ROBERTO OO JAWAAB CAD SIIYAY MALYUN ROBLE IYO NINKA FURAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 роки тому +1

    Saxix Roberto Masha Allah malyun wa duliyad mursalna wa duli

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Рік тому +2

    Subxaanallaah yaarabi Somali wax u hartey ma jiiran

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 роки тому +5

    subxanallah nabiga scw waxoo yiray haliskuceebqariyo

  • @axmedeeyifka5631
    @axmedeeyifka5631 2 роки тому

    Keep going 😲😲😲

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 місяці тому +1

    XaSbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 роки тому +1

    istaaqfurullaah waatuubi illeyhi

  • @haniaden6470
    @haniaden6470 2 роки тому

    Yaahuuuu Roberto kaliyaan soo qaatey aad laheed kan lee miyaa
    War soo baro dheh diinta siduu haweenka qiimahooda uga hadley Allaaaah
    Hadal xumaa Allaha kusoo hanuuniyo

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 2 роки тому +3

    Ceeb waaye Subxaanalaah, Allaha na hadeeyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 місяці тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 2 роки тому +2

    Walahi wa nabadon roberto

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому +1

    Xanfi xaji walalkey Masha Allh Allxmdulilh 👍 waaligay bath bulshada ama TikTok maso galiin Allxmdulilh 👍

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому +1

    Jecliya walalkey Robert 👍👍👍💖💖💖💖

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому

    Roberto aad ayaad u mahadsantahay
    Waano haday wax tareeso waa waanisay
    Allaha ku deeqo waxaa ku kululeeyay Soomaalinimo, Muslinimo iyo inay hooyadaa, walaashaa, Xaaskaa iyo gebertaa inay bilis yihiin oo aad rabtay
    Malyuun inay u dhaqanto dhaqankii Soomaali ninka hadaas xumaado xitaa iida ay Shaftii dumar ku dhoorsato. 😭

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 роки тому +1

    Kaas muqtaar nin maaha waa xoolo ilaahay

  • @fatimabrown2826
    @fatimabrown2826 2 роки тому +2

    Xanafi walaakeey adig iyo rubeerto waan idin jeclahay guul guul waa amiga oo ah Layla 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰guul guul tolkeey banaadiri waan ku dhaartaa🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 2 роки тому +1

    SALAAN SARE USTAAD XANAFI

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 2 роки тому +1

    Ma jecli in gabadh la caayo oo waliba ninkii ay awlaada u dhashay uu caayo malyuuna ha ogaato waa masiibo gaar u ah waxaasna waa nabsiga qabiilada wallaaleheed ah ee ay caayaysay walina sharaf ayay leedahay waa haday garato oo ay alle u noqoto alle labadoodaba ha soo hanuuniyo

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 роки тому

    Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri waxaa Muslim ah Qofka Afkisa iyo Gac mihiisa laga nabad Galo

  • @dahirahussein1990
    @dahirahussein1990 2 роки тому

    Ropert duli malyuun eh ayada guursatay sharaf laayda sharfteena na meel ma nooga dheceyso

  • @thanksyussuf1013
    @thanksyussuf1013 2 роки тому

    In karbaakudhac dy

  • @jamaisak246
    @jamaisak246 Рік тому

    SXB SHAQO YEELO ILAAHEY KA BAQ TANI WAA ADUUNYO MEESHII LA ISKU SOO JOOGO MA OGNI

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому

    Subxanallah anigaa wayabyee hadii xaraan lisuguu tagoo ilahaay mawaxaa uu dhahaay nagaah keligood alacadaabaa ninkaan wuxuu leyahaay xaraan aan kulajiftaay

  • @quenrawda7333
    @quenrawda7333 2 роки тому

    Naagtan meytadii ay caayneysey xaqoodii baa heley

  • @amiinnainna2625
    @amiinnainna2625 2 роки тому

    Istaqfuralaah

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому

    Umada Allh haso hanuniyo subxanllah subxanllah Acudubiilhi yaaab 👍

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 2 роки тому

    Subaxanalaah

  • @bisharosalah7702
    @bisharosalah7702 2 роки тому

    kkkkkkkkk waa runtey

  • @fay6834
    @fay6834 Рік тому

    ADIGUNA WAA FAAFINEYSAAN

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому

    Ceeb badnaa

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 2 роки тому

    subxaanallah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 роки тому

    Sax waaye 😂😂😂😂😂

  • @thanksyussuf1013
    @thanksyussuf1013 2 роки тому

    A
    Du guaoow marsan

  • @indauuroon3021
    @indauuroon3021 2 роки тому

    Farta waxa waa lagu dhala beeda maha warun😄😄😄

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 місяців тому

    Ninkii la daganah.

  • @guledtv4250
    @guledtv4250 2 роки тому

    Reer dhanaane dad aad ufiican

  • @runsheeg6779
    @runsheeg6779 2 роки тому +1

    Rayaan bajaaj iyadaba waceysle waaye beenta dhaaf Roberto naag qabiil malahan

  • @fadumofiican7166
    @fadumofiican7166 2 роки тому

    Allah ka cabsada oo ha fafinina qofkasta oo xanunsan hadal uu yiri oo risaq haka radinina

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 роки тому

    Kkkk roberto warkiisa waa cad yahey

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому

    Ninkow doqonimo iyo dayuusnimo waaye ninkii gogoshiisa ka sheekeeya maradaa xaar ku wadataa waayo Xaaskaagu waa dharkaaga nin ragg ah iska daa xaaskiisee maba aha inuu caytamo ceeb iyo foolxumo aan harin ayaa ilmahaaga u keydisay😭😡

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 2 роки тому

    War kan nin ma aha wuu cabsan yahay miyaa malyuun rooble waa naag lkn isagii ninka ahaa ayaaba sidan ku hadlaya ee wuxuushkan oo kale gabdhaha ha laga illaal sado

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 роки тому

    maaantana fiiri waxadhacayo

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому

    Ceebowde hooyo iyo aabbe miyaa saan ku tihiin sharaf agtiina ka roortay laakiin waxaa ayaan darro ku dhacday ubadka aad dhasheen oo berri haday garaadsadaan bulshada ceebiyo murug
    Ku dhex dhoolaan oo aan facood la kaftami karin duliyahow isma dhaantiyo
    Dhasheed ayaa tihiine dib isugu noqda oo joojiya fadeexadan. 😡😡😂😂

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 2 роки тому

    Kkkkk funny

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 роки тому

    Hhhhh

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 2 роки тому

    Waa labo ey kadhamaatey they’re filthy

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 2 роки тому

    AstagfiruAllah

  • @naimo133
    @naimo133 2 роки тому

    Roberto wow caaytamooyaa waanadi aaway

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому

    Waan idin xush maynayaa baad naleeda hay waxan saqajaan ka ah ayaad noo soo gubinay saa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 місяці тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣