3 qodob weeleeya inta Aqoonta leh 1.Qof Jaahila hala Doodin 2.Qof Qabyaalaystaa hala sheekaysan 3.Qof aan Tukana ha salaamin Bulshada somaliyed waxa fiican waliba waa jiba meel kasta ha joogan In ay ilaaliyaan Islaanimada Somalinimada Wadajirka Wada Gacansiga Wadana noolaanshaha Si walba siyaasada maamulada iyo xukumadu ha iskugu Kala qaybsanaadan Dadka waa in ay Wadajirkooda ilashadaan nin muumul wax siiyo waa iska yar yar 85% dadka soomaaliyed waa Muruqmaal iyo Xoogsato Wa ganacsato iyo shaqaalayal Marka wixii inoo dan ah aynu Raacano bes Islaanimo Soomalinimo Ma jabuuti joog AMa kilinka shanad joog AMa Nfd joog Ama somaliland joogg Ama Puntland joog Ama Galmudug joog Ama koonfur galbed joog Ama hirshabeele joog Ama jubbalnad joog Ama ba banaadir joog meeshaad doontidba jooga walalka haka Nabad galo
Abkuu doono ha sheegtee Wuxuun baa ehel ii ah Dad ninkaan af aqaannee Si wax iila arkaayee Na mideyso ujeeddo Abwaan: maxamed xaashi dhamac(GAARIYE). State lagu sheeyo waa qabyaalad iyo kala sooc umadeed
XAQIIQ AYAAD KA HADASHAY WAANA KUGU RAACSANAHAY . BAAHI JIRTAY OO WAX KA QABASHO U BAHAN AYAAD KA HADASHAY YAASE KULA FAHMAAYO INYAR MOOYEE WELL DONE 👏🏾
Ani waxan ahay wiil muwaadin somalilander ah oo dalkiisa jecel balse ma ila wanagsana in dad somali ah la takooro calan loo diido horumarna la sheeganyo iyo democratic Alle haku sharfo wllo OMAR INSHAAR🙏
Somaliland waxy la mid tahy Taiwan sida u calnka china mamnuc uga yahay ayu calnka somalia mamnuuc uga yahay . Marka waa in arrinka respect ✊ LaGuardia siiya.
Cumarow ma jecli inaan ku duro wlal balse taliye dabagale wa taliya booliska qaranka somaliland hargiesa una maaha waxaan jeclan laha inad caqliyadayada ixtiraamtid iyo dalkayga , we respect you anaga na ixtiraaam idinma ma dhibno gacan idinlama aadno adi kumaanan xaqirin madaxdayada aad xaqiraysid iyo dalkayga aad hargiesa o kaliya ad ka dhigaysid ka da wayo taliyihi qaranka bad ledahay taliyaha hargiesa nasiib daro .
@@faaisoahmed7756 sis ma waxa ku gubaya somaliland jiritaankeda hadaan caqli saafiya ku hadlano hadan ku dhaho ka waran dab baan isku tuuraya adna dabka kalay iskula kay tuur maxad odhan lahayd Somalia God Bay isku riday anagu godka iskaga daba ridi mayno tukale marki hore laba dalo midobay soma la ahayn hadana waynu kala baxnun maxa ku jira Haday somaliland jiritaankedu ku dhibayana way jirta u dhimo hadaba
Cumar inshaar run ahaantii nin caqli badan diinteena islaamka u hiiliya jecel in ummadu si wanaagsan u wada noolaato jecel ayaad tahay laakiin xaqiiqada somaliland waad iska yeel yeeshaa runtii taana hadaanu nahay kuguma raacsanin Sida aad ugu dhawaaqayso madaxa police ka Hargaysa waa taliyaha dhan ee ciidanka police somaliland guud hadii afkaagu magaca somaliland aanu qabanayn adna ka dhamoow inaad ka hadasho waa fikradayda ta kale calanka somalia ee deegaanadaa laga jeclayn adigu kor u qaad jeclow Anna I ogolow anna ku xaqiri maayo walaakay ayaan kaa dhigan laakiin fikradaadu haddii tahay jahwareer calan meel laga masaxay adiguna xaqiiqada ha iska indha tirin waad og tahay wixii calankaa iyagoo dugsanaya loogu hoos gaystay!!!!!
Nacam been maha mida kake waxaan ku sheegayanidin ka yaa idin ka doqonsan idin ka xasad iyo naxoinidin ka buuxa middna aan ku xasuusiyo brother somaliland veiw ku raadsan mayside jooji niicda ma jeckin in aan kugu xad gudubne xad kaga garo Asc
@@Hilal-mq3fv yaysan ahaanin part of Somalia walalo ee dawlad gaar ah weeye somaliland lkn soomaali iyo islaam baa wada nahay taasana na walaalaysay siyaad bare na anagu ma raacsanin mana nihin kuwo ka tirsan xisbigiisa ee dad soomaaliyeed oo muslimaa nahay
Guul wade jaale maxamed siyaad pare alleH ha u naxariisTo wxa aan aaminsanhy in u ahaa shaqsi aan dartii maanta dhUlkaN uku noolahaY alleH zupxana wda ha u naxaristeee
Madaxa Booliska Hargaysa ha odhanin ee waa Taliyaha ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, sababta oo ah keliya Taliye uma aha booliska Hargaysa ee Somaliland oo dhan ayuu Taliye u yahay
Mar hore na waan kugula taliyay haddanna waan kuugu celinayaa Cumarow e, intaad ka fogaan karto ka fogow siyaasadda gaar ahaan ta soomaalida. Mawduucaaga iyo ujeedkaaguna isma laha oo dhallinyarada Burco oo aad si weyn ugu dul nasatay ayuu ahaa ujeedkaagu!!!
Calanka soomaaliya haddaa la dagaalantid soomaalida cadow ayaa ka samaysanaysaa waligaana ictiraaf heli maysid, cirka inta uu kuu jiro buu kuu jiraa, somalia ilaa ay ogolaato somaliland ma go'i karto, jabuuti si sharci ah ayay somalia ogolaansho uga qaadatay qof marka ila dagaalaya ictiraaf uma ogoli
Ogaansho waxan kugu tuhmi jiray in aad tahy sxbul aqli lakin waxad tahy ayaa i cadatay calanku waa astaan qaran wadanka marka anad ogolayn astaantisana ma ogolid adna siyaad beri ayad leedahy ayey modayeen oo 27 sano ka hor dhintay shacabka somaliland waxa gantalaha iyo diyaarada si aan sooc lahyn ula dhacayey askari calanka wata oo ay bixinayeen mushaharkisa dad u laynayo cashuurtii laga qaday xabad loogu bedelay 2 labad ha u qadaney xoreyada iyo ay helan shacabka somaliland inay ku timid galbis rag iyo dumar iyo dhalinyaro ayaa u xabal galay xabad ayey ku timid somaliland waa shay noogu tagan dhiiga geesiyashaydii marka waa in aad tixgalisa shacabka go’aankooda
@@ramlaali6331 oo ma Adiga i haya kan aad haystaba aniga ku keenay waliga meel talyaanigu xoriyada idinku siyey hadad hayso keen Adiga ayey qabyaladi lafaha ka gashaye
Cumarow Kofur & waqoyi waxa dhaxeya waa ka wayn yihiin waxan ka shegayso Calanka buluga Ma arki karno ilaa Aanu si cad U kala baxayno 2dal Oo jara noqonayno Nacaynkan waa jiraya Waligiis 😎
Cumar waxbaad isku laaqaysaa Lkn Waxaad ogaataa in ay somaliland ay somalinimo jecelyihiin lkn sababo jira awgeed loo masaaxayo calankaa Waxaana colaadu ka dhexaysaa waa maamulada iyo afkaarta Maanta haday soomalia tidhaa waa wadan iga goay Waxa dhici karta in si nabada calanka buluuga ah loohaysan karo cidii rabtaa iyadoo aan loo diidayn Waxa jira waxyaabo badan oo aanad aqoon ulahayn fikirna aanad ka haysan Adigoon cidna caayin caqli wanaagsan ku fikir
@@hassanduguf7907 wlal calanka buluuga ma necbin wana kii aan hargeisa ka taagny anago nabad iyo wadajir doonayna blse wxa loo nacay waa dadka haystsa ilaa inta somaliland meel aqoonsi ka helysana sidan ayuu mamnuc u ahaanya
2 to 3 years ago content kad so galin jirtay ayaa ka fiicnaa yaa igu racsan barigii hore waxd ahed somaliga kaliya een youtube ka dawado xataa wan dagsan jiry hadan wakhti u wayo lkn iminka maya
Aan ku saxee calanku siyaad bare maaha ee waa kii isaga aawadeed umad somaliyeed oo dilay, kufsaday sidoo kale loo dhacay hantidoodi, waayo haddii aan calankaas buluuga aanay kamid ahaan lahayn umada somaliland dhibtaasi ma soo gadheen calankaasina walaalnimo ma soo kordhinayo ee fadlan adigu ogaansho ixtiraam go'aanka umadaasi.
horta aan ku fahansiiyo sababta loodiday calanka waa calankii nalagu dulmiyay sidaa owgeed ma jeclin in calankaa lagu arko dalkayaga arintakale aan layaabay waxa aytahay inay kaa soo muuqanayso calamado aad qarsanaysay oo ah xasdi cadaawad iyo qabyaalad aan hore laguugu baran waynu eegidoona goortaad soo wada bixidoonto insha alaah
Ninkan caadi buu u caadaystay inuu isaga oo ismiskinina tafsiir qaldan saaro somaliland waxaas wax shaqaynaya maha ee unsubscribe la dhaca anuu maalin hore ayaan kala noqday waxaan ogaaday wuxu yahay
Calanka Nazi-ga anigoo jooga oo kunool London caawa hadaan soo qaato intayna dawlad isoo gaadhin dadka ayaanan ka badbaadayn, waxba sxb hadalka ha qurxinin muhiimadu waa in calanka Somalia aan la arki karin gudaha Somaliland xaq ayeyna u leeyihin, calankii dadkooda iyo dhulkooda lagu burburiyey inay nacaan, ilaa si dhaba looga heshiinayo wixii dhacay.
@@somgoalstv6646 bro shakada laysku haya maahaba siyaad bare sheekadu wa wlaal isma qaadi karno sababto ah wax kala duwan ban aaminsanahy anaga dalkyga wuxu ku dhisanayahy wa kala dambayn is xushmayn isu tanaasul sharci dunida wax dhamaystirani ma jiraan romana maalin laguma dhisin
Waxa ayan daro ah inaad Taliyii guud ee Ciidanka Poliska JSL ku sheegto Madax Polis miyad u quudhi wayday Darajadiisa saxib mida kale Calanka Somalia Inan Somaliland Lagu dhex Arag Waa Go, aan shacab Ee maha Mid Cid meel ku xariiqday Cida aad la hadlaysa waa umadda Reer Somaliland tageerana kuu ah hadaba Ha iska kaaya Eryin dhex dhexaad nimada ku soo noqo
Gormey noqaty qofka mawaxaa ku qasbeysaa waxuusan ogyn ama fikirkaaga Anoo kale somali land state bay itahy sida putland o kale ilhyna makala jaro somaali gaalada afkaarta ey nagu qasbeen baad laso shir tagty
@@رقققلبكبالوعظ abti aqli ku shaqee haday state tahay why aad u iman weydey sharcigiina ciidankina lacagtiina midna kama shaqeeyo why uu madax weynihiinu u imaan wayay taz waxay cadaynayza inaan aan ahayn state
3 qodob weeleeya inta Aqoonta leh
1.Qof Jaahila hala Doodin
2.Qof Qabyaalaystaa hala sheekaysan
3.Qof aan Tukana ha salaamin
Bulshada somaliyed waxa fiican waliba waa jiba meel kasta ha joogan
In ay ilaaliyaan
Islaanimada
Somalinimada
Wadajirka
Wada Gacansiga
Wadana noolaanshaha
Si walba siyaasada maamulada iyo xukumadu ha iskugu Kala qaybsanaadan
Dadka waa in ay Wadajirkooda ilashadaan nin muumul wax siiyo waa iska yar yar 85% dadka soomaaliyed waa Muruqmaal iyo Xoogsato
Wa ganacsato iyo shaqaalayal
Marka wixii inoo dan ah aynu Raacano bes
Islaanimo
Soomalinimo
Ma jabuuti joog
AMa kilinka shanad joog
AMa Nfd joog
Ama somaliland joogg
Ama Puntland joog
Ama Galmudug joog
Ama koonfur galbed joog
Ama hirshabeele joog
Ama jubbalnad joog
Ama ba banaadir joog meeshaad doontidba jooga walalka haka Nabad galo
Ninkastana dalkisa ilaaliyo ha ilaawin
Abkuu doono ha sheegtee
Wuxuun baa ehel ii ah
Dad ninkaan af aqaannee
Si wax iila arkaayee
Na mideyso ujeeddo
Abwaan: maxamed xaashi dhamac(GAARIYE).
State lagu sheeyo waa qabyaalad iyo kala sooc umadeed
XAQIIQ AYAAD KA HADASHAY WAANA KUGU RAACSANAHAY . BAAHI JIRTAY OO WAX KA QABASHO U BAHAN AYAAD KA HADASHAY YAASE KULA FAHMAAYO INYAR MOOYEE WELL DONE 👏🏾
Somalilandr all waan idin salaamay
From burco
Waan kaa qaadnay
wan ka qaadney sxp
Is ᴛᴏᴏsɪʏᴀ sɪʏᴀᴀᴅ ʙᴀʀᴇ 27 sᴀɴᴏ ᴋᴀ ʜɪʀ ʙᴜᴜ ᴅʜɪɴᴛᴇᴇ
Waan ka qaadny zxb
Makii calanka masaxayaypa 😂😂
Ma jirto dib u noqosho 💚🤍❤
Lkn Waxyaabaha Qaar Waa Aqli xummo
Somaalida maanta runta ma rabto runtii fikirkaga xur ayaad u tahay ku soco💯
wll fikirkiisa wa u xor lkn ixtiraam dadka daawado ah ma jiro ilen somali oo dhan aya dawate ❓
@@apdizamed2825 waa runtaa
@@apdizamed2825 ixtiraamka aad shekeysid waa maxay runta ayuu ka hadley dhalinyarada wax aysan aqoonin sameenaayaan
Ani waxan ahay wiil muwaadin somalilander ah oo dalkiisa jecel balse ma ila wanagsana in dad somali ah la takooro calan loo diido horumarna la sheeganyo iyo democratic
Alle haku sharfo wllo OMAR INSHAAR🙏
What😑 ninkan wuxu doonaya inuu kugu socodsiiyo waxooda si bari ka maalin marka dadku caadi u arkaan la dhaho waa qayb kamida somalia fakar marka hore
Hdaba waa tehe qeyb ka mida👁️🗨️
Angu wn maldax banaan nahy uma bahnin somlia mxy nyska kaaya dhajinaysa ma rabno soomaliya wlhi wn gubi laha calankiina hdan hayo😒😡
Mufakir Cumar,Allah haka abaal mariyo sida wanaagsan ee aad mar kasto uwacyi geliso dhalinta Soomaaliyeed.
Runti aad ayey muhiim utahay in umadu wacyi leedahay waana halka laga dhisho umad si ay ugu noolaadaan nolo uqalanto bani'aadamka.
Mudaharaad iyo xoriyad ayaan Ka warameynay ........jihadaa arinta burco eed noo dhex raacisey kuma jirno.... Cumer marmarbaad halkii ubaydhaa
Anigu wxn ahay wiil reer burco ah soomaali waa dad wallo ah meel kastoo ay joogaan wxn ay isku khilaafsan yihiin waa siyaada allow sidii roon ka dhig 🤲🤲
mnsh Allah waa runta zxp
Somaliland waxy la mid tahy Taiwan sida u calnka china mamnuc uga yahay ayu calnka somalia mamnuuc uga yahay . Marka waa in arrinka respect ✊ LaGuardia siiya.
Uqdad land
Runsheeg
Qabyaalad baad bilowdey sheekhow maxaa calanka soomaaliya iyo aad isugu xidhaysaa siyaad barre ma isagaa lahaa calanka soomaliyeed
Qabyaaladu xanuun kulula uu is hayn kari waayay manta
Wahh
Hdlkiisa maadan fahmin baan umaleynaya ku cesho qablaayalad ha isku qufuline
5 sano way aamusnayeen markii ay jagada ka dagayna waxay inoo bilaabeen afwayne amaana dadka kalene aflagadeeyaan
Hadalkaaga waxaa laga dareemayaa inaad go'aanka iyo doonista shacabka soomaalilnd kasoo hor jeedo. Reer soomaalilnd hadday dhahaan waxa ma rabno xorbey u yihiin sucuudiga iyo iiraana hala mid dhigin soomaalilnd, maxa yeelay waa laba waddan oo kale go,ay dhamman qodobada kale waan kugu raacsanay. Taliyaha hargaysana maaha ee waa taliyaha ciidanka booliska soomaalilnd oo dhan
Ilahay haku cafiyo
Xorbay yahiin been maaha laakiin xornimada ama doonista miyaa ku jirta walaaladeen in aad calankooda gubtid anigu wiil somaliland ahay runtuna waxay tahay reer muqdisho way naga gobsanyahiin wax ayna dhalin yartoodu ku dhaqaaqina ku weenu waysameeyaa
Mid kleh aamin sanow siyaasada laguu sheegaa waxay ka dhaxaysa siyaasiyiinta shacabkana iyaga ayaa xumanta ku dhex faafiya iyo xasidkaba ee waligaa ku dadaal wax kuudana
Sow nin mr ah maaha labadiisa adeer bu farmaajo iyo siyaad ayuu difaacayaa
Saxiix ninkani waa cunsuri wayn intii hore wuu isqarin joray lkn hada banaankuu iskeenay
Xaqiiqada ayaa ah Mogadishu waan
Ku dhashay meelna uguma bixin
Saas ay tahy calanka Somaliland manta
Mogadishu si xornimo buuxdo
Kujirto ayaa logaqata qofki rabo ayaa
Xirta qofki rabana calnka Shanta somaliyed ayu xirta mana kadhicin Mogadishu in
Lagu midab takooro maxaad calnkas somaliland uxirantahy adigu taa waad ogthy sual waa maxaa sababy in
Calnka kubuufi rinji madow ladhaho
Qofki calanka somalia 🇸🇴 xirtana
Layiraa liinta lagu cabsii weli Ma iswedisay
Allow Somali midowdan karajeynena
Cumarow ma jecli inaan ku duro wlal balse taliye dabagale wa taliya booliska qaranka somaliland hargiesa una maaha waxaan jeclan laha inad caqliyadayada ixtiraamtid iyo dalkayga , we respect you anaga na ixtiraaam idinma ma dhibno gacan idinlama aadno adi kumaanan xaqirin madaxdayada aad xaqiraysid iyo dalkayga aad hargiesa o kaliya ad ka dhigaysid ka da wayo taliyihi qaranka bad ledahay taliyaha hargiesa nasiib daro .
Walalkey Qaran matihid ee baro shurudaha qaran lagu noqdo kuwan cadowtinimada idinku abaabshay way dhiman ee mustaqbalkina iyo kan ubadkina kafikira marna ha isku qancin inad dowlad tahay mesha cudurka somali odhan ayuu hayaa masakiinta aad kamidtahay melahoda ayey ku rafaadsan yihim qaa imintana waa kuwa hantida kasameeya dhiiga shacabka dhalinyaraa tahee fikir
idinkuba ixtiraam malihidin hadan waxaad rabtaan in la idin ixtiraamo waa cajiib
@@faaisoahmed7756 maxaa laydunka ixtiraama oo idiin diidnay
Taliyaha guud weeyan maaha madaxa boolis
@@faaisoahmed7756 sis ma waxa ku gubaya somaliland jiritaankeda hadaan caqli saafiya ku hadlano hadan ku dhaho ka waran dab baan isku tuuraya adna dabka kalay iskula kay tuur maxad odhan lahayd Somalia God Bay isku riday anagu godka iskaga daba ridi mayno tukale marki hore laba dalo midobay soma la ahayn hadana waynu kala baxnun maxa ku jira
Haday somaliland jiritaankedu ku dhibayana way jirta u dhimo hadaba
OGAANSHO live changer 😢😢
Wallahi waxbadan baad iga badashay😢
Waxad bilawday in aad somalilan tirarkeeeda ka ugu wayn weerarto OO ah ka fogaanshaha calanka Buluugan❤️🤍💚😎
😀😂😂😂😂 Somaliand micnaheedu waa dhulkii somalia🙄😂🙆♀️
Calankii naaziga israel markaad ku dhex qaadato ayuun waxaad sheegaysaa run yahay.
Sax
Waa wax lala yaabo xaqiiqdii ilaahy (sw) ummadda ha isu keeno Amin Amin Amin
Cumar inshaar run ahaantii nin caqli badan diinteena islaamka u hiiliya jecel in ummadu si wanaagsan u wada noolaato jecel ayaad tahay laakiin xaqiiqada somaliland waad iska yeel yeeshaa runtii taana hadaanu nahay kuguma raacsanin Sida aad ugu dhawaaqayso madaxa police ka Hargaysa waa taliyaha dhan ee ciidanka police somaliland guud hadii afkaagu magaca somaliland aanu qabanayn adna ka dhamoow inaad ka hadasho waa fikradayda ta kale calanka somalia ee deegaanadaa laga jeclayn adigu kor u qaad jeclow Anna I ogolow anna ku xaqiri maayo walaakay ayaan kaa dhigan laakiin fikradaadu haddii tahay jahwareer calan meel laga masaxay adiguna xaqiiqada ha iska indha tirin waad og tahay wixii calankaa iyagoo dugsanaya loogu hoos gaystay!!!!!
Ogaanbuu isku idhatirayaa zxp wuxu rabaa inuu inaga dhaadhiciyo in calanka somalia yahay wax iska caadiya.
Dadkuu usheegayaa in ay si caqliyaysan ufikiraan lkin isagu sidaa liidatuu ufikirayaa
Sxb caqliyad gubatay baad ka hadashey
Mahadsanid
Nacam been maha mida kake waxaan ku sheegayanidin ka yaa idin ka doqonsan idin ka xasad iyo naxoinidin ka buuxa middna aan ku xasuusiyo brother somaliland veiw ku raadsan mayside jooji niicda ma jeckin in aan kugu xad gudubne xad kaga garo Asc
😅😂😅 ee maxaa lagugu xaqiray dowlad maba tihide been miyaa laguu sheegaa
@@abdihakinroble6156 macalan baa ku dile mise rag?
SOMALILAND WAAA SOMALILAND DOQON ADAA AHE SOMALILAND WAA DAD DADKOODII LA GUMADAY SOMALILAND HA NOLAATO 🟩⬜🟥
Waa runta wllhi
حقيقة قابلة للتنفيذ
أحسن الله إليك وبارك الله فيك أخونا الفاضل
Masha allah tabarakalah ilahay haku xafido wll igu qaaliya
Somaliland wax haka sheegin nio hadaladaada sarbeebta lehna jooji ilayn muqdisho waa somalia Hargaysa waa somaliland adina waxkama badali kartid cidkalana wax kama badali karto
War heedhe soomaalida ayuu ka hadlayaa ee maaha dawlad
Cuqdadi oo qof ah tahy wlhi
Wuu awooda inu comontigada
Tiro balse doqonimada aad kuhadlebu layabay war bal wax iskula har
Mogadishu iyo hargeysa
Somali oodhanba usiman
Waxba hakala saarin
Xaqiqada miyaa kudhibeysa
siyad bare 30sano kahor kuxasuqay aya kacalacalesa and somaliland is a part of somalia
Ka xunta somaliland
@@Hilal-mq3fv yaysan ahaanin part of Somalia walalo ee dawlad gaar ah weeye somaliland lkn soomaali iyo islaam baa wada nahay taasana na walaalaysay siyaad bare na anagu ma raacsanin mana nihin kuwo ka tirsan xisbigiisa ee dad soomaaliyeed oo muslimaa nahay
Guul wade jaale maxamed siyaad pare alleH ha u naxariisTo wxa aan aaminsanhy in u ahaa shaqsi aan dartii maanta dhUlkaN uku noolahaY alleH zupxana wda ha u naxaristeee
Si wacan ayaan kuugu soo dhawaynay somaliland adna muuqaalkaad somaliland ku soo qaadato zhacabka iyo madaxda wadanka ku aflagaado udoo jeedisay wa mxy cuqdada intaasleeg sxp tahay dhashii afweyne
Alle ayaan kugu xawilnay adiga iyo fadeexadaad la wareegayso viva somaliland 🇮🇹
😂Baadow aan aqli iyo fikir an lehen ayad tahy
Ka gaadhiga leh waa ogyahay in calanka Somalia mamnuuc ka yahay somaliland maxa sababay inuu keeno. Dabagale maaha madaxa police ka Hargeisa ee waa somaliland naga sax
😂😂😂 calan ka laftarkiisa haduu la maro muxuu dhibaa wacyiginn ha karo
Hʜʜʜ Cᴀʟᴀɴᴋᴀ ᴇᴛʜᴏᴘɪᴀ ᴍᴀxᴀ ʟᴏᴏɢᴀ ᴍᴀᴍɴᴏᴏᴄɪ ᴡᴀʏᴀʏ sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ 🧠 Sᴀʙᴀʙ
@@safiyoabdulahimahamed6231 🤣🤣🤣
Kwrn hddii uusan ka go'aynin uuna u baahanyahay inoo maro wadadaas
@@malabey197 waa la xidhi laha
Madaxa Booliska Hargaysa ha odhanin ee waa Taliyaha ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, sababta oo ah keliya Taliye uma aha booliska Hargaysa ee Somaliland oo dhan ayuu Taliye u yahay
Sax
OGAANSHO CUQDAD SOMALILAND NA HAYSA
Wax somaliland la dhaho ma jirto qiyaali ku noolow ilaa aakhiro
Mar hore na waan kugula taliyay haddanna waan kuugu celinayaa Cumarow e, intaad ka fogaan karto ka fogow siyaasadda gaar ahaan ta soomaalida. Mawduucaaga iyo ujeedkaaguna isma laha oo dhallinyarada Burco oo aad si weyn ugu dul nasatay ayuu ahaa ujeedkaagu!!!
waalal calanka Somalia waa ka manuc waa qasab in la ictiramo nidamka somaliland qatatyi
Calanka soomaaliya haddaa la dagaalantid soomaalida cadow ayaa ka samaysanaysaa waligaana ictiraaf heli maysid, cirka inta uu kuu jiro buu kuu jiraa, somalia ilaa ay ogolaato somaliland ma go'i karto, jabuuti si sharci ah ayay somalia ogolaansho uga qaadatay qof marka ila dagaalaya ictiraaf uma ogoli
Excetly Omar inshar AllaH Ku xifdiyo
Taliyaha hargeysa ma aha ee waa taliyaha ciidanka Somaliland lkn hadalkaagu Wuxu muujinaya inad lid ku thy umadaa go'aankooda oo aanad aaminsaneyn Jamuuriyada Somaliland but it's doesn't matter
Ta labaad Calanka Somalia wey ogthy cid walba in uu mamnuuc kayhy dhamaan Somaliland
Mrka isaga aya qaldan kuso dhajiyey baabuurka oo umada fikirkooda iyo wxy aaminsanyihiin kahor imid wuuna uqalmaa
Ugu danbeyn Calanka dalka aanu jaarka nahney ee samaaliya wx kaliya ee lagu ogalaankaraa in Somaliland lagu dhex wato waa Marka ay Somalia ictiraafka nasiiso eey xaasidnimada naga dayso
Tusaale hadaan kuso qaato wxd tidhi ragaas Calanka masaxaya wx laga yaabaa in ay Bilaa shaqo yhn lkn ismaad weydiin in ictiraafkii aydu naga haysatiin oo calaamkii aanu la xidhiidhi laheyn iyo maalgashiyadii aanu heli laheyn ee dadkeyga iyo dalkeygaba shaqo abuur unoqon lahaa 30 sanno naga horjoogtiin Shame on you guys
Fikrada umada Hala yaabin ee layaab faduulnimadaa aad ugu doodeysid nin is indho tiraya iyo dafiraadaada aad umad dhan fikirkooda Nothing ugu haysatid dib iskugunoqo
Before you talk 👉🏽 Think .
war waa doqon ninkani wuu inoo soo badheedhay
Jamuurid maxay ah wax Jamuurid ladhaho ma jirto haba yaraatee qabiil cuqdadaysan baa halkaa daga
@@amiincabdi2528 fikirkiisa ayuu Hadley bro ku caayi mayno lkn waynu u caqli celineynaa insha Allah Alle ha tuso Xaqiiqda
Intaan inuu ka facnhy ayaaN u hysaty polshit
Aniguna usoo qorban is idhi lkn khaladaadkii afkiisa kasoo baxayay markay bateen ayaan dhahay walaalow unabad gali siday somaliland nabada utahay
M.a mesha ugu ficneed ayad dhigtay
Walhi waxyaabo badan aan dadka soomaalida kala yaabey ayaad ka hadashey masha Allah jazaka Allahu kheir
adeer calankan aad ku walatay waxba haku meeraysan ogaansho waanu ku fahansanahay
Ogaansho waxan kugu tuhmi jiray in aad tahy sxbul aqli lakin waxad tahy ayaa i cadatay calanku waa astaan qaran wadanka marka anad ogolayn astaantisana ma ogolid adna siyaad beri ayad leedahy ayey modayeen oo 27 sano ka hor dhintay shacabka somaliland waxa gantalaha iyo diyaarada si aan sooc lahyn ula dhacayey askari calanka wata oo ay bixinayeen mushaharkisa dad u laynayo cashuurtii laga qaday xabad loogu bedelay 2 labad ha u qadaney xoreyada iyo ay helan shacabka somaliland inay ku timid galbis rag iyo dumar iyo dhalinyaro ayaa u xabal galay xabad ayey ku timid somaliland waa shay noogu tagan dhiiga geesiyashaydii marka waa in aad tixgalisa shacabka go’aankooda
hhhh waa siwanagsan idinku waxaad rabtaan in la idin tixgaliyo hadan idinka tixgalin la idinka helimaayo fariido caqligaa la isdheeryahay
Wllo America calankad qadato maciid kudiidikrta jiraa xitaa kafalestiin hadii aad wadatid lagumaqabsanyo mrka walaalo dawlad iyo shaqsiyaad aynu kalasaarn midkle qof safar wadada kumarayo insidaa looladhaqmo may kulasaxantahy cid iskakeen xigta majirto runta marka lagahadlo nin walba abti iyo adeer baa laysku yhy
Calanka Naziga miyad qadan karta maraykan dhexdisa waa maya calanka somalia waa kii naziga oo kale
Marka qabyaalad ku indho tirto sidaan baa u fikiri calan aad diido aqoonsi doowladnimo kuma heleesid
@@ramlaali6331 oo ma Adiga i haya kan aad haystaba aniga ku keenay waliga meel talyaanigu xoriyada idinku siyey hadad hayso keen Adiga ayey qabyaladi lafaha ka gashaye
Waa runtaa, Meesheedibaad dhigtay, Somali Allaha soo hadeeyo, Wiil Xigmad badan Masha'Allah🙏🇸🇴👍
AmatAllah I see your comments almost everywhere Masha'Allah keep it up Sis Jazakillahu khayra ❤️
Cumarow Kofur & waqoyi waxa dhaxeya waa ka wayn yihiin waxan ka shegayso Calanka buluga Ma arki karno ilaa Aanu si cad U kala baxayno 2dal Oo jara noqonayno Nacaynkan waa jiraya Waligiis 😎
Waad saxan tahay marabto calanka buluuga ah
Somalia waa mid cuqdadna ma qabo alxm from gobolka awdal borame
Cumar waxbaad isku laaqaysaa
Lkn
Waxaad ogaataa in ay somaliland ay somalinimo jecelyihiin lkn sababo jira awgeed loo masaaxayo calankaa
Waxaana colaadu ka dhexaysaa waa maamulada iyo afkaarta
Maanta haday soomalia tidhaa waa wadan iga goay
Waxa dhici karta in si nabada calanka buluuga ah loohaysan karo cidii rabtaa iyadoo aan loo diidayn
Waxa jira waxyaabo badan oo aanad aqoon ulahayn fikirna aanad ka haysan
Adigoon cidna caayin caqli wanaagsan ku fikir
Wax xunba muu shegin runtu shegay
ree somaaliland ma siyaad barre maa idin laay
mase calanka somalia somaalida maanta waa kuwa dunida ugu danbeyo ugana caqli xun
ethopiya iyo somali waxa kadhaxey jiray colaada hadana calamada waa iska caadi
@Ismail Santamaria yaaah
@@hassanduguf7907 wlal calanka buluuga ma necbin wana kii aan hargeisa ka taagny anago nabad iyo wadajir doonayna blse wxa loo nacay waa dadka haystsa ilaa inta somaliland meel aqoonsi ka helysana sidan ayuu mamnuc u ahaanya
Thanks walAl Omar
Mahadsanid wll qaali, waa hubaal wacyiga iyo baraarujinta oo labadiyo ilaahayna oo labaryo ineey tahay biloowga guusha,
Jazaka Allahu kheyr wlle
mahadsanid Ustaad Cumar inshaar !!!!!
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣
ManshaAllah macalin cumar nolow
Aan ku saxee maaha madaxa police ka hargaysa ee waa taliyaha ciidanka police ka somaliland.
Wcs my brother Omar ❤ keep going ♥ legend ♥
Ha tirtiro legend
Somaliland keep go
M.a ustaad
Inay calanka Somalia tirtiraan waa maslaxadooda iyo ilaalinta qaranimadooda JSL💚🤍❤
Maxay tartay 1 wax isheg bal caqliga bork kajaf
Runti waa layabaa dadka calan didaayo muxu so kordinaa gaari calan ku dhagan war caqliga ha shaqeeyo.
Dhalinteena aan tashano
Wlhi waa runtaa💚🤍❤
fadlan maslaxada inoogu jirta ma iisheegi kartaaa
😂😂😂 caqliyadii gubatey oo qof ah
Download malaha maxaa kaqaldan video 📹 ga
Reer burco waan la yaabay iyagaa calankan sameeyay hadana wey masaxayaan hhhh
From hargaysa
Doqon bad tahay meshi lagu arkoba wala gubaya
Ustaad omar cawa dhan muuqaal inaa soo dhigto sugayay kuwii hore kulalabanayay shukran ustaad
Soomaali soomaali baa leh 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤wadankeena Aan ilaalsano dhalin yaro qawiil waxba nooma tarayo 👋❤
Ok 👌🏿 wll🇸🇴🇸🇴💙💙
Hadl kaftna ku dheh ban is iri misne wan ka xishoodey waayo qabiil ban meesha keeni kaadhey🤣🤣
Ogaansho guuleyso walale
somaliland calan ayay leedahy wax somaliya astan u ahna dalkayga somaliland kuma arki karno sxp taaas ku biyo cab caawa
waa sidaa zheip
Kan israil keenso dee bakhtiyohow calanka ah
@@jaamacabdi8663 bakhti ayaad tahay calan iyo kuwii ku laayay kala saar mokrgan waa noolyahay garowuuna jooga
Hadad calan ledihin calnkayaga mxa idinka quseeya mrka mad no na bad gelisin
@@mowlidali4456 oo yaa qaatay waaba calanki italy waxaad rabto maad no shegaysaa jeeganyohow
2 to 3 years ago content kad so galin jirtay ayaa ka fiicnaa yaa igu racsan barigii hore waxd ahed somaliga kaliya een youtube ka dawado xataa wan dagsan jiry hadan wakhti u wayo lkn iminka maya
Allah hakubarakeeyo ya akh..channelkan runta kujeclahy warwareeg malahan👍
Horay usoco ya akhi💪
Qofkii ugu horeey soo dhowwaada👁️👁️✍️✍️
Masha Allah uztaad wan ku sugayney 🤗😘
Alla qalbigena burcad ha isku mariyo insha allah 5ta somaliyed 1 somali keliya ayey noqon doonaan oo leh calan kaliya kiristanka inagu xeeran ee qayp naga mida haystana waan ka xoroobidoonaa🤗
Mash Allah ustaad Allah haku dhoro Insh Allah ku wii daantod garto Allah Naga dhiigo❤️❤️
ilaah haku barakeyo caqligaga
Bro nasab kaamilaa tahay qof aqli badan mashalah
Siyaad baray modayaan kuye yaaab mya e astaantasi waa astaan dhiighuwan misana ummad dhan horumarkeed ogoleen inlammamnuuco way istahisha
Allah haisku furo quluubtooda somaliya waxa laga heystaa dhanka maskaxda allah hacaafimadyeelo🤲🇸🇴❤🥺✊
Soomaali ✔ dadka loogugu yeeraa
Soomaaliya Waa Wadanka Magiciissa, Soomaaliya wadankaa loogugu yeeraa
Xaqiiq ayad ka hadashay ustd Mahadsanid.
Aan ku saxee calanku siyaad bare maaha ee waa kii isaga aawadeed umad somaliyeed oo dilay, kufsaday sidoo kale loo dhacay hantidoodi, waayo haddii aan calankaas buluuga aanay kamid ahaan lahayn umada somaliland dhibtaasi ma soo gadheen calankaasina walaalnimo ma soo kordhinayo ee fadlan adigu ogaansho ixtiraam go'aanka umadaasi.
Marka kaan ethiopia waad rabta miya?😂saan maad rabtiid ina kuu go’odin waligiin aqoonsi maa arki dontiin inta saas tihiin
@@ayanlejaguar3539 waxba yaanay aqoonsi helin lkn waligeed la midoobi maayo dib dambaysa ku bishaarayso. 😂😂😂😂
@@mustapharooraaye3522 aniga waxbe iga maa galin 😂waad dali dontiin baax ethiopia adha ileen oromo aya tihiin
kolay cida oromada ah ee dhul somaliyeed uu ogolaaday inay Ethiopian soo galaan iyo cida Somali dhalad ah taariikhda ayaa sheegaysa ee taariikhda Somali soo akhri adigaa ogaan doona real Ethiopian cida Somali ah.😂😂📖📖📕📔📚📚📜📃📒
Waar ogaansho nzd u xidhay download kiii waan download garatsanaa hadhaw baanu dhegaysanaa dadku isku midmaaha WiFi baanu xaafad ka xadnaa wll noo fur download ka
horta aan ku fahansiiyo sababta
loodiday calanka waa calankii
nalagu dulmiyay sidaa owgeed ma jeclin
in calankaa lagu arko dalkayaga
arintakale aan layaabay waxa aytahay
inay kaa soo muuqanayso calamado
aad qarsanaysay oo ah xasdi cadaawad
iyo qabyaalad aan hore laguugu baran
waynu eegidoona goortaad soo wada bixidoonto insha alaah
Ninkan caadi buu u caadaystay inuu isaga oo ismiskinina tafsiir qaldan saaro somaliland waxaas wax shaqaynaya maha ee unsubscribe la dhaca anuu maalin hore ayaan kala noqday waxaan ogaaday wuxu yahay
Mahadsanid walaal
Calanka Nazi-ga anigoo jooga oo kunool London caawa hadaan soo qaato intayna dawlad isoo gaadhin dadka ayaanan ka badbaadayn, waxba sxb hadalka ha qurxinin muhiimadu waa in calanka Somalia aan la arki karin gudaha Somaliland xaq ayeyna u leeyihin, calankii dadkooda iyo dhulkooda lagu burburiyey inay nacaan, ilaa si dhaba looga heshiinayo wixii dhacay.
Guuleyso wll ogaansho
Cumarow Rayigaaga oo weliba caadifadaysan ayaad ka hadashay oo weliba cay iyo aflagaado wata , gadhiga calanka Somalia lagu soo xardhay wuu ogyahay inuu calanka somalia ka madnuuc yahay Somaliland , Tusaale Hadaan calanka wadanka pakistan miyaa lagu qadan karaa gobolka kashmiir dhankay india xukunto waa maya , Ta kale inaad caadifad hadlayso waxa ku tusinayza Taliyihii dhamaa ee policeka somaliland ayaad ku sheegtay taliyaha hargeisa .. Haka bixin xayndaabka dhex dhexaad nimada ama warkaga cadayzo
UGAAS WAXA UMADA SOMALILAND QALADKA KAGALAY WAA SHAQSI MAAHAN CALAN SOMALIYEED
Xaqiiq
hadii uu qaldan yahay waxaa sixi kara askariga ku shaqada leh oo kaliya xataa maha military waxan oo kale reer miyinimo ama reer tulonimo🙈😶
@@somgoalstv6646 bro shakada laysku haya maahaba siyaad bare sheekadu wa wlaal isma qaadi karno sababto ah wax kala duwan ban aaminsanahy anaga dalkyga wuxu ku dhisanayahy wa kala dambayn is xushmayn isu tanaasul sharci dunida wax dhamaystirani ma jiraan romana maalin laguma dhisin
Thanks wll Omar Inshaar❤
Goobtanan joogine wllhy gaadhigan gubi lahaa 🔥
Waa waxa istahiil in laa gubo
Cumarow beryahan wad ka badbadisey wlhi calanka Somali wa ka magnooc somaliland
WU OGYAHE CUQDAD BA HAYSA KALA LABO SUBS
Wll waanu diidaynaa calanka buluuga ah 🇸🇴 ilaa Aan aqoonsiga 💚❤💭
Dharaar cad ayaad qarweysaa
Xigasho ✍ cumar inshar OGAANSHO🤭
Haye afkan aad ku haadlyso jooji isaga aya leh ilayne
Jaahil
@@abdizamadabdirahman7668 yah, afka ayaa leh marka jaahilyahw badawga ah
@@Joseph_abukar wana qarwenaye kalay SL nogu imow ado marada ku saran wato
وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا
Ogaansho adaa caqli xun oo caadifad hadlaya anaga maxaa noo diiday inaan cadifad hadalno takale maraan inaad tahay aniga waxba igama calankana marabno nacalad baa korkiisa hoganaysee maalina wadaad iska dhig maalina calan caabud
Adeer subiscribe waan kala labtay reer Somaliland waa kala laabteen
Subscribe tada qudha ee calyada lalaabo inago bdn aynan cuqdadina ku jidhin yaa tagersanee from somaliland gobolka awdal ee magalada borame
Ustaad waad mahadsantahay marka hore tan kale mamooda in barnaamijkaagii uu u batay hal dhinac oo ah siyaasadda.
Way iska cadahay ninkan in necebyahay smland
First Comment omar inshaar waan sugaayay runtii🥰🥰🥰💯
ALLAH ugargaro umada SOMALIYEED meel fog bey mareysaa eh 🇸🇴😭😭😭
SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel ⚘🖐♥️
Waa ku raac sanaahye omar inshare
Wll Omar ilaahay haku barakeeyo tageerahaga koobad ayaan ahay lkn cawa barnaamijkagu dhinac ayuu ka raran yahay.....❤🤍💚💪🥰
Waa aragti aad Iska dhaadhicisey, hurdada kakac wlley oo horey usoco
@@dayurwarfa9762 hurdada iyda haysa adi ku hayn wa mxy
@@zarra1858 cirkana hagu baan😁😅
@@hamsehassan4878 hurdada heyso waxaa waaye aqli xumada heyso dhinac ujanjeertaa maxaa ladhahaa
@@aasiya2236 Oo mauxu SL ax esan Rabin wax ugu shegaya wa run calankina baluga dhulkena waka xaram
Mansha allaah wllo
Calanka muxu yahay Taas ayaaba jahli ah mara bulug ah ayaan u aqaan ,,calan iyo wadan waa waxa islamka halkaas dhigay manTa ishaas dulinimana noo yeelay bi, idnillah waan kabaxayna mardhow calan wadan iyo xuduud jinsiyad ,, waa isbaaroyinka horyaal manTa qudus iyo Gaza loo gurman waayo
Walal dowloadingka maxaa uxirtay
Barnaamijyada wan iskaga ceshan mar walba marwalba na ma awoodno MB
Madaxa ciidamada Somaliland dheh wlloH
WU OGYAHAY LKIN CUQDAD BA HAYSA
@@maajid1172 sababma ayuu udiidayaa inuu dhaho somaliland ee uu umagacaabayaa magaala ka mida wlloH
Cumaar inshaar , ❤️
Waxa ayan daro ah inaad Taliyii guud ee Ciidanka Poliska JSL ku sheegto Madax Polis miyad u quudhi wayday Darajadiisa saxib mida kale Calanka Somalia Inan Somaliland Lagu dhex Arag Waa Go, aan shacab Ee maha Mid Cid meel ku xariiqday Cida aad la hadlaysa waa umadda Reer Somaliland tageerana kuu ah hadaba Ha iska kaaya Eryin dhex dhexaad nimada ku soo noqo
Shugran saxb wd mahad santahy
Dhinac bad ka raran tahy wllhy calanka aad shegaysid kun sano oo danbe xataa ma qadan doono😒😒💪🏼
Ogaansho cuqdad somaliland ah aya haysa Dislike usara
Somaliland ❤
nio sxp af somaliga iska sax taliyaha ciidanka policeka dalka somaliland dheh waxay madaxa hargeisa, mida kale waa ku dareemi kara somalia ka soo jeeda saasa somaliland weerar ugu tahay siyaasad baynu isku hayna waxyga ogolow caqliga magaleyso. meeshana reer konfureed uun kuma dawadee cid walba ku dawate aynu is ixtiraamno
Maxa tiri kusoo celi booiska jeganta
Gormey noqaty qofka mawaxaa ku qasbeysaa waxuusan ogyn ama fikirkaaga
Anoo kale somali land state bay itahy sida putland o kale ilhyna makala jaro somaali gaalada afkaarta ey nagu qasbeen baad laso shir tagty
Waa saxanta koonfur kaliy kuma xidhan dadka fikarkog ixtrama si kaga loo ixtramo
@@رقققلبكبالوعظ
Hus adigu wxn shaqadada ahyn haka hadline adiga iskadhafe inta kula rayigan ayan waxnaga qaadi Karin 😏
@@رقققلبكبالوعظ abti aqli ku shaqee haday state tahay why aad u iman weydey sharcigiina ciidankina lacagtiina midna kama shaqeeyo why uu madax weynihiinu u imaan wayay taz waxay cadaynayza inaan aan ahayn state
Walaal Dawlad dhan oo somalilnd la idhaa burco wax ka dhacay haku koobin, hargaysana haku magacacibin, Dowlad calan iyo Ciidinba leh, Somalina heshisiinteeda iyo kala takeeda Dad kaaga dhow oo wax ka qaban kara ayaa ijira eeh, Udhaaf, Cadifad hadalkana yare. Allah khyr haku siiyo, Hawlaha kala kabadan ka hadal Kuwaas baad ku wacantahay eh, !!
anigu reer Somaliland baan waxad ka hadashay xaqiiq jirta I agree with you brother mashallah
Maxaa xaqiiqa somalilandba hargaysa ayuu u haystaaye
Sxp inshaar fadlan inoo tixkili adoo raali
Download ka noo fur wll