Mashaa Allah wariye cali xaraare iyo yasin ducaale saalan sar.. Sheekadaa udanbaysa waa xigmad waa runtii cali. . Waxaan loo dhibaatoon lama helo.midnimadu waa imanaysaa insha Allah mar ay timaadaba.
cali xaraare wariyaha aan ugu jecelahay wariyeyaasha soomaaliyeed ee xilligan, nin wax badan og xaaladda dalka iyo dadkeenu ku sugan yihiinna si fiican uga war haya aad baan idiin hambalyaynayaa adiga iyo yaasiin ducaaleba keep going bros.
Taas aad sheegeyso caliyow xanuunka iyo dhibka oo lagu samraa nimco kadambeyso qisadii nabi ayub (csw) uu maray ayaa daliil u ah wana imtixaan illahay ummadisa ku imtixaanayo
9:42 faysal Waxaa la siiyay guri 250 kun $ oo dowlada jabuuti baa u dhistay 10:03 faysal Waxay xukuumadii siilaayo siisay dhul dowladeed oo uku iibiyay oo 400 oo kun $. 4tii boqol wuxuu ku iibsaday gurigan dambe ee 250 kun $ ah !!! Sowdigii lahaa jabuuti baa u iibisay guri 250 kun $ ??? Cali xaraare bal ku noqo arinkaa maxaa qaldan ? Guriga ma jabuuti baa u iibisay mise lacagtii dhulka la siiyay ee u iibiyay yuu ku iibsaday ??????
Legend wad naka mudantahy wana kusaaray ee fadlan plz plZ plz wll big bro whatsappka ikaso qabo ama lanbarkka gobolka ragaana joka 2520634077137 Only one
Mashaa Allah wariye cali xaraare iyo yasin ducaale saalan sar..
Sheekadaa udanbaysa waa xigmad waa runtii cali. . Waxaan loo dhibaatoon lama helo.midnimadu waa imanaysaa insha Allah mar ay timaadaba.
Cali xaraare aad baan kuu salaamayaa anigoo ah mr dhaanwade mr cali barnaamijkaaga maanta waxa uu ahaa mid aad iyo aad uga hadlaya wacyiga maanta jira xag siyaasadeed iyo xag diimeedma waxaan kaa codsanynaa hadaanu nahay umada soomaliyeed in aad barnaamijyaadaa quruxda badan aad halkaa ka sii wado Kuna wacyi galiso unada soomaaliyeed in aan nin dan leh oo magac qabiil isticmaalayaa aanu iyaga u danaynin.wsc
Waaw Waan sugayay Caawa hada 30min ka hor soo galiseen , thanks kaftanka siyaasada
Maaa shaaaa Allaah, ,,, wonderful, ,Amazing, ,,ما شااااء الله أكثر من روعة، ،،جزاكم الله خيرا، علي ياسين
Cali xaraare ❤❤❤ waa nin waxbadan og masha allah
Ali Harare your journey to Somalia is a good dream it was interesting i enjoyed your progranme
Caliyow taageeradaadi maanta waan joohiyey bcse ciidagale iyo faysal ayaanad kala saarin
Masha Allah waa barnaamij fiican
Nasriguu wuu imanaya insha allah somalina mid ayey noqonaysa midnimo iyo walal nimco horumar ayan u rajaynayaa insha allah illahay haygu hanuuniyo inan noqodo hogamiyaaha dadka isu soo jiida insha allah amin
Kaftanka siyaasada aad ayaan u xiiseeyaaa markee Ali Harare iyo Yasin Duale daadihinaayaaan so amazing
Safarkii cali io somaliya io waliba waraysiyadii madaxda somalida wlhi aad ugu xiizy barigii hore kaftanka ku cusbaa runmoodijiry♥️🤣
Kkkkkk qosolka yaasiin aad Baan u dareemay farxad & Nashaad HAYEESHEE Xigmad Wanaagsan inoo Soo Aruuriyey Cali Macaaneeye
Mahadsanid labadiina
Ok
cali xaraare wariyaha aan ugu jecelahay wariyeyaasha soomaaliyeed ee xilligan, nin wax badan og xaaladda dalka iyo dadkeenu ku sugan yihiinna si fiican uga war haya aad baan idiin hambalyaynayaa adiga iyo yaasiin ducaaleba keep going bros.
Wlhi barnaamijkani waa hirgalay waaloo bogay manshalah🇸🇴😍😘
Www mr cali iyo yaasiin barnaamij xiiso badan oo runta taabanaya
Waxaad shergayso oo dhan waa Run. Madaxda Somalia Meelkaste ha joogan, waa Ismadhaanto iyo Dhasheed. Allaha Faraj Khair ha noo furo.
Yaasiin ducaale❤❤❤ la,aantiisa barnaamijkaan manuurayo wlhi .....allaha kusharfo
Calow mahadsanid sxbsare inbadan ayaan kuxirnaa barnaamijkaan cudsi caaqilna maahi balse caarifka qabiilka nagadaa sarbeebta kafiican kuquruxyahay
Wararkaga aad baan ugu qancay Masha allah
Yaasiin qosol ku iidaame 🌹😁😁😁😁😁😁🙌
Qosol Ku iidaame 🤣🤣🤣 hadow jogin iigumaba baxdo haa hhhh haa hhh waa dhananeyaa geeda
True
Allah Somali ha u gargaaro
Amen amen
amiin
Taas aad sheegeyso caliyow xanuunka iyo dhibka oo lagu samraa nimco kadambeyso qisadii nabi ayub (csw) uu maray ayaa daliil u ah wana imtixaan illahay ummadisa ku imtixaanayo
Caadi maha Cali , warar freash ah
Yasin ducale mesha ku jognaa cali thanks
Soomaaliye guul guul.amiin
Cali xaraare iyo yaasiin ba waan idin salaamay xogwarankiina xaqiiqada kuqotomaana waa mid aanu xiise wayn uhayno. kursigaa ninkii fadhiistaa guursanayona nagu soo casuuma doobabaanu nahee.
Karbaashka ku dhacay faysal Cali waraabe!
fadlan cali todobaadka soo socda kusoo dar dhalinta soomaalida DDS ee loo diidey iney kamid noqdaan ethiopian airline engineers
Faysal maxaa la bartay faysalloow lagu fahann meesha ka carar waa lagu sharabaabsanyee
allaha samaliya ha ugargaaro amiin
Caliyow iyo Yasiinow hadii Faycal Cali Warabe Jabuuti soo maroo dhiib dambee xabsiiga Kadra Xaid kamaso deyn karto walee waan suugaynaa
thank you harare show
Cawa Xarabo weye Yasiin ayaa mesha shiidaya warbal balayadan iyo lama aragtan Dayaa 😁😁😁 without Yasiin Waa waxba Programme kani ila dhamad dartis ayaa u dawanayay Cali Xaraare Adeer Yasiin programme ka haka reebin Xita Kolka SomAlia Ado 😁😁😁Allow Somalia /Somaliba Gabi Maslaxo u keen iyo wadaniyada iyo Khayrka wafajii.
Anigoo xanaqsan baan dawaday farxad baan ka helay barnaamijkan cidii ila aragtay like ii sara
Kkkkk thanks cali iyo yaasiin waa xog iyo qosol
Cali xaraaare, please kaftanka siyaasada magaca ka bedel ooo xaqiiiqda siyaasada iyo runta siyaasada ubedel. Runtiiii waxaaad ka hadashaaa xaqiiiqda ka jirto dhulkeena iyo sidda shacabka soomaaliyeed looo jaha wareeeriyo marwalba
Caliyoow Faysal iyo Ciidagaleh kala saar. Reer ayaad iska dul saaran tahay.
السلام عليكم ورحمةاللّٰه وبركاته war ana kursigaas HALIIGU casuumu fadlan 3 maray mida afraad ayaan dondonayaa
waxaan rabay inaan dheho 3ayaan marayaa aftaad baan doonayaa ee kursiga iigu casuuma fadlan
Barnaamijyada inoo badiy fadlan
Fadlan wllkiis ha badelin yaasiin qofkalena ha ku soo daran waa tey dhahaan somalidu barti yaqaan bari uma kororto noo daa yaasiin
Ali haraarow camoo an kulasoo fadhiisto wanba la ahaye
Ali Xaraare Caawa iyo Tahriib.com Ayeey Ka Shidantahay Yaah
Waxa raga so tahribaya waa isaga(faysal) YASSIN wan daacad Qoslay
Ali haraare walee in badan baad dad dacaydaysee car faysal warsi ka qaad waduu ku marin
Maanta ALI harare odaygi faysal wuu ceebeyey. Lakin in xaqiiqda la sheego wan ku taagersanay Ali harare.
Run badanaa arinta Faysal siday ahayd baad u asiibtay
Masha allah Xasan awguuriya
Waxaan layaabay
barnamijkan
daawashadiisu aad ayay u yartahay
hada waa barnamij dadka oo dhan daawan karaan
Maxaa khaldan
Hormar wacn qosalka waa iga dhameysaan heeee kkkkkkkk
Faysal iyo ciidagle ayaaa iskaga kaaa qasmay
Cali haraare iyo yasinaw nagadaaya sidan wllalayalaw barnaamijka laso dhakhsada waanu jecelnahaye
Fasaal gar iyo gardaraabbaa waanu wadanaa walhi beeshisana ma ihii marka mayluun dilaaci. Lkn waxan ka xumahaay wixi Jamaal ku dhacaay
Yasiin oo so celiyay qosolkii fanny waaye sidii aan kunaqaany kaftanka siyasada bilowgiisii
Faysal intaaa iyo inkabadanba waa yhy lkn isaaaq waa qabyaalad maydhan halyay bay uyaqaaniin
I'm very support joking poltic
Rer macalin quwaax kkkkkk yasin magacaas wa lagu gaaday
Barnaamijkan Mardow wan ka mashquulay hadan uso laaptay
Thanks
caadi ma ahan socodaalkaan wa sheeko qosol badan ilaa beerta xoolaha dubay
9:42 faysal Waxaa la siiyay guri 250 kun $ oo dowlada jabuuti baa u dhistay
10:03 faysal Waxay xukuumadii siilaayo siisay dhul dowladeed oo uku iibiyay oo 400 oo kun $. 4tii boqol wuxuu ku iibsaday gurigan dambe ee 250 kun $ ah !!!
Sowdigii lahaa jabuuti baa u iibisay guri 250 kun $ ???
Cali xaraare bal ku noqo arinkaa maxaa qaldan ? Guriga ma jabuuti baa u iibisay mise lacagtii dhulka la siiyay ee u iibiyay yuu ku iibsaday ??????
Dhulki xukumada silanyo sisay wuxu uu ibiyay oo$400kun buu sistay . $250kun wuxu ku ibsaday dhul wayn ,$150kuna jeebku ku ritay .
Jabuutina $250kun oo gara bay sisay oo dhulki baladhna ee uu ibsaday buu ku dhistay .wad fahantay ban uu malayn.
Yaasin qosal badana barnamijka aska aya qurxunayo😁😁😁😁😁😁
waad iga qoslisay walaahi
Tima dheere imisaad ku qaadatsy
Warkaa?
Cali xaraare xanuunkan kuududiyaha maadk hadashaan
yaaasiin waberaley
Farmaajo: Labadayada midkaayo ma cayilin! Kkkkkkk
Xaaf: Depositkii baa ka dhacay! kkkkkkkkkkk
Deni iyo Aaran Jaan iyo Faroole! kkkkkkkkk
Allaa yicizakum Cali iyo Yaasiin
Mohamed A. E. Mohamoud subscribe isii
Quran and dua Chanel
OK. Waa ku siiyey, Magacaaga wanaagsan dartiis.
Hhhhh. I really like at the end. That was funny
Hambalyo.Noolaada.
Yaasiin koofiyd kale mahasto mayaa
😂😂😂
ALI HARAARE WAXAA JOOGA HOLLAND GEEL SOOMAALIYA LAGA KEENAY 1995 CARUURTA SOOMAALIDA MARKAY DAAWASHO U AADAAN YABAQOODA BUU RAACAA WLLHI WUU KUSOO CARARAA CALAASHAAN LUUQADDA CIIL BADANAA NINKA JOOGA MEESHA MARKII LA WEYDIIYAY WUXUU DHAHAY GEELAAN SOMALIA BAA LAGA KEENAY WUUNA IDIN GARANAYAA
Ali Xaraare ma qorna 176
Cali iyo yasin qasolkii aduunka noolaada
madaxdii hore iibaanka qanjaha jooga aqirana la iloow ilaahoow nabad baadi
Cali harare waa hore ayaad noo sheegtay in shariif sakiin aanu inaga tagayn oo uu meel kale ka soo laaban karo
Galayr Halac subscribe ii saar
Qofkii ugu horeyay weekan
kkkkkkk
Ma Beeralay Bay ahaayeen muuse iyo jamal 😳😳
Yaasiin Ducaale 😂😂😂😂😂
cabdiwali qoofal subscribe isaar walaal
Cuqdad ciidagle iyo faysal ayaaa kaa buuxda
😂😂😂aniga yaasiin qosolkiisa aaba ku sii qoslaa kkk
hhhhhh waxaan umalaynaa dadbadan oo guurdoon ah inay barnaamijka soo buuxiyaan
hadii qofkii idin soo ag fariistaba uu guursanaayo hhhh
waxad barnamijka u wadaa si fiican lakiin qabiilka magaciise uun ka reeeb
my fans subscribe i saara fadlan thnx u🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Legend wad naka mudantahy wana kusaaray ee fadlan plz plZ plz wll big bro whatsappka ikaso qabo ama lanbarkka gobolka ragaana joka
2520634077137
Only one
Kheyr inshaallaah
Asmar Deggen maanta meeday? We miss her
Waar nagadaa adeer tanyar ee aad meeday leedahay.Yaa daawankara barnaamijka haduu soo fadhiisiyo.?
@@abdihakimmohamud9373 kkkkkkkk
Calow ninka yasin Ducale faysal cali aad bu ugu qoslayy e maxa ka dhexeya bal ada sir doone caliyow arinka so baadh
Mohamed dek Eidle kkkkkkkkk
Hhhhhhh waxan xasustay omar abdishiid ali sharmake
Wlhy cwa dhulka isla dhacay Rip acctopar kaftanka siyaasada cwa waye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Guul wadayaal baad kudanbeeysay
Ahlan scw
Walhi tahribka reerka haidinka wataan
Kkkkkkkkkk ar cawo feeysal waa kufooraartaa
Hhh cali xaaraare iyo yaasin ducaale hore usocdar
Cali xaraare sowdigii yidhi somalia iman maayo
Yaasiin ducaale "" Waa beeralay""
Macaaneeye yaasiin
Barnamijka ninka dhadhanka uyelo waa yasin qosol oow Ku kabaa cala xaraare shekada waxey ubaxdaa markow lafadhiyo y.ducaale
Plz ma kuwa baa suxafina somaliyey ?
Haaaa
halkeyd Ku araktey suxafii qaabil Kaa hadlaya oo somaliyed
War kaaaas yaaa loo haystaaaa
Numbers of baasaboorka dadkakale lagumatuso meel fagaaraha ah
Malaha dadka meesha isugu yimid waa reer Ceeribgaabo🤣.
UCIID WEYE DORKAN CIIRO WUXU NOQDAY DAGAL OOGE