“Kulmiye Ma Waxa lagu doorandoona Jabkii iyo dhibaatadii soo gaadhay Ciidankeena” Afhayeen kAAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 15

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 3 місяці тому

    Kuwan wax kale ma yaqanan ciidankaa jabay maxamud xaashi waydii lacagtii madaarka iyo xumbo wayne meeshuu geeyey nin fiican ha nooga dhigin

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 місяці тому

    Muuse jabki ciidanka dusha ka saaran
    Maxa la doorta fashil buu dhex fadhiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 місяці тому

    Ninkani gobolka sool io lascanodna wuu sheeganayaa oo ina kaahin ayuu ku eedaynayaa in gobol laga qabsaday hadana wuxuu leeyahay ciidankeenii cadow baa haysta dadkan walee xilli wacan ayaa dhulbahante iska gaadhay oo dhangadeeyey

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 місяці тому

    Kulmiye fashiluu😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedalimohamed5828
    @mohamedalimohamed5828 3 місяці тому

    Aftaag wu fashilmey

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 3 місяці тому

    Jabkii Ciidanka Qaranka wax kadabeeya reer Wadani waayo iyaga ayaa buurta fulay oo maalintii 25kii August 2023 Burco suuq galbeedka ayaa farxat ku damashadayseen

    • @Twa917
      @Twa917 3 місяці тому

      Kkkk Kulmiye wadanka dhama ayuu malin cad ka soo cararay
      Waa caqli gaba ka Kulmiye wadanka ba ka danbeeyaya

    • @xogwarranshow1504
      @xogwarranshow1504 3 місяці тому

      Caqliga alle kaa qaad miyanad maskaxba qofkani lahayn tolow

    • @momoabdo6991
      @momoabdo6991 3 місяці тому

      @@xogwarranshow1504 ma runta ayaa ku dhibtay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Dhadiga isaaq jabiyay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Casha bac kuu xaar free faysal bootaan