Xog Weerarka Geele,Dagaalka Xasan Shiikh Iyo 2 Talaabo oo Somaliland qaadayso? Casumaada Firdhiye..?
Вставка
- Опубліковано 6 лип 2024
- Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net
Maya maya bixii iyo somaliland guuuuuul❤❤❤❤❤❤❤
Yes Yes Somaliland 🙌 👏 😍 ❤️ 💖
Walaahi waxba yeelimaayaan waxay midaynayaan shacabka somaalilaan ❤❤
❤❤❤❤❤ guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
insha Allaah Guul iyo Midnmo illaahay uga baryaya Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Guul Somliland, illaahaw Jabi oo illahaw Fashili Cadawga somaliland.
Somaliland wey guulaysanaysaa 💚🤍❤️
Somaliland. Guuuuul. Guuuul
Waala. Dìfaacayaaa. Qaranka. Somaliland.
Somaliland cadawgeeda Alee haa jabiyo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Somalilanderku dalka ha difaacaan.
Muse qori dablee meelksta qori daba laa wareegayawaata waata
Somaliland Waa Qaran Jira Waliba Jiri Dona illahay Moyee Cid Waxka Qadi kartababa iska Yar ❤❤❤❤❤❤
Somaliland wake up
Maya Maya sir biiixiii......❤
Somaliland guuleystay
Kaaga qalisiiyoow, caalamka geesigii gilgileyoow Biixiyoow hore u soco, guulaa kula jiree soco,, halyeygiii Somaliland guushii Adigaa Sida.
Wow! Bixi is not easy.
WAAX SOMALILAND MAA JIRTUU
waxba igama qaadaan nin meel tegay iyo nin igu mashquulsani, indho qudhaanjo ayaan ku arkaa sir ma qabe allah ayaa u sahan ah
Firdhiye casuumada uu ka helay mujrim ka Jibouti wuxuu xoojinayaa in Somaliland haysato markhaati buuxa iyo waxa uu samaynayo taas oo berito aan laga dhegaysanin oohinta Geele marka la taageero mucaarid kiisa. Firdhiye lacag wuu siin karaa laakiin wax weyn uma samayn karto.
Muucaard maaha ee wxa weeyan iin samaron wxa raban laa siiyo wxn ee raban iisso warabe
Jamuurida Somaliland Guuuuul iyo Gobanimo 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️🩹💓❤️🩹🇭🇺🇭🇺
Ma dhowa geele cadaawadiisu ma iska celinaa dadow
Geesi geesi dhalay
Mou is possible.
Numero 1
UK hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
UK 🇬🇧 HANBALYO HANBALYO HANBALYO
siyaasidu dan joogtah maale
Wey ku dhaceen labada cadow shirqoolka ay wadeen khayaamada kudhacday geele ee xasan ku riday
😂geele don't 😂
Waxaas oo dhan waxaa sabab u ah taloxumada iyo sal fudaydka Muuse Biixi
Ina.Cudur geele Bisadna maaha
International Press conference waa in wasaarada khaarajigu ku qabataa Hargeisa waxa ay wado Jibouti lagu soo bandhigaa iyo Ogeysiis ah in berito Oohinta diktatar Geelle aananu dheg jalaq usiin doonin.
waxba nagama qadayen lkn waa in looyedho jabhada geele kaso hor jedo oo saldhig laga siiyo hargeisa aya ku filan gele
En va voir le temps 😂😂😂
Hhhhhhhh
somaliland waxay dhigiidonta casharo quusgoynaya cadawga somaliland
isku maweliya waxba nagamaqadayo xaar kaxajista
Wasaarada Khaarajiga Somaliland way hurudaa Mudane madexweyne wasiir kaaga khaarajiga shaqada ka eri oo inanta agaasimaha ah ama Liban Yare ka soo kaxee agaasinka caafimaadka waa nin dhalinyara ah oo aad uga fiican dhakhtar kan nerves ka shaqeeya isna wasiirka caafimaadka ka dhigo,
Hhhh xaguu tagi wasirka dabada saw pasporkii lagama celin
Geele fransiska ayuu jooga fasax ayuu qaatay walal mesha Djibouti 🇩🇯 waxaa imika katalinaya madax sare ee nabad sugida xassan khareh
Waar waxan la yabanyhy safardi somaliland jibuti shqynysa maqlay sidu safirku sheegyay waa in la xidha kan hargysa jogana la xidha talabday qaadan waa inan la qaadna
waar djabouti waxaan odhanahaa jabhad ha loo sameeyo cafar iyo ciise aha waxani waa nin aan waligii buus la odhan ee yaan laga noqon ee isaha ayaa ugu jilicsan ay uraya oo futo waayn
Maaluntii la saxeexay isfamka Somaliland iyo Ethiopia waxay ku wanaagsan tahay laga dhigo maalinta ictiraafka Somaliland.
Ismaaciil Cumar Geele maanta muu bilaabin colaada Somaliland ee waligiiba wuu ku jiray ilaa xiligii uu nabadsugida haystay ee uu dadka Isaaqa ah intuu jeel ku ururiyo Faqashta u dhiibi jiray markaa waa nin cid waliba nacday maca dadkiisii ee Somaliland si dhakhsa ah ha usiiso saldhig mucaaridka jabuuti cafar iyo ciisaba mudo bil ka yar ayay kaga qaadayaan kursiga xaaraanta ah.
Baac yaa waxas oo musiba kaa danbeeyaaye yaa lasconod oo dagan kibir xabad 18malamod xabad laa dhacaayay yaa meelksta qori daba laa
wareegayawaata waata
Hada somaliland siiyasade dagan ayaa ciiyarto wayo somalie wxa yaalo hadhwo dhib kuu nooqonaya ayee ciiyaresa haadi ee guuleysato ayee dhib kuu nooqoneyso side kuu xalin laahad balse somaliland reer awodal wxa raaban ee somaliland ee isleyahin kaag maqan haa loo fuuliyo daayn taahada maasaalo ayee ayaa laguu seexada wxa laarab in awodal kaa giiciyo ee. Xalga diib kaah tiimado uu issaq kaligi kuu soo haaro waa sida ee raban daroode iyu hawiye
hala macsumo jabhada canfarta. inageele waligiiba somaliland cadaw buu ku aha
War niyaw benale ayad tahay
WAXA HAMBALYO MADAXWEYNE JABUUTI OO TAGERAAY MIDNIMADA SOMALIA FROM JABUUTI ❤