“Doorankan Musharrax Ciro ayaan dhisayaa, Muuse iyo Kulmiyena dalka laga qabanayaa “ Cali Dhagoole

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Місяць тому +3

    Masha allaah illaahayow regayaga qiima badan ee argyiida dheer isaga iyo inta lamidaba illaahay cimri dheer iyo caafiimad hadin siiyo taladana illaahay gacanta dalka hadin soogeliyo soomaaliland kulmiye eeday rajada shacabku waa wadani

  • @mogamoha9317
    @mogamoha9317 Місяць тому +3

    Maa shaa allah si fiican baad uga hadashay xaalada dalka

  • @deeqaaadan3611
    @deeqaaadan3611 Місяць тому +3

    Asc runbadanaa bal cadceeda sacab ku qari sidaa s ayay u caday runtii ayuu sheegay ninkaasi

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому +3

    Hiil la eeday somaliland oo dhan ba fartooda eeday 😂😂😂😂😂

    • @MubYus
      @MubYus Місяць тому

      Waaa fartiisa eeday Qofkii dan gaar ah lahaa iyo Tuugtii, markii hore Kulmiye ahayd ee wadani u carartay.

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j 28 днів тому

    masha allah
    waa aqoonyahan

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Місяць тому +2

    Maalin ba sheeko cusub ayaa ka soo baxaya maamulka muuse biixi oo lacag urursi wlhy meeshan somaliland dadka waa lagu dirayaa si ay uga yaacaaan

  • @apdikaadiribaraaheem4264
    @apdikaadiribaraaheem4264 Місяць тому +2

    Markaad xilka haysay maad sida u hadashid

    • @MubYus
      @MubYus Місяць тому

      Markaa wuu shaqaysanayay lacag ayuu urursanayay. waa xariif

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому +1

    Somaliland Haloogurmado

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    I’m ninkani Caloolxumo Ayuukahadlay💔

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Warinacaymiya Fadlan 😢

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Місяць тому +2

    run baad sheegtay geesi geesi dhalay noolow ❤❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus Місяць тому

    Ciro , in uu Tuug yahay waxaad ku garan tuugtii oo dhan ayuu urursaday.

  • @apdikaadiribaraaheem4264
    @apdikaadiribaraaheem4264 Місяць тому +2

    Aw hunguri

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    WAA KULMIYEE WAAGII SIIRAYO LACAGTA CUNEY MIYAA

    • @MubYus
      @MubYus Місяць тому

      Haaa . waa iyagii oo doonaya lacag ay mar kale cunaaan dhacaan.

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Місяць тому +2

    Xisbiga Fagashta (Waddani)

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje Місяць тому

      Afkaga hagajiso bro dadkan dakla tegaya maha waa dad wada dhashay lkn caydadu anga waxba no dhimi mayso keliya waxa laysku haya wadanka sfcn halo mamulo

    • @user-rn8id1ym4u
      @user-rn8id1ym4u Місяць тому

      Monafaqinta wadani waa moryaan kudafadadi adoonka

    • @alcadaadichannel2583
      @alcadaadichannel2583 Місяць тому

      @@user-rn8id1ym4u
      Heeego nAs dheer
      Waa ku aqaana agaasime
      Ma idinkuba u yaacin kulmiye

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Місяць тому

      waa sax

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs Місяць тому

      Kkkkk faqashti ayaa malinba calan soo qadata

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Місяць тому +2

    Waa nin caqli badan oo run-sheeg ah, wax badana og!

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Місяць тому +1

      waa nacas bilaa mabdah

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 Місяць тому +2

    What a terrible liar, hypocrite and horrible person. Alla maxaa HABAR DUGAAG is kugu tagay Wadani. Allahayow halkaa nagaga hay habaar qabayaashaa!!!

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому +1

    Subxaanalaah alle ka baqa ciro iyo colkiisa weydii

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j Місяць тому +2

    Hooyadaa.beenta.kawas

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    MADAXWEYNAHA KULMIYUU HIRE QASNADA DAWALADA WAXUU UGU YAMI ZERO

  • @MubYus
    @MubYus Місяць тому

    Dantaada gaarka ah ayaad u dhisaysaa Ciro.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +1

    TUUGTII OO DHAN BAA MUSSE KA CARAREY MARKUU MUUSE QASNADII XIDHEY

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 Місяць тому

    Beenaale tuuga cali weeye xilbaa laydiiday waxaan ahayn ma hayo saaxil kalidaa ma tihid waa maxaa xil laysiin waayay.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +1

    CIRO MAANU AHEYN KII DIIDANAA DHISMAHA DEKADA BEBERA DAMEER U SHEEG CIRAA REER BERBERO AH

    • @MubYus
      @MubYus Місяць тому

      RUN, aa isagii mid kale ma aha.

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Місяць тому +1

    AFQALOOCOW BAROORTA & BEENTA YARAYSO

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Місяць тому +1

    Ala maxaa yaahuu
    Gaajoonaysa abaaro ka sheekaynaysa
    Kuwani ciidoo loo qoosho ayaa ku filan

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s Місяць тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Benale moussa bexii wixii adcunijiryeen ayuu idiinka ilaliiyo. Hunguriga ala ha kuqarxiyo tuug

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy Місяць тому +1

    5:25 Doqon aan dad wadan ha u dabaaldegin. Hunguri reerkayga halaagimaayo.
    Hankiisa ha u eego hoos waxa uu ugooyo.
    Adiga iyo Cabdicasiis waxaa tihiin laba nin oo Subeer Awal ah ee waxba Ciise Muuse ha u tumin durbaan.

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q Місяць тому

      Daacada weeyan wax u shaagay waa run illaahay ha barakeeyo qofk daacada ah taarikhdaa qori

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Місяць тому +1

    Beenaale

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Місяць тому +1

    Cadawga Gudaha (Waddani)

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Місяць тому

      Kkkk caqli xumida jooji wadani ma maxaabiis buu kaahayaa
      Nacaybka jooji

    • @ANURJaamac
      @ANURJaamac Місяць тому

      @@user-pl7du6nc8t Wadani (Dambiile Cirro, iyo tuug Xirsi iyo Tuug ina Hashi )

  • @prosl11
    @prosl11 Місяць тому

    Maxaad dhisi karta miskiin baad tahay meesha waxaa ishaysta waa rag culus waa muse iyo cirro laba laandheera ayaa kursiga kuu hirdaamiya adigu maxaad tahay