Puntland hoyga musuq maasuqa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 2 місяці тому +2

    Salaan sare eedo mcn❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +2

    MASHA ALLAH IGAARKEEY MADAXWEYNAHA SAGAALKA IRIR SAMAALE HAWIYE STATE JIR O JOG CAFIMAAD CIMRI DHEER WE LOVE YOU 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 місяці тому +9

    Waalacgahi u doorashad kugaleey runti waa lacag badan yaab

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 місяці тому +11

    Librum lii salaan qaliya habo from Hargeisa ❤

    • @Liburnlii
      @Liburnlii  2 місяці тому +3

      Salamullah habo🫡

    • @shuenhassan9489
      @shuenhassan9489 2 місяці тому +2

      @@Liburnlii mahadsanid inankeegi Waanku tageera waxaan kugu tageera caqligaga wanaagsan iyo sidaad u ogtahey dhibaatad cadowgu kuhayaan qoomiyad aad kaso jeedo eed uwacdido tolka Alle haku xafido habo

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 місяці тому +6

    Wallo manala aragteen weydinki na maagayeen huwanta ma aragtee liiyow🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Waa.Tuug.Saciid.Dani

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому +3

    Nabadoon Lee Allaha Ku Xafido Runraa Ka Hadashay Walee

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +2

    ILAHEY AYA NA GARAB MARSIYEY DHAGAR QABE DENI WA ABEES KALE

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому +4

    Deni Zinzibaae Waala Soo Qabtay

  • @yusufmusse9803
    @yusufmusse9803 8 днів тому

    Waa garanay waaa Qoolooyink. Xassan soo daayeey si ay Nafta igu soo celiyaan

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 місяці тому +3

    PUNTALAND WAA MAAMUL TUUGO AH QABIILEYSAN WAA IN LAGU DACWEEYO DILKA UU GEEYSANAYO RAGA SOMALIYEED QAASATAN RAGA QABALIDA KALE AAN DAAROOD AHEYN MARKA LA XISABTAMO OO 18 NIN BUU TOOGTEN 3 SANO KA HOR HADANA 10 NIN OO KALE TOOGTEN MARKA HADE IDINKANA KA AARSADA TOOGTA KUWA QABATAN MJ AH TIIRKA GEEYA

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 місяці тому +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 місяці тому

    Waa dad an isceshan danina qabil dartis ayay iska qaba layihin

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 місяці тому +2

    Wixii madax somaliya ah ee xilal Haya waa tuug dhiiga dadka ayay lacag sistan danta dadka iyo dalka way kala boobayan dadkiina way ku dulman yihiin aaakhiro xagay galayan waa tobad seeg

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +1

    DENI DIJTATOR ZANZIIBAR LACAGTA WUXU GEYSTEY ZAMBIA TURKIGA DUBEY GURYO AYU UGA DHISTEY DAHAB AYU KU GATEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +1

    WA IN LA GALO WOOD QOF IYO COD ADUNKA KAMA JIRO KURSI LA GATO

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 місяці тому +2

    Walee xildhiibaanda dani waanarkay infuusto rixayan waxan laha ma itoobiya uso dhiibtay ileen waxay kuqarinayen bashaalka dani ee neeroobi xoolihi umada masakinta kubashal

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +2

    KA WARAMA KAAS HADU NOQON LAHA MADAXWEYNE SIDA XAARMAAJO MINGISTE AYA KARFAN LA TOLAN LAHA

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Boqor Tooyada Saliid Macasaro
    Somalilnd Baye ku waasheen
    Iyago 400 boqol oo kun Tiradoodu
    Dhan Tahay Buqlnd

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 місяці тому +3

    😅😅😅😅 ma deni qurux baa wax musuq maasuqay😮

  • @abukarahmed100
    @abukarahmed100 2 місяці тому

    DANI WAA SIDA JEERTA WABIGA CAMAL, WIXII HORTIISA YAALO WUU DARDARAA.

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому +1

    Dani buurane shacabka puntland caqligooda ayuu isaga ciyaaraaya kuwa dawlada dhexe aflagaadeeyanan. Waa kuwa uu dani laaluushka siiyo 😂😂😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 місяці тому

    Haadi ay qashe aahayd iyaa cadaynayaa iyaasee khaladqalee

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 місяці тому +2

    Deni waa jareer dadkaas bilaa demiir ah wuu sixray. Maalin kasto been Xasan lagu eedeeynaa laga dhaadhiciyaa. Maalin dhoweed 2 Karto ciidan hal durwaa ku fasaxeen, press conference sameesteen durwaagii ku eedeeyeen in sool laga soo diray

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 місяці тому

    Muqdisho megaamkeeda makuu maqlo waalli buu qaadaa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 місяці тому +3

    Subxanalla waa cashuurtii hawiye ciilkama koraan😂😂 idinku ma ku maslaxdan lacagtiina lagu aroosayo

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому

      Waan lacag eey beesha caalamka bixiso maamulada dhan waa lasiiyaa

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому

    Dalxureeye Puntland Dirac Uu U Xiray Walee Ooyin Tooda Aa Socota

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 місяці тому +1

    Reer Putland waxa dhica uu rida heesta : Putland ku dayo Putland si ficaan bay uu seexdan

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому +1

    Maxkamad ha loo gudbiyo Kiiskiisa dawlada fedraalka ayuu ka mid yahay Dani.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 місяці тому +1

    Lacagtasi wata Nairobi la mal gashaday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    SOMALIA WAXA KALA DIREY O YIRI AF WEYNE DAGAAL HA LAGU QADO O ITOPIA SO HUBEYSEY WA BARYA CULUS

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    REER PUTULAND CANSHURTODA UMA SO DIRAAN DOWLADA LOGUMA DHISO OSPEDAAL LAGUMA SAMEYO SHAQO ABUUR WAXA JEBKA GASHTA O GURYO DIBADA UGA DHISTA DENI DIKTATOR GACAN KU DHIIGLE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    SHACABKA PUTULAND WEXEY GACANTA UGU JIRAAN DENI ZANZIIBAR DIKTATOR GACAN KU DHIIGLE KIRIMINAAL ARGAGIXISO

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Mj oil 🛢 garoowe hooyada federalka

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +3

    Siduu u naaxay ayaad aragtaa damiir laawahaa cunaha weyn leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    KUWA AN DEGANKOODA CANSHUR KA KENIN IN LACAG LA SIIYO WA QALAD

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    bal doqonkan dawadah war intah aad kah hadlaysoh putiland dameryahow waxaa ku wanagsan xamar gajadah iyo moryanimadah Aderkah ku hayoh xamar kah hadal nagyahaw lips 👄 sidah dumar u marsaday khanis walbah putiland bu wax kah shegayah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 місяці тому

    badho culuse mj oil 😂😂😂😂😂😂😂dhabayaco badho culuse

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому +2

    somaliland ma xamar baa lacag siisa sowtii lagu kaka baxay taasi waxii dhaqaale ka yimaada gaalada hore loo kala qaybsaday xamar na kama masuul ah

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 місяці тому

    Qabuuro faaga iygaa daaha dabadiisa ugu jira baddaha iyagaa saxiixay dhibaato aanay ka masuul ahayn somali kama dhacdo

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 місяці тому

    Central government wax layiraahdo iyo xamar uska ilaawa haawiyow waa lagu kala tagayaa

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 місяці тому

      Yaa idin raba faqasheey fircoon dhulkina saxaraha ah jooga

    • @FutoXar
      @FutoXar 2 місяці тому

      @@Maria28832 joogi mayno albabaadadan ethopian ubalaqanaynaa waa laidin go doominayaa xagana kenya idinka harqinaynaa somaliana states part of East Africa uga dhawaaqaynaa magac soomaliyeed jiri mayo laisuna dabranaan mayo dadkayagu xamar majoogaan ee kenya iyo ethopiyey joogaan

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 місяці тому

    Federal system cractar assasination baa la iyiraahdaa waxaad wadid xassan sheikh wuxu rabaa inuu isagu qabto shaqada Siciid Dani xassan sheikh xamar meel Haku sheego Puntland xaqooda hasiiyo