DEG DEG Xaaskayag oo Geeri iyo Nolol u dhaxaysa ila Gurmada Fadalan Saxiibayaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 348

  • @abdulazizoogle
    @abdulazizoogle 2 роки тому +22

    Dadka wanaagsan ilaahay wuu imtixaama, ilaahay dhibta haka dul qaado walaalkeen. Xaaskana Alle ha u shaafiyo.

  • @Daytodaymatches
    @Daytodaymatches 8 місяців тому +1

    Igaroow waan ku salaamay walaale. Xaalkaga iyo xaaskagii xagee wallal ku danbaysay xanuunkeedii. Nala soo wadaag wallal. Khayr baan kuu rajaynayaa.

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 6 місяців тому +1

    Illhy inta murugsan murugada haka qaado

  • @akramkaise77
    @akramkaise77 11 місяців тому +1

    Alle ha caafiyo aamiin

  • @muhaahmed7939
    @muhaahmed7939 Рік тому +1

    Allah caafimaad taama ha siiyo gabadhaa iyo inta islaama ee xanuunsan

  • @akramkaise77
    @akramkaise77 11 місяців тому +1

    Mida kale mee igarre yaasiin xaaji isoo jawaab wll

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 роки тому +1

    الله أكبر
    الله أكبر
    الله أكبر 😭😭😭
    Igarre wallo xaaska allaha kuu caafiyo aamiin aamiin aamiin yaa allaah

  • @saidodahir5086
    @saidodahir5086 Рік тому +2

    Asc walloyal rerkan xageeh ku danbeyeen igare yasiin xaaji gabadhii xanuun saned xalkeeda yaawar naga siiyah

  • @ladanladan1434
    @ladanladan1434 2 роки тому +1

    Wall allaah hacaafiyo xaaskaaga qalbiga allaah hakuuqaboojiy

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 2 роки тому +16

    Ilaahay farash khayr qa ayaan kaaga baryiyaa caafimaad taam ahna hasiiyo aamiin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 роки тому +8

    Igare iyo ehelkiisaba Rabbiyoow ugargar siduu adomadada ugu gargari jirey igare Aamiin yaa Rabbi. 🤲🤲🤲❤️💯🤲☪️

  • @akramkaise77
    @akramkaise77 11 місяців тому +1

    Igarre yaasiin ka waran walaalayaal

  • @امسديسالسلفيةالأثرية

    اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيها شفاء لا يغادر سقما

  • @warsan123
    @warsan123 2 роки тому

    absolutely walaalkey indiya ayaa sax ah Allah caafiyo walaasheyn samir walaal indiya sax

  • @mustafamohammed5377
    @mustafamohammed5377 Рік тому

    Illahay ha idin ku guuleeyo wllo incha Allah

  • @husseinmohamed8190
    @husseinmohamed8190 2 роки тому

    اللهم اشفها يارب اللهم اشفهايارب اللهم اشفهايارب

  • @bilemouse5179
    @bilemouse5179 2 роки тому +1

    Ilaahay caafimaad taam ah ha siiyo
    Si degdeg ah caafimaad alla ha u siiyo

  • @kimumedia2299
    @kimumedia2299 2 роки тому

    Pole sana saxip dibatadaa allah aya kenaa balse i.a ebaa ayan kubaryeynaa in Allah cafiyo ayan kurajeyneynaa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 роки тому +4

    Gabadha quraan badan saara Rabbiyoow Awoodaada kucaafi Aamiin yaa Rabbi.

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 2 роки тому +4

    ilahayoow caafimaad taam ah sii walaasheen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 роки тому +8

    Illaahay caafimaad haku siiyo Quraankana ku akhari, Inshallahu caafimaad deg deg ah ayaan Illaahay kuu weydiinayaa.

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 роки тому +11

    Wllky igare illahey hakuu caafiyo xaaska illahey haka dulqaado sidaad dadka ucaawisay illahey haydin caawiyo iinsha allaah aad ayaan kuula dareemeynaa xanuunka

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 2 роки тому

    Ilaahay walaashen cafimaad ha siiyo

  • @xamdicrashiid7109
    @xamdicrashiid7109 2 роки тому +1

    Ilaahay haku caawiyo isagaa naxariis badane

  • @asiasigat3304
    @asiasigat3304 2 роки тому

    Allah cafiyo inshallah Inshallah

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 2 роки тому

    Illaahow waxidow weynow caafimaad sii adaa awodleh yaa rabbi

  • @kadiiraisma7381
    @kadiiraisma7381 2 роки тому

    Allah ha caafiyo iishaAllah

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 2 роки тому +2

    😢 Hadii aan ku caawin karo maanta waan ku caawin lahaa waan kula murugoodey boowe

  • @shaaficicali3166
    @shaaficicali3166 2 роки тому +1

    Alh cafimad degdega ha siiyo aaamiin yarbi🤲🤲🤲

  • @maxamadmuxuyidiin61
    @maxamadmuxuyidiin61 Рік тому

    Allah ku caafiyo waxa tahay macalin iyo daaci duco kuu awooda igare yasin

  • @yessir4523
    @yessir4523 2 роки тому +7

    Ilahay aa kuu caafiyo gabadha walaal. Waan kuu soo duceenaynaa Insha’Allah

  • @anisaaxmedanisaruqiya1679
    @anisaaxmedanisaruqiya1679 Рік тому

    Ilaah cafimad hasiiyo walashen

  • @Najmadhool
    @Najmadhool 2 роки тому +5

    ilaahay caafimaad taama hasiiyo walaasheen walaalkeena murugada haka faydo. igarre waa wiil wanaagsan aan ugurmano walaalayaal inta wax soo gaarsiisayna miisaanka xasanaadka Alle ha usaaro.

  • @bisharaissack4482
    @bisharaissack4482 2 роки тому

    Cafimad taam ah allah siiyo I.a

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 роки тому +1

    Ilaahay cafimad an sodahin hasiiyo gabadhas xanuunka cafimad allaha ugu badalo insha allah

  • @shamsoahmed8540
    @shamsoahmed8540 2 роки тому

    Allah hacafiyo walashn

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 роки тому

    INA LILLAAHI WA INA ILEYHI RAJICUUN ALLAAH HA HA CAAFIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN

  • @sihammusemohamed4065
    @sihammusemohamed4065 Рік тому

    Manta uunbaan arkay. Wll Allaha. Kuucafiyo. Xaskaga.

  • @shamsoahmed8540
    @shamsoahmed8540 2 роки тому

    Amin yaaa Rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 2 роки тому +2

    Allah ku cafiyo xaaska walaal, amin ya Rabb

  • @fartuunmoha3132
    @fartuunmoha3132 Рік тому

    Allah ha u cafiyo wllkeen

  • @nuuraaxmed5830
    @nuuraaxmed5830 2 роки тому +2

    Illaahoow caafimaad deg dega sii yaa rabbi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yurubhassan2445
    @yurubhassan2445 2 роки тому +1

    Aamiin ilaahay ha caafiyo inshalaah wll

  • @asmaahmed9014
    @asmaahmed9014 Рік тому

    Yaa allah ilaahow ugargaar 🤲🤲🤲

  • @rumanwarsame8585
    @rumanwarsame8585 2 роки тому +1

    Ilaahay ha caafiyo gabdhaas allow caafi cafimaadka iyo cudrka allaa bixiyo

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 2 роки тому

    Yaa Allah walasheen caafi,

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Рік тому

    Ax ax ax 😭😭😭😭😭😭Alla ha caafiyo mid degdega iisha allaah aamiin aamiin

  • @lailaomer4066
    @lailaomer4066 2 роки тому +1

    Ilaahay ha shaafiyo xaaska igarre aamiin

  • @maryanmohamudismailgamer8275
    @maryanmohamudismailgamer8275 2 роки тому +2

    Walaal waan kuu soo duceyneynaa Allaha kuu caafiyo xaaska. Culeyska Allaha kaa dul qaado walaal. Allahumaa Aamiin🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 2 роки тому

    Yaa rabi cafimaad sii

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 2 роки тому

    Ilaaahy isagaaa Wayne hakaaa farxiyo wll

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 роки тому +8

    Ilaahay caafimaad dagdaga ha siiyo Hana u kaalmeeyo

  • @barwaqoahmed4899
    @barwaqoahmed4899 2 роки тому +1

    Allaah ha caafiyo gabadha walaal

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 роки тому

    Allaha caafiyo miskiintaa

  • @riyaaqadam2727
    @riyaaqadam2727 2 роки тому

    Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @faadumoali114
    @faadumoali114 2 роки тому

    Laaxowla walaa quwata illa billah illahey ha caafiyo

  • @yurubgeenyostudio3992
    @yurubgeenyostudio3992 2 роки тому

    Ilaahaw caafi walaashay Aamina

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 2 роки тому +4

    Xanuun walba xalkiisa Xaafidkaa Inoo haaya Yaa xaafid Inoo caafi gabadha insha Allaah🤲🤲🤲

  • @zainababdallah5866
    @zainababdallah5866 2 роки тому +8

    wallaahi weyska ooyey allaah caafimaad lamida markay is aroosayeen ookale iyo ka fiican haku irzaaqo gabadhaas iyo ilmeheeda iyo igareba caafimaad iyo nolol barakeeysan baan ilaahay uweeydinaya

    • @ayanawaahid
      @ayanawaahid Рік тому

      Aamiin allow qof darti waligey igama bixin ilinta maanta iga baxday alla ilaahow caafi

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 2 роки тому

    Alle caafimad taam ah ha siiyo wllo

  • @maryamabdi9706
    @maryamabdi9706 2 роки тому +1

    Illahay caafimaad taama sii yaa rabbi😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 роки тому

    Ilaah hakuu cafimaadsho xaaska ilaah culayska fudayd hakaa dhigo walaal waa arin culus xaga ilaah ayaa fudayd iyo cafimaad kaga baryin

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 2 роки тому +2

    Asc
    Ilaahay caafimaad sariica hasiiyo allaah waaxideee

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 2 роки тому +3

    Allah ha cafiyo ducada uga deeqa Allow cafi Allow cafi

  • @سميرة-ط6ذ
    @سميرة-ط6ذ 2 роки тому

    Illahay walalkeen murugta Illhay farxad ha u gu badalao xaaskana ja caawiyo

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 2 роки тому

    Allaha caafiyo wlsheen

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 2 роки тому +7

    اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين في كل مكان في العالم يا الله يا شافي لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @fahmocaydiid2996
    @fahmocaydiid2996 2 роки тому

    ilahay ha cafiyo cafimad taam Allah siiyo gabarta

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 роки тому

    🤲🤲🤲🤲 aamiin aamiin yaa rabi

  • @ayaangaylan4448
    @ayaangaylan4448 2 роки тому

    ilaahay caafimaad deg dega ha siiyo walaasheen

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina 2 роки тому

    Amiin ya Allah

  • @sahra1887
    @sahra1887 2 роки тому +5

    Ax ilahoow caawi yaarabi 🤲🤲 wlhy waa xanuun marku qofkagu xanuunsanayo oo hadana adan wax uqabankarin ilahay caafimaad degdega hasiiyo gabadha aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому

    Aamiina wllo

  • @DayarkaXafada
    @DayarkaXafada Місяць тому

    Ilaahey dhibta haka dulqaado

  • @bilkhayrmohamed2993
    @bilkhayrmohamed2993 2 роки тому +1

    Alla hacafiyo illahyna hakusakhiro umada oo dhana

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 роки тому +13

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم...... أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيها ويعافيها شفاءا لايغادر سقما ولا أذى يارب العالمين.... اللهم تردها إليه ردا جميلا وسر عينه بصحتها وعافيتها
    وما ذلك على الله بعزيز.....
    و

  • @ibrahimismail8414
    @ibrahimismail8414 2 роки тому

    Alle caafimaad taama alle ha siiyo.

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 2 роки тому +5

    Somaliyeey caawiya walasheen qofkii awoodo kilyaha oo fariista iyo madaxa oo dhiig ku furo ilaahayoow kadulqaad.

  • @khadijahummusudais4829
    @khadijahummusudais4829 2 роки тому

    Allow cafii Ameen ya allah

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 роки тому +2

    Ilaah ha cafiyo kurbada allah ka qado reerka aamiin.

  • @ladanladan1434
    @ladanladan1434 2 роки тому +4

    !gare wllo walahi wan Kula ooyay wayo waxandareemayaa waxa aaddareemayso wllo ilaahay haidinkadulqaado xanuunkaan isagaa keenaye Faraj dagdagana allaah haidiifuro ilaahayoow igare cawi adigaacaadilee ilaahayoow adoonkaagaan WANAAGSAN garab iyo gaashaan ilaahayoow sii ilaahayoow sidii uushalay ogafarxinaayey masaakinta oganadulqaadayay culayska ilaahayoow isagana maantay ogadulqaad culaskasaaran ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow aaamiin

  • @raxmoahmed617
    @raxmoahmed617 2 роки тому

    Allaaah caafiyo xaaska

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 роки тому +1

    Allaha caafiyo walalo inshaallah 😢

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 2 роки тому

    Wllshy ilahay cafidam qarba ah seeyo❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ayanhussein4228
    @ayanhussein4228 2 роки тому

    Ilaahay. Caafimaad. Deg deg deg. ah. Ha siiyo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому +1

    Midka kaliya ee kurbooyinka fayda waa Allah.Rabi Weyne SWT ha idinka faydo caafimaad soo degdega hakuu siiyo xaaska.

  • @safiaabdullah3461
    @safiaabdullah3461 2 роки тому +2

    Ilaahey hacaafi cod ka lama maqlayo

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 роки тому +2

    Ilahaay Cafiimad deg Deg oo dhuxa iyo dhiigaba raca ha ku siiyo gabadha. Amiin Ya Rabi

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 2 роки тому

    Wllo ha murugoon alle haka Kor qaado wllo xanuunka rabi ha shafiyo

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 роки тому

    Illaheye meele dhow dawada haa uuga soo fuududa yoo meed aanye
    Meele laaga ramadan oo dhakhso aaha baarta eeye jeefto haa uugu kaano koorbada raabi haa kaa duulqato insha Allah

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 2 роки тому +1

    Alle hacaafiyo caafimaad taam ah wllo àmiin àmiin yaa rabbi

  • @abdifitahxasan6463
    @abdifitahxasan6463 Рік тому

    Ilaahay hacaafiyo walashen 😭😭

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 2 роки тому

    Cafimaad dag ah allaha siiyo walashen

  • @axmedmaxamed6890
    @axmedmaxamed6890 2 роки тому

    Allah ha ucaafiyo

  • @safiajama7335
    @safiajama7335 2 роки тому +3

    Illaah caafimaad ha siiyo taam ah adna werwerka ha kaa bi’iyo aamiin aamiin yaa rabbi

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed4403 Рік тому

    walaal Ha'ooyin wixii ILAHEY kuu qorey seegi meysid

  • @muuminaali7085
    @muuminaali7085 2 роки тому +4

    Ilaahow walashen caafi oo sabar ku arsuq muragada ka kor qaad yaa allaah

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 Рік тому

    Allah waxaan kuweydiyay in uu culeyska kadulqaado. Walalow Allah hakuu cafiyo

  • @umumohamed5140
    @umumohamed5140 2 роки тому

    illhy ha cafiyo abowe

  • @aamino6763
    @aamino6763 2 роки тому +1

    Alle ha caafiyo walasheen caafimaad ah allah ha siiyo