@@Kaakoos_641oo wllo reer xamarka habar caadibay ka tahaye maxa ma cayba dee farxiya kolba qof waxay ugu dhagaysa waad iloobi rabteen waay iskiin xasuusiinaysa gabdhu markay istidha magalkad ka baxday ba qof magldu uu shiidantahay ku dhagta ii amiin 😂
@@Hodanmoh15 Maya reer Xamarku waxeey habar ugu’yeeraan islaamaha ka’weyn lixdanka. Not gabdhaha yar’yar & middle age ka. We respect and call them Eedo &habaryar
@ dee ma farxiya gabdh yara marka quruxey wllo waxan waa islamo walhi xiligay heesi jiiren iydaa iyo hodan xiita ma shukansan jiriin hada hooyo ayaan ahay laxmlah marka da adu waa labar wllo hooyo hada la noqodo habar waan iska nhay
Dayaxoow reer borama hargeisa reer somaliland oo dhaan ayaga wiil iyo Abtigis ah melkagama bana afkaga xiidh nimca iyo hodan abdirahman wa adkayagi wana fanani reer somaliland ah am awdsl am borama haka sojeedan wa somalilanders ❤💝
Waasax. Abdi siilimo Iyo kadija. Marwar. Fanka Somalia. Waa reer. Awdal. Saylac. Reer adal Masha allah. ❤️🥰🥰🥰😍😍🤲🏾🤲🏾🎉🎉🎉🎉🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏾🤲🏾👍👍😍😍😁😄😄
Nimcaan hilaac
Cod qurux badan
Shaqsiyad fiican
Nin diinle
Keep going
Waa habar xiiran oo habaran kabayare
Hadii anahay reer xamar reer Owdal reer Borame waa wadana Viva
Ma adigaa ka yar habar kale tahay ciilqabto ah quruntay naa qaraarka yaree yaa qaxba
Viva dayax ❤❤❤❤❤❤❤
Viva reer boorama ❤waa dad sharay iyo qiimo leh
Aniga waligeey ayaan taageeri jirey reer awdal guuleysta ❤❤❤❤
Farxiyo kabayare ayadaa gardaran oo qof walba ku dhagan iyo jahawareer ka haysta nin la'aanta
Waa runtaha boorame dad
Sharafle guuuleysta reer boorame❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤ Farxiya kabay re noloow gar iyo gardaro waan kugu raacsanahay my dhiiga hawiyee iyo duriyada from Djibouti
AQIIRO XIISAABTADA MAKU CAAWIINAYAAN QOF WALBA XIISAABTIISA DHABARKA UU SARAAN ILLAAHEEY HAKU SOO HAADEEY FROM MUQDISHO
nimcan hilac hodan iyo dayax guuul lamagare maxa layska godaya💪🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🫅💋💋🫶♥️♥️🙏
Thanks dayax🎉🎉🎉 from awdal state
Fadxiya kabare awdal Kuma baahno ee orad aad warshada maqaarka muqdisho adoo muqdisha jooga hiliblie ahayda kk
Dayax ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Reer Awdal waa dad aad uqiima badan wlhi sharaf iyo karaamo reer Awdal
Gabadhaana waxaan lee yahay u labiso sida dumarka fudayad ayaa ka batay ilaa iyosagaashanka qof unbay ku dhagantahay
Habartan waalan owdal iyo boorame waxey u maageyso waa maseersan tahey showga London ee nimcaan ayey ka naxdey 😮😮😮
I’m sorry adigoo gabar ah in’aad Gabar walaashaa ah ugu’yeerto “habar” sida raga Soomaaliyeed ay’xataa gabadha 16ama18 jirka ah oo cunug dhasha ay’ugu’yeeraan habar odeygooda konton jirka ama 80 jirka ahna ugu’ yeeraya dhinyaro.🙄🤷🏽♀️
@@Kaakoos_641oo wllo reer xamarka habar caadibay ka tahaye maxa ma cayba dee farxiya kolba qof waxay ugu dhagaysa waad iloobi rabteen waay iskiin xasuusiinaysa gabdhu markay istidha magalkad ka baxday ba qof magldu uu shiidantahay ku dhagta ii amiin 😂
@@Hodanmoh15 Maya reer Xamarku waxeey habar ugu’yeeraan islaamaha ka’weyn lixdanka. Not gabdhaha yar’yar & middle age ka. We respect and call them Eedo &habaryar
@ dee ma farxiya gabdh yara marka quruxey wllo waxan waa islamo walhi xiligay heesi jiiren iydaa iyo hodan xiita ma shukansan jiriin hada hooyo ayaan ahay laxmlah marka da adu waa labar wllo hooyo hada la noqodo habar waan iska nhay
Viva nimcaan hilaac ❤
Nimcaan is a legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾🦾🦾
ASC.MAXAMED AYAANLE WAA KU SALAMEY NICMAAN HILAAC WAA HALYEY SOMALIYED OO HEER CALAMI AH GEESI QARAN WAANA IQYAAR AQLAAQ & SHARAF XAN BAARSAN SHACABKA SOMALIYEDNA KASBADEY LANA JECEL YAHAY VIVA NIMCAAN H. NACABKU DARBIYADA HA JIIDHO BORANE HOYGII
FARXIYO QABAYRE WAA MASIIBO ILLAAHEEY HAA SOO HAADEEYO
Awdal waala yaqanaa guul
Kabayare is my neigbor, waa naag waalan always attention ubaahan.
DAYAAX DALNURSHE ILLAAHAAYOW HAKU HAAFIIDO
Am team geesiyada Fatxiya Kabayare
Farxiya ma fiyow qafifay qabtaye allaha cafiyo wey xanun santahay
Nimcan siyaasada uu kujiro maahe ma isagaa nin shaqsiyad caayaba ah xagay kalaqaday kabayare?
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
Dayaxoow reer borama hargeisa reer somaliland oo dhaan ayaga wiil iyo Abtigis ah melkagama bana afkaga xiidh nimca iyo hodan abdirahman wa adkayagi wana fanani reer somaliland ah am awdsl am borama haka sojeedan wa somalilanders ❤💝
Sxb hadalada ha koob naato hadal badan
Farxiya kaba yare waa naag duulduul badan maxay iskugu dhacaan fanaaniinta oo idil yaahuu
Farhiya is qalqalji landherad ka dhaqee qas qaska sifee
Dadkani ma somaliland iyo muuse ayaa shaqo unoqotay somaliya shidaalka radiya itan lagu baqin ethiopia
Waxa,qadldal,hagresa
Miskiinad farxiya Miya la isgu tegay
Ii amiin kabayre waxay ku dhagta kolba qofkay isleedahy xooga magalda uu shiidan sababta ma taqana waxay is ledahay walagu ilaabi rabaye xaaged iska luusha marba fananbay ku dhagta islaanta jeegada xiirane uu dhaafa halagu xasuustay ka tahaye dhaafa kabyare 😂😂😂
❤❤❤❤❤
Waax
Tani waaba dibjirad waa in aamuska loo badiyaa kkk
Kabayare wey qaldantahay lkn dayax kasi daran oo qabiil ku dhagan kabayare fananin ayay la dagaalsantahay asi maxa marba rer iskugu xoqa
❤️❤️❤️❤️👑👑👑🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️
SOMALI MUSLIM MIYA MASE BODISTE HINDU MASE YAHUUDI MADOW MASE KUFRI MASE MUNAFAQIIN.
Dad islaam ah hadaad ku tilmaantey waxaad sheegayso ilaah adigaa ka furatey munaafaq ah. Xasbunallah wanicma wakiil
@@fadumoomar5280 SHAKI MIYA KAGA JIRA QABILADA LAAN DHEERTA SHEEGTAY INAY YAHUUDI MADOW YIHIIN OO WELIBA MUNAFAQIIN AH.
Viva Faxiyo kabayare iyo somaliland fron jigjiga
Masha allah❤❤❤❤❤❤😊🎉🎉🎉🎉
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤
Kkkkkkkkk gudabuurow maa isaaq oo somaali oo dhan lug kujoojisey ayaad ka laalaadaan
Waa runteeda Farxiyo dayax waa naag aan siil lahayn dhanba dhan
Ciwaan been ah, maxaad dadka isagu ballaminee?
Hodan waxaad tahay Doqon qabiil qaaday anigaa reer boorame ah waanan jeclahay Somaliland
Dayax isaga inuu iscadeeyo sida dumarka kalsoonidaro darteedna dabada u dhaqo kolba qof ayaa bahdil ugu filan kaligii iskama hadli karo waayo buxuu dhihi kara ma leh habarta waa kugu khasartay caqli badh
😂😂😂 wa iska dhaadhicis kabayare hadi ay wax qaldan dhahday asi maxa ka quseyo ma rer awdal wa nin dulaysan
Beenaale dayax madigaa yaqaan Boorame Anigaa ka Dhashay kumana doonayo dayaxo