaa Ciro kursiga saaray taas ayey liqi la’yihiin reerkii Sacad Muse waa dad caqligoodu hooseeyo oo aan haddana is qaban
Anagu ina mooge habar ahaan noo eryey afayeen
Fule. Aoocararey. Ma metwshid. Bewsha. Aad. Sheeganeyso. Huuno. Kkkk
Yaaa udoortay afhayeenka
ZUBEER AWAL BAAA DOOORTAY
Anagàa u dooraney tuu yidhaa ayaan noogu go.daa
@@DaahirXuseenxasan-un4yf AGIGU DANTA RER KINA KUTAL
ANAGAA DOORANAYY..
Muuse wixii uu boobay yaa ka
Masuul ah ma adigaa ?
Masha allah afhayeenka suweer awall ninka u hanjabaya ma afar xininyodbuu leeyahay adeer xasanad beell ayu huwaan yahay nin baxayunban u arka ka u hanjabay suweer awal midnimo hamujisoo maantay jawab iyo fiiciilba horyala raga cadawga garabsiyayna ee beesha kamida talabo halaga qaado shirwaynana hayskugu yimadan
Hahahahaha
Reerku ma xoolo ay laaheeyn ayaa laga boobay ?
Mise kursiga in aanay Sland wada lahayn ayay u haystaan
Adhaxdaa nalaga jebiyay ayay maraysaa !!
(Afar tan jir Afar tan MILYAN oo xaaraan ah ku faanay)
Fulay waad soo baxsatay
Intuu baxsaday ayuu rabaa inuu ummadda isku gubo
Waardee imika habar jeclo way uuga dhamaatay hargeeysa wxdanboo lasiiyo lkn sida kle waa caadi
HJ isbahaysiga ayay hogaamineysaa Jeegaantii ayuun bay ka bexeen
Haa sax Imikaan fahmay hargaisa club maskaxdeyda wey ka baxdey
AFAHAYEEENKA ZUBEER AWALL GUUUL ADEERO IYO MID NIMMO..BEEELWEYNTA ZUBEER AWALL.MEEEL KASTOOOD JOOOGTAN FULAY WAX KU MA YEEELOO.
23 sano ayaad subeer awal ahaayeen madaxwayne iyo madaxwayne ku xigeen ma ilaahay baa idin abuuray talada dalka inaad maamushaan xishooda
CIIDANKA MADANIGEE ZUBEEER IYO CIIIDANKA QARANKEEE ZUBEEER AWAL GUUUL. TAARIKHIYA AYAY NU JOOOGNA BAAAQ YADAYDA JOOGTADA AHI IS GAAADH SIIIYA CIIIDANKA QARANKA DEGDEG IFINKA IYO TAAANIBA USOOO GAAADHA 3000 TIKNIKOOO CABDI BILA YAAALA TEEEDSAN JIIIDAHA ILAAAA HADDDA
Guul iyo afhayeenka awanlayasle abti waad asiibtay adiga iyo inta dhiig leh
Ina cilmi rooble law haigunoqon qoyan ee powers kaguhashaqeeyo
Mahawdaa nin habar awala oo ay hargeysa marti uguyiin uhanjabaya yaab 😂😂
Cawil cadawgaa ha jabo
WAA QABYAALADDII OO AFHAYEEN LOOYAHAY AKHAS CALAYK
Cadagude ina jaan biir ina good quraan bay kuwaasi idiin akhriyi jireen sow maaha😂😂😂😂 wali la ismaba gaadhine
Ax afhayeenkii wuu cararay
Afhayeen gabkaanu taaganhayi
weligay man maqal suldan leh hargaysah kalab waa mel fusuqah lagu fafiyoh
Afhayeen waan ku salaamayaa cidda siciid yusuf hargaysa kalaab siiyey maaha xirsi iyo maxamuud xaashi ee waa dowladii udub ee inaadeerkii cabdillaahi maxamed ducaale arinku waa sidaas
ZULDAAAN DICIIID ARINKA H AWAL WAXA SOOO DHEX GELIYA WAAA KHALADDD
Cawil waxaan rabaa inaan kula wadaago wax badan oo hawshan aad hayso ah. Fadlan ila soo xidhiidh.
Madax weeyne dee meey aheen, waxna ma bixin karan. Wax bixn wax Awooda MW.
Suldaan maahee waa Tuugii foosha Xumaa ee iimanka la AA ee Hargaysa Club ku dilyay Madaxwayne Muse Biixi wali dadka masoo horjoogsanayaa , laakiin yaa dhagaysanaya imaanka beele .
Doorasho ku timid xeer jebin boobna ku dhammaatay maaha doorasho waana la ogyahay balse muuse dalka wuu utudhay.
Xaqiiqo hadaad rabto Muse iyo Xisbigiisaba waa la nacay waxaana kuu cadeyneysa codadka uu helay ee laba munaafaqdda joojiya
Waxay usohambalyaynaan huwantu wadashaqayntii kadhaxaysay bay muujinayaan wadani
Haneeya in yar meydaan dhuuqeyn xeedhadee
Suldansicid wuxuyahayba iskayar odaygangafurka futadubacadatay wuxu habarkaqadibab iskayar agomaha xolahoda ayuucuna waashabab isqarinaysa hargeysa kilab mabuco inaykutalo miyadmoday
Far Somaliga iska hagaaji sida loo qoro
Ilhay ba xaaqa shaga yidhi habarawl wa laysgu tagay wxa lagu socda wa hantidoda sidi awododa lo yaran laha xilalka loga qadi kaha talo hada maqlayaan ciidan samaysta huubgata garxjiis hjclo cidamo samaystan yan laydin khiyamin😮
Jeegaantii ayaa HJ ka baxday ee wax kale la idin ma yeelin ka waran ilaa maalintii wadanka lagu soo noqday ayaa Garxajis dhinac laga wada ahaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊