Allaha u naxariisto Siciid mire xaydar waxaan bartay1984 anoo ahaay ardaydii XHKS isaga oo uu ka shaqaynayey kontoroolka Maanya fuulka baydhabo janaay,Aniga la ii soo bedelay koontaroolka baydhabo.
AbdiAziiz really ceeb ha uraadineee candhoooy kuwa ku imaaaadaleee caaawi magaaresid wiilkaaas sharafta badan mahan nin naaga candhadooda kahadla waaa samafale reall ah
Daahir calasow waxa jirta gabar uu dhalay xasan adan samatar oo la geeyey meelihii ilmihii kacaanka lagu hayey dagaaladii ka dib hooyadeed baa soo kaxaysatay waxay ku noo shahay fransiiska magaalo la dhaho toulouse(tuuluus,) cadaadis badan ka dib waxay raacday nin fransiis ah waxay u dhashay labo caruura hada waxa qaba mid ay hoodeed ku qalqaalisay oo u shashay labo caruura wuuna qabaa.aabaheed way taqaanaa oo way u tagtay dadku waxay yiraahdaan aabaheed bay u eg tahay.hooyadeed waa sacad muuse reer gadiid
Ninka damiir xumaa xita haday dhaleen reerka lagu sheegayo sidee uga ogaladay in reer abtigi loogu tuubo raaco qol 6k dawaneyso. waxay idinku diidayn gabadha baa qabtiin ufff hawiye laga ma guursado 😏

Aabahiis .Allah unaxariisto.
Dahirow abdiaziz miyad rabta inay ku xumeysit adiga meshan mxa ku heysa adiga waxat ku heysa fadeexo Io umada Marka hore aad crbeysit😁
Wlhi sanjiga ma guuro
Waa siyad bare oo inta taagan
Wiilka
Daahirow boqorkeygiyow isoo qabo maxkamada ayaan u baahanahy annagoo afar macilimiin ah qof ayaa nadhacay muqdisho ayuu ku dhaxjiraa mana,arakno
Queen soysoo la xiriir iyada dadka aqbasho oo ku gudbinese
Aniga waxaan layaabaa sidee hooyo cunugeeda oo kamaqan hurdo ugasoo dhacaysaa oo ay dunuda ugu noolaan kartaa aniga haduu xanuusto xataa waxaan dhahaa alow xanuunka haaya aniga igusoo wareeji beer adkaa hooyo cunugeeda intaas oo sano la aantiis noolaan karta😢
Wiilka awoowgiis siyaad bare suu ugu egyahay yaa layaabay sideeydoo kale farsoo taag suxaana laah wiil siyaad bare awoowe uyahay miyaa soos kusoo koray aduunyo imtixaan badanaa😭
Wiilkaan siyaad waaba uqayahay allahu akbar
Wiilkan abahis sicid mire xeydar abbahey bay saxiib ahayen allaha u wada naxariisto🤲
Wakas aniga mxan sheegay wakase fadexow wada wiilki indhu taagay wuu shogay subxanallah
Waxba kama qaado cabdicasiis really sidan maqlay dar ilaahaybu dadka ugu shaqeeya
Waxaa. Weydiisaan wiilkaan hooyadiis. Naag maxamad. Siyaad bare uu dhalay oo joogta mareeykanka. Ama kanaadiya. Magaceeda. Si wiilkeeda ay. Uhesho
Fanaanad caana ee u sii dhaw ayaa jirte warso faadumo hiirad
Saciid mire xerydar reer ceelbuur aun
War ayadaa dhashay wiilka ey saado uqaaday heesta daleys ayaa dhashay anagoow nairobi nalajoogay
Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Daahir calasow waxa jirta gabar uu dhalay xasan adan samatar oo la geeyey meelihii ilmihii kacaanka lagu hayey dagaaladii ka dib hooyadeed baa soo kaxaysatay waxay ku noo shahay fransiiska magaalo la dhaho toulouse(tuuluus,) cadaadis badan ka dib waxay raacday nin fransiis ah waxay u dhashay labo caruura hada waxa qaba mid ay hoodeed ku qalqaalisay oo u shashay labo caruura wuuna qabaa.aabaheed way taqaanaa oo way u tagtay dadku waxay yiraahdaan aabaheed bay u eg tahay.hooyadeed waa sacad muuse reer gadiid
Mca xasan miyaa
Nimca xasan aadan
Haa waruntaa nimco wan aqaan xasan aadan ayaa dhalay hoyadeedena reer waqooyi ayey ahed lakiin xasan aadan xeradiii kacaankuu ugu imaan jiray
Scw ❤❤❤❤
Ninyahow wiilkaan siyaad u ekaa and iyo aad
Side usucataye ma cabdicasiis Afka biijeda leh ku taagtaye Adiga iyo naagha ma fiiyoyinka Eead Adigu Adadawaadto
Wiilkan waba u egyahay maslax maxamed siyad
Afka siyaad bare ayuu uga eegyahay
qisadeeda Saado iyo wiilka dalees Somali Maxamed cid moog maleh kkkk aniga le og kulaha Toronto Tu jooga hada wa qisso caan ah
Dhallashada Ciyaar Ma Aha
Maxamad siyaad baruuba u egyahaye. Reer maxamad siyaad hala waco toos maxaa. Looga leexleexanaa
Faracad Magaciiso wacaratan cali yare waa nadhintay
Waxaa jooga siciid mire eedadii nadiifo xaydar waxaana qba nin layiraahdo mire hayoone
Mohamed siyad ayuu u ek yah ay
Walahi siyaad barre ayuuba u rg yahay wiil waa abtigiis
Dahirow ilahey kabaq cabdicasis dadka lacaglagaqsdo
Darood bay ku waasheen war daadka haku mashquulinaa shaqo yeeshaa oo fanaanadihiina ku mashquulaa😮😮😮
Darood wey dhibadan yahiin.Hawiyana hadda waaba kasi dhiban yahiin.😂😂😂.Soomaali wax isma dhamaan..
Xaasha wajuud wax lacag ah lagama Qaado
Barnaamij ka caadi ka dhig tuuba raaca jooji hadalkana iska qurxi markaad maxkamada joogto DAAHIR CALASOW
hadii xitaa lacag laga qaado waa xaqiisa waayo shaqo ayuu u hayaa umada intuu abdiaziiz uu qabty wlhi daahir inuusan qaban maseerka jooji adeer
labadaba wa dad fican bulshdana uadega blse dahir sadaqada sii dheryahy qofki uyimada wax la,aan ma baxo
Abgal ayad kaxuntihin waxqabad aya u Dido ayadrabta
Dahir adiga, waxyaala qaar kood masameyneysid. Dadka badidood , waxey ku soo kureen amar qaadashada- Boqorka, Ugaska, Islaanka, Garaadka , Suldaanka, Malaaqa, iyo intakale.
Daahir.Daarta iskadaa.Soomaali maqancin kartid
Waaba u egyay SB
Waa abatige sacid mire xaydar etobiya qaxotiiga miyad joogata
Abayo ilahy ha unaxariste soomali yuu ka ahaaa
Abayo ilahy ha una xariste qolamuu ahaa
@@NasroNasro-c9j waxu aha duduble
Diiriye buu u egyahay
Diiriye yuu yahey.wiilkan .DNA.Ayaa laga qaadey.
Been waaye dadka cidii waalid iyo wiil kala maqan lacag lagama qaado
nio c casiis nin ka fiican baraha bulshada kuma arag ee wararka qaar iska hubiya
Siyaad bare dadki reer baadiye ayaa dadka ku direen.
Siciid mire xaydar horto qolomuu ahaa
Asc
Waa run Nolosha Waa Hesaa
Kkkkkkk
Been badanaa gabar siyaad abti u yahy maa soos lagu tuuray
Kkkkkkkkkkkkkkkkk Yaab
Ninka damiir xumaa xita haday dhaleen reerka lagu sheegayo sidee uga ogaladay in reer abtigi loogu tuubo raaco qol 6k dawaneyso. waxay idinku diidayn gabadha baa qabtiin ufff hawiye laga ma guursado 😏
Magaca darood bu ku shitaa qolkaan xun
Abaayo.Darood isma saarno.Jaalo Siyasd bare.Taariikhdhiisa lama ilaabi karo.
wiilkan adika dhaly keena hoyadisa oo la radiya kii daradna wad diideen
Darood miyaa adiga qol kuugu jira wax aan adiga kuquseyn qabiil haw difaacin