Cabdi Ciise oo qirtay inuu Safiya Tusmo ka duubay muuqaalkii argagaxa lahaa - Waraysi gaar ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Cabdi Ciise Cajuun oo qirtay inuu Safiya Tusmo ka duubay muuqaalkii argagaxa lahaa ee baraha bulshada qabsaday, Waa waraysi gaar ah oo aan ka qaaday anigoo Shiine Culay ah.

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @naciimojookar1470
    @naciimojookar1470 3 роки тому +893

    Safiya barnaamijyo badan baan isla matalnay markey wax dhigeysana madaxeeda maqaawiso waali iyo miyirqab toona

    • @asmabacaac2767
      @asmabacaac2767 3 роки тому +16

      Wllhi waa run taa kantoloow qabrigee sugaya

    • @musacidmansuur5166
      @musacidmansuur5166 3 роки тому +9

      Naciimo abaaya ninkan wa nin lamaray marka wixi xigo wa inaygeeyan dhakhtar

    • @amalmahamud4804
      @amalmahamud4804 3 роки тому +5

      Wlhi waa argagax iyo naxdin ale Somalia ma isge baxaa 😭😭😭

    • @musacidmansuur5166
      @musacidmansuur5166 3 роки тому +2

      Machinist Ramadan mubarak akhti

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +9

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 роки тому +201

    inta safiya tusmo donaysa inay xaqeeda hesho ismujiya Pls wa hooyo somaliyed oo nin sixun ugu ciyaray💔 ha idhaafina isoo bookhda My bro/sis 💔🙏❤ Xushmad idin haya

  • @naciimojookar1470
    @naciimojookar1470 3 роки тому +363

    Ha I duubin beyba leedahaye

    • @iqbaalcadey6418
      @iqbaalcadey6418 3 роки тому +13

      Haa wlhi nin kani gabadhas rafaad wen buu ugestay alaha xaqeda hakaso saro waa bil ramadane😢😢🤲😢🤲🤲

    • @layloluula7299
      @layloluula7299 3 роки тому +1

      Warunta haidubin behdhahesay horay aba idishay beba laheed wlh wajigeda waji yaaban bu u ekaaa

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 роки тому +5

      Ilhay Ceebtada Ha asture akhiro iyo aduunbe wll Subscribe iisar shootout iisamee aaaamin

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 3 роки тому

      Sax sax

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 роки тому +1

      @@hodanyusuf5342 Subscribe iisar wll

  • @Hoyga-macalin-walaayo
    @Hoyga-macalin-walaayo 3 роки тому +4

    Kuwii safiya xidhay isagana mobilkisa restore gareeyay ayaa shekadan ka danbeeya,maba jirto sabab uu muuqal uga duubo isago handadaya

  • @kiaeestaro507
    @kiaeestaro507 3 роки тому +28

    Gabadhaan isma qaawiso teedkle waxa ay leedahay igadaaaa camerada yaaa allaah ilaahow gabdhaha soomaliyeed adaa u maqan

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 3 роки тому +138

    Wali Ma arag Safiya oo Madax Qaawan Gabar aad Soo Qasabtay oo Aad Xoog iyo Awood u Sheeganaysay Gabadha Aad Babdishay Allaha Kaa Soo Saaro Xaqeeda Aamiin

    • @hikmarashid1729
      @hikmarashid1729 3 роки тому

      Amiiin

    • @ayuush_cayni1977
      @ayuush_cayni1977 3 роки тому

      Allahuma ameen ya rabi

    • @hikmarashid1729
      @hikmarashid1729 3 роки тому

      @nag iska dhig naag iska dhig i remember Hodan nalayeh nag iska dhig

    • @hikmarashid1729
      @hikmarashid1729 3 роки тому +1

      May Allah grant her janatul firdows

    • @hikmarashid1729
      @hikmarashid1729 3 роки тому

      @nag iska dhig naag iska dhig Amiiin walal qali 👏👏👏Ramadan mubarack xabibty

  • @abdullahimahamud3442
    @abdullahimahamud3442 3 роки тому +336

    Balaayo ama qaylo badnaatay ama gab gab badnaatay.
    Inta jecel ninkaan inay 32 Feer sanbuuqada uga dhufato liketa saara.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +3

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

    • @sacdiyaweyd3811
      @sacdiyaweyd3811 3 роки тому

      😂😂😂

    • @nasroabdirisak3953
      @nasroabdirisak3953 3 роки тому

      Anih wllhy😂

    • @samirbadan7143
      @samirbadan7143 3 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂astaqfirullaah

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 3 роки тому +1

      Xariif sida like ta loo raadsado waad taqaanaa kkkkkkkkkk

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 3 роки тому +53

    Nimaaan yaabin baaa yiri yaaab baan arkay sheekadaan umaan bokin balse waaxidka garan xaqiiqada dhabtaaa ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ش

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 3 роки тому +25

    Dad dagaal ka dhaxeeyo oo xaaladoodu meelna aysan saarnayn film isla duubka ka dhaxayn kara muxuu yahay😥

    • @hajirdalaal3028
      @hajirdalaal3028 3 роки тому

      Waa kuwiii wada heesayay ee wada dalxiisayay markaa
      Xumaan dhex taal maba jirto

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 роки тому +2

    Wixii Run ah waaba LA ogaan
    .....War jiraaba Cakaaruhu Iman Haaheey

  • @rooblehassan1949
    @rooblehassan1949 3 роки тому +136

    Ku SaLi xabiibkena Mohamed scw scw scw

  • @ridwaanhassenhassen8415
    @ridwaanhassenhassen8415 3 роки тому +69

    Allow adigaa wax og mlinbaa imaan doonta aan cidna cid ka adkayn alle ayaa qof kasta ka abaal marin doono ciduu dulmiyey😢
    Clipkana riwaayad ka wayn horaad ii biraysay hadal culus weeyaan😭

  • @anisaaragsanjama679
    @anisaaragsanjama679 3 роки тому +163

    Haday ruwaayad tahay maxay u leedahay ha i duubin ika daa Camirada

    • @fardowsaugaas8684
      @fardowsaugaas8684 3 роки тому +7

      Ninkani waa nahaab gabadhana arinkeedu waa saysheegtay rikaato aya lagu haystey

    • @ifrahahmed5394
      @ifrahahmed5394 3 роки тому +14

      Gabdhu qoof riwayad jilaya maba uu ekayn wayo ,waa gabdh fananda iyado nashnashan bay dubii lahayd iyado tima qawaan iyado sikale ah, arintan cuntami weyday. Takle hadi ay riwayad dubayen dad baay kaxaysan lahaye kaa duuba rabiyo adigaa wax oog

    • @muniroshafici5315
      @muniroshafici5315 3 роки тому +5

      @@ifrahahmed5394 sas wye abyo ilahey ba wax kasto og ninkan waa nin aan layabay aniga acudubillah riwayad wye kulaha subxanallah

    • @boqoradainaciire7741
      @boqoradainaciire7741 3 роки тому +1

      Nacaam runtaa

    • @saynabbahad229
      @saynabbahad229 3 роки тому +3

      Ninkaan caadibu baxarka ugu jiraa ma qofba riwayad gogosa oo cabsicabsi ah iska duubilahaa oo meelso gashanlahaa waxani waa sheeko qofka video ga hayana oo kuwii hore iyo kan iyo kuwo kaleba haya waa dadkii ay isaga shekada iskula jireen oo ay isqabteen

  • @Dhayman2679
    @Dhayman2679 3 роки тому +21

    Allaa kuwa qurbaha xabsiyada ku buuxo noocaan oo kale waye dumarka somaliyeda wadanka jooogo dhib uma yaree Allaah idinka qabto raga qar aan u qalmin in nolol lala wadaago😡🤲

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 3 роки тому

      Kk. Waa run wallaahi. Walaal, Ragu masina Allaah hasoo qabto kuwa dhibka jecel

  • @hothansaalah339
    @hothansaalah339 3 роки тому +10

    Hadu kan yahay cajuun walhi wuxu ku hadlayo wax jira maha ninkan isaaqow anu uga aar goyno nabsigu ma ficna hablehena ayey ku dhici karta walhi wa ciil😭😭😭

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +104

    Sifiyo tusmo inta jecel oo wanaag ku baratay farta taaga

  • @edepsan7499
    @edepsan7499 3 роки тому +49

    😭nacalad rabi korka hakaaga timaado godobtaasina waa mid aad sii dhigatay taad dhashid ama aad la dhalatay baad nabsi xumo u maleegtay 😭hablow is ilaasha ilahay haydin ilaaliyee😢

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )س

    • @bilehussien1079
      @bilehussien1079 3 роки тому

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 3 роки тому +1

      Dadka lama lacnado ee waa loo duceeyaa hadaad xaq daro ku lacnado ruux adiga ayay lacnadaasu kugu soo noqoneysaa. Labadan ruux Allah ayuun baa og wixii dhex maray markaa ha ku dambaabin waa bil ramadaane

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +180

    Nacas Weyee Ruuxan Cizayn
    Naaskiii Uu Jaqay Cadalad Ha Hesho Marwo Safiyo Tusmo 😪😪😪👏

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

    • @haajiracream5492
      @haajiracream5492 3 роки тому +1

      Nagaha qalada ka lehe nin ma cebasana

  • @xafsaxidig7492
    @xafsaxidig7492 3 роки тому +10

    Sideee labo qof oon cidna la socon oo director io cameramantoona joogini riwaayad u duuban🤔🤔🤔

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 3 роки тому +2

    Labad qof wa lagu wareray kii xaq daran illahow ka so saar waa bil ramadaan wa 10 ugu horeye adigan wax ka qarsoney ameeen

  • @farxaannimcaan8426
    @farxaannimcaan8426 3 роки тому +136

    Nabiga halagu saliyo scw scw scw

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 3 роки тому +54

    Ha iduubin beyba leedahy😥 ninkaan wa kuwaan filimada ku arki jiray ee laadaranta ahaa waxaan kaloo xasuusin mudan wareysigedi ahaa waxaan ahy ruux qoorta kaxiran oo noloshisa kuxirantay intuu faraska kadhaqaaqayo qosolkisa ayaa shaki kle ah caadiyan uma caafimaad qabo qofkaan waayo qof caafimaad qaba sidaa uma dhaqmayo

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому +1

      Ani laftarkaygu saas ayan u gartay blse waxa is weydin mudan safiyo waa qof wayo arag ah oo America ku dhawaad 30 sano ku nolayd wax walbana so Aragtay somalidu waxay tirahda nin an dhul marin dhaayo lah wax walba ayado og Maxa cunugaan Alcolistaha ah ay ku fashay ma nin ayay America ka wayday wlhi naagaha somaliyeed Caqli ku filan malahan Mamo malyun ayan la yaabi jiray oo an oran jiray waa walantahay markey raga cayaysay ileyn wax bay so Aragtay raga somaliyeed waa wada noocan oo miiran wlhy waxba yaan cunugaan keliya laga daba laa laadin boqolal ba buuxa qarsoon Aniga shaahid u so ahaa dhowr nin oo an daris ahayn oo habeenkii saqda dhexe naagaha ay qabaan feer iyo haraati iyo hirdin mayd ahan uga tagay rag ma haysano waa wada noocaas cunugaan Alcolistahq ah maxa nogu wareerineysan

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 3 роки тому +1

      @@khadraciise2044 aad iyo aad wlhi intanan guursan wilasha geesaha xiran misana afka iyo dhaqanka xun waan iskala weynaa inkasto waxkasta ey qoraal tahy hadana waxaan Iska ilaalin jiray kuwa culumanimada kuqaraabta iyo kuwa kle gabdhaha bahdila waana layaabaa wlhi Gabdha waweyn ee ciyaalada waxeysan uqalmin kadhigaya 😡 kuwa qaarba mooda in raga ad adag ee hadalada qalafsan isticmaalaya iney dhaqanka karoonyihiin lkn maaha sidaa qofkasta wuxu yahy wa lagaran karaa wajigiisa ilaahey habadbaadiyo habalhena wlhi waan lanaxaa oon lacalool xumadaa sida iney aniga igu dhacday cml gabdhow kajooga qofaan xushmada aqoon oo sharfkaga aqoon ha aaminin

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому +1

      @@Ladanabdullahi3845 Waa sidaas hno rag ma jiraan Waxa jira wax la dhoho body language qofku Marka uu ku Sheekaynayo Ayaad Daremaysa wuxu yahay Dabcan way jiran kuwo aad Dacad modaysa qosolka iyo farxada ka dhacaysa hadhow markad isu dhiibtana kiiba maha Dabecad anad ku Arag ayu la so baxaya hasa ahate saas oo ay tahay hadana qof Xarakadkisa waad Dareemi kartaa qof aad maalin ku baran waydayna bil kuma baratid gabdhaha wxan Leeyahay Naa hoy raga aad xidhiidhinka la wadagaysan iska hubiya in badan oo guurkan iskula so boodka ah joojiya waxba 4 beri oo uu ku qoslay run ha moodin ugu yaraan Sanad Jamacad cml u baro ha ka yeelin guur dag dag ah waayo wuxu yahay ma ogid 4 cisho oo u ku qoslay oo Naxariis iyo beerlaxawsi ku muujiyay run ha moodin dib u guro Marku talabo ku so dhawadaba Laba talabo dib uga bax Anigu Waan ka Tashaday Nin somaliyeed inan wax moodo Nin Pakistani ah ban guursanaya oo diyaar ii ah oo an kaga kalsonahay 100%

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 3 роки тому

      @@khadraciise2044 sifcn abyo anigu waxaan qaba raga xoga kaweyn aada hablow tusaale mid 10 sano kaweyn amaba ugu yaraan 5 sano guur dadka dhan wada ogyihiina gala xtaa haduu xoolo heysan lkn qofaad ladhuumatay ee raba inuu kuqarigo daacad maaha

  • @asiyamohamed789
    @asiyamohamed789 3 роки тому +76

    Naag walba ninkay jeceshahay way u nugushahay allow raga aqli siih

    • @cilmimediafilms9580
      @cilmimediafilms9580 3 роки тому +4

      Idina is ilaaliya

    • @abdihakimhusen9784
      @abdihakimhusen9784 3 роки тому +13

      Wa markan gabdhaha somaliyeed ka xanaqo sax weeye iney ninkeeda raliyo unoqoto ninkana sido kale lkn ladinma dhihin raga ini qaba waxey raban ha idinka sameystaan 🥺😩waayo hadey gabadhu aminto ninkan wa ninkaga wxu jecelyhy usamey wa khalad ninka gogashisa xalasha hadu helo wa inu reeerkisa ushaqeya mahan inu ula imado waxkasto doqonimo ah mustaqbalkedana dhulka lagalo iyaduna ay isdhigato....marka gabadha wxan leyhy gabdhow ninka wadkala tagi kartaan lkn micnaheedu mahan inad waxkasta usameyso ka egta waxyalaha qar wllheygow raguna iskuma jiro nacasyo iyo waxgarad intaba wanu lenahay wa blhi tawfiiiq 😊🙏👍

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ط

    • @abdirahman125
      @abdirahman125 3 роки тому

      Aad iyo aad ga dha somaliyeed waa naxariis whi lkn raga qaar ayaa sumcadii raganimo dikayaa

  • @simansuban6944
    @simansuban6944 3 роки тому +10

    Af noola wuu hadlaa eey na wuu ciyaa. riwaayad baan matalaynay kuye 😂😂

  • @khaledhikmawi6366
    @khaledhikmawi6366 3 роки тому +3

    Dhamaan suaalihii igu dhex guuxayay waad waydiisay mr.shiine mahdsnid👍

  • @thecoze3
    @thecoze3 3 роки тому +106

    Adoomaha Ilaahay Abuuray Waxa Ugu Kheir Badan MOHAMED ( CSW ) Igula Sali Xabiibkeena 🙏✊♥️

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 роки тому +74

    9:30 ilaa 9:34 dhageyso baskoolad ayuu koob gareysaa waaba nin waaweynkaa like saar hadaa maqasho

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 роки тому

      Subscribe iisar wll

    • @aliabdirahmanjama650
      @aliabdirahmanjama650 3 роки тому

      Dad xumaan sameeyay lama taageero ismay qabin ismanay qasbin halays horkeeno

    • @salmamowlid7270
      @salmamowlid7270 3 роки тому

      Ilahay ka baq shanqadh ha ku xukumin hadii aanad arkayn aakhiro waa lagu waydiin

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 3 роки тому

      @@salmamowlid7270 ina adeerkaa miyaaa aan kawareejine

    • @araagsanahmed4037
      @araagsanahmed4037 3 роки тому

      Ilaahay ka cabso

  • @AliAhmed-rq7wr
    @AliAhmed-rq7wr 3 роки тому +13

    Safiyo calankaaas 🇸🇴 ayaa lagu weeraroyaa waa wax ey ka mideeysanyiin heer hargerysa

    • @Degaliah
      @Degaliah 3 роки тому +1

      Ma halkabaa kawareegtay 😂😂😂 isdawee maxa calan iyo ninkan xun ee gabadha dhibay maxa isku keenay

  • @abdirahmandharka6031
    @abdirahmandharka6031 3 роки тому +2

    Mahadsanid Shìne culay sidaad caddaynta uga qabatay

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 3 роки тому

    You are a good

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 3 роки тому +43

    FALAARI GILGILASHO KAAGAMA HADHO""" HABIQLAYSO" NAFSIGII TUSMO SOO BAX ALLREADY 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +53

    Safiyo tusmo iyado sidaa umadax qaawan riwaayad usameyn jirin waligeed isma qaawin🥺💔🧕 riwaayada labadiina kaliya miya matalaya yaab iyado sa uqawan miyey so dhigtey sheega

    • @shugrihassan138
      @shugrihassan138 3 роки тому +2

      Dayuuskan rabi baa ka siinaya xaqeeda Waa bil ramadan 😭😭😭 wax walba Waa iska cad yihiin runti.

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ق

    • @ziao.1359
      @ziao.1359 3 роки тому +2

      Waxa laga yaaba in uu ka tuuray marku xabada Madaxa ka hayey

  • @ashahusein8963
    @ashahusein8963 3 роки тому +35

    Beenaale ramadan inay 8 tahy ban filaya kulaha maba oga cawa inay toban tahy xata😬😡

  • @munamudey3956
    @munamudey3956 3 роки тому

    cabdi ciise cajun calaama Islaamka ka naxos alaah haku rido waa ramadaane

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 3 роки тому +18

    Xurmo dumar lahaan jiray dibjir xiiqsan baa Dilay. 💔

  • @cabdirashiidcalisuufichann2269
    @cabdirashiidcalisuufichann2269 3 роки тому +55

    Asc walaal axbaabi hadji aad jeceshahay qissooyin iyo taariikhda nabiga scw iyo wxm jazaa allahu Khayr

    • @safkaxaaji8132
      @safkaxaaji8132 3 роки тому

      Magaca aad isticmaashaa ayaa qaldan sorry

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 3 роки тому +88

    Ninkani waa cadaw alle calaamo haka muujiyee gabadha uu dhibay😭😭

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +2

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 роки тому

      Aamen

    • @jamiilamaxamed2107
      @jamiilamaxamed2107 3 роки тому

      Amiin amiiin

  • @user-ky4fl6ms1w
    @user-ky4fl6ms1w 3 роки тому +31

    Ey ey dhalay erey aan kucabiro garanmaayo dulmigaa gabadha loogaystay ninkaas beena waaskaa walaalayaalaw haladilo meeshii lagu arkaba 😭😭😭😭 tolaay oo tollaay gabdhihii somaliyeed miyaa saas loola dhaqmayaa beena waas alle ka goay weeye yaan lawaraysan mardanbe

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ض

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 3 роки тому

      Kaalay xaqiiqda ilaahbaa og laakiin waa rune maxaay odayaasha ugu soo bandhigi waaydey gabadhaan wax baay qarinasaa

    • @aaminaabdi9088
      @aaminaabdi9088 3 роки тому +1

      @@seibjilly7603 waxa dhici karta inaysan iyadu hayn muqalkan markii hore hadday haun lahayd waxan hubaa inay keeni lahayd waayo xitaa haday ka been sheegayso way xujaysan kartay

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 3 роки тому +1

      Ma qof bu dilay maxaa lo dilyaa? Kuwa dumarka kufsada ee dila halgo hadlo

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 3 роки тому

    2021 Indho adeega koob kuqaaday kan subxaanallaah.

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 3 роки тому

    Salamat minkuli afaat safiyo tuusmo musalsalkeeda wali maa dhamaniin miya musalsal taxaane aad kaa dhigteen wlhi allah astuuro ceebteena iyo ceeb Muslim kuwa ceebta dumarka faafinayo xaqa allah tuuso

  • @bigmancc271
    @bigmancc271 3 роки тому +125

    HADAAD. ADIGOO SUXUURANAYSO DAAWANAYSO. LIKE. II SAR🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +2

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

    • @ismailsaidmohamed5187
      @ismailsaidmohamed5187 3 роки тому +1

      @@jikadanora4023 anaa kuu saray HOOYO

    • @muscabdiagnosticandtrainin1727
      @muscabdiagnosticandtrainin1727 3 роки тому

      @@jikadanora4023 waanku saaray hooyo

  • @maryan4436
    @maryan4436 3 роки тому +35

    Safiyo tusmo madaxa ma qaawsato ruwaayad dhigtaa maslaxa joogtaa hees qaadeesaa timaha ma qaawiso

    • @mounaroblehomar1057
      @mounaroblehomar1057 3 роки тому +2

      wa runta wll waxab qaldan...

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )س

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 3 роки тому

      Dee qof la afduubay baay jilasay

    • @maryan4436
      @maryan4436 3 роки тому

      @@seibjilly7603 xataa hadeey saas tahay madaxa ma qaawiso plus qof ku dhaheeso camerada iga leexi sidee wax u jileesaa camerada iga leexi beeba ku dhahaysaaye hhhhjjjj

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 3 роки тому +6

    Ninkaan shiine ayaa hadalka u jilciye ee wariye sida Abdihafiid M. Jamac ah ayaa ku wacnan lahay wlhida🙄
    Ragnimada raga somaliyeed io sharadteni buu ku dheelay xayawaankan😡👊

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 3 роки тому

    War soomaalay Shiine inta uu isku badalay wariye Abdihafiid inta ila aragtay like dhac dhac kusiiya wareysi giisu adagaaa🤣🤣🤣

  • @sahraqueen3126
    @sahraqueen3126 3 роки тому +1

    walhy Ninkan Hadalkiisu Waa hadal daacada Cabdi ciise anigu waxaan aaminsanhy naagtan ilmada iska keenaysa Inay Balaayadaba wado

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 3 роки тому +29

    snapchatkii safiyo waba la report gareyay halke xita ka helaysaaa haday snap ku dubatay ilhy calamo kaso ifi tan kale wa video caadi ah mahan snapchat waayo hablaheenu ma jecla bilaa filter filterka ii saar bay ku dhihi lahayd ee ilhy haku hoojiyo hadad gbdhaas run tahay dhibka u gaystay

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 роки тому +72

    Ninkan Waa dambiile halasoo qabto Nijaaska wuxu indha adagaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏

    • @ladanhappyy3969
      @ladanhappyy3969 3 роки тому +3

      Walaalayaaaloow nin iyo naaag grtooda lama galo.
      Qof kasta markuu xanaaqo anaga wax noo sooo duubaa.
      Yaaab.

    • @Bluebearrie
      @Bluebearrie 3 роки тому

      @@ladanhappyy3969 nin iyo nag lama dhax gali karo sax waye lkn asaga wuxu layahay wa riwayad lkn qof ruwayad laga dobayo oo dhahayo kamiradaiga daa inte lagu arkay?

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

    • @fadumoali620
      @fadumoali620 3 роки тому

      Wllhi saaid waa dinbiile

    • @somkaplan1563
      @somkaplan1563 3 роки тому +2

      Naagtana waa dambiile waa in dhagax lagu dillo

  • @maryamaofficialchannel5695
    @maryamaofficialchannel5695 3 роки тому +10

    Hadaan suxuurtaye ninkaan calaamad dag dag ah alle haka soo saaro

  • @fardowsabashiir6618
    @fardowsabashiir6618 3 роки тому +7

    Marna dhaha Ma dhalo marna dhaha ma qabo walee isaaq waa xaaran xaaran dhashay safiya tusmo rabi qalbiga haku qaboojiyo 😭😭

    • @hidayaofficials8228
      @hidayaofficials8228 3 роки тому

      Qabil dhano shaarf leeh ayyada aflagadeneysa shame on you naya

  • @xasanciise8677
    @xasanciise8677 3 роки тому +2

    Ha iduubin bey ledey 🌚

  • @superwoman8785
    @superwoman8785 3 роки тому +9

    If you don't respect yourself nobody is going to respect you she let herself down and he took advantage of her this has to be a lesson for all other women who trust men

  • @israa.040
    @israa.040 3 роки тому +25

    Safiyo madax qawan waligeye ma arag dadku ma caqligiye la yiihin magafe balayadi sagal lagu sheegayey ushi walaasha ku dhaacadaye adiigan waye ku suugi 🇸🇴💯💕

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ت

    • @nim7534
      @nim7534 3 роки тому +1

      UA-camka ay ku jirtaa iyadoo madaxa qaawan

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 3 роки тому +8

    Safiyo intaan ruwayad ku arkaye xitaa madaxedoo fedan safiya hadaa igu horeso war ninkan kabihii nabigu laqay alle ayaa gawadhas bad badiye wlh kan waxbo umuu rewan safiyo 😡😡😡

  • @rajowayn5407
    @rajowayn5407 3 роки тому +1

    Shiine culay farhan yare uu karbaashay
    Cajuuna waa waraystay

  • @nimobilan6573
    @nimobilan6573 3 роки тому +4

    Kitaab in uumaro micano lama laha gabdha meelcidlah buu ka helay nin dhigle oomel kasarana wuu wayay takle safiya walihee intan riwayadahega dawanay iyado madax qawan oo riwayad matalaysa marag madil baa iihadahay markayleday waxay katirjumaysaa dhibka kale eeqarsoon eed ku haysay 😭😭srry maamo tusmo xaga allad kanooshahay ciil kumayar

  • @najmobilan753
    @najmobilan753 3 роки тому +12

    Dumara kii sanaa loo babinya loona qiranayaa in laga duubay o aytahay ya wax igu samaynaya😭😭😭😭😭😭😭😭😫😭😭😫😫😫😫😭😫😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫😫😭😫😭😭😭😫😭😭😭😫😫😭😫😫😫ilahay ragaw gabdhaha dulmigaad ka galysan gondihiina ha idin ka siiyo😪😪

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 роки тому +8

    Caqligayga safiyo iyo ninka waxas daacad u dhow iyo run ninka marka waxaan leeyahay safiyo ilaahay ha u booog dhayo aamin

  • @naimamahamudegale8155
    @naimamahamudegale8155 3 роки тому +13

    😭😭😭😭😭😭😭 ninkan gabadha melcidla ayu kahelay ilahow cadow gacanta hanogalinin

  • @cabdirisaaqmawliid4842
    @cabdirisaaqmawliid4842 3 роки тому +1

    M asha alah

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 3 роки тому +36

    Riwaayad labo qof kaliya isla duubayaan waa ii kow😥 subxanallah

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 3 роки тому

      Runtaa waa gabar uu gumeeysanaayeeey

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 роки тому

      @@barnialisalah5647 iyadaa iskugu wacan, mabuu qabine maxuu u gumaysan ilayn mid ku qabaa wu i gumaystaa baa la qaatay.

    • @kihainkula9313
      @kihainkula9313 3 роки тому

      @@Kamal-mb9vz amus nacalad yahay ways qaben malaha walidka ba isqabin aduse sede ku ogatay

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 роки тому

      @@kihainkula9313 haa ani walidkay isma qabaanba oo si sharciya ayey isku guursadeen kuna kala tageen, lakiin adigu naag nin aan guursan korkortay ayaad doonaysa inad khasab iskugu dhejiso, safiya waa la dulmay laakiin ismay qabin taasina way cadahay caqli laaweyohow

    • @kihainkula9313
      @kihainkula9313 3 роки тому +1

      @@Kamal-mb9vz adi qiyamaha maad soo xadiri/makhatari maad kanoqon inayna is qabin 🤔

  • @maan-kaabmedia4115
    @maan-kaabmedia4115 3 роки тому +12

    😭😭😭bisinka beentii adunka acuudu bilaahi😭😭ninkan sidee wax uwadan😭jeelka ka badbaadi maysid hora loyidhi beenaal marqtigiisa fogeya😭waayo gabadhu riwaayad uma eeka wax matalaya😭😭sumcad dilbu ka sheekaynaya inta uu inanta dhulka lagalay

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @caaliyaladan1742
    @caaliyaladan1742 3 роки тому +14

    Indho adaka ninku cajiib wllhi
    Cujuuno wllhi raga badan is arag

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 роки тому +13

    Video gani ruwaayad ka weyn Snapchat lasoo dhigo ma safiyo tusmo ayaa iyadoo qaawan oo bastoolad lagu hayo snapkeda soo dhigaysa war yaadhahaan wuxuu sheeguu waayey crebtaadii baa ilaahay bananka soo dhigay ee adkayso oo magta gabadha bixiya

  • @khadramooliok4041
    @khadramooliok4041 3 роки тому

    Allow ceeb astur tana waa inoo danbaysay war diintii meeday dhaqankii wanagsan mee dadnimadii damiirkii mee allow ceebteena iyo tan muslimkaba astur

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 роки тому +1

    Car haduu rag yahay gabar darood ah muu sidaa ku sameyo waxan Hubaa in reerkuu ka dhashtay la weyn lahaa 😏

  • @asadabdullahi511
    @asadabdullahi511 3 роки тому +11

    Videoga markuh 8:0 taaganyahat bal si fiican u eega siduu hadalada isugu dardaray wlhi waa danbiiile kan videogi uu ka duubay ee uu rakaatada ugu heystay hooyada somaliyed buu leeyahay sideen ku heli karaa

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 роки тому +25

    Saxauur wanaagsan inta Somalia ku nool

    • @ToXyT_
      @ToXyT_ 3 роки тому

      Masha Allah aigana hadan afuraye

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      صWaxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ

  • @khalidomar8498
    @khalidomar8498 3 роки тому +23

    Shiinoow wax laguu hiilsho ma dhamat sxb saaa CBB kaaga diifaacy🤩
    Aan kuugu hilinay thanks kama heeyno muqaaal noo gaaar ah. Meel kale aat u boody

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣 qasaro difacadii ninkan kuma bahno like waa la gata ma ogiid lacagtii way ka dhamatay kistii taj ka loso shigay 🤣

    • @aragsanqurux284
      @aragsanqurux284 3 роки тому +3

      Mr hore ayuu so dhgy so fiiri

    • @fatushaden5736
      @fatushaden5736 3 роки тому +1

      Hore ayuu nosodahaay walaal

  • @siraadqurux1504
    @siraadqurux1504 3 роки тому +3

    😭😭allow ceebeheyna astur yarabi

  • @salmacabdi123
    @salmacabdi123 3 роки тому +8

    Waar ilaaahay kacabsada oo dani dhimatay sharafi dhimatay oo wax hadhabay majiro subxaan allaah 😭😭😭

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 3 роки тому +10

    Hdii xiligan suxuur ey ku THY like isaaRA 🇸🇴🔥✊ RER MUQDIZHO🇸🇴

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 роки тому

      Kuu saare iso Boooqo wll

  • @aishakn6175
    @aishakn6175 3 роки тому +16

    Wxa salamaya inta suxuurta uso kcdy 😉

    • @safiayusuf6087
      @safiayusuf6087 3 роки тому

      Safiya was beena waas celeb tadii bay ku babi inaysaa

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ء

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 3 роки тому +6

    SubxanaAllah Allaha ku cafiyo benlow Acuthu-billahi kani wa kukale💔💔💔

  • @dekaosman9193
    @dekaosman9193 3 роки тому

    Hey Anderson Cooper this people are making movie don’t get tired of it leave them alone

  • @sahramohamed7013
    @sahramohamed7013 3 роки тому +2

    Horta ilahay waxba kama qarsoona siday wax ujiraan ala og lakiin youtbe iyo qolyaha kale ee arintan ramadabta wareejinayaa la yaaban ahay ilahay ka baqa oo soontina u tudha laba qof waxay sameeyeen ale uunba kala xisaabtamayaa waxan aad so dhigaysaqn nagadaay

  • @MohamedAhmed-fx5jz
    @MohamedAhmed-fx5jz 3 роки тому +11

    Oo kani wali ma hadlaya alle ku aamusi aamus idinka alle amusnaanta ku wacan tahaye

  • @engmohamedmohamoudawali4898
    @engmohamedmohamoudawali4898 3 роки тому +56

    Runtiii waa benale ninkaan waan hayaa video yaal kale lkin maalin aan manta ahyn baa jirtah wxba yuusan cebaysan qoftaa miskinta ah kitaabku ku ordayanah waa halagu aamino maxaa yelay wxuu yiri maqabin waa cebayn uu rabo inuu cebeyo gabadha wxuu yiri iyadaa iga dubatay gabar kasta markii shataf iyo cis noqoto wxka jecel majiraan haday udubtay farxad iyo qosol qosol isnah kuwuu dubtay kuwa kadaran oo gabdhan lagubanayso uuna ugu hajabo markasta qoralnah udiro lkin midbaan leyhy tusmo laxkastaba shilalkay isdhigtaa lagu gowracaa manta aadaa halkaa isdhigay baan leyhy maxaa yelay manta hadii laga been aburanayo waa horaa ninkaa ladililahaa oo wxaasi waa wxii rag qabri loogelin jiray oo aderaded ama walalhed ama wilkeda isminayn lahaa Ee wxaa cad inay qoftaasi khalad gashay mid bunu aadan miyo alleba marka isla dabashaan leyhy becouse manta haday asturnan lahyd halka may garteen tusmo

    • @idilabdi8787
      @idilabdi8787 3 роки тому

      Bili addanku qalad wa galaan danbi hade gashayna ilahaybe kagashay wixii loo wad wado wa qalad

    • @suwaysfarah5317
      @suwaysfarah5317 3 роки тому +1

      @@idilabdi8787 denbi aadka gashay ruux nool ilahay kama cafinayo denbiga ilahay aadka gasho ayuu ka cafin karaa lkn ruux midad kagashaa isaga uunka cafin Kara wll

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )س

    • @sahraqueen3126
      @sahraqueen3126 3 роки тому +3

      war Nacasow Xaqiiqda waxba kama ogid Naag iska Ilmaysiinaysa oo iyadu tumatay ayaad leedahy xaqbay ku taaganthy Illhy iyo Umadiisa dambibay ka gashy

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 3 роки тому +3

      Bilaa damiir adiga iyo ninka dhibta geeystey waxba isma dhaantan

  • @zeynabdish7395
    @zeynabdish7395 3 роки тому +6

    Hasha iga yabise ma masarbey laqday irimahan somaliyeey waxay ku fican yahiin inleyka dayo wadwadkooda inta ku xira ilahey aya qofwalba xisabinaya joojiya xaladan waa mid cakiran isku daya dadkey quseyso Ramadan Mubarak

    • @liibana22
      @liibana22 3 роки тому +1

      Aad iyo aad wa runta gabadhina wanaga naxisaa oo videoyadas sogalisay wiilkina wu dharanaya ya la rumeeya.

  • @col-diid3398
    @col-diid3398 3 роки тому

    Gari alleey taqaanay safiyo tusmo weey qaldan tahy waan bilaa akhlaaq

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 3 роки тому +3

    Cajuun Ilahay cadabta hakugu fogeeyo adunkana silic iyo saxariir ku noolow

    • @safanura2603
      @safanura2603 3 роки тому

      Aamin yaa rab

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 3 роки тому

      Habaarku ma banaana labadaba u ducee in Allah u dambi dhaafo soona hanuunsho

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 3 роки тому +7

    horta safia tusmo muqaalkaan qof naxsan oo rurun loo hastay u egtahay wax snapch duubaysa uma eka lkin Alaah baa xaqiiqda og

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 3 роки тому +7

    Imisa kudul suxuuratay👆 allow ceebaha hablaha astur

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 3 роки тому +14

    Naagteyda maahan maxaa ii geeyey markad leedahay sawiradaad isku dhegdhegneed maxay ahayen ma naagtadiibey aheyd

    • @abdullaabdu7965
      @abdullaabdu7965 3 роки тому +1

      🙈😢😔

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 3 роки тому

      Dee sidad adiga iyo umadu khalad uu gasho bay khalad uu galeen xagees malaig iskaga dhigaysa

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 роки тому

      Sawiraantu waa wax lays ku geyay wax jira maha

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 роки тому

      @@achmedlander3123 🤣🤣🤣🤣

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Oo ilaa saxaabadii baa wixii shaydaan qaataaba sinaysanayeene dee sidaa ummadaa fidmawday meelkasta o.o Muslim joogaba shaydaan uga dhex shaqeyaa iyaguba u sinaysteen labadaba shareecada in dhagax lagu dilo weeyaan

  • @asmaighe3056
    @asmaighe3056 3 роки тому

    Dhagax in lagugudilo Weeyaan dameeryahow waan tumanaynay kulahaa isagoo reer hore soo maray Allah aduun iyo akhiroba hakugu ciqabo abdi khanisow. Waxaan oo kale in lala yeesho waraysi maha ee hala xukumo madaxana halaga dilo dayuuska

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 3 роки тому +3

    12:21 𝗠𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗮𝗮 𝗺𝗶𝘀𝗲 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗶.😂😂😂

  • @shukrimajiid5002
    @shukrimajiid5002 3 роки тому +18

    Ilaahay baan kaaga baryee waa xili suxuuro oo ilaahay usuxuuranaynee ilaahay calaamo kaasoo ifi dharna kumaqabto ninka ilaahay caayay yaadhaarinaa xasbunallaah wanicmal wakiil ilahayoow awooduu usheegtay waad ujeedaaye waxaan kaabaryaa inaad adigana awoodaada aad tusto yaarabi

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 3 роки тому

      Ruuxa muslimka ah lama habaaro ee ugu ducee inuu Allah hanuunsho oo xaqa tuso labadan ruuxna Allah ayuunbaa og wixii dhex maray oo xaqiiqada og

  • @fathimohamud3262
    @fathimohamud3262 3 роки тому +21

    Anigu somali waxan kula talin lahaa gabarta hadii ad san owadwadan malin kasta xumatadeda waxad ku kalifeusan iney isdushai inta igu racsan like isara

    • @maaxhirsi9965
      @maaxhirsi9965 3 роки тому

      Runtaa Inaga ka danbi badan iyaga
      Waydhacday horay uga socda

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 3 роки тому +22

    Ninkaaa bilaaa akhlaaqa gabdha halaga qabto😭😭😭😭

    • @AminaAli-ri7eh
      @AminaAli-ri7eh 3 роки тому

      waa runtaa

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 роки тому

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 3 роки тому

      Gabadha dad ba kaa danbeeya oo isku diirayaa ....amerikay joogta ya qasbi karaa waxaan been youtuber sameynayan weyan

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 роки тому

      @@achmedlander3123 really 💘🤗🤗

  • @baraarujin
    @baraarujin 3 роки тому

    Waa yaab! Yaanu aaminaa oon rumeysanaa?!
    Rabbi ayay wax ka qarsoonayn isaganaa xaakim ah.
    Waxaanse leeyahay qof aan danbi galin ma jiree isu tura oo isu tanaasula oo is cafiya oo toobad keena.
    Rabbi aduun iyo aakhiraba ha ina asturo.

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 3 роки тому +1

    Ninkaan gabadha ma lagaqabto ya muslimiin

  • @ibrahimweheliyemohamed6113
    @ibrahimweheliyemohamed6113 3 роки тому +8

    Arinkan ma dhamado miyaa? Wan yabee. Ogaada inta shekadan socoto gabartan ne sharafkeda wu sii xumana ee waxa u fican gabartan walashey in ay iska dhaafto video yada iyo shekadan. forget and forgive once and for all and let life continue.

  • @anisanur555
    @anisanur555 3 роки тому +32

    Tuug la qabtey taana ma leh😂😂✅

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 3 роки тому +1

      Ninkan wa munafaaq.. been buu ku dharanaya

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 3 роки тому +5

    Sorry mama safiya tusmo illahay xaqa dibada ha keeno 😭😭😭😭😭😭

  • @ibraahimali5900
    @ibraahimali5900 3 роки тому

    Shiine culay salaan sare kapo
    saxafi kaa wareysi fican somali uma dhalan keep going kapo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 роки тому +12

    Cabdi cajuus maxuu kutab ugu dhartaa shalay buuba illahay caayayee 😇😇

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 роки тому +6

    Ruwaad aaaaa maskiinta waxayba leedahay kaamirada igadaa maxa ruwayada😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaahow xaqa uhiili

  • @Bluebearrie
    @Bluebearrie 3 роки тому +5

    Qof riwayad jilayo oo dhahayo kamirada igadaa intee lagu arkay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔safiyo waxey lahed kamirada iga daa

  • @ali__ozil2473
    @ali__ozil2473 3 роки тому +9

    Abwaanku wuxuu ku duudayaa in taleefankiisi la tirtiray
    Lkn ma oga in gmail lo jiraan

  • @anwarmohamed5304
    @anwarmohamed5304 3 роки тому

    Ar shiine culay ileen wariye culus buu ahaa qaabka su aalaha naga guuxaayo u weeydiinaayo baan kahelay 👍