Ala gabadhu warkey ka badisey ilaa hada gabayada mid ka mid ah inoogu dhufo ma tiraaxdo kaliya wareysi bes abaayo ku xisaabtan umad dhan inaad masuul ka tahay dooqooda iyo waxay ka dalban lahaayeen tumo adoo meesha ka fiirinaayo warka kanaso iyaduna hakanasatee anaguna aan ku nasanee gabayada iyo xeesaha ku dhufa ku dheh
Mamo tosmo wa qof an qalbiga ka jeclahay wa hooyo qaliya o qalbi fican ❤️❤️❤️❤️👈
Gabadhan waa mid qiimo badan Jilayaasha Somaliyeed ee hadda iyada ayaan ugu jecelahay Safiya Tusmo waan arki lahaa haday Hargeisa timaado Allah ha ku sharfo walashay.
Insha allah Maalin Waxaan rajeynayaa in Drs Hibaaq Abdirahman Bubal lagusoo Cazumi doono Barnaamijka Marwo🙏 Guuleysta
Astana TV waxan ka codsanaya inay hesa carurta barnamuj noga sameyan wayo anigi ma naqano wayo madama an nahay hooyoyinka mustaqbalka waaa inan barana dhaqankena
I love Tusmo she's a legendary woman with Talent!
Masha alh safiya tusmo waa gabdh lagu faano Alle haku sharfo wxa tahay qof Ku dayasho mudan
Amiin wllo safiya tusmo uma qalantid fanka e ilahy haka madobeeyo wankujeclay qli
Aamin yarabi
Safiya tusmo mamo somaliyeed love you mamo allah heesaha hakaa madoobeeyo
Mansha Allah keep going mamooyinka Allah ha inoo barakeeyo
Safia tusmo Hawadan Kunahy friends Waxn Leyhy ilove you so much
Mansh allah safiyo tusmo jeceliya nafda ka kaliya maamo
Safiyo Tusmo Hal sitti noo soo qaad, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹❤️❤️
Alllah Ha BARAK3EYO MAAMOOYINKA
REE ASTAAN SUBSCRIBE IYO.WALIBA LIKE
masha allh waxan jclhay tusmo inata ilatagerta iisara subscriber
waaan iska jecelahay tusmo🥰❤
masha alh waa jeclahay mamo safiyo tusmo
TUSMO WAA TUSAALAHA MAAMOOYINKA HAATAN NOOL TAALO TIIBO "USTAADDA" 🙏🙏🧕🙏🙏💯🤱🤰👸👰CALANLEY🇸🇴KISMAAYO 🛣🛤⭐
Safiyo tusmo love u mama😍😍❤❤💖💖
Masha allaha safiya tusmo waa maamo Qaali åh aad baan u jecelaahay waxaan kula talin laaha inaay heesaha iska dhaafto ooy jiliinka ku eekaato uma qalaanto hees
Iove you tusmo💖💖💖
Wlhi mami saifyo wan jclhy telfon kaas xiran wa waxa nolshyda burburiyay ankaga so dhex baxy gurigyga iyo ilmhiisaa
Mashallaah tusmo
Wow masha allah edo safiya
Waxaan marqaati ka ahay in uu gabdhaha telkooda xirnen uu husband somali xiranyhay telkiisa illahey ha so arooriyo
MaCHa aLLaaH Hore u soCda
masha aalah
safiya tusmo waa mamo lagu daydo
Mansha Allha ❤️❤️❤️❤️🔥
Illahay ayn idinka rajaynaya sidad u fahansantahay inuu ayad qurana yahay inuu allah kugu hanuniyo xidhashadiisa iyo wanagiisa
Ala gabadhu warkey ka badisey ilaa hada gabayada mid ka mid ah inoogu dhufo ma tiraaxdo kaliya wareysi bes abaayo ku xisaabtan umad dhan inaad masuul ka tahay dooqooda iyo waxay ka dalban lahaayeen tumo adoo meesha ka fiirinaayo warka kanaso iyaduna hakanasatee anaguna aan ku nasanee gabayada iyo xeesaha ku dhufa ku dheh
Waan kuu saare
Anna ii saarننننننن
Asxabta my youtubkeyka Subscribe iku cawiyo thanks
Asc
3.04 waxay afkeeda ka celisay xaflad arimaha Somalia oo ku tiri wadani ah meel aan free loo hadlikarin hadad joogto waa iska noocaa
Mansha allh maamo tusmo rabi hakusharfo
Safiya tusmo ilhy habarakeyo
😘😘😘😘😘😘😘
kolayba nin soomali waxbu qarinyaa hh
m.a
Waar naaktaan munafaqadaa ee Oromadaa...Gidibirsii haa shegaan...Tusmo...kulahaa...shubatoo...Naa kaa fadhisso dadkaa Imaan lawee...
Naayaa.fozi e.dhilo.madka.xuntAhay
Llll