Ali Harare oo wareysi xiiso leh la yeeshay Safiyo Tusmo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @abdirasakmohamad8456
    @abdirasakmohamad8456 2 роки тому +11

    Boqoradii somalida safiyo tusmo, qalbigaa ku salaamay

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 роки тому +7

    Si fiican ayaad u hadashay wixii Lagaa rabay inaad walaaqato ama cid caydo maad yeeline alle hakuu hiiliyo safiya gabadh wanaagsan ayaad tahay runtii wll guul ayaan kuu rajaynayaa insha allaah

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 2 роки тому +11

    Ali haraare nin aan aad ujeclahay barnaamij yadiisa horey usoco masuul

  • @aarenuur
    @aarenuur 2 роки тому +4

    Salaan sharafeed gudooma
    Marwo safiya Tusmo iyo oday cali xaraare

  • @abdussalemaare2566
    @abdussalemaare2566 2 роки тому +7

    Maashaallah Ina abty nolow

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 роки тому +19

    CALI HARARE 🎤 IYO SAFIYA YOONIS JAMAC {{ SAFIYA TUSMO🎤 }}
    SALAN SARE

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 роки тому +5

    Soomaalidu sharcigii munazalka ahaa ee nabi muxamed loogu soo dhiibay waxay ka door bideen mid ay gacmahooda ku qorteen subxaana alaah
    Waxayba galeen dambi
    Waa yaabe diinta miyaan lagu qanacsanayn
    Diintu qabyo ma'aha lkn wixii ibnu aadmi qoray waa qabyo marwalba wuxuu u baahanyahay update
    Lkn diinta islaamku qarni walba iyo wakhti walba waa cusubtahy waxaana laga helayaa xalka kama dambaysta ah ilaahayow iimaanka ha naga qaadin
    Aamiin

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 роки тому +6

    Masha Allah good to see you
    Mrs. Safiya Yoonis Jamac iyo Cali Xaraare salaan sare naga gudooma.. Waa cadaalad daro waxa lagula dhaqmay. SAFIYA TUSMA Subxanallah War dowladu Somali land arxan daraa bal eega siday oola dhaqmayaan shacabkoodo.

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 2 роки тому +5

    I LOVE SAFIYO TUSMO. SHE IS SOMALI QUEEN 👸 😍 💖 ✨️ 💕
    DAGAAL SHAANSHIYED BAALAGULA KACAY GABADHA MASKIINTA AH. MAGAALO KALE UGUUR, SIDA JIGJIGO IYO MIDKALE BA AMABA NAIROBI

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 2 роки тому +12

    Guryo masterplankii ku dhacay ee hadana aan la dumin ayaa jira, gaar ahaan beriga Boorama, sigaara ayaa loo bartilmaamedsanayaa gabadhan!

    • @shugri1462
      @shugri1462 2 роки тому

      Gabadha mxaa Lo Bartilmaameedsanayaa isku khajil Nio xaqiiqda ka Hadal

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 роки тому

      Marka hore maxaa loo bixiyey jagada hadii dhul dariiq maraayo?

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 2 роки тому +7

    Gabadhaan xaqeeda ha la siiyo
    Ilaahay halaga baqo qurba joogta
    waa ilkulul yihiin hala ogaado🙏

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 2 роки тому +6

    Laba lagend Maansha alaah noolada

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 роки тому +1

    asc safia tusmo hooyo qaali ah karti leh waa taageeraa

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 2 роки тому +5

    wlhi inantaa Safiya Yonis waxa heshay gun aan Rabbi iyo Rag midna aqoonin oo ciil qabayaal ah! insha allah dhawaan way heli xaqeeda oo way ka guulaysan bayasta ku habsatay inantaa sharafta leh ee Muwaadinada ah

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 2 роки тому

      Sharcigu ma inantan buu yaqaan mise sida loo qoray ayuu yaqaan, hhhhh.

    • @hamsehashi33
      @hamsehashi33 2 роки тому +1

      @@wadhafwadhaf5793 caqligu haku shaqeeyo oo yaanay caadifadu ku shaqayn, mee sharciga aad sheegaysa? maxa se kuwa kale loo dumin wayay ee yada uun loo bar-tilmaansady? haku wiirsan inan hablihiina oo kale ah oo la dulmiyay si aanad ula mid noqon kuwii dulmiyay oo kale!!!

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 2 роки тому

      @@hamsehashi33 xaraam kuma wiirsanayo ee waxaa is weydiin mudan maxaa guryaheedi oo wada Ku beegay lkn way sheegtay in meelo kale la dumiyey lkn guryo kale oo badan aan weli la Dumin, lkn ilaahay ha U soo celiyo xaqeedi, anyway.

    • @wadhafwadhaf5793
      @wadhafwadhaf5793 2 роки тому +3

      @@hamsehashi33 dhibka Somali haysta waa qabyalada,wax sharcigu sheegaba ma naqaan, iyo Dawlad,we are a idiot people.

    • @hamsehashi33
      @hamsehashi33 2 роки тому +1

      @@wadhafwadhaf5793 sxb dulmi badan aya Somaliland ka jira oo aynu ka wada dharagsanay lkn Alle ayaa cid kasta oo wax dulmidaba arka

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 роки тому +2

    Waa Arin Laga Dambeeyo Aniga Rayigeyga. Allah Xaqaaga kuu Soo Dhiciyo.

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 2 роки тому

    Yaa rabi culayiska fudayid ugu bedel habo Safiya

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 2 роки тому

    Cali xarare lahjadiii burco ee tick qatay mashaa alaah big legend

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 роки тому +4

    maskiinta weyba dhibeen ilaaheey haka khabto

  • @haykalmuusetube5657
    @haykalmuusetube5657 2 роки тому +10

    Safiya salaam edo adiga iyo cali

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 роки тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 роки тому +9

    Safiya tusmo cadaalad ayay rabtaaa
    Lkn waxaan kula talin lahaaa inay xusbiga wadani taageerto waayo insha allaah isagaa imanaya xaqaagana ku siinaya
    Xukuumadan kulmiye way sii dhacaysaaye wadani soo raac
    Xushmad iyo karaamo ayaanu kuu haynaaye welcome

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 2 роки тому

    Waxaan ilaahay ugu mahad naqayaa inaanu gurigeedu hargaysa iyo burco toona ku ool booramo waa dalkaagii iyo ilmaadeeradaa ilaahay haysu kiin sakhiro

  • @moammadahmad235
    @moammadahmad235 2 роки тому +3

    Meesha looyar kama shakheeyo hargaysa mooryaan aa jooga hargaysa

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 2 роки тому

      siilkaagaa ayay futadaa muryaantaa dhashaa is qarxiiii

  • @zukaynadan5374
    @zukaynadan5374 2 роки тому +1

    Aad iyo aad

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 роки тому +2

    Waa dulmi aan geed loogu soo gamban gurigeeda ha loo magdhawo

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому +1

    Kheyr sheega idam Alliyo kiise😉

  • @khalidjamal2524
    @khalidjamal2524 2 роки тому

    Cabdi ciise Cajuun Aktarkii noo soo qabo Cali xaraarew

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban7035 2 роки тому +5

    She needs justices for her own house. This is unjust to her.

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 роки тому +2

    WAA BALAD MUSUQMASAQ

  • @sihamali2734
    @sihamali2734 2 роки тому +1

    Safiya caadalad bay rabtaa qofkasta oo masuul ah ama howshan qusayso xil ba kasaaran arintan gabdhan ka cabanayso 😭 Justices for Aamina

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 роки тому

    Sxb reer somaliland waa dad ilaahay u hiiliyay oo wanaagsan oo waliba soo dhowaynta Aad ugu horeeya oo noloshii dadnimo iyo tii dawladnimaba ku guulaystay kana midha dhaliyay tacabkoodii iyo wadajirkoodiiba, sidaa daraadeed wax dibindaabyeeya iyo wax dhib u soo jiida iyo wax ka dhex kalluumaysta toona ma ogola oo dhamaantood waa qodob ay guud ahaanba reer somaliland ka siman yihiin,, sidaa awgeed xaqiiqatan Safiya tusmo cidi kumay xad'gudubteen oo awalba laguma xad'gudbijirine ixtiraam iyo qadarinbaa lala garab joogsan jiray, lamana wareeriyeen, xaqeedana in looga badiyo mooyaane xataa maalin qudha lagama haysteen laakiin siday guud ahaanba reer somaliland wada Aaminsan yihiin(siiba reer boorame) khaladaad waawayn oo ay gashaybaa jira, iyaduna ma moogee sababta loogu hiilin waayay iyo sababtay dadkeedii u takooreenba si fiicanbeey u garanaysaa, sidaa awgeed waxaan gabadhan kula talin lahaa inay khaladaadkii ay ismoogaanta u gashay garawsato oo ay dalkeeda cafis guud ka waydiisato, dadkeedana shaki bixiso saamaxaadna ka codsato, jiritaanka qaddiyadda jamh.Somaliland iyo mustaqbalka qarannimo ee dadkeedana Aaminto oo ay ixtiraamto waxay dadkeedu ku faraxsan yihiin-Aaminsan yihiin iyo tacabkoodaba, hadaanay intaa samayn karin'se dhibka nafteeda haysta iyo khasaaraha hantideeda haysta midna kama bixi karto waanay ku daalaysaa uun'e hayskaga guurto oo meeshii kale ee ay nafteedu raalida ku tahay iyo cidii kale ee ay ixtiraamka u hayso ha dhex dagto,, wbtawfiiq

    • @sharaafbadaan4163
      @sharaafbadaan4163 2 роки тому

      Safiyo wa xoor, cidna danbi kama galiin meeshay donto hadeysa cidey donto uu heesaysa tasina xooriyadey ku jirta. sidan rabno wa inaad yeeshaa tasi cindana laga yeeli maayo.
      xiidigahaa geeska muqdisho hadey adaan wa la xiidhii jiray, lakin hada ma jirto waxaas. Wakuwaa malinwalbaa kusii socdaa ciid la hadashanaa ma jirto waba gabaadh somali american ah.
      Xuukuumada dhinacaa ka raraan waxay ka rabto iyo muushaar ay ka qaadaato toona jiriin. xaqeedu uso ifbaxayaa cidii ku luug laheyd oo dhaan na way nas nasinayaan ha dhawaato ama ha dheeraato.

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +1

    Gabadha dhibka laga daayo wlhi waa ka xumahay waxa ku dhacay

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 роки тому

    Please dharta badan jooji waan kujecelnahay wana ku Aminsanahay
    Qaali dumar safia tusmo insha allah ,xaqa ifia insha allah waad heli aqalkaaga wbt

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 роки тому

    Aduunka waa laga tagaya qofka islaamka xoolihisa laguma xadgudbo

  • @rso143
    @rso143 2 роки тому +1

    Dhilladan yaa markhaati gelin kara naagta wax la ogyahay dhigtay yaa war ka qoraya. Alloow noo gargaar.,

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 2 роки тому

      Eraygaa aatiri ee dhilo malin adanqaadikarin ayaa laguwaydiin cadaynteedii iyo meeshaad ku aragtay iyadoo dhilaysanayso mida wax qoridana boqolaalbaa qoraysee wax iskulahadh

    • @sulekhanuur4946
      @sulekhanuur4946 2 роки тому

      Waxan filayaa inaana asluub ku sookotin miyaad ka markhati kici inay ahad waxad sheegayso

    • @rso143
      @rso143 2 роки тому

      @@shukrimajiid5002 maya marqaati kama ihi oo xubnihii oo isku jira maan arag waa runtaa lkn, iyadoo nin aan qabib latumanaysa, oo dhunkanays baan arkay oo Maraykan iyo meelo kale ku aragnay. Markaa ma qaadi karo inaan ku marqaati ugalo galmo. Lkn wixii kasokeeyey haa marqaati waan ka ahay. Dhillonamdana waa anshax xumo

    • @sharaafbadaan4163
      @sharaafbadaan4163 2 роки тому

      @@rso143 cadifaad ba ku qadey iyo qabyaalad shumiska, ka hadleysiid niingeedi oo xalaal ah ino yahay iyo in kalee taa xataa cadeyn uma haysiid.
      dhiilo inad iska dhahdo way kula sahlantahay lakiin miid anaad jeecleyn iin lagu dhaaho, oo ku damqineysaa ciid walabana ka xiigta ayay kaso baxeysaa.

  • @mustafh1297
    @mustafh1297 4 місяці тому

    wareysigii gurga safiyo tusmo bal bedel cinwaaynka cali xaraare

  • @josh4424
    @josh4424 2 роки тому +1

    marti culus Safya Yonis jaamac

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 2 роки тому

    Waakaa qasaarey cali warbixintaa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Рік тому

    Waxba habaadhin caliyoow wadankani waa fawda waa meel wadooyikii layska dhita waxaana qrsheeya mid aan markiisa horiba mas uul ahay somaliland waxay u baahantahay qrshe nadaamsan hargeisa in kala badh la dumiyo weeye dadkana dhul lasiiyo habaysan kharashkoodiina lasiiyo waa in magaalooyinka la qurxiyo muwaadinkuna qawaaniinta raaco isga .oo. qabyaada kafog hadii lakala dambaynayo waxbaba ma xumaadeen xaqa allah hayna waafajiyo

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +2

    Sharciga dhulka Haday Dayrku wado hal mitir kagalo adigaa isku qaba magdhaw malihid balse guriga dhisan ee ladumiyo xaqiisa waad leedahay Dayrku se kuma jiro waa sidaaa Gabdhan sida hadalkeeda kamuuqata Dayrbaa laga dumiyay dayrku magdhaw maleh sidaasaa looga meeraystay.

  • @cabdihurre8034
    @cabdihurre8034 2 роки тому

    Inantaa ha layska hagaajiyo ama mid buluug ah ha huwato ama mid israil ee waxay xaq u leedahay yaan laga duudsiyin

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 роки тому

    War cusub

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 роки тому

    Ilman lawe Ali Harare damer

  • @saidbashir1103
    @saidbashir1103 2 роки тому +1

    Waala dulmiyay gabadha maamul qabiil baa uxoogsheegtay waxaase ugudaran meesha sidaas loogu dulminayo ma aha hargaysa ee waa magaaladii aykudhalatay qabiil ahaana kasoojeeda

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 2 роки тому

    Kkkk dhulbahante iyo gadabuursi
    Waa marti martiyina waa inay
    Is uruurisaa

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Siilkaaga marti ah yaa dhilo IIDOOR!, adigaaba carab sheegta oo doon ku yimi wadanka

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 2 роки тому +2

    Hhhhh Safiya maxaa meel jid maraayo uun guryahaga ka dhisay adaa wada qaldan wax ka dhistay.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 роки тому

    Waan kaxumahay Safiya dowlada Somaliland siddey gabadhaas eey ugasheey waa iin gurigeddi lodiisa ceeb weyan

  • @moomar4185
    @moomar4185 2 роки тому

    Oo waa maxay sababta ninka sool ka yimi ay u aaminsanayd in uu wax u qabanayo, ka Borama joogana aanay u aaminin?

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 2 роки тому

    safiya qurxoon waan kuslaamey adi cali

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 6 місяців тому

    Safiya tusmo waa in dhulweyn xamar laga siiyaa,weliba gacanna la siiyaa si soomaalinimadeeda loogu garab istaago

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 2 роки тому +2

    Dadka qurbaha jooga dhibta haysataa waxa weeye waxaa laga iibiyaa dhul wado ah ama qof kle leeyahay markaa iska hubsada baan leeyahay dhulkaad ibisanaysaan dadku idiin ibinayaan .

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 роки тому

    Maamadu waxay aad u taqaan sida wiilasha yaryar loo hudho. Aad baa loogu baqaa ciyaalkaa sida baaquliga u xiirraa.

    • @sharaafbadaan4163
      @sharaafbadaan4163 2 роки тому

      xasbunallah ,hostaada ka heeli iyo gabaadh anad jecleyn waxad ku hadleyso inshallah.

  • @shugri1462
    @shugri1462 2 роки тому

    CALIYOW WALLEE QARANKA BARAKEYSANI KAA ADKAA MA MEDIA PROPAGANDA AYD WAX KAGA JARRI WAA DAL IYO DAD EEBE DOORTAYE

  • @mohamedfarax7400
    @mohamedfarax7400 2 роки тому

    Aliyow,weydii,safiyo,maxaa,laguu,maagmaagayaa,anigu,waan,rumeysanahay,waxay,sameysay,oo,ah,calankii,koonfur,ayey,la,tagtey,somaliland,marka,waa,ciqaab

  • @yaa5406
    @yaa5406 2 роки тому +1

    Gabadh baan moodijirey waaba islaan

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 роки тому

    waxaa gabadhaa safiyo tusmo wxa helay dad xun xun o bilaa arina

  • @najibab2138
    @najibab2138 2 роки тому

    War qoftu miskinsana oo dagana. Allaha ku fudaydiyo walal

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 2 роки тому

    Waa inaan jabhada qudhmis awdal xabad laga saaro

  • @alibarreh1368
    @alibarreh1368 2 роки тому +1

    Soomaalinimo iyo calan buluug ah maxaa iska galay?. Soomaali kenyan ah ayaa jirta kuwo Djiboutian ah ayaa jira , soomaali kenyan ah ayaa jira. Soomaalinimo iyo soomaaliyanimo ha la kala saaro

    • @Roobleh
      @Roobleh 2 роки тому

      Soomaaliyanimo ma eray aad jeebkaaaga ka so saartaa

  • @Suldaan.Channel
    @Suldaan.Channel 2 роки тому

    Somaliland wax jirta maha mana is taahisho baryo
    Xabad ayey af yaqanan

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 2 роки тому

    ninka reer sool waa cadaqatayasha naga maqan tusmo xaalbanu kasiiney

    • @ayanhashi7111
      @ayanhashi7111 2 роки тому

      kkkkkkkk waa bilaa xaal ee isla yaaba

    • @moonlight2373
      @moonlight2373 2 роки тому

      @@ayanhashi7111 dee wll maxan kaloo sameena adaaban kuudhibee guri buhodle oo dhisan baan sinaya hadaba

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 2 роки тому +1

    Asc ali iyo safiya ad ayan idiin salamaya lakiin arintan markan aad u eegay waxa iso baxday in gabadhan jabhad ciil qabta laga dhigayo oo somalidan yar ee mesha ku ururtay eedo rag iyo dumarna aan
    Kala reebin ana kuu so qoraya 30 wilhog oo amarkaga ku shaqeye arso oo qarax iyo bam ladhac durkana gal 2sano wale in laba aynan is waydiinayn baryadada iyo ergo laguso dire ciil badan marka gabadh ciil labado wadan dhan aya urogmada walahi ax ❓❓❓

    • @saleebaanmadobe
      @saleebaanmadobe 2 роки тому

      Qofku muu xaaraya mise waa hadlayaa nagadaa badhaaciska

  • @nasircumar8783
    @nasircumar8783 2 роки тому

    Safaya tuusmo wxn shaqsi ad ku taageera

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 роки тому

    Bisinka waar inanta show waxba helay waxaaso kale waa dulmi dulmigana alle ma jecla runti aadban uga xumaaday inantan sida lola dhaqmay.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 роки тому

    Miskiina somaliya waa Qabiile Qabiilkaagii baa kunacay miyaa.? Wan ka xumahay in La iskakaa Dulmiyay dad kuu naxana aad boorama kawayday.

  • @yaa5406
    @yaa5406 2 роки тому

    Safiyo gurigeeda mooyee yarkii laftigeeda cagafta mariyey mee kkkk siil walalah

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Yaa, KA XISHOOD GABADHA BUQ YAHAY BUQDU DHASHEY NACALAD BAA KU DHASHAYE!

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 2 роки тому

    Gabadh xaq bay uleedahay inay gurigeeda hesho

  • @adamganny5798
    @adamganny5798 2 роки тому

    Cali xaraare waa rufyaan dadkuu iskudiraa irsaaqad karaadsadaa waana ladilayaa inshalah kaligii

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 2 роки тому

    Tusmowo mee cajuuuun kkkkk

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 2 роки тому +1

      Waxan kashaqeyay borama hargaysa burco hablaha borama ixtiraam badan lawaa hargaysa
      10000sh ayaanku wasay ciidagale
      Arab habarjecl MashAllah

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Iqra. Cajuun adiga ayuu hada fucking house hargeysa kugu haystaa yaa dhilo

  • @LiibaanKayse-y8g
    @LiibaanKayse-y8g Рік тому

    Wallo ibi guriga

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 роки тому

    *Safiyooy welcome to WADANI PARTY. KULMIYE DALKA WAANU KA QABANAY . WAXYAR SAMIR*

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 роки тому

    Ninkii cuqdada qabay ayaa kolay faraha kula jira

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 роки тому

    Karaamadii goortii aad iska qaaday baa iigu kaa dambeeysay balo Ku dhufsatay

  • @samiraomar8138
    @samiraomar8138 2 роки тому

    Waxa laga yaba marki hore in wado laga iibiyey

  • @nuura7449
    @nuura7449 2 роки тому

    Cadho kakacday abdicajuun

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 2 роки тому

    Sharcigu wuxuu shaqeeya markaad reerka tahay hadaadan ahayn waxaad tahay looma oyaan

  • @faysalcade2755
    @faysalcade2755 2 роки тому

    ASC

  • @khadarcadayse949
    @khadarcadayse949 2 роки тому +2

    Waar sharcina ma jiree

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому

    Waa beenteed waxaasi macquul maaha habartan way waalan tahay qof fayow uma eeka kul ay tidhaa rakaato ayaa laygu haystay hadee macquul maaha in intaas oo meelood laga dumiyo waa waxaan sinaba u suura galayn

  • @aliraadsato7187
    @aliraadsato7187 2 роки тому

    Somaliand wadan maaha calow nin aqoonyahan ah waad tahay. Waxyaalahaas hasoo gudbin

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 2 роки тому

    Waar gabadhan halaga daayo gardarada inkaaebad qabtaane
    Imika waxan deganahay hargaysa
    Walibana jig jiga yar walibana cabdilaahi muuse
    Islaan edo ii ah ayaa waxa maray wado
    Walahi 8 isho gudohood ayaa loogu dhisay
    Because waa dadki magalada laha🤣🤣🤣

    • @ayanhashi7111
      @ayanhashi7111 2 роки тому

      Ma waxaad u jeedaa Safiya Boorama ma.laha?

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 2 роки тому

    Sacadawasir cabdirahmanducalebayle IMF
    Wadukamadaregalka
    WaxandhusayaaWarshadakalunka
    Awodule,ahay inaantosahugaiibsado
    Dadweynahadukamada
    Aldi midwalba EDEka40centi
    20centi delaalka40dukankafaiidayaa
    19/canshurta gearmany
    Dalkuwuxudhofinayo waxanshegaayo
    Dalkawaxalaguiibinayo canshuur

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 роки тому

    Safiyada ma qof dhan Bay u haystaan naa cuqdad baa caloosha ku dhaamisay ilhay ka cabso hadaanad beenta ka xishoon umada ayaad sharciga kala mid tahay wixii aad xaq u leedahyna waad helaysaa wixii aanad xaq u lahana dee uma lihid

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 2 роки тому

      Waxayna xaq ulahayn maba radinayso midakale markii kulka lacanshuuraya markiiladhisayaya walacanshuuraay wasaradaana fasax laga sooqatay hada maxa kenY inladumiyo markiihorana wuusaxna markiidanbana wukhldana miyaa cuqdadaad shegayso safiya way kamarantahee idinkaaba qaba ee isku shiix

  • @Hornscope
    @Hornscope 2 роки тому +1

    Waxaa la yaableh dad TV ka hadlaya oo mobilekeedu furan yahay, oo la soo garaacayo. Anyway, Arinkaneeda markaan eegay waxaa dayacay qabiil keeda, oo ah dad aad u liita. Bal may wax u qabtaan oo caawiyaan gabadhooda

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 роки тому

      SOOMAALI QABIILKA UGU DAYCAN EE UNA LIITA EE AFKA KANOOL ISTUSA UMADA ISKAN DHIGA INEEY ILMA LIBAAX SANKA TAABTA AH LANA GAAR SIIYEY IN KANIISAD AANEY HORE U LAHEEYN HARGEEYSA KA DHISAAN MADAX ISKU SHEEGOODII 90 JIRADANA U SUJUUDAAN NIMAN IS KU SHEEGOODIINA LA NAAGEETSTAY WAA IIDOOR DABA LA WAREER ILMA ABUU XAASID

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 2 роки тому

    Dhilo cajuun

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Iqri Ali, Cajuun iyo adiga sow fucking house idiima furna??? Qabco

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 2 роки тому

    Safiyo, iska daa daawadan madoobaysta ah, Ee Aad aadka u isticmaasho. Aad ayey caafimaadka ugu xun tahay.

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 роки тому

    HABAR QAL QAALIYA

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 2 роки тому

    Cali xareer waraysi aad u fiican ayaad ka qadaay safiyo caruur kufsi. Lakin waxay sheegayso waa been waa naag u baratay in aay caruur kufsato ee iska illaali.. waa naag u caan baxtay kufsiga caruurta

  • @yusufabdul1261
    @yusufabdul1261 2 роки тому

    What's the point of all these makeups!! while old and past menopause!!

  • @zahrayonis2973
    @zahrayonis2973 2 роки тому

    Aliyaw dayuus faqash faqash faqash wad kaxuntahay somaliland sssssss

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 2 роки тому

      Subxanalah naa xishood ale kabaq caydan ad qortay waa waxa diinta ka fog

  • @sirdoonsarre1089
    @sirdoonsarre1089 2 роки тому +1

    Hooyo caruurteedi reero leeyihiin qayb guur doon tahay oo hadba wiil yar la tumanaysa ceeb iyo shaqajaanimo ka xumi ma jirto!

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 роки тому

      INA MOORGANOOW TUMASHO TOLKAABAA KU ABTIRSADA KA SOO QAAD NINCO FUQWEEYN IBARARAY WACALBEEY KU CURATAY SAGAL MIJI BAASTO WACALBAAY LAGU QAATAY AMAL KEEYSE WACEL BEEY KU CURATAY WEEYNA TUURTAY MANA SHEEGATO WAXAA IYO KUWA LAMIDAAN OO BADAN OON GARANAYO ORODOO SIILKA KA JUFEE KADIB SAFIYO SAAFI KA HADAL ILMA DABA LAWAREEGOOW

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 2 роки тому

      Shut up.what do you want with you.get out off business

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 2 роки тому +1

      Heee jelousy sirdoon hosee