Igarre iyo shurgi iyo sheeko cusub oo xiisa leh daawo video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @abdifatahmubarak5817
    @abdifatahmubarak5817 5 років тому +6

    Waxaa cajiiba sidad barnaamijyada udaadihisan idinkon waxba kudardarin barnaamijyadin waa kuwo ninwayn adunkan dadka muqalda sameyo been iyo saqaajanimo kama dhamadan lkn idinku si sharafle ayd wax uwadaan horay usocda saxibayaal

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 5 років тому +2

    Masha allaha labo nin oo aan tageerno baa tahiim ilaha jaidim xifdiyo meesha aad joktaana haidin ku xifdiyo amiin yaa allah

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Qalniin Rabiyow Wan kaa magan Galnay istaaq furanlaah wiil iyo gabar ii kala fiiri kulahaa dambi weeye taasiye ilahow qalniin haygu keenin

  • @delouademha5217
    @delouademha5217 5 років тому

    Asc brother, slaaan saar first...allaah niin baaraq yeeyo...afsomaaligaa waa amazing brother..#KeepgoingRisingafsomsomali# Slaan saare wiil Somaliyeed from Republic of Djibouti 👍👍👍👍🤲🤲🤲🙏🙏🙏👌👌👌✌✌😊😊😊😊😊👏👏👏🤝🤝🤝Ciid wgsan Abdi- Shukri iyo Igaar...akhii Fiilaah...From Norway Too

  • @hawayusuf7493
    @hawayusuf7493 5 років тому +2

    Asc Igarre iyo cabdi shukri ducada alle ha u qabalo

  • @mariamhirsi4741
    @mariamhirsi4741 5 років тому

    Daawashadiina laguma khasaaro, macalimiinta igarre iyo cabdishukri waan salamaaya

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 5 років тому +3

    Aaamiin ilaahow hooyoyinka dhamaantod u naxariiso

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 років тому +2

    Axx hooyo ale ha ufududeyo fosha

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Wlhy wa Runtaa Cusbitaal khayr malaha waligy na ma tagin ilahow haygeen rabiyow

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 5 років тому +1

    Horey uu socoda igarre iyo shurgi

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 років тому +2

    Mashallaah hhhhh waa qalbi qaayib jismu xaadir

  • @ARIMAHABULSHADkkkkkkk
    @ARIMAHABULSHADkkkkkkk 5 років тому +4

    Asc walal

  • @faadumoyuusuf2149
    @faadumoyuusuf2149 5 років тому

    Ragii dhaqanka igare iyo cabdi shukri salaan from laaska

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 5 років тому

    Asc igare iyo Abdishugri aadbaan diinsalaamayaa wa sheeko qosol badan ee nogusoo celiya miyi iyo magaalo.marbalba waan dhageeystaa.

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому +2

    Dee waa run meeqa somaliya naqasku ku dhagoo dhintay meeqase isla umul raacatay

  • @iqraudgoon7457
    @iqraudgoon7457 5 років тому +3

    Waa jasmi xaadir qalbi qaaib

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Wiilka culus gabarta fudud wlhy hooyadu wa kala taqaan de

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 5 років тому +1

    Mashallah

  • @hooyohawo5669
    @hooyohawo5669 5 років тому +3

    Asc ciid wanaagsan

  • @jawahirissack5786
    @jawahirissack5786 5 років тому +2

    Jismu xaadir wa qalbun ghaa'ib.

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Kkkk cunto karinta ilaawaagi mashaqadahoyadaa baad ku maqneed kkkk istaaq furanlaah

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Kkkk istaaqfuranlaah iskadaa sakan ula niyoode kulahaa

  • @cosobvideos4531
    @cosobvideos4531 5 років тому +2

    Horta cabdi shukri bowe waligeey comment ma bixinin waligeey lakin si bad ii tawatay gabdhaha hada inta xanuunka u tag hospitalka waxaa ka bdn inta fashionka u tag tagta

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 5 років тому +1

    Horey uu soco sxb

  • @caabijama9259
    @caabijama9259 5 років тому +1

    Shukri iyo iagre abwano wayn wan idinslmay

  • @eidgeeljire9726
    @eidgeeljire9726 5 років тому +1

    Abdishugri iyo igare aad Baan idiin salamayaa niyow xageen idinkala soo xiriiraa

  • @bashirali5651
    @bashirali5651 5 років тому +1

    Meesha waxba kuma haysaan isaga yaaca

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 років тому +1

    Waxa keenay Taas Magaalada inay tahay isku dayasho iyo ana kaa fiican dhakhtar ban ku dhalay eec ilhy ban ka galny taas tii dhaqan keena ban ku haystaa anigu rabi og ilahow cisbitaal iyo dhakhtar toona hay gayn aniga iyo intii muslim ah aan jeclhy wxan aad u filayaa inay dadkii kasoo dareen o aakhiru saban ki babaa saas ah

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 років тому +1

    Igarow timahadhii maxaa haleley? Shugri 😁😁 inan yar dirac ah. Guuleysta.

  • @jinaanjookho5187
    @jinaanjookho5187 5 років тому +1

    tagero one shugri

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 років тому +1

    Waa balan share to

  • @xafsalifestylchannel9263
    @xafsalifestylchannel9263 5 років тому +2

    salan sare bahda laac tv

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 років тому +1

    Igarrow madoobaysato miyaad marsatay hhhhhhhh

  • @mohamedsharifow7151
    @mohamedsharifow7151 5 років тому +1

    Tagera buuxa idhin ahay asxbta laac tv

  • @abdelleabdelle6351
    @abdelleabdelle6351 5 років тому +2

    Fooshu aad bay u xanuun badan tahay. Sidaa dartee waa in loodhimriyaa dumarka markay foolanayaan

  • @cadnaan8858
    @cadnaan8858 5 років тому

    Barnaamijka waa cajiib lkn codka ayaa nixuusa ah

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 років тому +2

    Waxa weeye carabigaa ay ku maah maahaan
    Jismun xaadir qalbun qaayib jidh jooga iyo qalbi maqan
    Oo mii kumaqan hhhhkk kudarso miigaad jeceshehee.

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 5 років тому

    Waxaaa aad ugu qoslley ninka Jamacadda ka soo Bartay Cunakariska shaqadda Hooyadii soo bartay

  • @ahmedjama4950
    @ahmedjama4950 5 років тому

    Ciida wasagaan Laac tv.
    Waxaad nooga sheekeysan sida looga ciido miiga.

  • @haawoqaranofficial9001
    @haawoqaranofficial9001 3 роки тому

    Igare io cbdushugri taagero wyn nolada inta nolol jrta

  • @abdinormohamedmohamud3429
    @abdinormohamedmohamud3429 5 років тому

    Ciroole
    Lug ku ciroole
    Maan ku ciyoole
    Sxbyaal wax badan baan idinka faa iiday oo sugan iyo dhaqan ah.
    Waxaana idinka codsanaa inaad noo soo badisaan dhaqanka suuban waxyaabaha la xariira adinkoo sidiinii kuwada iyo si ka fcn.
    Subscribe,like iyo share tana waa jwb oo qofkii daawada barnaamij yadiina la gudboon.
    Mahdsnidin wll 100%%

  • @daysacabdidaahir2417
    @daysacabdidaahir2417 5 років тому

    Igaree timihii baad ku fiinad

  • @luuluuluuluu613
    @luuluuluuluu613 5 років тому +1

    السلام عليكم

  • @abdirahmanhalane2307
    @abdirahmanhalane2307 5 років тому +1

    قلب غائب و جسم حاضر

  • @nadifohashi5695
    @nadifohashi5695 5 років тому

    islii 8ka kalasoxiriir nimankan

  • @harhartvmedio5968
    @harhartvmedio5968 5 років тому

    subscribs saare

  • @ahmedahmednur3847
    @ahmedahmednur3847 5 років тому

    Igare “Fiqigaa ku qaloocday”🤣🤣🤣 shaarkaaga baan ka gartay inaad xerow tahay🤣🤣
    Awrta Geedigaa, Dhigo dheere iyo Dhigo laab baa ogaalkay la oran jiraye Cabdishukrow mala badalay mise indoora waasoo maqnayde waa u haftay.
    Same kuwaara sxbyaal
    BAL ADBA

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 років тому +1

    Fool biinan arag xanuunkeeda markaas la miinan yaabten dhaqaatirka dumarka dhaliya aloow ha noo wayn wax na caawiya

  • @DARWIISHICHANNEL
    @DARWIISHICHANNEL 5 років тому

    قلب غائب وجسم حاضر

  • @apdulahimataan1199
    @apdulahimataan1199 5 років тому

    😂😂😂😂