Kaftanka Siyaasadda 189 oo aad u xiiso badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 224

  • @darwiishadanguul8552
    @darwiishadanguul8552 4 роки тому

    Ali Harare iyo oday yaasin Ducaale barnaamijkoodu waa muhiim 🤟👍👍

  • @misafah6496
    @misafah6496 4 роки тому +1

    Allow na astur oo hadhaceebayn aakhiri iyo aduunba.aaamiinn

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 роки тому

    War Marwada Gun baan heshay. War cod dheer ugu dhawaaqa si ay xaqeeda iyo cxadaaladba u hesho.

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 4 роки тому

    asc waa runta Cali xaraare Dani waa nin qalbigiisu yahay dhagax arxanlaawa ee haleyska cayriyo doqonka manaxahaa

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 роки тому

    Walaahey cali xaraare waa war galeen sababtoo ah iney isu gacan qaadeen muuse biixi iyo faysal cali waraabe isaga uun ba warbaahinta sheegay wariye war galeen ah weeye

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 4 роки тому +3

    Ali xaraare iyo yasiin waxad qabateen hawl qaran taariikhdaa qoridoonto wax qabadkiina thanks

  • @xamzemukhtar9570
    @xamzemukhtar9570 4 роки тому

    Waligaaba jubbaland kuhadaaq walee jubbaland horay bay usocotay

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +5

    Omg Ali Harare warkaagii run buu noqday . Yacni dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee dhex maray Feysal cali waraabe iyo muuse biixi . BBc ayaa Maanta sheegtoo Feysal cali waraabe baa dagaalkii afkiisa ku qiray . Big respect Ali Harare

  • @shariboshowtv8121
    @shariboshowtv8121 4 роки тому

    Cali xaraare iyo ducaale aad baan idin salaama from Sweden, aad baan ugu xiranahey barnamijkiina khiimaha badan ee Kaftanka Siyaasada

    • @joaflex3061
      @joaflex3061 4 роки тому

      Sweden kaxee joogtaa sxb. Qaraabo badan baa idagan, malmo, orebro, nykoping, goteborg, halmastad, Stockholm, Sundsvall, umea, ostersund. Intaa hadaa kadagantahay, lacag baa kuugu dhiibi lahaa.

  • @abdishakurhassanmohamed8415
    @abdishakurhassanmohamed8415 4 роки тому +2

    Barnaamijkan Waa Barnaamij aad uqiima badan runti 2016 ilaa hadaan daawanayaa barnaamij lamid ma arag wali aad baan idiin salaamay

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 4 роки тому

    Asc yaasiin iyo cali salaan sare from germany waanaga aad umada somalida uhaysaan waan idiinka mahadnaqaynaa

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 4 роки тому +3

    Ilaaha wayn ee waaxid ka ah waxaan ka baryaynaaa kuwa hablaha soomaaliyeed kufsanaya ee wuxuush ta ah ilaahay inuu ciqaab adag marsiiyo alle ifka iyo aakhiraba haku cadaabo wlahi waa wax laga naxo

  • @luulali3070
    @luulali3070 4 роки тому +1

    Yasiin inabti waa aan kaa helayaa.manshallah .👍❤️🌹adiga dartaa ayaan u soo galaa .🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋❤️🇭🇺❤️

  • @dayax8343
    @dayax8343 4 роки тому

    Ali xareere, marka hore salasn adiga iyo Gacanyarahaag yasin.
    Waxa kula hadlaaya nin ka mid ah classmate ahaydeen axmad guriyay school..my advise to you is be balanced and impartial.

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому

    Wariye cali xaraare iyo yasin ducale thnk you so much and well done 👍 arinka bidhan bal aanu ogano xagu ku dambeyo mandaqada shuqulada ma aqoone ma duufanti carabtan waayaahan socoteye ma duufanti mudug baa ina soo gaadhay iyo caasha yar ilaa imika aan cadaldi helin Yaa allaah Yaa rabi somali ilaahay cadalada ha tuso inta igu racsan Amin soo qor like saar 👍👍inatnay ku helin cadalad darda 😁😁😁somaliya ka jirta ama liit nimada ku noolow 😂😂😂

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 4 роки тому +3

    Anigu waxan la yabay mamul goboledyada qunsilo iyo danjirayaal dibadaha ku leh
    Yaa ilahi naga qabo kuwaas

  • @abdirizakahmed1977
    @abdirizakahmed1977 4 роки тому

    Ali Haraare miyuu isyalyelyaa misa ayamahaan deenbe sificaan wax uma soo diyariyo Somaliya gobalka badhan gobal la’yirdo kuma yaal. Ali wax dhaliil lakiin waxaan jirin hasheekin plz

  • @awkeerowsanguuni5529
    @awkeerowsanguuni5529 4 роки тому

    ASC.BAHDA KAFTANKASIYAASADA .MAGACAYGU WAA ...JJAAMAC CABDI MUUMIN .WAXAANCODSANAYAA .IN BARNAAMIJKA LAGA DAAYO TAHNIYADA. AROOSYADA. MAHADSANIDIIN..

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 роки тому +3

    Ina xadhaadhe dee wanaagga laguma tusee xukuumaddu sannadkaas kaliyya waxbadan bay qabatay umadda ma indha saabi kadhide

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 роки тому +1

    IFTIINKA UMADA SOOMALIYEED
    GACMAHA QABATA KANA SAARA MADAWGA IYO FAHAM LA AANTA SIYAASADA somalida
    Markaan cashar aad leedahiin daawado wax badan baan fahmaa
    👍👍👍👍
    hadaan siyaasi noqdo macalimayntaydii waa idinka waligayna idima ilaawi karo💖

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 4 роки тому

    Cali xaraare iyo yasiin ducaale waan idiin salaamaynaa hadaan ahay wakiilka reer ciideed

  • @haddiyosaid641
    @haddiyosaid641 4 роки тому

    Abti. Cali. Maxaa. Reer. Garaad. Kugu. Saliday. Miyaad. Habaarantahay. Xishood. Oo. Islayaab

  • @luulali3070
    @luulali3070 4 роки тому +1

    Waa aanu sugeenaa.togoshadooda.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому

    Cali xaraare waa jini meelwalba waxaa ujooga ruufiyaan waxkasta oo xaqiiqa usoo gudbiya walahi waa geesi cali xaraare🖐🌹gudoomiyahana inuu gabadha kufsaday hadalkiisaaba laga garanayaa kulahaa labadeenaba waa nala dhagaxyeeynayaa hadii maxkamad latago

  • @hajiyusuf3231
    @hajiyusuf3231 4 роки тому +5

    wa ku farxilahaa hadii aan maqlo caaisha ragii dilay wa la toogtay

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 4 роки тому +1

    I love you guys noolaada wax badan insha allah

    • @farahahmed2217
      @farahahmed2217 4 роки тому

      Madax kasta oo dawladaha ku jiraa waa wada daalimiin gabdhahana way usoo shaqo tagteen siday dawladaba igusoo shaqo tageen

  • @goobemohamoud1806
    @goobemohamoud1806 4 роки тому +6

    Cali xaraare iyo yaasin rag qalbi nadiifa leh jaaalayaal noolada

  • @bederabdi1423
    @bederabdi1423 4 роки тому

    Maanta Yaasiin qosolkii badnaa maleh. Mafaraxsana

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 роки тому +5

    Yasiin qosol wanag guul guul

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +4

    WAAN SUGAYNA TOOGASHADA DAYUSIINTI CAASHO DILAY 11 KA FEBERWRY INSHA'ALLAH 2020🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому

    Umalayn maayo in ragasas latoogan doono ilaahay amarkiis kuma darine hadayse dhacdo in caaisho loo toogto ragaas Puntland waxay noqonaysaa maamulka soomaaliyoo dhan ugu cadaaladsan uguna fcn insha alah🖐🌹qabiilkana uu kadhamaaday putland

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 4 роки тому +2

    Guuleesta Jaalayaal

  • @mabdirazaq8265
    @mabdirazaq8265 4 роки тому

    Mahadsanid mudane

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому

    Dany Daacuun Dany khasaaro, Dany Balbalaar Dany Doofaar Cayilay Ilaahay Umada hakaqabto, Amiiin amiin

    • @puntishboy1028
      @puntishboy1028 4 роки тому

      Neefyahaw xanuunsanayya dadka iskadaa

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому

      @@puntishboy1028 walhi Adigaa Xanuunsan Oo Neef Neefnimo kuwaynaaday ah hadaadbo Dany lagu Qasaaray Daafacayso😲

    • @puntishboy1028
      @puntishboy1028 4 роки тому

      @@AMATALLAAH-qd3pq hhhhh yaab wxaban kaala sii yaabanahay adiga deni madaxweynana kuuma ahan farmaajaa kaa masuula maad ku mashquushid isaga doolaalo dheeridaa mise inuu godka jinacow ku galiyaad ka baqaysaa hhhh

    • @hayatyusuf5806
      @hayatyusuf5806 4 роки тому +1

      @@AMATALLAAH-qd3pq
      kuma xumid laangaabad oo cuqdadaysan Xaarmaajo Autism waa jaajuus Ethiopia iyo Qadar Xaarmaajo Daacuun Xaarmaajo Doqon Xaarmaajo Doofaar Xaarmaajo Dameer Xaarmaajo Balbalaar Xaarmaajo Autism Khasaaro Xaarmaajo ilaahay umada Soomaaliyeed haka qabto.

    • @hayatyusuf5806
      @hayatyusuf5806 4 роки тому +1

      @@puntishboy1028
      Waa runtaa ina adeer
      Naagtani waa ilka yar cuqdad Majeerteen baa dishay waa laangaabad ciilan oo bahdilan.

  • @farhiabulhan2658
    @farhiabulhan2658 4 роки тому +6

    Wlh waa dhibaato iyo sharaf daro ragii soomaliyed qaar kood in loo isticmaalayo bur burinta iyo qiyaamenta dadkooda iyo dalkooda. Bal maxay ka faaidayan qaadashada lacagta uu imaaratku doonayo in uu kaga hortago hormarka soomaliya.

    • @cabdiwaduud8467
      @cabdiwaduud8467 4 роки тому +1

      Hadaan Qollo iimaaka laga qaadin oo Aysan dulmin umad illaahey Sidee loo Cadaabayaa
      Maadaama Alle balan qaaday
      Inuu jahanamo buuxin doono
      Allana yahay Caadin Naftiisa
      Ka Xarimay dulmi Nooc uu yahayba. Sidaas darteed fircoon Nambuur. Caad. Abu Jaahil iwm
      Ayey ku Sifo yihiin kuwa dulmiga
      Hameen iyo Maalin qorsheynaya

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 4 роки тому

      Waa cajiib

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 роки тому +3

    Been badana ali gobolka sanaag ka hadal.iidoorka xaalufiyay dhirtii.

  • @deeqageeljir6896
    @deeqageeljir6896 4 роки тому

    Ilahay cebtena ceebta musllinka ha asturo waxan leyska dubayo cebtas kentay ilhay gabdhaha xaqoda ha siiyo Somalia illhay xaqa ha wa fajiyo

  • @mrsomali8690
    @mrsomali8690 4 роки тому

    Ali xaraare nin hibo leh baad tahay.maasha allah. Ma kula tahay in hibadaada program sameynta dalkaada ugu hibeeyso ? Yaasiin maasha allah waxaa tahay nin qiimo leh daadihiyaha programka ama nin si degen u falanqeynayo si funny ah

  • @axmedmaxamuudxassan4446
    @axmedmaxamuudxassan4446 4 роки тому

    Subxanalah ilahay masiibo kugu rid ninka masul ka ee dumarka somaliyd ku gaboodfalay

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 4 роки тому +4

    Showga yaasin la'aan ma fiicna aad baad umadsantihiin labadiinaba, marwalba waan idin fiirsadaa

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 роки тому +1

    October buu soo xasuustay

  • @rhoda506
    @rhoda506 4 роки тому

    Adigu haya ceebayn nin wayn baad tahay hadalkan ma ah Cali xusen ma gelin denbiga ma oran karo oo allah baa og laakiin codkan maaha Waa qof iska dhigaya, gabdhaha hadaa u doodaysid wax run ah keen

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 4 роки тому

    Puntland waaa dani iyo baabah viva nabad iyo nolol iyo soomaaliweyn

  • @mohamedjama695
    @mohamedjama695 4 роки тому

    CALI IYO YASIN WAA SALAMANTIHIIN WAAN KU XIDHNAHAY BARNAMIJKIINA WUUNA FIICANYAHAY LAAKIIN WUXU U BADANYAHAY WARAKA XAGA HUN KA IMANAYA MARWALABANA INTA XUN LAGAMA SHEEKEEYO BAL XAGA WANAGANA KUDARA WELIBA WACYI GELINA KU DARA

  • @maxamadwanagsanenuurwehan3983
    @maxamadwanagsanenuurwehan3983 4 роки тому

    Sxb calow wakhti hore ayaa udan babysay cidkale hawaydiin sxb 2sano kahor ayaa udabeesay walqarin jiray lkn wayfashilantay

  • @xasankayd3146
    @xasankayd3146 4 роки тому

    thanks calìiiiiii

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 роки тому +1

    Sheekada Badhan wxy u egtahay mid markii hore laysla ogaa kadibna ballantii layskaga baxay sida gudoomiha hadalkiisa ka.muuqata

    • @bcawl
      @bcawl 4 роки тому

      Puntish.. shekadaada waxay u ektahay pintiland wax kastoo ka dhaco waa sax walaashaaba halagu faraxumeeyee

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 роки тому +2

    😥😥😥😥 waxaas aa sheegeesaan haday jiraan waa wax qatarteeda wadato illahoow umada bad baadi

  • @jadams5318
    @jadams5318 4 роки тому

    CALI UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAAD KA MUTEYSATAY BILLAD DAHAB AH ,SABABTOO AH MAR WALBA UMMADDA WAXAAD U IFTIIMISA , KHIYAANAD, MUSUQA IYO DHAGARTA SIYAASIYIINTU KU HAYAAN HANTIDA UMMADDA SOOMAALIYEED ,WAA SHOWGA KALIYA AAN QABIIL IYO QURUN SHAQA KU LAHEYN OO RUN SHEEG AH.

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 роки тому +3

    Waxan isleeyahy raggu aanadii carraweelo bay naga jaryaaan
    Hadaan beesha dumar nahy waa inaan magdhow qaran ku dhawaaqnaaa inleen saan nolo maheee

    • @bcawl
      @bcawl 4 роки тому

      Kafia...la idinka jadhimaayo aanadii carraweelo ee rag aanan waxba ka aqoon dumarka ayaa idinhelay ee raali ahaada

    • @kafiayoonis2984
      @kafiayoonis2984 4 роки тому +1

      @@bcawl thanks wll inta xun inta wngsan baa kabdan lkn xumuhu wuu ka dheereeyaa samaha

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc3977 4 роки тому

    Yaasiin Carabiga ma yaqaano yeelkeede Lamaanaha waxaan leeyahay hambalyo hambalyo isku waara oo ubad khayr qaba kala hela

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 роки тому +2

    aaranjaan waa labo garab teem faroole iyo teem mohamud shido wan qosley geedka timirka

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 4 роки тому +3

    Ali Harare & yaasiin ducaale
    Waad Mahadsanitihiin
    Mar hadii Caa'isha ilyaas
    Kuwii dilay la Sheegay inla qasaasayo 11'2'2020
    Waa Sidu Sheegay Xeer ilaaliyaha puntland

  • @salimsahal3191
    @salimsahal3191 4 роки тому

    Hadan nahay dhalinta re Djibouti Wan idin dhagaysana madama oo ad runt ad ka hadashan Hanbalyow

  • @abdikafiahmed6900
    @abdikafiahmed6900 4 роки тому +1

    Cali xaraare & Yasin ducale Keep going

  • @AhmedMohamed-or1od
    @AhmedMohamed-or1od 4 роки тому

    Inantu tol maleh miyaa aawey ninka Shanta caruura ja dhalay qaraabo ma leh miyaa ma laga laandheeraysan yahay Alla miskiin Rag wax ka dhiciya ma leh

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 4 роки тому

    Wr reer mudug garacad baa u furantee kaluunka baa wareeriyey ee maxaa helay badhan ma kaluun baa tagey

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 роки тому +2

    Ali ayaa. Aroosa. Wan. Jeclahe 🥰

  • @mohamedhassan1785
    @mohamedhassan1785 4 роки тому

    ANIGU filimaayo in nimankaas gabadha dilka iyo kufsiga ugeystey ladilayo waayo meesha butland cadaaladi mataalo SADEX reer oo ayuuto ugu jira xukunka qaataye qaado Deni kuxadgudbi maayo xeerka ayuutada uyaala ,dulmigaasi Isha allaah wuu Soo afjarmayaa

    • @mohamedali-kh7pd
      @mohamedali-kh7pd 4 роки тому

      waa bentaa waxad shegaysid buntland cadalad ba ka jirta wana tan ilaahay nabada iyo hormarka nagu siiyay xilka aad sheegaysana iyo kursiga waa loo tar tamaa cashona xaqeda way helaysa insha alaah maalintas wan sugaynaa cadaladu dhacayso adiguna waa xanun san tahay qof bah dilan oo calooshu xanunaysa tahay ciilkaaga iyo cuqdada wad la dhimanaysa wadna la soo baxaysa aakhiro

  • @husseineissa2816
    @husseineissa2816 4 роки тому +5

    Geedihii la dhamee, dhulkii saxaro ayuu noqday, Cali Xaraarena lacag kaliya ayuu sheegayaa ee dhibka dhirta loogaysanayo kama hadlayo

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +2

      Carabbaa nasoo gashay oo Dhulkoodu Saxaro yahay Alloow nagaqabo diricyo wayn👈 Amiiin

  • @mustiabdi4831
    @mustiabdi4831 4 роки тому +1

    War asxabta wanisalamey guud ahan gaar ahan saxib ka aan marwelbo ku qosla yaasiin inaba cadi ma aha wa run sheg kuna adeya saxibkis Ali Harae balse 2badina wa niigu faana horey uwada hoosha balse hal dar daaran managala qeybqaan karta si aan umada somaliyed oodhan ukicino madama ey umada somaliyed oodhan 85% ey dhalinyaro tahay si aan odey xume iyo qabyalad iyo qof jecleysi ey dhalinyarda somaliyed ey uga kora ujedo kacdon dhalinyaro somaliyed si aan xumanti aabayasheyna gesten ey ilmaheyna noqabsanin asalamu caleykum Ali & Yasin jawab?

    • @mustiabdi4831
      @mustiabdi4831 4 роки тому

      Magaceygu wa Mustafa abdi abdullahi shekh jawab insha allah

    • @mustiabdi4831
      @mustiabdi4831 4 роки тому

      Codsi wallaliyal Ali &Yasin see lagu heli kara dhalinyaro ka hortaga Qabiil iyo qofjecleysi madama ey umada somaliyed oodhan ey tahay 85% dhalinyaro kama aqon yarin ama si kele hadan udhigo kama liidano shacbiyada walalaha nahay ee Arabic waxan fila in aad ifahanten ujedkeyga

    • @mustiabdi4831
      @mustiabdi4831 4 роки тому

      Ninkan illahey bo isku xiray kufsi iyo waxey rabro ha ahate cadalad hadey jirto cadalada aya kawarsugeyna insha allah

    • @mustiabdi4831
      @mustiabdi4831 4 роки тому

      Malahidin miya qof comment ga idin aqriya oo umada idin dawata jawab buuxda siya idinko so kobaya ma dama aad barnamij latimadeden wiliba ay jiran kow1 ilaa 189 isbuuc welba la idin dhgeysto hiigsi bulsho kicin oo wanag kusaleysan insha allah madama ey Bulshada somaliyed inta badan idin dhageysato booska Run shega Halkisa kawada kuna Ziyadiya kicinta dhalinyarada madama ey umada somaliyed 85%dhalinyaro tahay wada salaman tihin Ali & yasin

    • @muktarmuhumed5911
      @muktarmuhumed5911 4 роки тому

      Cali xaraare iyo yasiin ducale wan idin salamahaya salan kadib kaftanka siyasada aad ban ugu xidhanahay waxan kaga xidhnahay wadanka canada horey usocda mudanayal horjogayasha maamulgoboleedyada waa viruska umada somaliyed wana caqabad uguwayn fadaral kusheegu ee haysta umada somaliyed umada somaliyed illahay hagaransiiyo qaranimada

  • @yhilafaisa5372
    @yhilafaisa5372 4 роки тому +4

    Parlimantiyada Somaliyeed waa ku aduunka ugu xun!

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 роки тому

    Reer jubba dhirtiina badbaadsada hadiii kle duufaano badan io abaaro udiyaar noqdo

  • @abduuhaliim4988
    @abduuhaliim4988 4 роки тому +2

    Yaasiin Xoor wnku slmyaa

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 4 роки тому

    Dani gudoomiyaha waa inu shaqada ka fadhiisiya ka dib xeer ilaalinta dacwad ha ku so ogaan si maxkamad cadaalad la horkrena

  • @abdishakurhashi7187
    @abdishakurhashi7187 4 роки тому

    Waa rag xoolahooda lagula dagalamaaya. Lkn xawyanada shacabka shegtan oo qabil un udawa taagan waxanan ka ahen qabiil anan aqoonin xata xolo hadi ladhaho isku qabila tahin kudawa sujudayan ayagoo gajaysan oo waxa u ugu jira adan ogeen xata qaxooti asogoo ah ok rag Korcad wadan koda dhistay so dhaweeyeen biniadamimo ah ayago meshas joga ayay qabiil ukala fadhiyaan

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 4 роки тому +1

    Yasin Ducale tartanka bidarta waa laga qaday

  • @HomeHome-bj7mx
    @HomeHome-bj7mx 4 роки тому +1

    Soomaalaay tolaay oo tolaay oo tolàay oo tolaay carab ayay lacag ayay ka paadanayaan oo ay wadan koodii u duminayaan

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 роки тому +9

    Saan. idiin. Jeclahay 😘

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 4 роки тому +1

      Jawahir Abdi hhh naa miyadan jacaylka haysan dee aanu is yar jecjeclane hhhhh😁

    • @luulali3070
      @luulali3070 4 роки тому +1

      Kkkkkkkkk shukansi iga dheh.🤣

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 роки тому +1

    Kufsigu wxuu kamidyahy cudurada faafa marka uhorraysa meel kasoo shaacbaxo hadaan laxakamynna wuu siifidayaa
    Waa markii iigu horraysay een kiiskufsi goboladas sanaag bari kamqloh moogi awal in la qarinjiray oo gabdhan ku dhiiraty io inkle lkn reer sanaag waxaan oranlhaa dulmi hakaydsanina ninkaa cancerka ahna iska khaarajiya oo sharciga marsiiya hadi si gabdhihiina kle u badbaadaan

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +7

    Yaasiin haye haye😂😂😂

    • @luulali3070
      @luulali3070 4 роки тому +1

      Yasiin cade.👌hayeeeeeeeee🙋

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 4 роки тому

    Cali xaraare iyo yaasiin ducaale. Qosolka yaasiin ducaale waa maakhiri. Cali xaraarana waa reer hargeysa.

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 роки тому +1

    ilma Adeerayaal. Mar. Yaa. idin. Arka. Live

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon555 4 роки тому +3

    Yaasiin codmacn buuleyahy

    • @luulali3070
      @luulali3070 4 роки тому +1

      Yasiin inabti manshallah manshallah.🙋

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 4 роки тому

    Dalkii waa la shidey. Axmed Dhuxulow iyo Kenya

  • @mohamedali-kh7pd
    @mohamedali-kh7pd 4 роки тому

    reer shiikh isxaaq ban layabaa anigu waxas puntland jubaland fadaralka wax laga sheegayo ma arkaan marka soomaliland wax laga sheego waa so wada qaylinayan sidi inay somaliland dadka ka xigaan war cadi iska dhiga wuxu waa kaftan melna la dayn mayee

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 роки тому

    CIA,MI6,UNSOM,AMISOM are ALSHABAB's.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET(Erey bixin cusub ooloo sameeyey ISIS ka dib markii laysla fahmay waxa loosoo gaabiyo xuruufta I.S.I.S.)FAHAMTU SOMALIYEY!!!!

  • @badrahusen8324
    @badrahusen8324 4 роки тому

    Sxb maxaad uga hadli wayday
    Alshabaaka laxukumad
    Dilaaga naxariista daran ee ilka case

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 роки тому

    Mar. aan. idin. Arko pls

    • @Omarmohamed-yp1ev
      @Omarmohamed-yp1ev 4 роки тому

      Kwrn wll hadaan anigu shaafto kugu qabto jeegada kaa qabto oo qaniinyo iyo shaafto ka dhacdo🤔

  • @jebiyechannel9817
    @jebiyechannel9817 4 роки тому

    Kaftan xiiso badan baanu Rajayn

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 4 роки тому

    asc ragaas hadii lamariyo xaqii Caaisho ilyaas aadan ay ugeysteen buntilan iney hagaageyso dumarka danbiga loo geeystey hala soobadhigo oo dhibka loogeystey in islamarkiiba waain Lameermariya

  • @abdikaderali9821
    @abdikaderali9821 4 роки тому

    Yasin iyo ali daad sharaf mudaan

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud 4 роки тому

    Cali arimaa kufsiga inaga hubiyaa . Dad meel hakaga dhicina

  • @jamalaar3121
    @jamalaar3121 4 роки тому

    Ali harare iyo yasin well come

  • @museqazali9578
    @museqazali9578 4 роки тому +1

    علي حراري و ياسين دعالي : السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Ali! Sxb waxaad ka sheekaysay Suldaan Qaabus Allaha u Naxariistee, waxaanad sheegtay in dalkaas uu ka hayey xilal fara badan, wxaa ka dhintay 5 nin ayaa tidhi, hadana waxaad ka sheekaysay Madaxweynaha Ereteria oo wareeriyey Dalalka jaarka ay yihiin dalkiisa, lkn labadaa sheekaba iyo kuwa lamidaba markaad dhamaysay waxaan jeclaan lahayn inaad raaciso midkasteba, shèeko halqabsiya oo kujirta dhaqankeena, sida intabadan ay sameeyaan odayaasheen soomaaliyeed markay arkaan ama ay maqlaan amaba ayagu kaaga sheekaynayaan ayey hadana ku lifaaqaan sheeko hore oo dhacday, dhowr mar adiga laftaadu waad samaysay sidan, ,( Sheekadii Orgiga, ee la isku dhiibay dabadeedna bakhtiyey, oo aad ku matashay, sidii uu Siiilaanyo ugu dhiibay Xukunka Muuse Biixi , ) waad mahadsantihiin.

  • @luulali3070
    @luulali3070 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk arjan .🤔.ma jinbaa maxuu yahay.magacani???????????????????????????????????

  • @yucubmedia9030
    @yucubmedia9030 4 роки тому

    Cali xaraarow dee walina doobbaad tahaye sxb gabadhan jawahir ah agah

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 4 роки тому

    Dadka soomaaliya hor socdaa ma waallanyihiin maalintaan qabsaday ayaan u dabbaaldwgaü

  • @abdisamadjaamac962
    @abdisamadjaamac962 4 роки тому

    Soomaali loo heshìiyay lkn iyadaa la isu adeegsaday

  • @asadhassan5502
    @asadhassan5502 4 роки тому +2

    Xaraare ceel bay kaaga dhacday CCC odayaasha isku jifo maaha ee warka tifaftir

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 роки тому

    Malinta qayamo xagge tagayan jaad bey iska badiyen iyo qamri markas bey dumarka ku weyraxan balbalar deni wax u ka og yahay ma laha imarat buse og yahay

  • @abdirisaqhasan1218
    @abdirisaqhasan1218 4 роки тому

    Aliyoow amaay arajaan amaay waxa kale la imaadaan markaay lacageestaan

  • @HomeHome-bj7mx
    @HomeHome-bj7mx 4 роки тому

    Axmad dhuxul dhirtii uu dhameeyay

  • @abdiguled4766
    @abdiguled4766 4 роки тому

    Xuquuqda dumarka wa in loogu horaysiya dhinaca puntland kufsiga ku badan yahay

  • @wawabariwawabari4391
    @wawabariwawabari4391 4 роки тому

    Ali&YACIN asc

  • @xaawomaxamed7158
    @xaawomaxamed7158 4 роки тому

    Cali harare haddii aan siyaasi noqdo i always keep my mouth

  • @hassanabdourahmandembileha6827
    @hassanabdourahmandembileha6827 4 роки тому

    Asw
    Ali iyo yaasiin
    SANAAD wacaan oo wanagsan 2020
    Hassan Abdourahman
    JABUTI

  • @maxamedabdiqadir21
    @maxamedabdiqadir21 4 роки тому

    Waa idin salamay Alli iyo yasin

  • @jacfarabdi8637
    @jacfarabdi8637 4 роки тому

    Kada mdx weynha ceebta ale kuma cebeye

  • @abdifatahali1467
    @abdifatahali1467 4 роки тому

    Sabtida kadhiga malinta barnamijka aad soodaysan maxa yelay isniinta dadku way shaqeyan