Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 23

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 23

КОМЕНТАРІ • 261

  • @user-om8xv2lk4n
    @user-om8xv2lk4n 6 місяців тому +22

    Ayeeeyo east subaxnlh mamadu wax ma oga 😂😂 xamar baan idinka so salaameyaaa❤

    • @salmajaamac9034
      @salmajaamac9034 6 місяців тому +2

      Um khayra kulaha inaan uur layyahay bu iga,shakiyay hhhhhhh

    • @filsanmohamed4021
      @filsanmohamed4021 6 місяців тому

      😂😂😂

    • @user-bw6ug9yy4w
      @user-bw6ug9yy4w 5 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

    • @Mr.jordi.
      @Mr.jordi. 5 місяців тому

      Kii buurnaa oo tiktok-ga joogay baan soo xasuustay

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 6 місяців тому +6

    Masha allah umulqeyr waa qof aad U wanaagsn oo iimaankeedu uu taam Yahaya wixii so daaho qeyr Ku juraa in sha Allah waad heyleey ubad waxan idinka so salamaayaa kampla❤❤❤❤❤

  • @suusanali1370
    @suusanali1370 6 місяців тому +8

    Ayeeyo east😂 kulahaaa alla xamsa waa balyo😂😂😂😂

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 6 місяців тому +3

    Hadal nagama dhaxeyee horay u gal

  • @user-mo1vx8hf5k
    @user-mo1vx8hf5k 6 місяців тому +8

    Hargeisa idinkaso salaamaya 😂😂😂😂😂

  • @Layliish-qh1en
    @Layliish-qh1en 6 місяців тому +4

    Mamadan umul kheyr hooyaded soma ahayn

  • @guleidmahdimohamed7968
    @guleidmahdimohamed7968 6 місяців тому +18

    Nimankaa wlllaha ihi waxay isoo xasuusiyaan alla hawnaxariiste abwaan geesi

    • @fatimanor1273
      @fatimanor1273 6 місяців тому +1

      Walaalihiis waaye

    • @Abshirohassan872
      @Abshirohassan872 6 місяців тому +2

      Xamse abdiwahid Bashir abdiwahid waye abwankana wuxuu ahaa cumar abdiwahid alle ha u naxariistee 😢😢😢

    • @fatimanor1273
      @fatimanor1273 6 місяців тому

      @@Abshirohassan872 aamiin

    • @user-qz1gz2vr5q
      @user-qz1gz2vr5q 6 місяців тому +1

      Alle haw naxariisto abwaan geesi

    • @HawaHassan-gs6xt
      @HawaHassan-gs6xt 6 місяців тому

      Ilaahy haw naxriisto abwaanka

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 6 місяців тому +6

    Wwww aniga u horeyo caaw war wan idiin salamay teamkeygi iyo kuwa idawanayo ramadan aya so dhawo allaha samo iyo cafimad ha nagu garsiyo❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 місяців тому +2

    Xaraar bahayo kulah ar hooyo macan ❤❤❤❤❤❤❤
    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @IdilIbrahim-ty5oz
    @IdilIbrahim-ty5oz 6 місяців тому +4

    Hayaay kulahaa geela aabahay raac

  • @AyanAli-gh2kp
    @AyanAli-gh2kp 6 місяців тому +1

    Bashi ba yimid alla xamze wan jeclahy hadalkisa masha allah team an jeclahy horay u socda from nairibi❤🎉

  • @user-ny9zr8qc7g
    @user-ny9zr8qc7g 6 місяців тому +3

    Ayeyo east 😂😂😂😂😂waa fanan jira ❤❤❤

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 6 місяців тому +3

    Waxaan rabaa inaan ogaado wiilkan geesi alle ha’unaxariiste muu ladhashay aad ayuu ugu egyahay masha allah qabriga ilaah waasac ha’ugadhigo geesi from 🇮🇹

    • @nuuramuuse7497
      @nuuramuuse7497 6 місяців тому

      Wa walalki

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 6 місяців тому

      Wa walalkis hamsa wa la dhashay

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 місяців тому

      Xamsa keliya maahee labada wiilba Abwaan Geesi walaalihiis weeye.
      Waana rag markuu noolaaba mararka qaar wax la Jili jirey

  • @cayuuniqurux2521
    @cayuuniqurux2521 6 місяців тому +3

    Hargab miyaa ku dhacy kulahaa wa idin salaamay from galdogob ❤

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 6 місяців тому +1

    Ayeeyo east Subxnllah mamadu waxba ma oga Jigjiga baan idinka. Soosalamayaa😅😅😂❤😊

  • @Naima_dgn
    @Naima_dgn 6 місяців тому +2

    Umu khary xamse waa habaarte kada habarka baayo ❤❤❤❤😂😂😂😂 keep going Team qasaĺ

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 місяців тому

      Far iyo suul lagugu qaad habaar maahan waa iska sheeko Soomaali; qof nool far iyo suul laguma qaadi karo

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 6 місяців тому +2

    MashaAllah salan share Ree Qasaal TV garissa cadey aya idinkala socdaa guul wcn Qasaal TV ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmusebudul7709
    @ahmedmusebudul7709 6 місяців тому +5

    Walle filimka waxaa macaaneye waaba xamse iyo ficilka usameeyo

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p 3 місяці тому

    20:47 mashallah best brother n also best son

  • @user-hq3hi2gt8p
    @user-hq3hi2gt8p 6 місяців тому +7

    Xalay yeelathy sakana waan arknay 😂😂😂

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 6 місяців тому +2

    reer mudug ayeeyo East kulahaa Xamze😂😂😂

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 6 місяців тому

    Masha Allah Umukheyr congratulation new baby 💚💚💖💖💖💖💖💖

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 6 місяців тому +1

    War indhaha yayna kaadhicin ❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 6 місяців тому +4

    Alle.haunaxariisto.abwan.geesi😢

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm 6 місяців тому +1

    Wigir,Kadaroo dibi dhal hadana waa Habro uqabeye 😂😂😂😂😂

  • @Qoshasho
    @Qoshasho 5 місяців тому

    Hoo Dee Hoo Dee 😂😂😂😂

  • @user-jx4wb8wv4v
    @user-jx4wb8wv4v 6 місяців тому +1

    War waan idin salamay waxan idinkaa sosalamaya jibouti caday filmka 1 ilaaa 23 wan lasocday atorayal badan aya kulmay jilayal sobaxaya weyan waa fac jididaa oo an facaya uu madaa somaliyed ❤❤❤❤

  • @user-sx5gg1bm7f
    @user-sx5gg1bm7f 6 місяців тому +1

    Mom esat😅😂😂

  • @user-nt9lu5rd7q
    @user-nt9lu5rd7q 5 місяців тому

    Alla abwaan geesi ayaan soo xasustay alle ha u naxariisto😢wllahi aad ayaa ay Isugu cod egyihiin xamse iyo wiilka kale😢😢😢😢

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 5 місяців тому +1

    Waar Tii baadiha ahayd ayaa dhanwalba way udhigaysaa balaayo ku raacday Allah Mahad leh

  • @garyaqaan2023
    @garyaqaan2023 6 місяців тому +2

    Ikhyaarata filmka jileysa waan idin salaaamay! Wiilka yar muxuu yiri Eadaan ka soo kacay mise Eedaan ka soo baxay, Hala i saxo hadaan qalad fahmay!!

    • @qadarjaamacqadarjaamac8435
      @qadarjaamacqadarjaamac8435 5 місяців тому

      Waan kasoo kacay buuyiri laakiin hadalka waa margiyo wuu is laba Roggaa wll kasoobaxay iyo kasoo kacay seem ayey inoo yihiin hadaan puntalnder nahay wll

  • @ifrahsahane9299
    @ifrahsahane9299 6 місяців тому +1

    Hjhhhhh xaamse wan ku haysta aan laceydhiinin❤ raga melan laga marin bajira bu dhahay😂😂😂

  • @user-jn5el8cn4i
    @user-jn5el8cn4i 6 місяців тому +6

    Ayeyo east😂

    • @Ayuub567
      @Ayuub567 6 місяців тому

      😂😂😂😂garac talow ma East hoyadiibaa😂😂😂😂

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 6 місяців тому

    Mashallah Umul khayr waa qof aad uu wanagsan balse xamse oo lakad ah aya ladaba dhigay
    Team kaygi horey uu socda aad ayan idin jecelahay ❤From djabuti

  • @user-jp9mm8vc6b
    @user-jp9mm8vc6b 5 місяців тому

    Umelkhayr is not easy😂❤

  • @iphaaan
    @iphaaan 6 місяців тому +2

    Ayeeyo east kuye dofar sanaa😅😅

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂kkkkkkk ilmaha gabadha kasosocda yona ku gagixin guul ban idin rajaynaya ❤❤❤from djabuti

  • @KhadraYaasiin-fw9gq
    @KhadraYaasiin-fw9gq 5 місяців тому

    Man sha allah umal khayr

  • @SumayoMohamedZuuzuu-po7wh
    @SumayoMohamedZuuzuu-po7wh 3 місяці тому

    Alla qosal badnaa❤❤❤

  • @fitaaxmacalin
    @fitaaxmacalin 5 місяців тому

    Ayeeyo east😂😂😂😂😂❤❤❤❤hhhhhh

  • @Naima_dgn
    @Naima_dgn 6 місяців тому +1

    Sacdiyo geelii abbeh rac kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @ShaymaAhmed1233
    @ShaymaAhmed1233 6 місяців тому +4

    AYEEYO EAST

  • @user-tv4ir5bv5r
    @user-tv4ir5bv5r 6 місяців тому +1

    Umu khayr waa eedo arxanley😂

  • @MaryamaRuun-eo8de
    @MaryamaRuun-eo8de 3 місяці тому

    Ayeeyo East aaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @user-ed3ej3sv9p
    @user-ed3ej3sv9p 6 місяців тому +2

    Ma abahed baaa ahayd😂😂

  • @user-mj7mo5zh8d
    @user-mj7mo5zh8d 6 місяців тому

    Hhh war yaaa ila qosla xamse dhibdnaaa filmka asgaa ugu shacrata badan from galamudug❤❤😊

  • @HodanMursal-bn7lm
    @HodanMursal-bn7lm 6 місяців тому +1

    War xamsoow dumarka ka dhamoow oo shaqo kale raadso😂😂😂😂😂

  • @SacdiyoSaneey
    @SacdiyoSaneey 6 місяців тому +1

    Ayeeyo east😂 kuyeh xamsa waaba balayo lobahanyahay😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 місяців тому +1

    Uur deg deg gooromay yeeletay ku lahaa😂😂😂😂

  • @saidoshukri5900
    @saidoshukri5900 6 місяців тому +1

    Habrtu fudayid badna ma febarayayi dhaltayi 😂😂

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 6 місяців тому +2

    Kkkkk😂😂 Naga dabdoda madLeda haye 😂😂

  • @haykal8026
    @haykal8026 6 місяців тому +1

    Daqiiqadaha noo so dhereya pls 2 daqiiqo inay socotoba mamodo xarabo midhan waye filimkan wa ini salamay tiim qasaal

  • @fetihimohamedtahir4248
    @fetihimohamedtahir4248 6 місяців тому +1

    Xamse is not easy waaxay uurkaan xalay la yeeshay oo maanta lagu arkay kulahaa!!😂😂

  • @SouleikhaAliIyeh
    @SouleikhaAliIyeh Місяць тому

    Hampe is not east continue comme ça wll

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 cawrada naagaha maxaa kudabadhigay 😂😂😂

  • @abdifatahjooye5439
    @abdifatahjooye5439 6 місяців тому +1

    Xaynosh qoftan ru run ha u guursado

  • @Ibraahimciid12
    @Ibraahimciid12 6 місяців тому +6

    Xamse inuu nagaaha kashaqeeyo buu rabaa balo 😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 місяців тому

    Labada wiil ma walaalaa maasha allaah

    • @user-sw6qj5nf7s
      @user-sw6qj5nf7s 6 місяців тому

      Haa waa walaalo ,Sanadkii hore buu abwaan geesi dhintay Allah ha u naxariisto

  • @user-uw6lg1gs7u
    @user-uw6lg1gs7u 6 місяців тому

    Umulkheyrey ❤❤❤❤❤❤❤we love ❤️ uuuuuuuuu abyo waaaanku wataaaaaa❤love uuuuuuuuuuuu qaaaaali qurux❤

  • @user-sf6sb2pg
    @user-sf6sb2pg 6 місяців тому

    Maanaad iku soo koosatay xamsoow waa anoo muna cabdishugri eh oo idinka soosalaamey galkacyo alaha idin sharfo team qasaal❤

  • @sowdafarax4610
    @sowdafarax4610 6 місяців тому +1

    Ma anigii baad igu soo goosatay hhhhhhh

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 місяців тому +1

    U cod ekaa marxuumkii.ilaahay naxariistii jano hasiiyee waan xasuustay Abwaankii.

  • @user-qi6fl9gw7q
    @user-qi6fl9gw7q 6 місяців тому +1

    Wan ku baryayaa geela abahay raac kkķkkķkkkk

  • @user-mo1vx8hf5k
    @user-mo1vx8hf5k 6 місяців тому +1

    Wllhi xamse hayska qoor dhuubnaade waanin balaaya

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 6 місяців тому +1

    Matanaa kusoo didhay😂😂
    Af somaliginu waa so cute i aamin 🫠😅 from jigjiga Waxan dhahnaa.... kusoo dirtay

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 місяців тому +1

      Didhay hhh Puntland baa laga adeegsadaa.

    • @Fardawsacc
      @Fardawsacc 6 місяців тому

      @@AbdiazizSaidAhmed m.a Af somaligaa lahjada badan

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 місяців тому +1

    Shaley baan tagey maantana ma uruu bay ledahay a kulah 😂😂😂
    Ar xamse war jecela 😂😂

  • @user-dq9el5jm6x
    @user-dq9el5jm6x 6 місяців тому

    Wow wow masha allaha waan idin salaamay xamse shacir 😂 waa fani❤❤❤❤ waxan idinka soo salaamayaa Galkacyo❤

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 6 місяців тому +1

    Asc teem qasaal eesh calaa riwaayad from America

    • @user-uw6lg1gs7u
      @user-uw6lg1gs7u 6 місяців тому

      Eesh calaa ruwaayad from America 🇺🇸 2

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 6 місяців тому

    Lacalla hadii aan arko umul qeyr oo wadada mareyso waxaan uyeeraya madhasho 😂😂😂😂 kaftan wye wlaashey mcn

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 6 місяців тому +1

    Ana moroco ayan idinka sosalamaya

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 6 місяців тому +1

    Oo hada xamse guriga mala saray wax badan dagaal ban kula soo jirnay war maxan raac nay 😂 durba ma is dhibay😅😅

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 6 місяців тому +1

    Kkkk ma awr lataxaadtihiin wayo wayo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 6 місяців тому +1

    Farahaga wasaq ah kulah 😂😂😂

  • @user-to5xr9ip8z
    @user-to5xr9ip8z 6 місяців тому +1

    Asc umul kheyra ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 6 місяців тому +2

    Xamza Hala Eryo Inta Umulkheyr Ka Dhaleyso Sacdiyo Waa Dacad 😂😂😂😂😂😂😂

  • @YaasmiinAbdisalaan-yb8fx
    @YaasmiinAbdisalaan-yb8fx 6 місяців тому

    Ayeeyo east 😂😂😂😂

  • @user-hm7nl7it9e
    @user-hm7nl7it9e 6 місяців тому

    Ayeeyo east😂

  • @xafsasiciid8252
    @xafsasiciid8252 4 місяці тому

    Haa
    😊😊😊❤,waxdo

  • @user-to5xr9ip8z
    @user-to5xr9ip8z 6 місяців тому +1

    Kaalay Bashir iyo abwaan geesi Allah unaxariiste😢 maxay isu yihiin horta

  • @koraadrashidhirsi8796
    @koraadrashidhirsi8796 6 місяців тому

    Waa EBER waligiis iskuul xitaa ma dhigan

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 6 місяців тому

    ayeyo esti iyo khadro may isdhaleen way isku egyihiin wan idin salamay teamka dhalma doon❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 місяців тому +1

      Labada mama waa isku egyahiin.

  • @maxamednuurtifow9621
    @maxamednuurtifow9621 6 місяців тому

    Qaladaadka ruwaayada soo daayaa intaas ugu mac wllhi

  • @NimcoXassan-te8dt
    @NimcoXassan-te8dt 6 місяців тому

    Ayayeeyo esti😂😂😂😂😂😂😂

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 6 місяців тому +1

    Hamse Nin rageed waye😂

  • @MutaazCumar
    @MutaazCumar 6 місяців тому +1

    Wlhi wey igu socota

  • @XasanSuber
    @XasanSuber 5 місяців тому

    M.a umulkhay❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyoh

  • @SihaamYusuf-sr4xr
    @SihaamYusuf-sr4xr 6 місяців тому +1

    Hhhhh xaly ku dhacay saka wala arky😂😂😂

  • @umumaizo123
    @umumaizo123 6 місяців тому

    Ayeeyo East muudhahy😂😂

  • @qadarjaamacqadarjaamac8435
    @qadarjaamacqadarjaamac8435 5 місяців тому

    Geela ma anaa leh hadaa madabada naagaah Lee dahay xikmad baa kudhan warkaa wllhi😂😂😂

  • @cumarcabdiali2247
    @cumarcabdiali2247 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂Geela aabahey raac kulaha sacdiyo

  • @abdiwalim8940
    @abdiwalim8940 6 місяців тому

    umalkhayr gabadha miyiga kabaaji walal hada xiskay keenaysaaye😂
    jigjigaan idinka soosalaamayaa team qasal.

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 6 місяців тому

    Asc dhaman wan idin salamay waxan idikalasocdaa somaliya gar ahan muqdisho cadey mama wey iga qoslisay xalay ayey uur yelatay sakayna waa lagu arkay😅😅😅

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 6 місяців тому

    khadro kulahaa ma awr la isku xiriiyay baa tihiin 😂😂😂😂😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂xamse iyo sacdiyo is helay wa funny

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 6 місяців тому

    Kkkkk ayeeyo Este kulahaa

  • @nashadmaxamed243
    @nashadmaxamed243 6 місяців тому

    Ayeeyo ste😂

  • @user-zh7zm3rv6b
    @user-zh7zm3rv6b 6 місяців тому

    hamze umu kheyr wa hooyda oo kle ka leexo😮😂maa diidy wxa iga heshid wx ha iga sinin😂😂

  • @user-naima725
    @user-naima725 6 місяців тому

    ma aabaheed baad ahayd wax naga ceshtaanu la'ayne😂😂😂😂

  • @loukaliban9692
    @loukaliban9692 6 місяців тому

    Shaqa sharaaf leh sxb Hamze wanku wata 😂😂😅😅

  • @cabdiwaaxiddirir3015
    @cabdiwaaxiddirir3015 6 місяців тому

    Qofta umulkhayr waa kurus❤