Astaan tv waxaan ka codsanaa iney suaalaha hore khafiifiyaan teeda kale suaalaha waa ineey u Bataan wadanka dhaqanka taariikhda diinta. Yurub iyo america ma loo baahno.
House of Cards 3 waxa la hawl galiyay Febraayo 4, 2014. Netflix waxa ay sii daysay gabi ahaan February 27, 2015. Xiliga la howlgaliyay ama la shaaciyay iyo xiliga tv-ga lagasiidayay labo ayey kala yihiin ina fahantay filaa👍
Second question is absolutely wrong. K2 mountain lies between Gilgit-Baltistan region of Pakistan and Trans-Karakoram Tract, Xinjiang Uyghur region of China.. Not India And China. The Correct Answer should’ve been Pakistan and China which unfortunately wasn’t there..
War dadka qalqalka ka daaya halmar hada dhahdo mahubta oo qofka haa ku dhaho udaya maxa yeelay marka ku celceliso qofka wu qalqala si kaste ee suasha u garanaayo gabadhi haben hore waxan u malena in qof kamida dadka barnamijka so diyariyay in u watay jwbteda marke qalad tahay lee loogu celcelinayay in ee ka fiirsato hade saxdo shaki mala galineenin
Astaan tv waxaan ka codsanaa iney suaalaha hore khafiifiyaan teeda kale suaalaha waa ineey u Bataan wadanka dhaqanka taariikhda diinta. Yurub iyo america ma loo baahno.
Masha allah hambaliyo wllkyga aan jeclhy waa ku ogaa geesigena 🥰guulo bdn kuu rajeynaa inshaa allah 🤲
hambalyo walaalkey Ibrahim waxaan kuu rajeynayaa nasiib wacan 🎉🎉❤❤❤
Ramadan Mubarak ✋❤
M.a Ibraahim degenaan saaida iyo aqoon ba ka muuqata wuuna uqalmey heerka 3aad Dhib sea maleh nasiibka meesha ku jira
Masha allaaah wiilkaaan o barnaamijka daadihinaayo wuu Qurux bdnyhy 😊
Masha Allah ❤👍👍👍👍
Wcs masha allha tabarikllha ramadan kariim ❤❤❤
Maasha Aallah
Walahi gabadhi xaley m. A
Q2:K2 is located between pakistan and china
Q5:House of cards season 3 was released in 2015
House of Cards 3 waxa la hawl galiyay Febraayo 4, 2014. Netflix waxa ay sii daysay gabi ahaan February 27, 2015.
Xiliga la howlgaliyay ama la shaaciyay iyo xiliga tv-ga lagasiidayay labo ayey kala yihiin ina fahantay filaa👍
Waa runtaa ²daas su'aalba waa qaladna, anoo isleh wuu kacayna inanku ayaan arkay isaga oo guulaystayna.
Gawadhi xaley jawabteeda (C) ayey u badneed
Gabadhii xala faraa kuduugneyd lkn waxaan sugnaaba waa inta dambe ee Barnaamijka iyo Bisha❤
Maxaa ugu shakisay neh ?abaayo🤔
Gabadhii xalay dee jacaylkeeda usii qishay su,aalaha filayaa😂😂😂
Dumaroow wax isku ogolaada .Maasha'Allaah udhaha .
Gabadha earphones ugu jiray umlyna ani sidaas uga shakiye 😂
Qofki nasiibkiisa iyo aqoontiisa meel ku gaara wax muu qishay layaab! Su'aalihi lawaydiinayay illaa xad way fududaayeen.
china iyo thailand xuduud maka dhexeyso
hindia iyo china xuduud maka dhexeyso
mise anaa qaldan
Subxaanallaah Allaahu Akbar Illahay ba waa waaxid maahmaahdaan ilma saxna
Inkastoo suaaalo adag igu so aaden hadana nasiibkyga intaas ahaa
hambalyo hambalyo bro
Hanbalyo wll waa dadashay suala adkaa aniga waxa ka walwalsana 200ina weyso waba nasiib hada heshay
manchester oo aaqir saac goal ka dhalisay barcelona cmlaa u dabaal dagay wareega koobaad markaa kasoo gudubtay legend aquuyaa ustaad chicha
Hamplyo bro chicharito✊️
Gabadhi xalay wa kashakiyay😢
Ani xataaa 😂😂😂
Swir muuqda su al ka dhan
Masha allah guuleyso❤
Asc suaasha jawaabteeda waa qalad k2 waa karokaram waana kashmir qeybta bakistan
War aniga ninka barnaamijka hogaaminaya ayaaba iga soo kor booday war alle ka baq dadka ha qalqalgelin u daa number kay qabsadaan
Waa runta wlhi ani xataa waa igasobooday wiilkii sanadki hora laqaatay kan waraa dardaray
Wlhi wa runta
Su'aalihiinu waa qalad.
War horta waxaan ma su'aalaa marka tartan aqooneed baa lagugu waydiinaa film goorti lasoo daayay iyo cayaaro waaba marka aan barnaamijka ku caajiso.
k2 waxay u dhaxaysaa Kishmir iyo China, fadlan suaalaha iyo jawaabahooda in layska hubiyo ayay ku fiican tahay?
صلی الله علیه وسلم
Astaan waxaan su, aal maaha gaar ahaan tan 5aad ee ibrahim laweydiiyay uu ku hellayay 200$,
marka saan waa xujo maahin aqoon kororsi .
Second question is absolutely wrong. K2 mountain lies between Gilgit-Baltistan region of Pakistan and Trans-Karakoram Tract, Xinjiang Uyghur region of China.. Not India And China. The Correct Answer should’ve been Pakistan and China which unfortunately wasn’t there..
House of cards sanad u sobaxay waa 2013 Ramadan Mubarak all brothers ❤️🙏
Salaan sare qeybta 3aad February 4...2014 ayey Soo baxday
It is 27/100
The first 13-episode season was released on February 1, 2013,
Astaan fadlan iska soo saxa.
Suasha la waydiiyay waa “season 3” taxanihii sedexaad.
K2 mountain waxay ku taala border ka u dhaxeeyo Pakistan iyo China wax iska saxa
PakisTan iyo china waaye suaasha saxda ah
Ma is dhahdeen sualahii xalay ad ayey u sahlanaayee marka loo eego …….
Nasiib waye wariyaha xata asaga maso diyarinin qof kasta sualaha kuso ado wa nasiib
Qofty xalay kalsoni said aah ka muqatay...1986 world Cup qaranka qaday fursad xiita loma istiicmalin hooray laga sheegay😂😂😂
Barnaamijkan mid horay loo duubay baa mise mid live ah waaba kala garan waaye 😂
Hora lo dubay hada wa laso deynaya se ila tahay
Imikaa ladubay waayo wuxuu yidhi ciidi baa soo dhaw waa imika san filayo
@@filsanahmed5395 maya horaa loo duubay
K2 india shaqo kuma lahan pakistaan
Anaaba yaaban
Wcs wrb
Yaa yiri waa Maadays Aduunyadu waxaa sameeyay Xasan Ganeey. Maadays waxaa iska lahaa oo sameeyay Maxamuud Cabdullaahi Sangub Baranaamijka dadka soo diyaariyay baa qaladka iska leh. Sugaanta cayaarta ka dhaafa
Qoftii Ayaaa mesha fadhiso kwrn 😅
China iyo Pakistan waaye su'aasha 2baad jwaabteeda see cml🤔
chichariito qaahiraa kasoo salamoonaa aniga shamso lol nabi qadaroow
K2 waxay ku taal
China iyo Pakistan cida soo diyaarinysaa cilmi ha ku darto su'aalaha
War dadka qalqalka ka daaya halmar hada dhahdo mahubta oo qofka haa ku dhaho udaya maxa yeelay marka ku celceliso qofka wu qalqala si kaste ee suasha u garanaayo gabadhi haben hore waxan u malena in qof kamida dadka barnamijka so diyariyay in u watay jwbteda marke qalad tahay lee loogu celcelinayay in ee ka fiirsato hade saxdo shaki mala galineenin
House of cards season 3 2015 wye
Ma'ahan 2015 Waxa waye Marki Netflix lasoo galiye but Asi 2014 sobaxay Tv America laga dawaday😊
K2 pakistan iyo China
Gesinimo
Waxey ku taalaa bakistaan iyo China
12:27 No Qalad Waye idinkan Dadka Qaldesin K2 Waxee ku Talaa "pakistan " Qofki Raban Google Hakaso Fiiriyo😂
Astaan Waniga Diiday jawabtan🤚😂
Pakistan iyo india wakla goeenee amee dhul la isku heesto thy meeshay ku taal 🤣
@@iqlazinhotube8635 k2 waxe ku taala xuduudka u dhaxeyo Pakistan iyo China Google ka fiiri hada rabto
Gabdhi xalay jecelked miya usi qishay sualaha astaney 😂😂😂
A
3years baan lasocday sorry lkn bosaso jooga aad baan u jecelahay in aan kaqayb noqdo
Taxanuhu 3aad waa 2015
Haaa😟
Google 2014. February inu so baxa ku qoran
@@tushinaali2895 maya sxb February 1 2013 aya ku Qoran sii fiican u fiire
House of card waa 6season 2013 Waaye 😂
Waaba yaabay ani xataa 😂
Inaan kaqaabqaato hadaanrawo see ooga qeybgalikaraaa
Is Og C
Weer heedhe wa maxay afka qalad ee laysticmalaya me soomaligi
B T J X 😡
A