Ra'yigayga Federaalka iyo Amisom | Ra'yi shakhsi ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 бер 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @AliKhadaab1
    @AliKhadaab1 2 роки тому +829

    Walaal Xaqiiqda ayaad ka dhawaajisay

    • @suruurhaaji...4490
      @suruurhaaji...4490 2 роки тому +16

      Ali Khadab Allaha ku sharfo🤲 ⚘🥰🤲

    • @abdirahmanmustafaking6808
      @abdirahmanmustafaking6808 2 роки тому +2

      @@suruurhaaji...4490 waxani Waa been beenlow

    • @suruurhaaji...4490
      @suruurhaaji...4490 2 роки тому +1

      @@abdirahmanmustafaking6808 wll Ali Khadab maaha miyaa si fiican ugalbo ciwanka fiiri asaga maaha miyaa wiilka

    • @fatwaguud
      @fatwaguud 2 роки тому +10

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 2 роки тому +2

      @@fatwaguud nabiga Haku qaraaban kkkk

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 2 роки тому +240

    Qofkii ugu fiicnaa ugu khayrka badnaa ,uguna aqoonta fiicnaa,uguna naxariista badnaa uguna akhlaaqda badnaa badnaa, udgoona rabbi inta uu abuuuray waa nebi Muhammed SCW❤️

  • @abshirhasan
    @abshirhasan 2 роки тому +145

    Ogaansho horta aad ayad u mahasan tahay cidii runta
    Kugu nacaysa iyagay jirta mar walbana runta iyo xaqiiqadu way qadhaadhahay lkin runtu Mar walbana waa lama huraan hore usoco ustaad 🤗

  • @som5781
    @som5781 2 роки тому +119

    Aayadahaan bal si fiicin u dhuux mow duucana ku dabaq
    يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ (51) فَتَرَى الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ يُسَارِعُونَ فِيهِمْ يَقُولُونَ نَخْشَىٰ أَن تُصِيبَنَا دَائِرَةٌ ۚ فَعَسَى اللَّهُ أَن يَأْتِيَ بِالْفَتْحِ أَوْ أَمْرٍ مِّنْ عِندِهِ فَيُصْبِحُوا عَلَىٰ مَا أَسَرُّوا فِي أَنفُسِهِمْ نَادِمِينَ (52) وَيَقُولُ الَّذِينَ آمَنُوا أَهَٰؤُلَاءِ الَّذِينَ أَقْسَمُوا بِاللَّهِ جَهْدَ أَيْمَانِهِمْ ۙ إِنَّهُمْ لَمَعَكُمْ ۚ حَبِطَتْ أَعْمَالُهُمْ فَأَصْبَحُوا خَاسِرِينَ (53) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا مَن يَرْتَدَّ مِنكُمْ عَن دِينِهِ فَسَوْفَ يَأْتِي اللَّهُ بِقَوْمٍ يُحِبُّهُمْ وَيُحِبُّونَهُ أَذِلَّةٍ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ أَعِزَّةٍ عَلَى الْكَافِرِينَ يُجَاهِدُونَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ وَلَا يَخَافُونَ لَوْمَةَ لَائِمٍ ۚ ذَٰلِكَ فَضْلُ اللَّهِ يُؤْتِيهِ مَن يَشَاءُ ۚ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ (54) إِنَّمَا وَلِيُّكُمُ اللَّهُ وَرَسُولُهُ وَالَّذِينَ آمَنُوا الَّذِينَ يُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَيُؤْتُونَ الزَّكَاةَ وَهُمْ رَاكِعُونَ (55) وَمَن يَتَوَلَّ اللَّهَ وَرَسُولَهُ وَالَّذِينَ آمَنُوا فَإِنَّ حِزْبَ اللَّهِ هُمُ الْغَالِبُونَ (56) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الَّذِينَ اتَّخَذُوا دِينَكُمْ هُزُوًا وَلَعِبًا مِّنَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ مِن قَبْلِكُمْ وَالْكُفَّارَ أَوْلِيَاءَ ۚ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ (57)

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому +2

      Ma sha Allah Jazakumu Allahu kheyra,
      Ilaahy haku barakeeyo

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому +3

      الله يعزك.

    • @zhafi1267
      @zhafi1267 2 роки тому +1

      جزاك اللهُ خيرًا

    • @som5781
      @som5781 2 роки тому

      @@zhafi1267 شكرا أخي في الله وجزاك الله خير الجزاء

  • @maskaxwayeelpro9507
    @maskaxwayeelpro9507 2 роки тому +152

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰🥰🥰

  • @som5781
    @som5781 2 роки тому +37

    ٱلَّذِينَ يَتَّخِذُونَ ٱلْكَٰفِرِينَ أَوْلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلْمُؤْمِنِينَ ۚ أَيَبْتَغُونَ عِندَهُمُ ٱلْعِزَّةَ فَإِنَّ ٱلْعِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعًا●
    Ma waxa ay moodeen in ay gaalada sharaf ka hella yaan
    Alle iyo rasuulki iyo muslimiinta ayey sharaf u suknaatey

  • @saadaqsireed7905
    @saadaqsireed7905 2 роки тому +1

    Mashallah ALLAHU AKBAR haka fafiyo muqalada OGAANSHO qabyalada mel naga dhiga wadaniyada barta SOMALIYEY

  • @Inspirationchannel-uc3yv
    @Inspirationchannel-uc3yv 2 роки тому +58

    كلامك يستحق ان تكتب بالذهب، الله يحفظك ياخي

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 2 роки тому +58

    Masha Allah Ustaad jazaakallaahu khayrn waxaan ku leeyahay marna ha u joojin dadka xamaasad socoto waaye ama dannu suu'a ayaa ku badan, tan kale hana hilmaamin barnaamijadii Taariikhda iyo Jugraafiga.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +18

    Caqli iyo qadyad aad muhiim u'ah ayaad wadaa,
    MashaAllah Jazaka Allahu kheyr,
    Ilaahay kubarakee, Ummadana hakugu anfaco dhamaan

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 роки тому +16

    Xalka Koobaad Ee somalia waa shi sheeyaha oo faraha kala baxa Amisom oo Guurto Ciidamada soomaaliyeed La aamino.🇸🇴💪

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 роки тому +66

    Somaliyeey dadkan Amisom dawlada ay kasoo jeedaan waxa ay inaga haystaan Dhul waa inaynu ku fikirnaa sidii aan ugu soo ceshan lahayn ee maaha inaynu ku fikirno si ay ciidamadoodu noo ilaaliyaan🥺
    From hargaisa.....

    • @craxmanmaxamed4101
      @craxmanmaxamed4101 2 роки тому +1

      Sxb hal mar naga baxa lama dhihi karo wada sharci ayay kuso galen lkn hadda ayaga socdo magaci wa laga badalay waxayna bilabayan bishan wici ka bilawda wixi saldhig ah iney ku wareejiyan ciidanka xooga

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

      Jazakumu Allahu kheyra

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 2 роки тому +2

      Mustafow Hadii Xoogga iyo xeeladda reer waqooyiga aysan naga maqnayn mar hore ayaan ka guulaysan lahayn Dowladnimada Somalida.
      From moqdisho.

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      @@abdikanisuleimam9543 wllo horta madaxda muqdisho kadhalata haday dadka somali waqoyi kadalban lahayen inay cawiyan isgarab tagan ugu yaran ujin lahayen inay yihin dad somali ah o wlalohod ah arinku sidan munoqden halka kiladortaba somalilan u atagayo wxn odhan laha konfurtu sidan wx haka.badasho si laysuguso dhawado

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 Рік тому

      @@anwaar.adaan.maxamud Wallo Xoog iyo xeeladiiba waad lagoosatay,dalna dal kale waxma uma taro.. Tusaale Ciidanka Jabouti waa 90% waa Somali nala dhashay Saldhigiisu waa Baladwayne waxba kama qaban Xoraynta Hiiraan, waxayna lamidnoqdeen Mushaarqatayaasha Cadowga Amisom uganda i.w.m.. Sidaas oo Kale Ciidan SOMALILAND oo madax banaan laga keeno Waxba tarimaayo Koonfurta Shp...

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 роки тому +22

    اللهم بلغنا رمضان بأفضل الحال

    • @faaido6069
      @faaido6069 2 роки тому

      Ilahaw inooguna dhamee

  • @maryamahmed9518
    @maryamahmed9518 2 роки тому +42

    Somalia waa meesha kaliye ee haldoorka lagu ciribtiro😭 🥺rabbi ummada ha ugargaaro 🤲🤲 allah unaxariisto xillibaan aamino

  • @candicasiicabdirisaaq1398
    @candicasiicabdirisaaq1398 2 роки тому +1

    Xaqiiqda somalidu way ka leexdan kusoco ustaad cumar macluumadkan oo kale waaa loo bahanyahay in bulshasa loo bidhaansho 💥💥💥💥💥💥💥💥💥💯💯

  • @feisalafder6998
    @feisalafder6998 2 роки тому +2

    Maa shaa Allah omar inshaarow dadaalka meshisa ka sii wad wll
    Umadeena Allah badbaadiyo

  • @sadikfarahsadka242
    @sadikfarahsadka242 2 роки тому +28

    Walal omar inshaar guulayso
    Asxabta kamaldaariga jecel nagu soo biira 🥰

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 2 роки тому +20

    Masha allaha waan arki doona maalin aan noqono dowlad awood badan oobciidan quwad ah ,dadka ilaahay nagu imtixaaney ilaahay ayaa naga qaban doono insha allah mawduucan waa mid aad ii qanciyey masha alaaha

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 2 роки тому +27

    Jazakallah akhi.
    Fadlan sobadi barnaijka kusaabsan federalism iyo 4.5 ka qiyasnada kudhisan, iyo shareecada Islamka waxa loodiidanyahay.

  • @P.P.P.E.G.L_Suleiman
    @P.P.P.E.G.L_Suleiman 2 роки тому +68

    Ramadaan Kariim 🥰
    Ilaahayow caafimaad nagu gaarsii🙏🙏

  • @mohacj3325
    @mohacj3325 2 роки тому +31

    Kaptan waxaan jeclaaan lahaaa arimaha somalida in aad mowduucyadaada ad kusoo darto maxaa yeelay waxwalbo si sax ah ayaad uga hadashaa ramadanu kariim ustaad😍

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 роки тому +3

      Wax badan uuu khalday baan u jeeda iminkaada hadaad saaxiib aadan aqoon ba lahayn sidee ku kala garan kartaa sax iyo khalad 😄🙏

    • @mohacj3325
      @mohacj3325 2 роки тому +4

      @@saacidomar8752 wixii qalad ah ama qalad kuula muuqdo soo qor sxiip😅

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +22

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❣

  • @ahmedabdi4418
    @ahmedabdi4418 2 роки тому +1

    xaqiiq ayad kahadashay wall cumar ilahay danbigaga hadhafo wanjeclahay qofka xaqiqada shega marwalba guul iyo cimridherer ayan kurajaynayaa

  • @mohamedjaliilmuumin4582
    @mohamedjaliilmuumin4582 2 роки тому +1

    Mahadsanid omar inshaar soo gudbinta wanaagsan ee bulshada somaliyeed

  • @OmarMohamed-hi5jy
    @OmarMohamed-hi5jy 2 роки тому +9

    Qofkii labaad mahadsanid ustaad Omar mowduuc muhiim ah

  • @mohamadjimale2695
    @mohamadjimale2695 2 роки тому +7

    اللهم بلغنا رمضان اللهم بلغنا رمضان

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 роки тому +9

    Waqtiga waad yaresay mowduucane wuu balaarnaaa👍 waad ku mahadsantahay sida wacan aad inoogu soo jeediday. Cafis iyo musamax

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 2 роки тому +81

    Xaqiiqda ayaad ka dhawaajisay walal cumar inshaAllah maalin rajada aan ka qabno dalkeena iyo jiritaankeena ummadeed waan gaari doonaa midda kale kuwa caqligoda hooseeya waxba ka aqoon nidaamka adduunka u sahqeeya unbaa ku dhaleecayn karaa fikirkaga xur ayad u tahay waxad ka hadleysid iyo dareenka aad dareemayso ma dareemi karaan kelliya waxa kula dareemi karaa midd dowlad la'aanta arkay taariikhdiisa jiritankisa sida loo bur-burinayo arkey qurba joognimada waxay tahay arkay sorry qalbi wanaagaaga wan kaga mahadcelina garabkaga nahay mar walba❤🙏

    • @jeehdinmchannel9684
      @jeehdinmchannel9684 2 роки тому +2

      Waa runta lkn sxbow inaga dhalinyarada soomaaliyeed ah ee fikirka qaladka ah ee qabyaaladeysan ee aan dhaafeynin gobolleysi madhaafi karnaa fikirkaa qaladka ah oo danta guud ma u midoobi karnaa?

    • @Hassan-oh4sz
      @Hassan-oh4sz 2 роки тому

      @@jeehdinmchannel9684 wallhi jiilka hadda so koraayo qabyaalad iyo goboleysi wax kama oga kuwii hore kuwii aqoontoda is bedeshay wax akhrisay adduunka sida u socdo la jaanqadeyna qabyalad way iskaga tageen lkn kuwo yar aya jiro kuwaasna in eebe naga qabti rajeynayna waddankeena iyo bulshadeena wada mideysan in aan maalin aragno🙏😪

    • @faaizahussein6395
      @faaizahussein6395 2 роки тому +1

      Asc walaal waa Runtaa waa overseer lagu fasalkeena waa fahamka diinta oo yar

    • @Hassan-oh4sz
      @Hassan-oh4sz 2 роки тому

      @@faaizahussein6395 wcs wll xaqiiqda ayad ka dhawaajisey shukran🥰

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 2 роки тому +17

    Cumarow allaaha ku barakeeyo markasta runta waan kugu taageera wxa ficneed inay arkaan madax isku sheega soomalida fariintaada

  • @touristchannel1294
    @touristchannel1294 2 роки тому +6

    Thank you bro Omar Iam from Djibouti 🇩🇯 🙏🙂👊

  • @caaganejr
    @caaganejr 2 роки тому +16

    Computer science Tutorials ayaad ka helaysaa channel kayga fadlan I Soo raaca Wllyaal, thanks

  • @ismailsmile9496
    @ismailsmile9496 2 роки тому +5

    ilahayow Raxmad badanow dalkayga Awoodiisii usoo celi nabadna ka yeel dadkaygana qalbigooda midee 😭🤲

  • @rugnimali4056
    @rugnimali4056 2 роки тому +35

    I Cafi Walaal
    Exam Baa Isugayee isoo Duceya Walal 🙏🙏🙏

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 2 роки тому +1

      Aduu maad caytantay 😂😂😂😂😂😂 video ka kahoreeyey kaliya hadaad kuraacsanayd hore usoco dheh hadaad ka duwam tahayna sheeg in aanu sidaad iyo sidaas ahayn 😂😂😂😂😂 examkana alaha hakuu sahlo saxib

    • @yaxyemuumin4599
      @yaxyemuumin4599 2 роки тому +1

      alle hakuu fududeeyo

    • @ummumahir7551
      @ummumahir7551 2 роки тому +1

      ilah haku fududeyo wala

  • @hanahibo6508
    @hanahibo6508 2 роки тому +31

    You are hundred percent right. We need people with vision who can talk the reality. We don’t need tribe mind set who see personal interest not the advancement of all

    • @Histry101
      @Histry101 2 роки тому

      Hada waxa uu kahadalayay waa adi oo kale somali maku dhibi in aad ku soo qortid ?

    • @zalmaanyare8520
      @zalmaanyare8520 2 роки тому

      @@Histry101 1m% wku raacsanhy zxp 💯

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 2 роки тому

      @@Histry101 hala yaabin englishkisu meesha ku baraktiis gareeynayaa 😂😂😂😂🤦🏾‍♂️

  • @B.11ss
    @B.11ss 2 роки тому +19

    UA-camrka kaliya een ka taagero UA-camrada somalida❤🤴
    1M iyo ka badan ban ku rajeynyaa

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar 2 роки тому +11

    M.a bilaaw ilaa io dhamaad waan dhageystay ra'yigaagaana wxd u cabirtay si saxan dhabta ayaad ka hadashay
    الله يسعدك في الدارين أخي الحبيب♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 2 роки тому +4

    Cumar inshaar wllkay runta ayaad ka hadasha somalida insha allah somali illahy ha isku keeno oo quwadeeni ha soo noqoto waan ka daalnay dowladahan kala qayb qybsan from somalilnd

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 роки тому +33

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose9212 2 роки тому +1

    Mowduucii hore iyo kanba wan dhagestay.
    Ustaad mowduucyada aad kasameyneyso iska dhaaf.
    Soomali wax lma fahansiin karo.
    Qaaaabkaagii hore ku soco.

  • @dingoabdulahi9276
    @dingoabdulahi9276 2 роки тому +1

    SOMALI HANOLATO INSHAALLAH THANKS 4UR VISION OGHANSHO

  • @som5781
    @som5781 2 роки тому +15

    Wll cumar aad iyo aad ayaan kuugu taak yeersanahay in aad arimahaan oo kale umadda ku baraarujiso thanks1👍👍👍😍

  • @salataantube3621
    @salataantube3621 2 роки тому +8

    RamadaN kariim all muslim ☪️ 🕌 🕋

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 2 роки тому +18

    Mahadsanid laakiin waxaan kaa codsanayaa inaad soo badiso si uu ra’yigaagu u bogsiiyo boogahaaga mahadsanid markale

  • @nam12865
    @nam12865 2 роки тому +11

    "قول الحق ولو كان مرا"
    Yaa Akh🙂Runta haddaan laysu sheegin hurdada sida looga koco way adagtahay horay usoco

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 2 роки тому +15

    15 sano oo taariikh madow ah ayeey umada soomaliyed soo arkeen Taas Cidna Mad Madow ogama jiro Muslim iyo Gaalaba Runta waynu Sheegnay waana qasab inan ka fal celino xaqiiqada jirta Alle haku barakeeyo walalkeen waxad tahay Shaqsi Somaliyed oo Naftiisa Noo Huray inad intan sheegto ayaaba ah inaad Naftaada u Hurtay Dadka iyo Dalka Somaliyed wa xaqiiq hadalkas Masha Allaah Alle haku xifdiyo insha Allaah walalkeen

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 роки тому

      umada somaliyed manu anaga ku jirin ee somaliland 20 sano jira wali cidan shisheye ama dhib ma arag alx

  • @moaamincadeh7833
    @moaamincadeh7833 2 роки тому +5

    waxn ku hadlaba ma garano wlhi hadal baa waa igu dhagay 🇸🇴😭😭😭✊

  • @ahmedali9890
    @ahmedali9890 2 роки тому +6

    Waa arin muhiim ah walaal oo loo baahnaa in laga hadlo wadna ku mahadsan tahay,soomaaliyeey maskaxda fura shekadan fadaraalka waa qeebi oo xukun.

  • @ozka1
    @ozka1 2 роки тому +7

    Mararka qaar waxaan is dhahaa mala waayey madax deena qof ku baraarujiso unaxarisashada iyo ka fikurka umadooda
    Allahow wadankeena noo nabadee
    Madaxdeenana maskaxdooda dhanka wanaagsan
    U badal

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +43

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @mohaaofficial7495
    @mohaaofficial7495 2 роки тому +5

    Somalia 🇸🇴 ilahay waxan ka baryayaa in uu Nabad inooga dhiga 🥺🥺🥺 30years 🥺🥺🥺 2022/3/23🥺🥺🥺

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 2 роки тому +1

    Walaal runta ayaa ka hadashay guulayso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ha noolaato

  • @brobinyamin7925
    @brobinyamin7925 2 роки тому

    MashaAllah well said brother. Somakia cadiw badan be keedahey. 🙏🏾🇸🇴🙏🏾🇸🇴🙏🏾🇸🇴🙏🏾🇸🇴

  • @mmali9953
    @mmali9953 2 роки тому +5

    Wllky waxa tahay qofka kalia ee aanku faanno wll runtii waxana rajeynaya in eeyku fahmidoonaan madaxda dalka keep going bro

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 роки тому +5

    Waa run taasi xaqiiq jirta weeye lkn soomaalidu ma fahansana 🙏🤙💯💯❤❤

  • @axmedcali2415
    @axmedcali2415 2 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wll cumar saad runta nuugusheegto mar walba .sxp mahadsanid 💖

  • @user-zd5bb2mi4y
    @user-zd5bb2mi4y 3 місяці тому +2

    Ogaansho wll caqli uu saxiib ah allah haku sharfo

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 роки тому +8

    Wcs wll Cumar inshaar anaga aya rer somaliland ah waanan kugu raacsana arinka maalinka hore aad ka hadashay iyo kani hada aad soo daysayba Allah yaxfidak

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 роки тому +4

    cafiis dhaman umada somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🤲🤲🤲🙏

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 2 роки тому +2

    Mahadsanid Suxufi Barakaysan.. warkaas fiican baad na siisay, Mahadsanid Marlabaad

  • @xuseenbashirmaxamed606
    @xuseenbashirmaxamed606 2 роки тому +5

    Fikirka aan ka aminsanaa cadaanka iyo fikirka aay inaga aminsan yihin waa Cirka iyo Dhulka 😌💔

  • @aishacayush4938
    @aishacayush4938 2 роки тому +4

    In sha allah wan arkeyna wadakennoo nabad ah🤗🤗🤗🥰🥰

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 2 роки тому +24

    Thank you so brother for bringing the reality 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @mukhtaarmohamed6056
    @mukhtaarmohamed6056 2 роки тому

    Muuqaal wax badan iftiiminaya, waana xaqiiqa qodobada aad adeegsatay walaalo. Waana kula aaaminsan nahay. Alle khayr ha ka dhigo.

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed 2 роки тому +2

    Allaha kaa ajar siiyo wlalal wacyigalinta aad wadid runtii wa barnaamish an cidna kahadlin muhiim na ah, nosoo badi muqalada kusabsan dalkeena iyo diintenaba. Waxy notahy dhiira galin wayo qofwalba lama socdo waxa wadanka kudihiisa kasocdo. Shukran

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 2 роки тому +7

    Legend always ❤ aqligaada alle hakuu deesto wllkey omar legend

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 роки тому +9

    ❤️🤍💚 arinkii Somaliland waan kaa soo hor jeeday laakiin waan kugu xidhanahay waayo fikirada oo Iska soo horjeeda ayaa lays ixtiraamayaa

    • @maahir376
      @maahir376 2 роки тому +2

      Waasax majirto fikrad wada positive ah ama wada negative ah
      Somaliland waxyaabo badan ayey kuqaldaneed side arrinka coldoon iwlm
      lkn waxaa jira wax yaabo badan weykfiican yihiin oo aan laiska indhatirkarin sida amniga musuqmasuq la"aanta
      Curinta Suugaanta soomaliyeed iyo wax aanlasookoobi karin
      Sidokale somalida konfurta waxa ay Lee yihiin positive
      Iyo negative sida in ay joogan ciidan shisheeye oo musuqmasuqa baahsan calooshod ushaqaystayaal ay yihiin saraakiishooda oo waliba aan hubo iwlm
      SIDOOKALE waxay kufiican yihiin in ay yihiin kuwo in aanlataaban qof somali ah xurriyada hadalka xurriyada calanka iyo madaxbanaanida shaqsiyadeen sida in haddii aad somali kuhadasho awood kuleedahay meelkasta lahjadkasta kuhadal in ay waqooyiga xitaa xillibaanno kuleeyihiin federally somal ee konfurta
      Marka hacaroon marka laguu sheets negativekaaga
      Kaliya waxaladoonayaa inaad is badal samayso
      Illeen majiro qof wada dhamaystiranee

    • @mubaarigfarxan5418
      @mubaarigfarxan5418 2 роки тому

      Heego qadhmuun muuse jaahil gudoomiyaha gabilay ninka haku dhaleecayn anagaa reer hargaysa cumar ayaa ka aqoon badan muuse jaahil

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 роки тому

      @@mubaarigfarxan5418 anigu Heer burco Baan Ahay hadad xukuumada mucaradaysao Somaliland haku Darin qaranka iyo muuse kala Garo qudhacaw

    • @maahir376
      @maahir376 2 роки тому

      @@mubaarigfarxan5418 wacwalbo sidaarabto maahan hadaa mucaarad tahay ogolow Muhammad nimada

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 роки тому

      @@maahir376
      Togan = positive
      Taban = Negative

  • @musawir5711
    @musawir5711 2 роки тому +1

    Wan is weydiin jiray sabbta aadn uga hadlin arinka somalia.
    Dhawr wax ayaad is dhex galisay tuntii.
    Mana xadid nayn mawduucagu .macluumad aan wada 0g nhy ayaad nasiisay.salaam!

  • @aaminackaadir705
    @aaminackaadir705 2 роки тому

    Shukran ustad

  • @sarakookie
    @sarakookie 2 роки тому +5

    wll hore usoco wax loobaahanyahay ayaad ka hadashay runtii ilaahay soomaali ha isjecleesiiyo dad dhiig leh oo damqanaaya oo dalkooda iyo diintooda jecel Allah hanaga dhigo dalkeena anaga ayuu na sugaayaa cidkale oo u soo socota majirto walaalayaal gacmaha aan is qabsano soomaaliya guul insha allah 💙🇸🇴💙

  • @sayliciciise9937
    @sayliciciise9937 2 роки тому +4

    Waad mahadsatahye walaal insha Allaha guul iyo goboonimyo

  • @abdikarimabdullahi3419
    @abdikarimabdullahi3419 2 роки тому +2

    Mowduuc an wax badan sugenay ustaad cumar mahadsanid

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 2 роки тому +1

    Farmajo hala garab istaago ayaan qaba anigu hadi Somali sharafkeedi an rabno inaan helno wa fikirkeyga 🇸🇴 ❤️

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 роки тому +4

    Yaa rabbi dalkeena iyo dadkeena ino xafid Dulmiigana iyo musiiboyinkana naga dulqaad
    Like

  • @abdisamadnour8879
    @abdisamadnour8879 2 роки тому +4

    Masha Allah sax xaqiiqda ayaad sheegtay mid walba dibada ayuu ka suga taageero

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 роки тому

    Saamaxnaaka wllo alle ha caafiyo dadka qabyaalada iyo xamaasadda inta qaloocan uun ka bartay

  • @KHALEDAbdourahmanYACIN
    @KHALEDAbdourahmanYACIN 2 роки тому +2

    mashaAllah wll Allaha Ku Barakeeyo
    OGAANSHO THE BEST CHANNEL GO FORWARD BRO AND JAZAAKALLAH

  • @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
    @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 2 роки тому +42

    إبداع ماشاء الله تبارك الرحمن 🦋💙

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому +1

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❣

    • @momohammed6359
      @momohammed6359 2 роки тому +3

      Allahuma aaamiiiiin shukran wall 🇸🇴🇸🇴

    • @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
      @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 2 роки тому

      @@muuminchannel4304 آميين يا رب والك كمان أخوي 🤲🦋💙

    • @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
      @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 2 роки тому

      @@momohammed6359 💙💙

  • @hamsejama8904
    @hamsejama8904 2 роки тому +15

    Alxamdulilah anigu waxaan ahay muwaadin Somalilander ah dalkaygana ciidan shisheeya ma joogan, hargaysa markaan ka baxayana amison ma arko , walalaha xamar waxa urajaynaya inay ka xoraaban shisheeyaha iyo argagixisada🤝

    • @elyasabdullahi9647
      @elyasabdullahi9647 2 роки тому +6

      Somali Waa Hal Nafta Been Ha Usheegin Hargaysa Iyo Garowe Midna Majoogaan Amisom Waxeyna Kamid yihiin Dalka Somalia.

    • @salmoabdi839
      @salmoabdi839 2 роки тому +2

      what is somaliland fam

    • @samowadeofficial6971
      @samowadeofficial6971 2 роки тому +5

      @@elyasabdullahi9647 Film somali weyn ayaad dawanaysa oo anigu 1960kii aan dawaday ,, markaa sideynu isku fahmayna 😂😂🤣

    • @Samiir881
      @Samiir881 2 роки тому +3

      ma fahmayo luqada aad ku hadashay wllo 🤒

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 2 роки тому

      🤣😂Somaliland waa gobol kamid ah somalia

  • @omerabdinor2219
    @omerabdinor2219 2 роки тому +1

    Waxan qiraayaa marqatina ka ahay iney muqalkaan dawadeen dad masuul dowladeed oo somali ah kuna cibra qaadan doonaan 🙏👋

  • @khuzaam7766
    @khuzaam7766 2 роки тому

    جزاك الله خير

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 роки тому +12

    Mashallah keep going brother welcome back legend omer ishaar❤❤👏🌺💕

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 2 роки тому +60

    Merci beaucoup, vous êtes vraiment un somalisme 🙏🙏🙏

    • @yahyehassan9674
      @yahyehassan9674 2 роки тому +4

      Ogaansho, Reer jabuuti ka qabo luuqada fransiiska 🤣

    • @wewonwm7349
      @wewonwm7349 2 роки тому +1

      @@yahyehassan9674 dee waa luqadooda😊

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve 2 роки тому +3

      Je suis somalien des régions du NFD. J'ai atteint la langue française par une petite amie de la RDC Congo, je suis ravie de vous dire cette langue incroyable
      bonjour les Djibouti

    • @ahmeddhamac3288
      @ahmeddhamac3288 2 роки тому +1

      Tu as parle bien French mon ami

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve 2 роки тому +1

      @@ahmeddhamac3288 merci frère ahmed j'aime parler français même si je vis dans un pays où les gens parlent le swahili

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 роки тому

    mahadsanid wll somalida allaha u sakhiro adigana allaha ku dhowro

  • @fowziailmi1493
    @fowziailmi1493 2 роки тому

    asc waan ha u joogina waxii hadal iyo ku aamso halaka ka sii wada ilaahaya baa ku jira . masha allah ilaahaya ha barakayo aamiin aamiin yaa rabi somali hamidood inshallah

  • @marwo675
    @marwo675 2 роки тому +6

    Wacalaykum salaam waad mahadsantahay intaad sheegtay waxaan ku dari lahaa dadka in la baro waxay isu yihiin. Diinteena inay ku dhaqan iyo ilaalin naga rabto,ayada iyo dhaqankana kala duwan yihiin, (waxaad dhaqanka ka halayso waa ceeb, waxaad diinta ka halaysana waa dambi) intaas ugu celceliya. Aad ajar hesheene.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +11

    «اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @fodenyarechanal9999
    @fodenyarechanal9999 2 роки тому +1

    Ustaad cumar mawduucaani aad iyo aad ayuu muhiim uyahay noosoo badi

  • @raageshire289
    @raageshire289 2 роки тому

    Xaqiiq waaye hadalkaagu walaal Omar inshaar alaha ku barakeeyo sidaad bulshada waaqicigeeda u dhisayso waan run Omarow ciidanka Turkey noo tababaro waa ka duwan yihiin dalkiina u dhinta ayaa lagu soo tababaraa waliba waa dhalin yaro nadiif ah waaye kuligood, Walalkey iga weyn ayaa ku jiray 03-6-2021 ayuu dagaal ku dhintay ilaahay swt ha unaxariisto

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 2 роки тому +9

    That's Right wlhi , sababto ah wxn maqlay inu askari amisom ahi Yidhi , wuxuna idhi anigu ma jecli in dagalka somalia uu dhamado sababto ah guriba iga qabYaa 😡

    • @bgu5817
      @bgu5817 2 роки тому +1

      Absolutely warbixintaas waxaan kadaawaday waraysi uu qaadayay faarax macalin daeaaraa✊🇸🇴

    • @farhaanmacalin2220
      @farhaanmacalin2220 2 роки тому

      @@bgu5817 brother maraga malaa'igi ha gasho madama ad i markhati furtaY

  • @mohamedyusuf2330
    @mohamedyusuf2330 2 роки тому +3

    Asc ustaad Cumar inshar waxan qabaa hadii cidanka amisson laka saro somaliya dhaman dalka in uu kali xasoloni taah ah wayo wax is dilayo maba jiridonan wayo waxa qasaya dadlkena cidanka shisheeye
    Madaxdena alla ha fahansiyo iney midobaan insha allah

  • @mahmedosman8638
    @mahmedosman8638 2 роки тому

    مشكور كثير عمر إنشار

  • @abdiazizchannel1604
    @abdiazizchannel1604 2 роки тому

    Waqtigeedhi majoogno oo an kahadli laheyn somalia 🇸🇴
    Ogaansho So adigi nalaha siyasada Somalia anago kahadlaayo maqli meysan
    Sxp dagtada iyo afkaaga Haa ismaqleena

  • @husseinahmed5608
    @husseinahmed5608 2 роки тому +5

    Ramadan ka Allah nawada geersiyo kuligeen naguna soomiyo

  • @shuaipjama6462
    @shuaipjama6462 2 роки тому +4

    Wlhia wa run 20 sano aduun dhana la fhisa anagana ju jug meshada joog😢😢

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 2 роки тому

    Caku ya cumar okale madax noga wada dhigo aboowe guleyso afkagane Allah haku barakeyo

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 2 роки тому

    جزاك لله خيرا يا اخي 🤔

  • @AbdirahmanAhmedAhmed
    @AbdirahmanAhmedAhmed 2 роки тому +3

    Waiting for the next episode 🤔

  • @deeqowqawaji5851
    @deeqowqawaji5851 2 роки тому +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 warya maficnthy kulahaa wlhi wad igaquslisay allaha kusamaxo omar

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 2 роки тому +1

    Wlh asabta Al xaqiiqah, waa dhab waa mowduuc muhima oo kaa suveynay jazaka allah

  • @abdallawarsame9350
    @abdallawarsame9350 2 роки тому +2

    Markasta aad ka hadleysid arimaha Somalia waan ka helnaa ee nosoo Badi zxp xaqiiqada natus
    Yaa igu raac san like 👍 saara