Tuug guursaday gabadh Wadaad ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Tuug guursaday gabadh Wadaad ah.

КОМЕНТАРІ • 75

  • @manaomar212
    @manaomar212 3 місяці тому +8

    Aan u duceeyno markasta dhalinyaradena illahow soo hadee ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲 🤲 🤲

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

      Aaamiin❤

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
      WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII

  • @AbdiwahidMahir-q5i
    @AbdiwahidMahir-q5i 3 місяці тому +6

    I like ur stories even if a hundred times repeated ,a fan from Mombasa

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb
    @abdirahmanabdilahi-sk4wb 3 місяці тому +4

    Iguma soco warkaagu
    Unkasto aanan dhamaysan
    Mowducan
    Jamhuriyada barakaysan ayaan ka soo salamayaa

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 3 місяці тому

      Xagee barakaadu talaaa ?
      Warabehagabay baa
      Cunayaa dhashiisay
      Xeebahina Ethiopian ka ibashaye

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 3 місяці тому

      ​@@kamalyusuf6211oo adigu hadaanad laogayn meesha barakaysan sidee kugaratay ee ugujawaabtay ileen qofku wuxuu garanayo ayuu kajawaabaa waxalayidhi layligu miyaha kashiisa saaran ayuu kadidaa aduunka jamuuriyado waabadanyiine waaxagee?🤔🤔

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 3 місяці тому

      @@khadijac9841
      Barako ma arkaye jexiimaada Modaa Somaliland waxaan laga sheekeya. Karina ana waliaga aragabaan KU arakay Zero laa hoose maraaya 1994 ka waaye ka liita

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 3 місяці тому

      Aaheey Cali harti hadaan ahay waan kugu raacsanahy in jamhuuriyadu baraykaysantahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому +1

      SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
      WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 місяці тому +4

    Duqaan iyo tuugta aad ayey isuyaqaaniin😂
    Maalinhore nin guri usoo dhacay oo odey sigaar cabaya sigaarweydiistey ayuu kasheekaynahayey😊
    Tuugta habeenka guryaha usoo dhacayso waxaa kadaran kuwa qabuuraha duhur cad baaranaya!
    Belo!

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 3 місяці тому +1

    Masha Allah ilaahey ayaa hadeeyey.

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 3 місяці тому +4

    Tuugta ayaaba guursada naag qurux badan iyo naag wadaad ah waana fahmi la'ahay macnahaas😂😂😂

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 3 місяці тому +2

      Sheeko gaaban😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
      WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 2 місяці тому

      @@Yusufxasann meesha waa kuwaalaney😂
      Soomaaliyeey naga soo gaara Meesha! Qurbe is not easy!😁
      Habrihiina waanaga waasheen iyagana😳 Subxaana Allah! Caruurtii habasheegin👀
      Waxaa taas kadaran, kuwobadan oo ogahay iney waalanyihiin oo dalkii dib ugulaabtey or hada xildhaano sheehto 😁
      Belo!

  • @ju4965
    @ju4965 2 місяці тому

    Waa qiso cajiib ah soobadi walaal ❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 місяці тому +1

    Allaahuma Baarik Mr Harare 🌿

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 місяці тому

    ماشا الله قصه الرائعة لانه الحياة تمر المراحل المختلفه اما خزيمة السعادة في نهايتها.

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 місяці тому

    Illahey kheyr hakusiiyo wll

  • @AbdullahiMohamedOsman-w6n
    @AbdullahiMohamedOsman-w6n 3 місяці тому +2

    Anugu taan ogaa waa muryaan balbalada qaadka yaalla oo gabar shiikhad ah tiri wuu iguursanayaa yaabkii ugu badnaa bay noqotay wayna ku adkaysatay muddo yar markuu qabayna alle wuxuu soo saaray diintiisii baarrinimadiisii, xoogfuranaantiisii iyo farxaannimo uu u dhashay sidaa asagoo wadaad kunoqday baa iigu dambaysay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xaraare ❤❤❤

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 місяці тому +2

    waa jaanis odaygii ayuu daargidka
    dhigday ka agdhwaaday😂😂😂😂
    shiikhii ayaa isu bedely extuug

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому +2

    KAAS WAA ISAGA

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 3 місяці тому +2

    sheekadu ma xasan shekh ayay ku socota 🙂

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 місяці тому +1

    Waa qiso cajiiba

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 3 місяці тому +2

    Sheeko xiiso badan

  • @amalali450
    @amalali450 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 3 місяці тому +2

    Ali they are unhoused. We don’t call them homeless anymore.😅

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 3 місяці тому +1

    Hi Sir Ali
    When parents are suffering from cultural shock , children are victims of shell shock .
    For them , sound and words will not make sense .

    • @musaibnnuseir8313
      @musaibnnuseir8313 3 місяці тому

      Elaborate bro, i am gonna be a father to a say walahi soon insha Allah 😅

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
      WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII

  • @amalali450
    @amalali450 3 місяці тому +3

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 місяці тому

    Allow Iimaanka Nagu dil

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 3 місяці тому +2

    ❤❤❤

  • @RuunGuuled
    @RuunGuuled 3 місяці тому +1

    👍

  • @amalali450
    @amalali450 3 місяці тому +3

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay

  • @AliKarshe
    @AliKarshe 3 місяці тому +11

    Ali Harare you are telling the same story again

    • @Myhalimaworld
      @Myhalimaworld 3 місяці тому

      He ran out of new story ideas 💡

    • @krazyville
      @krazyville 3 місяці тому

      If you heard it others didn’t. Common sense

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
      WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      DADKII QURBAHA KU WAREERAY AYAA LOO SHEEKEYNAYAA SI STRESKU UGA YARAADO. KKKKKKKKKKK

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому

    Hanuunka Rabiga na abuuray ayaa gelin kara Adoomadiisa kii uu wanaag la doono

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 місяці тому +1

    waa sheeko yaable waxey cadyne khofka in uu is badali karo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 місяці тому +1

    Hhhhhh

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 3 місяці тому

    WALLAAHI MESOTA JIDKA AYAAN KU SOO ARKEY WIILAL YAR YAR OO ICAAWI KARTOON MARKAA WAXAAN ISWEYDIIYEY MIYAANU HOOYO LAHAYN UNAXARIISATA OO INEY MEEL GEYSO WAXAN UU ISTIC MAALEY KA DHAQDA MUSTAQBANA USAMEYSA WAALIDKA AYAA DENBIGA ISKA LEH ANIGU TAAS AYAAN QABAA

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 місяці тому

    SHEEKO CARUUREED

  • @farhangas1091
    @farhangas1091 3 місяці тому +1

    Harare marar qaar adigaa isdhagaysa

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 2 місяці тому

    SHEEKO CARUUREED MIYAAD NOOLA TIMID. KKKKKKKKK.
    WALAAHI RAGII QURBAHA WAA SIDA CARUURTII

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 3 місяці тому

    The lower of the lowest. Weriye ka dhacay waa Cali Xaraare oo kale. Marka weriye dariiqiisii ka weecdo, oo qabyaalad ku abtirsado waa kanoo kale.

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 місяці тому +1

    Waa been ee way toosi karaan haddii ay helaan caawimo oo ay ka midtay in ay helaan cunto iyo jiif.

  • @suhuralahi8907
    @suhuralahi8907 3 місяці тому +4

    ماشاءالله الله أكبر

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 3 місяці тому +3

    Aniguba shiiqaa aad baan iskugu dhonahay maasha alaah ❤❤❤❤❤

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 місяці тому +2

    ❤️❤️

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 3 місяці тому +2

    Dhalinyarada noolosha ka dhacay waa dhibatooyinka inagu soo kordhay qaran jabkii inagu dhacay dhan KASTA wuu inoo saameeyay
    Ninka Tuuga Ahaan jiray Illaahay baa tubta toosan ku duway

  • @fos343
    @fos343 3 місяці тому +2

    Maasha Allah Maasha Allah
    Ilaahay ha noo soo hadeeyo dhalinyarada soomaliyeed dalkii iyo debedaba.
    Aamin aamin aamin yaa Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim

  • @LibaanAli-e8w
    @LibaanAli-e8w 3 місяці тому +1

    aad baan kusalaamay suxufi ali sheekadu intaa weey kabadan tahaye noosoo wadadaay

  • @maden7818
    @maden7818 26 днів тому

    Cali xaraare meher ma dhicin ee waxaa dhacay Nikaax sababtoo ah Meher waxaa la dhahaa xoolaha gabadha lasiiyo.

  • @ZAHRASAEED-k2m
    @ZAHRASAEED-k2m 3 місяці тому +1

    Jazakum Allah khair

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 3 місяці тому

    Mansha allah waan kahelay
    Sheekada soo kordhi
    Waad mahadsan tahay 🙏

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 місяці тому +2

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @sensoyussuf9291
    @sensoyussuf9291 3 місяці тому

    Amuuba shekhaa isaga noqdaa kaa wacdinaya

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 3 місяці тому +1

    Beautiful story really Thanks Calow

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 3 місяці тому +1

    Tey👍🌹❤️

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 3 місяці тому +1

    Mudane cali abdi sheekeeye maasha alaah

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 місяці тому +2

    Macna yare cali xaraare qabyaaladii ma waxaad ku bedeshay tuug naag guursaday micno nin weyn keen

  • @umgaled5705
    @umgaled5705 3 місяці тому +1

    Manshallah best Somali TV.

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 3 місяці тому +1

    Rubbish and nonsense.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 3 місяці тому +1

    Ma dhuxulaysato ahaa tuugu 🤮🤮😡😡🤮

    • @khadarali9655
      @khadarali9655 3 місяці тому

      Kkkkkkkkkkk

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 3 місяці тому

      Please Delete sierra Leone flag

    • @luvccupid
      @luvccupid 3 місяці тому

      Nin ciil hadley

    • @abdiwarsame4236
      @abdiwarsame4236 3 місяці тому

      Wadaadka dadkii uu dhibaateeyey iyo kuwii uu xaday xoolahoodii muxuu ka sameeyey?