Naagta nadaafada😂😂😂 jaranjarooyinka noo nadiifiso, Routine ❤️❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Рік тому +1

    Habiba walahi jiim uma baahnid ilaahey haku barakeyo ❤❤❤❤❤

  • @anisaibrahim423
    @anisaibrahim423 Рік тому +1

    Hhhhh Ala qoftaan see usoconeeso caadi maahan Illahow hooyo noodaa wllhi waxbadan heesaan

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 8 місяців тому +1

    Cabitaanka maxuu ka sameyan yahay

  • @ishraqyasin
    @ishraqyasin Рік тому +2

    Masha Allah abaayo. Video aad u fiican buu ahaa. I enjoyed every minute! Mahadsanid❤

  • @filsanmaxamuudhaybe7615
    @filsanmaxamuudhaybe7615 11 днів тому

    Abaayo waxaan donay inaan ku wadiyo cabitaankan mxuu ka samasan yahay

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 Рік тому +1

    ❤❤ Masha Allah tabarakallah xabibty ❤️🥰

  • @ishraqyasin
    @ishraqyasin Рік тому

    😍Maantaan dhahaayey Xabiiba meeday ayaamahan video iima soo dhicine. Allaha ku caafiyo❤

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 Рік тому

    Maasha alaah baarakallaah 🔥🔥🔥❤❤💯💯hooyo dhameestiran🥰

  • @nimcoali5316
    @nimcoali5316 Рік тому

    Mash allah guri dhan idinga le Ma dagan Abayo howsha allaha ku fududeyo

  • @naciimacabdilaahi9047
    @naciimacabdilaahi9047 Рік тому

    Wllhi wllzhy qof karti badan bad tahy Alle ha ku fududeyo wax kasto Adrabto wllo qaliyy

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 7 місяців тому

    Xabiibo waxaad cabeesid nala soo share gareey high energy loo bahanyahay

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 місяців тому

    Masha allah tabaraka allah ilahey ha ku kalmeyo

  • @maryanruun2477
    @maryanruun2477 Рік тому

    Horay u soco abyo mshallah

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому

    Ameen yarabi 🤲🏼 ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼❤❤❤❤ m.a

  • @NuraHashi-y8v
    @NuraHashi-y8v 5 місяців тому

    Wll soo badi plz😢

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    masha allaah

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому

    Masha allaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому

    Manshalah 😍

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Mashaalaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-uz9hd6wq5j
    @user-uz9hd6wq5j Рік тому

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Рік тому

    Noo soo geli qli

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 Рік тому

    Masha allah ❤️