Riwaayada Boobka Dhulka | rer garowe Maxaa Kala Haysta | Riwaayaddii Ugu Qosolka Badnayd 2019.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2019
  • SHARE, COMMENT, LIKE AND SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 84

  • @mukhtaarhusseinaden619
    @mukhtaarhusseinaden619 5 років тому +24

    Hore u socda reer garoowe one love from burco

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel  5 років тому +12

    Waa Mahadsantihiin Asxaabta Iyo Tagerayasha Qaligaa waatan Riwayadi cusbeyd anaga sugeyseen parts badan bay leedahay la socda
    Fadlan Subscriib saar
    Waxii Fariina Comantiga Noogu Dhaafa Mahadsanidiin

  • @fosiaabushacar437
    @fosiaabushacar437 5 років тому +3

    Ilaahey ha idiin fuduudey waan sugeynaa riwaayado badan. Ilahow sii cimri dheer cibaado suuban waa riwaayada fiican oo runra ks hadleysa aaaaammmiiinnnn

  • @saadizalpha7448
    @saadizalpha7448 5 років тому +2

    Opppppp waa riwaayad laga shaqeeyey ader horay usocda

  • @mustafeqaranka879
    @mustafeqaranka879 4 роки тому +1

    Xuseen mataaan macalinkayhii hore

  • @abdirizakzaacid3311
    @abdirizakzaacid3311 5 років тому +3

    Wllhi waa riwaayad xaqiiqda katurjumaysa waana wacyigalin loobaahnaa

  • @ahmedabdirahman9295
    @ahmedabdirahman9295 4 роки тому +2

    Hore usocda reer garowe dad aan kufaano zxbayaal💋💋💋💋💋💋😂♥️♥️♥️♥️😂😂😂😂

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 роки тому +1

    Gabadhan ahaaan dibad ahaan kkkkkkkkkk 😂🙌 😂😂😂

  • @cabdulahimaxed9710
    @cabdulahimaxed9710 5 років тому +1

    ilaa reer garoowe waa reer waqooyi waaidin salaamay reer buntland from muqdisho

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 роки тому +1

      Hhhh mye wll reer waqooyi mabihin lkn lahjadeenu koonfur iyo waqooyi by udhaxyza

  • @ciiseciise3214
    @ciiseciise3214 5 років тому +1

    Bro horay usocda wax khaladan igama muuqdan wa top dhinac kasta 🙏

  • @Updi7079
    @Updi7079 5 років тому

    maxamed cabdulhi sancad
    lpx lpx dhalay keep going

  • @ilyare99s
    @ilyare99s 5 років тому +5

    Booskaas hada ay taaganyihin anaa iska leh armay hadhow dhahan waabaan riwaayadaha ku jili jirnay

  • @gkoleey3592
    @gkoleey3592 5 років тому +1

    ileen ragu gacmaheey iska shumiyaan Somaliya, waa dad daacad ah maashaa Allah >>>1:07

  • @shafiefarah4410
    @shafiefarah4410 5 років тому +2

    Riwaayad cajiiba weeye lakin waa in wax laga qabto dadka waxaas sameeya,wacyi galin.

  • @thesulebanfamily310
    @thesulebanfamily310 3 роки тому

    Waa waxey garooowe dhismaheyda la istaagtay shame no city councils and rules, qurba joogtaa lagu dhacaa soomalia oodhan, never buy a land in Somalia if ur not there and with your close and respected family member.

  • @mohamedabdirazack4853
    @mohamedabdirazack4853 4 роки тому +3

    Foolxumadaa in bulshada loo soo bandhigo oo lacadeeyo waa arin aad u wanaagsan

  • @sacdiyomoha7185
    @sacdiyomoha7185 5 років тому

    Hhhhh gabar ahaan gula ahaa

  • @zeanfarah1654
    @zeanfarah1654 5 років тому +3

    Mayar libaax kabeeye😂😂😂

  • @mohamedabdirizaq4372
    @mohamedabdirizaq4372 4 роки тому +2

    Hhhhh garowe bosaskeeda lma goyn kro waa magalo kobka shahaa 3dollar lgu cabo qaaaaliiii wy dhfty

  • @mashaallhfilmkaancaadimaah8689
    @mashaallhfilmkaancaadimaah8689 5 років тому +1

    Wlhi dhibatada jirtah baaa bay ka hadalin riwaayadaan

  • @diegosmith3534
    @diegosmith3534 4 роки тому

    I see windmills in the background.

  • @zakariyezarcad2579
    @zakariyezarcad2579 5 років тому +1

    War waa riwaayad turjumayza ku qabsashada dhulka Grwe

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 3 роки тому

    Libaax kabeeye Mayor 😂😂😂😂😂

  • @farhiyadheeman272
    @farhiyadheeman272 5 років тому +2

    Maxamed c/laahi IGA qoslisay tuug ama noqda Ku yee

  • @luulabshir8752
    @luulabshir8752 5 років тому

    Walaahi dumarka waxaa lagaqaataa xataa guryo dusan dulmi baa jira allaahow xaqa uhiili

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 років тому

      BISINKA Soomaaliya meelkasta ayagaa is dulmiya. Waxay inkaartu?

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому

    Walaale ma Adhi baad la
    Joogtay ku lahaa

  • @yurubcabdikariin3052
    @yurubcabdikariin3052 3 роки тому

    Legand waa kuslmy

  • @edamstar2004
    @edamstar2004 5 років тому +1

    Gaajadayda may fahmaam 🤣

  • @qureeshquman4414
    @qureeshquman4414 5 років тому

    hhhh tabar aad ku dhistaan ma hysaan yaa ku yiri tabar ayky dhisan ma hystan

  • @idilnur2211
    @idilnur2211 5 років тому

    Bismilah

  • @jaalemaxamadxareed286
    @jaalemaxamadxareed286 3 роки тому

    Dulaalkan cadi mha 🤣

  • @mohamedcamay3118
    @mohamedcamay3118 5 років тому +1

    Reed garawe rawaayadi hiibay bar teen wr wax uun Dadka kumashquuliya San idn baranee kkkkk

  • @mohassan5462
    @mohassan5462 5 років тому +1

    Garowe my Home town

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому

    Ma Booskaan maxa idinka
    Khaldan
    Kkkkkkkkkk

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 років тому +1

    Ma xalay baad sun cabtay

  • @qureeshquman4414
    @qureeshquman4414 5 років тому +1

    reer garwe ku qabso ku qadi mayso wadaan

  • @fatimasahl3308
    @fatimasahl3308 5 років тому +5

    heer garowe ma san bay u Hadlan?😁

  • @shekirsaied4904
    @shekirsaied4904 4 роки тому +1

    Kuwaan ma reer yoonis baa

  • @sadaammohamed4947
    @sadaammohamed4947 5 років тому

    MA REEER SAMATERKII HERGSIA AYAA HALKAASI TEGAY

    • @asiyafiican7206
      @asiyafiican7206 5 років тому +1

      sadaam maya waa ciisa maxmuudkii Garoowe

  • @tomeandgerychanal6719
    @tomeandgerychanal6719 3 роки тому

    Kkkkk

  • @abdallaamoore345
    @abdallaamoore345 5 років тому +1

    Mohamed AbdulAHi N Hussein horay usocda powayaL

  • @mohamedcamay3118
    @mohamedcamay3118 5 років тому

    Ma swan bay uhad laan

  • @xamsehussein8267
    @xamsehussein8267 5 років тому

    Tuugada uunbaydhiirigelinaysaa

  • @juweriyogelle6038
    @juweriyogelle6038 5 років тому +1

    Booskaan midkaygii buu u eg yahay anaab shakisan

  • @ciiseciise3214
    @ciiseciise3214 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mustafagull9954
    @mustafagull9954 5 років тому

    meesha xamar ma ahan dhul.la boobana majirto 7Nacalad idinku dhacdeee

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 років тому

    Hubsiino halbaa lasiistaa intadan falin firso hadal dad hore hada iyo dan gacmo geel jire hoos baalodhaqaa hadal dad hore hashado dad kubaratay kaamma lu lumin

  • @maryankayf4728
    @maryankayf4728 5 років тому +1

    wiilashaydi horay u socda

  • @idilnur2211
    @idilnur2211 5 років тому

    Bisinka hawalan dadkana hadhicin war waa maxay sorry. Oh tuug hanoqon plz shaqayso so sorry

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 5 років тому +1

    😂😂wad iga qoslisn hory uscda bwyal

  • @sarardawa1409
    @sarardawa1409 4 роки тому

    2004 hargaysa halkaas maraysay

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 4 роки тому

      Masaasaa gorowe iyaduna waxey mareysey halkaa 1990 marka saa u ogow inanka reer hargeisa 😅😅

    • @umumumtazchannel1853
      @umumumtazchannel1853 3 роки тому

      Puntland marwalba wey ka danbeysaa somalia inteeda kale

  • @Macaxeira432
    @Macaxeira432 5 років тому

    War kuwaan reer garowe maaha ee waa iidoor. Ilkaha xaarka leh ban ku gartey 🤣

    • @Omarmohamed-yp1ev
      @Omarmohamed-yp1ev 5 років тому +3

      Alla aakhiro maxaa xisaab ku sugaysa hadaadan dhaqan kaaga waxka bedelin oo aadan toobad keenin cadayn tana adaa lagaa rabaa

    • @yonishaamaan2146
      @yonishaamaan2146 5 років тому +2

      Aamu dadka makala tsqaanidee meeshan waa garwe dadkuna waa garawe lajada ka gro wxba garanmysideee

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 5 років тому

      Yonis Haamaan kkkk adiguna yaa tahay? 🧐

    • @yonishaamaan2146
      @yonishaamaan2146 5 років тому

      @@Macaxeira432 wr wxn ahy is ka daayee dadka kla barro caaaq yhy adoo somali ah baa dadkaagii kla baran laa dahy

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 5 років тому

      Yonis Haamaan iidoor soomaha? 🤣

  • @MrFrogz11
    @MrFrogz11 5 років тому

    looool

    • @gumaysidiid1727
      @gumaysidiid1727 4 роки тому

      Waryaa waryaa war iska jir looool waa khatar iyo balaayo ha isticmaalin ee waxaad isticmaashaa hhhhh