Waxaa kamid ah Somalia | Mustaqbalka caalamka waa afrika | Dhaqaalaha afrika |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 тра 2020
  • Sida shiinaha oo kale , mustaqbalka ifaaya ee africa ,maxay qasab utahay in aad afrika maal gashato , Gerd Müller waa wasiirka hormarinta jarmalka wuxuu yiri jumladaan ( aan aadno afrika .. suuqyada mustaqbalka waa afrika , jack ma milyaneerka shiinayska sidoo kale wuuxu ku tilmaamay afrika in ay tahay mustaqbalka caalamka ,
    Yar aan saaxiibo ahayn ayaan waayay muddo , kadibna waxaan kala hadlay whatsappka , waxaan waydiiyay meesha uu qabtay , wuxuu iigu jawaabay , zambia ayaan ganacsi ka bilaabay waan ka shalaayay waqtigii iiga baxay khaliijka ,
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    dhaqaalha kenya
    dhaqaalaha itoobiya
    hormarka soomaaliya
    dhaqaalaha soomaaliya

КОМЕНТАРІ • 529

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 4 роки тому +521

    Maasha alllah Ustaad Cumar Waa Ku mahadsan Tahay inaad Soo Gudbiso👍 Hormarka Wadankeeda sidoo kale aad ayaan ugu Faraxsanahay Inaan Channelka Ogaansho Kasoo Muuqdo 😊

  • @amiirapdalla2930
    @amiirapdalla2930 4 роки тому +16

    Wllhi wiilkan kumanan somalia ah ayuu hurdada ka kacshay oo aniga ka mid ahay m.a🇸🇴😍✌️

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +133

    Wan rajeyn Somalia oo noqota Hogaamiyaha Africa Insh Allah 👏🏼👏🏼

    • @paultwocock5421
      @paultwocock5421 4 роки тому +6

      waxaa naga xiga Anoogoo toosna oo is toosina

    • @elyazheybe7089
      @elyazheybe7089 4 роки тому +3

      @@paultwocock5421
      Sax 👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴❤️ I. A waa kacaynaa
      Mardhow

    • @liixaaji2897
      @liixaaji2897 4 роки тому +4

      Rajo ilaa intee lagu juraa
      Waa in lesku tanasulo
      Kibacdi rajada ficil baa ka horeyo
      Marka somalay halis karab istago
      Ayaan qabaa insha allah waan
      Gulesan donaa 🙏

    • @tawakalaxmed5470
      @tawakalaxmed5470 4 роки тому

      Haa masomalilanbad sheegaysaa wankugu raacsanahay

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 4 роки тому +72

    Broad to be african citizen❣❣❣🇸🇴🇸🇴
    Eid mubarak all muslims

    • @zakiaaje6526
      @zakiaaje6526 4 роки тому +2

      Eid Mubarak

    • @user-vw7tf8vz8l
      @user-vw7tf8vz8l 4 роки тому +1

      عيد مبارك.
      Proud and not broad bro.

    • @wow6708
      @wow6708 4 роки тому

      @@user-vw7tf8vz8l Okay spelling police officer.

  • @Saahidhirsi
    @Saahidhirsi 4 роки тому +18

    🇩🇯Guul inshallah

  • @mohamedyusuf1208
    @mohamedyusuf1208 4 роки тому +31

    Magaceygu Waa mohamed Yusuf
    Markaan maqlo Africa bari Mustaqabal gacsi bey yelaneysaa
    niyadeyda waxa ku soo dhacda Somaal tollow see noqoneysaa
    Wlhy ineynu ku jirno is buunbuninta inagoon waxba ahyn
    Qabiil Ko tayo leh Wayo Dhib ka ugu weyn ee ina heysta ayaa ah Qabiil
    jahli wayo Adii in yer o aqoona inagu jirto wuxuun beynu ikhtiraaci lahyn.
    Soomaal Alle ha u sahlo
    Eid mubaarik wll OMAR

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 4 роки тому +21

    Wllhi first comment Eid mubarak 🌍💖💖💖☝️

  • @Yuuuu766
    @Yuuuu766 4 роки тому +42

    Masha allah
    Waa rajeynaya in aan malin somali noqoto dhaqaalaha isha afrika

    • @ahmad1478
      @ahmad1478 4 роки тому +1

      Waa ku saray isar subscribe

    • @zainnur95
      @zainnur95 4 роки тому +1

      Maxaad Africa kaliya U Dhahee Aduunka oo dhan insha Allah

    • @nimcocayuuni8910
      @nimcocayuuni8910 4 роки тому +1

      Iska niyeeso mhee ficil loo bahn yahy

  • @burtejunior4579
    @burtejunior4579 4 роки тому +43

    Somalia will become the centre tarde of business in africa for the next years.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +2

    Mashaa Allaah Africa waa la hubaa inatahay horumarka Aduunka Allow noo barakee wadamadayada Africa kana dhig Hal irmaan 😍❤️❤️

  • @siyaaaahmed5024
    @siyaaaahmed5024 4 роки тому +5

    Waxaan ra jeenayaa in soomalia israacdo 😥🇸🇴🙏

  • @dahirmohamedadan9067
    @dahirmohamedadan9067 4 роки тому +2

    Waxan Jamacada Ka DhiGta Kuliyada Ganacsiga Wan Ku Farxsanahy Dhiira galinTaada ❤🙏wana Kaga Mahad Celinaya waxan Jeclan Laha Ina Noso Badiso muqalada Nucaan oo Kle ah Mahadsnid ❤

  • @AliAli-wp1yj
    @AliAli-wp1yj 4 роки тому +4

    Please wake up Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️☹️

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 4 роки тому +2

    Masha allaah guul allow sii wankeena cadowgana nagaqabo walaalaha somalida qalbigooda isku fur

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 4 роки тому +2

    Eidul Caafiya Eid Mubaarak Eid Wanaagzan Dhamaan Ummada 🙏✍
    Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed Qaasatan Omar Inshaar Allaha Ku Barakeeyo Caalim Wax Badan Inabaray 🩸❤🩸✍

  • @yahyaruntasheege4526
    @yahyaruntasheege4526 4 роки тому +26

    Kudarsoo Afrika waxay haysataa dhalinyarda aduunka.
    Eid mubarak

  • @garaadxamse297
    @garaadxamse297 4 роки тому

    Thanks ustaad cumar inshaar

  • @abdifatahmohamed6466
    @abdifatahmohamed6466 4 роки тому +2

    Mahadsanid ustaad jawaabta kajaawaabtay codsigeena 👍👍👍🙏🙏🙏

  • @samaalechannel8670
    @samaalechannel8670 4 роки тому +2

    Ciid mubaarak o inshaar wll
    Somalia hadey dagaalada kadhamaadaan oo aan heshiino
    M.a barwaaaqo waan gaari
    Lkn inta dagaalada jiraan qatar wayn ayaan kusuga nahay wll
    dhibta waan kabixi doona markay noqotoba inshaallah
    Aad ayaa umahadsantahay
    Ogaansho

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 4 роки тому +37

    Dalkeygah waxan urijeynna mustaqbal dhamaad leheen. Wixii xumanta la donayo ilaahey haka jeediyo😭🤨

  • @mohamedmuse369
    @mohamedmuse369 4 роки тому

    Shukran wll

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 роки тому

    mahadsanid wllo omer

  • @yaphidwarfaa566
    @yaphidwarfaa566 4 роки тому +3

    Somalida nabi mey sugaayan wye mr walba wxy umaleyan inay dad bananka ka imaaday wx uqabtan qoraxdaa ku dhacayso wlhi
    Taasi ma dhacayso adinka lee wx isku tari kara 2020 aa ka faaidaysno aan wx qabsano africadan yey naga hormarin

  • @queensadi8787
    @queensadi8787 4 роки тому +15

    Omar fadlan wllo mawduuc nooga soo diyaari sida ugu fududu ee lagu baran karo af carabiga waa codsi ciid Mubarak wllo

  • @cawadmedia9411
    @cawadmedia9411 4 роки тому +23

    Eid wnsgan dhaman umada islamka meel walbo Aad jogtan ❤️❤️💯

  • @shakirdayib6253
    @shakirdayib6253 4 роки тому

    Masha alla omar alaha kusharfo

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 4 роки тому

    Mahadsanid Ogaansho

  • @araphathassan7184
    @araphathassan7184 4 роки тому

    Cumar inshar zxb aad ayaad ugu mahadsantahay xogta aad noosoo gudbiso wll thanks my brother

  • @suldaancabdikariim7265
    @suldaancabdikariim7265 4 роки тому

    Masha alla wll rabi ha ku xafodo

  • @muhanadcade8580
    @muhanadcade8580 4 роки тому +1

    Wacaleeykum Salam waraxmatullahi wabarakatuh ustaad cuman

  • @ibrahimhersi5052
    @ibrahimhersi5052 4 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @cabdibaasidxajiaweys8070
    @cabdibaasidxajiaweys8070 3 роки тому

    Mahadsanid walal

  • @abdikafiabdullahi1208
    @abdikafiabdullahi1208 4 роки тому

    M.a tnx sxb omar

  • @cabdimaxamed9633
    @cabdimaxamed9633 4 роки тому

    Waa hubaal AFRIKA WAYTUURI HEERYADA GAAJADA IYO DHAQAALA XUMADA MAHADSANID USTAAD CUMAR

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 роки тому

    Shukran ustaad warbixin aad muhiim u ah ayaad nala wadaagtay

  • @ibrahimosman1344
    @ibrahimosman1344 4 роки тому +1

    Waa wareega caalamka Africa 2030 intaan la gaadhin waxey noqon doontaa badhtama dhaqaalaha adduunka iyo suuqa ugu weyn caalamka

  • @najiibqarasta3986
    @najiibqarasta3986 4 роки тому

    Eid mubatik wllky ogansho

  • @pakaalyareh1687
    @pakaalyareh1687 4 роки тому +1

    mansha allaah ciidul cafiya sxb cumarinshr

  • @sacdiyaabdullahi7539
    @sacdiyaabdullahi7539 4 роки тому

    Allow run ka dhig oo natus africa iyo somalia o nabad iyo barwaaqo ah yaa rabi

  • @maxamedmame6934
    @maxamedmame6934 4 роки тому

    EID MUBARAK OMAR INSHAR PROH MAHADSANI MAAME HD GABOBE

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 4 роки тому

    Mahadsanid macalin omar

  • @zakariasalad828
    @zakariasalad828 4 роки тому +14

    Mowduuc wanaagsan!

  • @AW-GA
    @AW-GA 4 роки тому

    Mnsha Allah Ogaansho allah haku xiftiyo sxb

  • @suldaankadadka5769
    @suldaankadadka5769 4 роки тому

    Wallakeen ustaad omar inshaar wax badan ayaan ka faaidaa muuqaaladaada runtii chanalka ogaansho dgiigayga ayuu la fal galay

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 4 роки тому +2

    Masha allah Viva africa 🤜🏾🤛🏾💪🏾💪🏾💪🏾.

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z 4 роки тому

    لافض فوك
    Afkaga caano lagu qabay
    سعادة الأستاذ عيدكم مبارك
    تسلم 😃

  • @jamalmohaxsn815
    @jamalmohaxsn815 4 роки тому

    Macalin aad ayaa umahsantahay thanks macalin

  • @mohamedjbalaag1638
    @mohamedjbalaag1638 4 роки тому

    Khyr weye

  • @abdulaahiahmad4822
    @abdulaahiahmad4822 4 роки тому

    Maasha allh

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 4 роки тому +1

    Africa will be raise soon

  • @Ammna2112
    @Ammna2112 4 роки тому

    Waa rajo fiican waxaan ranaynayaa inay africa si fiican usoo jeedo markaan si aanay reer galbeedku bilaash khayraadkeeda ugu guranin

  • @qisooyinxiisobadan6316
    @qisooyinxiisobadan6316 4 роки тому

    Shukran bro

  • @Salwaas716
    @Salwaas716 4 роки тому

    Maasha allah bro

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 роки тому +2

    Aniga aabahay sidoo kale imaaraatka Joogi jirat hadda wuu iskaga tagay Oo angola ayuu joogana kana fursado fiican imaaraatka sida uu ii sheegay 🥳

  • @foof_dheere988
    @foof_dheere988 4 роки тому

    Omar Inshar Saxip waxa tahay Dhiiligaliyaha Dhalinyarada Somaliyed Waxana Ku leeyahay Keep going Wlhi wax badan ayaa Naga badashay Nolosheena💯😍💯

  • @gacal17
    @gacal17 4 роки тому

    Ciid mubaarak
    Jazakalaah

  • @suhaybsaajinarab318
    @suhaybsaajinarab318 4 роки тому

    Ustaad runtii vediogan uuka duwanyahay kuwii hore wuuna igu cusubyahay xaqiiqdii 👏👏👏👏

  • @triplemlyrics1300
    @triplemlyrics1300 4 роки тому

    Maalin ayaa qof masri ah ila soo xiriiray oo waliba ah ganacsade leh shirkad soo saarta soolarka waxa uuna wax iga weydiiyay xaalada dalkeyga gaar ahaan magaalada muqdisho wax walba waan u sheegay in uu dalka aad u wanaagsanyahay wuxuu ii sheegay in shirkadaas oo ka furan doono muqdisho waliba shaqaale somali uu ku shaqaaleysiiyo oo aniga ugu horeeyo waxaana uu sheegay in uu mar dhow imaan doono uuna shaqadiisa bilaabo isagoo soo mari doono dhamaan waaxyaha dowlada.

  • @zakiadem7116
    @zakiadem7116 4 роки тому +2

    Eid Mobarik All Muslims

  • @maxaacusubtv8681
    @maxaacusubtv8681 4 роки тому

    OMAR INSHAR🌷🍁

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar4544 4 роки тому

    Eid mubarak mr cumar inshar

  • @salaamchannel7420
    @salaamchannel7420 4 роки тому

    Ciid Mubaarak ustaad cumar

  • @walalroberto7062
    @walalroberto7062 4 роки тому +16

    I'm software developer. inshallah markey ee dhamato waxbarshada going to south Africa wxna badlay fikirkeyka aha Canada ❤️❤️

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому +16

    Ciid wanaagsan cumar inshaar iyo dhamaan ummada soomaaliyeed

  • @rukiafarah547
    @rukiafarah547 4 роки тому

    Eid Mubarak ogansho cumar

  • @macruufcade4935
    @macruufcade4935 4 роки тому

    Masha allha hore u soco sxb

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 4 роки тому +5

    Hadaan nahay umada soomaliyed hogaaminta Africa lanaga qaadan maayo waan heshiinaynah waanan utalinaynah qaaradan wixii kujira iyo wixii kabixi doonabah insha allah aaamin

  • @caskawaaga4562
    @caskawaaga4562 4 роки тому

    Waa arin wanagsan oo aad no soo gudbisay masha allha

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra1731 4 роки тому

    Ciid Mubarak Ustaad cumar inshar jazaka allahu kheyraa waadno faidese

  • @ilyasnayak835
    @ilyasnayak835 4 роки тому +1

    Masha allaH Eid Mubarak

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 4 роки тому

    Eid mubaarak cumar inshaar

  • @alahidayibmohamed9678
    @alahidayibmohamed9678 4 роки тому

    Ku mahadsanid xogtaan quruxda badan saaxiib♥️🙏.

  • @maymuunalihassan7292
    @maymuunalihassan7292 3 роки тому

    Waa ku mahadsantahay soo gudbinta barnaamijkan🥰☺️

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 роки тому +8

    Masha allah wan aminsanhay wadankeyga Somalia dadkisa ilaahey labtooda haisku xaaro o hana mideeyo mahadsanid ustaad Omar

  • @Betterment29
    @Betterment29 4 роки тому +1

    Mashaaa alaah keep going wllkey cumar

  • @mohamalik1266
    @mohamalik1266 4 роки тому +12

    Eid Mubarak to all Muslim
    Insha Allah Somalia baladka ugu qanisan aya ka rajaynayna

  • @guuleystayaasha9756
    @guuleystayaasha9756 4 роки тому

    Mahadsanid wll❤

  • @sacdioabdirahman22
    @sacdioabdirahman22 4 роки тому +6

    Mashallah wll

  • @seyidcalicabdi9806
    @seyidcalicabdi9806 4 роки тому

    Masha alah cumar walaalka hormarka nagubbaraarujiyo

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому

    Mahadsanid sxb

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 роки тому

    mansh allah wlo qali alle haku barakeeyo

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 4 роки тому +1

    Waa muuqal aan dhihi karo kii ugu rajada iyo miisanka badnaa aad ayuuna ii sameyay mr omar indher garad ayaamuhu xusi donana

  • @badiyetube2462
    @badiyetube2462 4 роки тому +1

    Waxaan baska hoos laga bilaabin ma dhismo dhaqaalaha Africa baska iyo dhalinta ku nool ayay ku xidhtahay,dhalinta ku noolna baska kama dhisno kaasi oo ah aqoonta,maanta wac afrika loo soo doonta waa kaliya in la gurto Macdanta iyo khayrada allah ku manaystay oo umada ku noolan is aqliyaysan loogu xamaasho loo laga dhamaysto macdanta taal iyo khayradka afrika asc dhaman wn idinsalaam eid mubarak dhamaan umad muslim gaar ahaan somalida

    • @nuurka2746
      @nuurka2746 4 роки тому +1

      masha alah wll wa runta

  • @xanaancali5956
    @xanaancali5956 4 роки тому

    Thanks for vidio

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 роки тому

    Mansha allaah

  • @naxwa123
    @naxwa123 4 роки тому

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo wllkis In dadka niyada loo dhiso waa wax wanaagsan qofwalbana runtii wuu dareemi karaa sida qaaradu u horeyso ciid wanagsan ciid Mubarak ilaahay sanadkaan sanadkiisa nidaam wanaagsan iyo kala dambeyn ha nagu gaarsiiyo Aaamiin yaa Allah Tabarakallah Allaha ku dhowro wllkis dhamaantiin wad mahadsantihin

  • @garaadkaabtechnology3625
    @garaadkaabtechnology3625 4 роки тому

    Masha allah mahadsanid xogtan aadbaan ula dhacay waayo rejo badan baad nagelisay.

  • @ruqiyojacfar9445
    @ruqiyojacfar9445 4 роки тому

    Maasha allah wlk

  • @abshirhadafow9084
    @abshirhadafow9084 4 роки тому

    Mahadsanid wll cumar ciid mubarak hurumar wacan wll teeda kale horumarku maahan shey la soo ibsado waxa ka xiga dadaal😍😍😍

  • @maxamedshuuriye7374
    @maxamedshuuriye7374 4 роки тому

    Masha allah wll waa mahadsan tahay

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 роки тому

    Omar inshar

  • @xidiigagarxajisxidiigagarx8678
    @xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 роки тому +10

    Insha lah future Aya ino muqda soomalay 🇸🇴🇸🇴

  • @abdiazizahmed3269
    @abdiazizahmed3269 4 роки тому

    masha allah ustaadanaa

  • @AdamMohamed-yk1ej
    @AdamMohamed-yk1ej 4 роки тому

    Allaha ku xafido wll

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 роки тому

    Eid mubaarak Omar inshaar markuu muqaal ogaansho ah soo dhigo anoo fiirsan waxaan dareemaa malinteeda inee wax ka dhiman tahay 👌💖💖 mahadsanid sxb

  • @qadeerdadeer7104
    @qadeerdadeer7104 4 роки тому

    asc masha alaah aqii cumar qer ilaah hakusiyo

  • @drabdulkadirosman5236
    @drabdulkadirosman5236 4 роки тому +1

    Eid Wnagsn Omar

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 4 роки тому +2

    Waxan rajaynayaa 300k in aan gaadhno ugu dambayn 1. 6. 2020 insha allh

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 4 роки тому +11

    Msha allaH omar inshar illah hku xafido

  • @mohamedabdi4472
    @mohamedabdi4472 4 роки тому

    Masha Allah