muuse somaliland wuu qiyaanay xasan ayuu mamul gobleed kula heshiyay ka shaqeynta mdinimada somaliya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

КОМЕНТАРІ • 18

  • @fe8445
    @fe8445 28 днів тому +1

    Muqdishaan joogaa waana soo socdaa inshaa Allah. Amxaar iyo jaajuus waa noo dagaal.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray faqasheey baroorta yareeysta

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 28 днів тому +1

    Ethiopia Ciidan Ma Siin Karto.Waayo Dee Muuse Biixi Waa Qaawanyahay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    Faataabakhle

  • @jibeise1
    @jibeise1 27 днів тому

    Qararacda iska Yareeya Caqliga Saxda waa in Soomàalinimo Loo Wada Hadlo Mustaqbal Fog laga Wada Sheekeysto Dadka Gaboobey Ee 70 Ka kor u Dhaafay Ee Howl gabka ah Aan wax Xil ah Iyo Siyaasad Aan La Weydiiin,,, Jaanis Ha La Siiyo Culimada Waaweyn ee Isaaq, Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada Mahadsanidin

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 28 днів тому

    Awdal aqoon baydaan ahayn lagama taabo in ay reer awdal waxan oo Somalia u gubtaan mar dambe Neva ciyaala baatihiine kukala taga

  • @ismailfarah4515
    @ismailfarah4515 28 днів тому

    Afka wuu qiyanay reer somaliland maha hadalkoodi isku afba ma nihin qadaad waynta wuu khiyaneeyay ba la yidha

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray faqasheey afweyne suuli ku bakhtiyey macadallaa hadhaagii agoontii faqashta

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 28 днів тому

    Waar muuse &ISMAACIIL WAYWADA SOCDAAN

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    Riyo faqash beenaale

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 28 днів тому

    MAYDHAX WAXUU ISKUDARAYAA HADAFKA KULMIYE MARMARSIIYO UDOROSHADA KUGALLO MM U GA LKN SOMALILAND DARAF ILAADARAF MAXAY KA QABTAA OROMONIMO MASOCONAYSO WAA BURBURKII SOMALILAND 1 MARKA LABAAD WAA DAGAALSOKEEYE OO WAJIYO BADAN AWDAL WAYSAXSANTAY WAANAN KUTAAGEERAYNAA WAXII SOMALILAND ISKU HAYNAYA HADII WEERARLAGU BILAABO WALAAHI MEELO AAN HADA LA EEGAYN AYAA WAXKALE KA BILAABAYAAN MUUSE QANDARAASKA ISAGAA QAATAY CIDA SOOMALIYA UHIILISAYNA WAA ISAGA HESHIISYADII XASSANSHEEKH

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    Geele calool jabuoti waxba kama qaadi karo somaliland

  • @shiobyoussuf3415
    @shiobyoussuf3415 28 днів тому

    Xal waa dagaal culus ee haloo diyaar garoobo dagaalkan socdaa waxa laga soo waariday dibad iyagoo kaashanaya cadawga gudaha

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому

    Awdal wax ka dhacayaa ma jiro faqasheey

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 28 днів тому

    Haddaad baxdeen
    Maxaa 500 ee maxaabiista ah lagaaga qabtay ?? Kkkkk
    Maxaa hub ka dhigista laguugu sameeyey ? Kkkkk
    Reer been ku noole.
    Reer af ka noole .kkkkkk