Asc.wariye cali xareere maanta waxaa ma ahayn gaftanka siyaasada ee sidaa hor dhaca noogu sii sheegtay ba ee waxay ahayd (itus oo itaabsii) caliyow adaaba dab yar shideen intaa oo xog sidaa u soo ururisay anigaa waxaan is dhahay amaaba cali xaraare aaba uqalmo in loo magacaawo taliyaha nabadsugida mhadasanid wariyahena baarakalaah
Ali hararow wax ka haboon in aad dhahdo madaxwaynha jabuuti ayaa diidan somaliya in ay dagto dalka iyo dadka jabuuti somaliya in ay dagto wax ay ka jecelyihin ma jirto wana dad dhalasho diin iyo dhaqan af intaba naga dhaxeeyan intaasi wax iga tahay sixid hadalka
@@badrimusefarah6337 badrow war dee wxa la idinku oga inaad siyaasada iyo meelaha qaldan noo sheegtaane dee ma comentigii bad xta wax ka saxaysaan Wan kaftamayaaye Badroow salaan iga gudooma adiga iyo cali
That's the reality of SOMALIA The Past 20 years on going Somalia political arena with out respect FARMAAJO and FAHAD the most SYLISH LEADERSHIP supported by whole SOMALIA around the global
Scw.war caloow waxaa soo jeedin lahaa inta àan mansab siyaadeed qofna loo magacaabin in dib loo dhaqanceliyo dhanka siyaasadda ٱعادة التثقيف في الشؤون السياسية.
markaan soo dhageystay wareysigii fahad yaasiin eee geyland media, ayaan dib u daawaday barnaamijkaan kaaftan siyaasada oo hada ka hor aan dhageystay lakin cali xaraare waa nin bax badan og.
Wallaahi Fahad yaasiin waa libaax soomaaliyeed Rabi ha xiftiyo aduunyada Iyo aakhiraba
Mashaalah Cali Harare waxad ku mahadsantahay Xawiqada iyo Baranamijka sida iskugu begtay
Masha Alllah Cali xaraare iyo Badri Muuse aad ayaa u mahadsan tihiin khayr alla haidin siiyo
Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya Imaaraadka Jabuuti iyo Masar iyo qaarkale
Mashallah waxaad tahay haldoor Soomaali badbaadiye ,Allah ha ku xifdiyo.
Mr Ali Haraare
Thnx warar hufan mar walbo
Dhal gobeed ✌
Ilahay ha ku barakeeyo cali xarare
Aad baan ugu faraxsanahay in soomaali fahamtay Ismaaciil Cumar Geele.
Cajalada sirta ah ee laga duubay dhagayso waad yabi wuxu ku hadlayo
Guuuul cali wanaga aad noo sheek tid ee arak tidaada wanaagsan somali ha israacdo
Maanshaa Allaah! Waxbadan baad ogtahay da,daa u sabab ah iyo waaya aragnimada waqtigeeda Allaah ku gaarsiiyay. Dhexdhexaad nimada ku dadaal waligaa wixii aad saxaysana ku sax Asluub iyo ixtiraam dhanwalba ah Iinshaa Allaah.
Masha Allah waxad ka hadashay warka dhabta ah Ee guul iyo gobanimo Somalinimo Ayaan kugu tagera Cali xarare
Asc Ali Harare Afku kuma Go’o.
Ilaahay ha ku Xifdiyo.Aaameeen
Aaaaaamin Aaaaaamin
Hawiye dameer halkuu joogo makhayrbAyala.xasan sheekh wuxuyidhi anu kolkaan maqlo qarax baakadhacay nayroobi waanka naxaa laakin muqdisho waacaadi
asc wll cali Harare waxaan alle kaaga baryayaa inuu ku dhawro cimrigana kuu Siyaadiyo keep going ayaan ku leeyahay caasha badhi iyo qorato waa laba xamaarato oo kala duwan kalana wayn
Edaysane ladhaho inta arinkagu dhinac udhacyo dalka haka bixin banu arki jirne rooble lahelow mawuxu naleyahay 2021 fahad wa danbile hadana wadan ka yusogalin wxaas dadba garab kusinayo ayago ujeda xaqa ilahey haso hanuniyo dadka sixun ufekerka bate
Viva Nabad&Nolol🇸🇴✅
Waxaa soo Fidbaxdey in Rooble uu Arinta Ikram ku lug Leeyahey
Wariye cali xaraare iyo badri thnk you so much and well done 👍
Mashalah cali iyo badri alow idin dhowr wan iniku faana ruunti
Masha allaah reporter Mr ali run sheeg good luck 👍
Mudane Madaxweyne Farmaajo insha Allah markale kuso noqo, ha naxeen oo nafta hawayen cadawgade.
Masha.alaah ustaad fahad yaasiin xaaji daahir
Masha Allah Cali Xaraare Geesi Runsheeg Aha
Adiguna Sidoo Kale Gabadh Run sheega
Salaam kadib
Rabigaa
Kaga Cabso
Walal .Malada
Ama Qiyaasta
Waa Laga Fiicanyahay
Fahad Yasin is the security advisor of the President of Somalia 🇸🇴 🙄 👏
Masha Allah Ali harare gesi gesi dhalay wlhi o runta Ka hadlo libax horay u soco marnaba haka amusin inad runta iyo waxi jiro ad bananka kento
Waa Runta Sheegey Walaahi
Masha Allah wan kahelaa falaqeynta siyaasada
Legende Fahad Yasiin xaaji
Guuleeyso
First person watch this video
Kii 2 aad
Waa 281 ilaaxigaa waandawanayay barmaamushkan malaaxuquuq ayaaban kuyeeshay tv markaa saaxiboyaal bal mar igucasuuma tv
Masha allaah keep going K&S, viva Nabad iyo Nolol
Asc.wariye cali xareere maanta waxaa ma ahayn gaftanka siyaasada ee sidaa hor dhaca noogu sii sheegtay ba ee waxay ahayd (itus oo itaabsii) caliyow adaaba dab yar shideen intaa oo xog sidaa u soo ururisay anigaa waxaan is dhahay amaaba cali xaraare aaba uqalmo in loo magacaawo taliyaha nabadsugida mhadasanid wariyahena baarakalaah
Ali xaraare waa suxufi calami ah alaha ku xafido
Wa suxufi dhinac u raran
Hooyadii ayuu suxufi u yahy muu iska dhoho tvga qlabyalada darood muxuu boorka iskugu qarinayaa qabyalad iyo qaylilaad ayaa looga ceriyey bbc doofaar ma daaihrsamo
Ali hararow wax ka haboon in aad dhahdo madaxwaynha jabuuti ayaa diidan somaliya in ay dagto dalka iyo dadka jabuuti somaliya in ay dagto wax ay ka jecelyihin ma jirto wana dad dhalasho diin iyo dhaqan af intaba naga dhaxeeyan intaasi wax iga tahay sixid hadalka
#Fahad yasiin ninka kaliye e cadawga Somalia io kuwa dabandabiya qaran labaxay e kagacabajiyy🥰🔥🔥
Watageeraa labad wiil runtii barmaamish macquul ah ayeey sodayan i really like it
Cali Xaraare Qabyaaladii oo qof ah
Ha karaamo Seegin Farmaajo wuu ku daayaye
cali xaraare iyi badri wale dhabta ayad ka hadashaan alle haydin xafido ,,,,,,,,,,
aad io aad ayaad umahadsantihiin
cali io badri👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ali Xaraare iyo Badri Koosaar wan idin salaamay
OMG.nocas bah isku shegayah mucarad isku shegayah qurun
waxaa wanagsan in jelkah lagu ilawoh nacas bah mucarad isku shegayah
Kkkkkk sorry my name is badri muse farah sorry sxb
@@badrimusefarah6337 badrow war dee wxa la idinku oga inaad siyaasada iyo meelaha qaldan noo sheegtaane dee ma comentigii bad xta wax ka saxaysaan
Wan kaftamayaaye
Badroow salaan iga gudooma adiga iyo cali
Wan idin salaamay Ali Harare iyo badri Muse
Ali harare iyo Badir Muse waad mahadsantihiin Gunaanadkii si fiican ayaad ulahadashay soomaalida aniga xagayga waad iga gadantihiin
Cali xaraare iyo horfadi madia aad baan ujeclahey waxaana ku jeclaaday runta ilaahey ha xafido
Ma qabyalada ayaad ku jeceshahy ileen waa labo laangaab oo wada cuqdadeysan oo qabyalad dishay hadana boorka isku qariyo
Wacadaw Ga ilaahaw iyo cadawga umada soomaaliyeed weeye Mr geele shartaada Rabi kugucele
Aaaaaamin Aaaaaamin
Halkan waxan ka salamaya somaliweyn meel ay joogtaba inta samaha jecel.
Adiguna Waan Ku Salaamey.❤️
somali american tv waxaa leh umadda soomaaliyeed,from cadaado galmudug
Guulayso wariye ali xarare iyo badri
haa axb Sare waan leehay murqa xanuun ee ii soo dir plse halkaninwaa germany
Number One news in somali
Dhibka soomali haysata waa daciifnimada NIMAKA SOOMALIDA ALLAHA SAHALO WALIGIINBA SAASAAD AHANYSAAN
*Aniga oo **#KAMID** ah ayaa taas kugu raacsan waliba Reer **#MUQDISHO** waayo 31Sano ayy ilbixi layihiin*
Kaftanka siyaasada wan daawada wanku xiranahay waaa mahadsabtahay cali xaraare iyo Badri muse
Maan sha allah Ali Harare iyo Badri Muuse 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
😊
Mashaa Allah wallaahi cidii Rabi cisaynaayo Mr geele kalama tashanaayo
Cali xarare walalo
Idacadaha waxey shegayan
Fahad inuwili Iman muqdisho
Xaged kasoxigatay adiga
In umuqdisho imid
Kkkkkk walaahi arinkaa jabuuti waanlayaabay caqligooda
Waxee ka baqayaan awooda somalia waaye wa macquul inee hadi dowlada ee sii awoodeesato wala faragalin doona
waa 99 xildhiban
Warniga Mogadishu ma imaan ee wa jabuti
Mashallah somaliya haa nolatoo
Xaqiiiqada ayaad soo bandhigteen: Keep going
Side ku ogaatay in xaqiiqada la bandhigay?
Kaligii taliyaha geelle waa ninka keenay 4.5 ummada soomaaliyeed lagu kala dhantaaley waa daalim ALLAH ka jaaziyo eeyga
Xog ogaal cali xarare guulguul geeshka somaliyed iyo dawlada ciidamada qaranka guul farmaajo guulguul cadawgiisa ha jabo.
Horta ilaahay baa inaga oog siday wax u jiiran lakiin kiiska ikraan waxbadan baa ka qaaldan
Ali Xaraar Aad ayn ugu farxsanhy Runtaa Kahadshey
maashaa allaah guuleysta oo waligiin gadaal hamarina
That's the reality of SOMALIA
The Past 20 years on going
Somalia political arena with out respect
FARMAAJO and FAHAD the most
SYLISH LEADERSHIP supported by whole SOMALIA around the global
Benale tuugo qabiil ku tageere Mel fadhiso
Waar ninkan ha la waraysto waxbadan ayuu og yahay laascaanood wax badan ayaa lagaa waydiin macalin
Waar ninkani walee ma dhawa
Wallee kan cid maxkamabad la korta ayuu wayay adigaa cadeyn cida igu xigta ee wax dishay
I do agree sir
Asc caliyoow waxsan joognas uganda mana naqaan meel aan udoonano safa vream rr na soo sii telkeda haday joogaan
Xiligaasan u soo jeedaa kaftanka siyaasada wakhtiguna waa 3 habeenimo
War isku sacaad ma tahin USA joga kkk
@@mohamedali-oz7gp kkkk
@@mohamedali-oz7gp wàa 4:10 iyo eedankii subax hore 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from borama 😂 😂
WCS WALL Cali HARARE IYO BADRI MUUSE SALAN SARE ❤️👋
Cali xaraare sxpoow wlhi shaqadaan shaqo kale ka raadso
Adduun iyo aaqiro kala padane.
Ma Daarood nacayb baad puntland ugu dhagantahay Ina Ali abdi hararow
Asc caliyoow cawada waxaan ku leeyahay wax dheef dad waa wareeriyay +qabiil
Scw.war caloow waxaa soo jeedin lahaa inta àan mansab siyaadeed qofna loo magacaabin in dib loo dhaqanceliyo dhanka siyaasadda
ٱعادة التثقيف في الشؤون السياسية.
Masha allah Ali Harare wa geesi allah kuxifdiyo
Alloow yaan idin weynin inta siyaasada xun soomaali ka jirto ileen toos ayaa ku ifisaaaan.
Yaasin ducale inshalaah next week ayuu imanayaa
Subxanlaah bashiirgoobe ciidanba inloo dhiibo maheyn haloo dhiibo tiyatarka qaranka
War waan aaambaday muddo bilo ah star warkii yaad iga daba gayseeen mahasanidiiin
Hhhhhhh star war kii dhinac uga leexo yu san kugu dhicin 🤣🤣🤣
aaway fahad aniga waxaan kumooday qof xaqa kahadla beentaada hada intee uu joogaa noosheeg bal balaayadanbe hakudawata
Haweye nacayb ku haduu kaa bato waa iska sidanoo kale..
Dadka muxuu u haystaa Adeer waanu kaa horaynaa
Wlh wad aragtay waxa uu u haystaa dadka dhan in ay yihin ilkayar iyo laangaabayada uu ka dhashay laabgaan ciilan oo nafisaya waye hawiye neceeb ayaa intaas ka keenaya
Sxb I'm in jigjiga Ethiopia now
Bedriyow sxb waa iga talo e ninkaa Ali Haraare karaamada ayuu kaa qaadayaa ee mar dambe hasoo ag fadhiisan Plz
Thank you sxb hoyada baa dhiimataye Ethiopia sxb
@@badrimusefarah6337 Illaahay haw naxariisto sxb
Djibouti ka FOOJIGNOW...Jibuuti waxay ka DILAASHA Somaliya iyo somaliland!!!
Dabadhilif Rooble waa in maxkamad lasootaago waa Dabadhilif ushaqeeya Kenya Imaaraadka Jabuuti iyo Masar iyo Qaarkale
Yuusan ku wasin faqash ku dhalay wase
Ali xaraare iyo badri muuse laba weriye oo caalami ah GuuLaysta weligiin
Jabuuti waa meshay soomaaliya ka degi weydey
Ali ilaahey khar ha kusiiyo✋🤚🏼🤚🏼✋🤚🏼🙏🙏🙏🙏🙏
Kaftanka siyaasada marku soo dhaco koobka shaaha ah waan soo diyaarsada caawo ilaa 3jeer Ayaan google gareyay 281 waan sugi la,aa
Sidii bun camal uu ii qabtaa maa na leeda
Djbuti dad waangsan baa ku nool
Ismaacil baa noo cadow ah
Acuudi bilLaah mina’sheydaani rajiim war odeyga bashiir goobe la’dhaho ha’loo dhiibo hobolada #Waaberi halkaasuu ku’fiican yahay
🤣🤣🤣
Canada 🇨🇦 away dawadii ali harare please
markaan soo dhageystay wareysigii fahad yaasiin eee geyland media, ayaan dib u daawaday barnaamijkaan kaaftan siyaasada oo hada ka hor aan dhageystay lakin cali xaraare waa nin bax badan og.
Good Job Cali and badri
Aniga miyaa mise waa sikale, Villa Somalia maa inta usoo wareegtay? Dhib malehan wixii xafiiska madaxwynaha xilgaarsiinta ah kasoo baxa halkan aan kala soconeyna hada kadib.
Wa laangaan cuqdadeysan dad ayuu qabyalad ku caynayaa asagaana qabylad socoto eh bal nacaskaan yaa ka aqli xun
HHHHHHH
Bashiir Goobe WA FASHILMAY XAQIQA
Uma qalmo waa runta laakiin nin walba meesha uu ku fiicanyahey hadii loo dhiibo wax ma xumaden inta badan.
asc wll cali Harare waa iga codsi haday suuragal tahay inaad Barnaamijkan nooga dhigtid Todobaadkii laba jeer 7/2
Mr Ali Harare " God pleasing you " Runta ilahey ayan ku jeclahay " SOMALI AMERICAN TV
Mansh Allha Cali harare run shegye
Best week for kaftanka siyaasata
Bashiir gobe waa sakartii imaradku mupdisho u joogtay
Waa munaafaq Allaahuma inaanajcaluka fiinaxuurim wanacuudubika minsharuurihim
Asc Ali xarasrow inadeerow sawa’s ii soo diri please
Wallaahi Mr Rooble waa isku xaaray lamood noqonsa wayeday
Ali Harare fadlan ii so dir telephone ka DAAWADDA Jilbaha ee safa ee London way si fiican lo ma arko khadka muuqan . Waan kaaga mahad celinayaa .